Waraysi Gulled Simba iyo Khaalid Kaamil sababtii ay isugu qabsadeen Heesta uma qalantid

Комедия

Waraysi xiiso leh heesti uma qalantid gulled Simba sababta khalid kamil asna uqaaday ogow

Пікірлер: 187

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed55343 жыл бұрын

    Najuu Arale mashalah weriye caadi ah baad mooda say inanka uwaraysanayso. Hore usoco walal

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny43323 жыл бұрын

    Abwaanka Iyo Khalid Kamil Heesta Wxeey Uhibeeyeen Gulled Simba ❣️ Balse Khalid Ayaa Kowdii Ku Codeeyi

  • @mohamedyusuf6388
    @mohamedyusuf63883 жыл бұрын

    Inta ka heshey muuqalkan is muujiya🥰

  • @yasmincueta2826
    @yasmincueta28263 жыл бұрын

    Gulled simba Facebook giisa ka imid walee☺

  • @kamaalayuub8121
    @kamaalayuub81213 жыл бұрын

    First view and like

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz68453 жыл бұрын

    First wan u qalma like plz ha ila dhaafin🥰💋🖤

  • @sayniyacaraale8728
    @sayniyacaraale87283 жыл бұрын

    Abdishakur yasin Adan Badmadow Gulayso indr qli 🥰🥰🥰

  • @mohamedkhadar9830

    @mohamedkhadar9830

    3 жыл бұрын

    ma from borama indr lahjadii boramu leyee

  • @sayniyacaraale8728

    @sayniyacaraale8728

    3 жыл бұрын

    @@mohamedkhadar9830 haa waa ree borama

  • @ahmedmahfoud3471

    @ahmedmahfoud3471

    3 жыл бұрын

    @@sayniyacaraale8728 Reer awoowgay miyaa samaroon ina caraale

  • @qayscabdiladif761
    @qayscabdiladif7613 жыл бұрын

    First najuu baYe gulays0♥️

  • @youngyasin5169
    @youngyasin51693 жыл бұрын

    Free plastine 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @amricawil9321

    @amricawil9321

    3 жыл бұрын

    @@aminaahmed5534 👎👎👎👎👎👎🤮🐗

  • @sakariyeabdi744
    @sakariyeabdi7443 жыл бұрын

    Abwaan re Borama ah badmadow🙌

  • @youngyasin5169
    @youngyasin51693 жыл бұрын

    Keep going yariiseey

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade68753 жыл бұрын

    Soamalidan wllhi dad qoorta la isku galiyo waligeed kama weynaanyso, Khalid kamil io Gulled simba hadii ay wada hadleen sidaasna gulled simba heestiibku soqaady, Haddaba wxn idin weydnaa gulled simba tuug miyaa War idinkama dhamaado wllhi somaliyy✌️✌️

  • @haajimouse5646
    @haajimouse56463 жыл бұрын

    KHAALID KAAMIL WAA QOF QALBI WANAAGSAN 👏👏

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig3 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕

  • @osmanfilms5341
    @osmanfilms53413 жыл бұрын

    Keep goiny love isaar naju

  • @zaaanc7008
    @zaaanc70083 жыл бұрын

    Abwaan kaan heesaha uu sameeyay waa. T0P 10 Gulled iyo Kaamil waa Qatar

  • @nazrofarahabdi2390
    @nazrofarahabdi23903 жыл бұрын

    Keep going my abwaan iyo faninta somaliyed

  • @aminhassan6537
    @aminhassan65373 жыл бұрын

    Najuu carale hore u soco wll

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel2123 жыл бұрын

    Keep going sista

  • @abdulahiak2114
    @abdulahiak21143 жыл бұрын

    Good abwaan

  • @mohamedcabdi8640
    @mohamedcabdi86403 жыл бұрын

    Abwaanka xagee kala xidhiidhaa qiso layaableh ayaan u hayaaye . SOOMAALIYAY ABWAANKA XIDHIIDHKIISA ISOO SIIYA BILAAAHI CALAYKUM . NAAJUU CARAALE WALAAL FADLAN LAMBARKIISA ILA SOO WADAAG WALLAAHI SHEEKO QALBI XAUUN AH AYAAN U HAYAAYE .

  • @mohamedjama9555

    @mohamedjama9555

    3 жыл бұрын

    facebookgiisa ayaan ku hayaaa zxpna waan nahay ee meel adi laga soo xidhidho isheeg zxp

  • @ogolansho1903

    @ogolansho1903

    3 жыл бұрын

    @@mohamedjama9555 sxp aniga igu so xir codsi lamberkan 3 026464

  • @mohamedcabdi8640

    @mohamedcabdi8640

    3 жыл бұрын

    @@mohamedjama9555 halkna iigu soo hagaaji walaal . 00905528309905.

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman54933 жыл бұрын

    Qisada oo dhameestiran abwaanka waanka sugeenaa

  • @bahjamire4734
    @bahjamire47343 жыл бұрын

    Naajuu arale❤🇸🇱✌

  • @abdinaska700official9
    @abdinaska700official93 жыл бұрын

    Najuu araale waxas tahay wnga jcl hore u soco

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq42703 жыл бұрын

    Abwan Abdishakur yasin Badmadow hore usoco bro

  • @ileysfarah1586
    @ileysfarah15863 жыл бұрын

    Masha allah abaaan abdishakor badmadow hibo iyo hal abuur ayaad leedahay hore usoco abwaane

  • @qurboioqaraaxochannel1296
    @qurboioqaraaxochannel12963 жыл бұрын

    Ninkan waa nin rer borama

  • @zhukriabintuali7722
    @zhukriabintuali77223 жыл бұрын

    Pqordydi🤩🤩🤩💋💋

  • @Sakariajama
    @Sakariajama3 жыл бұрын

    Naju+AraLe

  • @zakariaAwil3
    @zakariaAwil33 жыл бұрын

    Oooh @Najuu Arale is real Reporter keep going Abaayo

  • @ikranabdullhi3844
    @ikranabdullhi38443 жыл бұрын

    Qisada nala wadag

  • @aalkafilms5898
    @aalkafilms58983 жыл бұрын

    First

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial16393 жыл бұрын

    Dar IlaahaY AYaan InanTan U JeclahaY Waa Qof Caqli Badan Dagan

  • @ayuubking7835
    @ayuubking78353 жыл бұрын

    abdishakour yaasin aadan Abwaan qaaliya weeyaan halkan ayaa ka salaamaaya sxb

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed69833 жыл бұрын

    Abwaan waan kuwataaa🙏🏽

  • @shaakirsiciid9250
    @shaakirsiciid92503 жыл бұрын

    Abdishakur yasin aden

  • @abuukarmahaadabeabdiazez6315
    @abuukarmahaadabeabdiazez63153 жыл бұрын

    Abwaan jeena mad mahadsan thy Siida noka jaxiil biixiisy🤗🤗🤗🤗🤘

  • @shaaficiabdirizak6575
    @shaaficiabdirizak65753 жыл бұрын

    Najuuu quruxeeeey

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan20363 жыл бұрын

    AbdishakUur yaasiin Aaden

  • @adenasma6326
    @adenasma63263 жыл бұрын

    Abwaan badmadaw indr horey usoco boqortooyo

  • @ilyaasmaxamed1274
    @ilyaasmaxamed12743 жыл бұрын

    Horay usco abwaane

  • @qalbidhayeqalbidhaye915
    @qalbidhayeqalbidhaye9153 жыл бұрын

    Jabuutaawi. Ahaaa

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa3213 жыл бұрын

    Qisada oo dhamaystiran noo soo daa

  • @zaaanc7008
    @zaaanc70083 жыл бұрын

    waa yaabay Gulled ineey nagu soo xirtay mooday

  • @sharukhankashantasomali2071
    @sharukhankashantasomali20713 жыл бұрын

    From like

  • @ahmedsimba485
    @ahmedsimba4852 жыл бұрын

    Gulled simba waa qof wnaagsan oo fanka aan wax edeb daro ah ku la hayn

  • @cumarmawliid5102
    @cumarmawliid51023 жыл бұрын

    Abdishakur Yasin Aden badmadow my classmate waan ku salaamayaa pro

  • @gudaalsom8743

    @gudaalsom8743

    3 жыл бұрын

    Hbrwdag halkana maad jogta hhh

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah39873 жыл бұрын

    Cshakuur yaasiin Aadan ciyaal boorama Salam salaam sxp hore u soco

  • @Hoygaaflaanta219

    @Hoygaaflaanta219

    3 жыл бұрын

    Ma reer boramaa abwaanku wll

  • @safarsame5708

    @safarsame5708

    2 жыл бұрын

    @@Hoygaaflaanta219 Haa

  • @movi-channel
    @movi-channel3 жыл бұрын

    i Like you naju

  • @shashaapoy4338
    @shashaapoy43383 жыл бұрын

    Najuu

  • @hamdaupdy9455

    @hamdaupdy9455

    3 жыл бұрын

    Hhh

  • @aytaali2338
    @aytaali23383 жыл бұрын

    khaliD kamil legend

  • @ahmedsimba485

    @ahmedsimba485

    2 жыл бұрын

    Gulled simba ayaa ka cod mcaan waryaa

  • @SalmanKhan-lf2of
    @SalmanKhan-lf2of3 жыл бұрын

    Abdishakur mata FC al.hilaal Sarifki hore awdal

  • @nimcoaxmad8604
    @nimcoaxmad86043 жыл бұрын

    Cid heesahaga ku luuqyso doono!

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial3 жыл бұрын

    Khaalid kaamil nasab kaamila 👍

  • @cbadullahicbadullahi279
    @cbadullahicbadullahi2793 жыл бұрын

    Wlhi abwanka kaliya Wxn ku qatay qofna ma xaqirayo xata ninki heestisa badashay ayu wliba usii mahd celinya Somali maryoolay

  • @abshirmaxamed6986
    @abshirmaxamed69863 жыл бұрын

    Qisadaa ayaa rabaaa inaa hello 👋

  • @barwaqomohamed3679
    @barwaqomohamed36793 жыл бұрын

    Pls qisada no so gudbi qaliyey

  • @jamachasan8410
    @jamachasan84103 жыл бұрын

    Habeenkaas notifaction You Tupe ayaan eegay anoo markaa busy badan dareemayey iyo daal. Mar kaliya ayaan arkay ciwaankaa heestaas, xadhiga dhagaha ayaan gashtay, codkana waan dallacay, waxa aan dhex muquurtay mawjado xasuuso, kalgacal, jacayl iyo nololo badan oo aan soo maray.

  • @abdulrahmanarsame7689
    @abdulrahmanarsame76893 жыл бұрын

    Abwaankaa qosiiyin badanaa u hayaaye igusooxira yaakhey

  • @Abdihakem
    @Abdihakem3 жыл бұрын

    Ninkan xageen kala xidhiidhaaa

  • @mubaarighabane9382
    @mubaarighabane93823 жыл бұрын

    Waaar qisaadii u waynaydaba anigay anigay ii haystabe abwaanka ha laylaa so xidhidhsiiyo

  • @asmahappy4846
    @asmahappy48463 жыл бұрын

    qiso jacayl ayaaban hada kuhiraa oo failed ah waanan jeclaan lahaa wlhi qof erayo iiga sameeya hadaan helayo

  • @abdihakim4634

    @abdihakim4634

    3 жыл бұрын

    google i same ku dheh

  • @ogolansho1903

    @ogolansho1903

    3 жыл бұрын

    aniga ila wadaag wallal anaa ku sameynaya

  • @abshirgaylan1531
    @abshirgaylan15313 жыл бұрын

    Abwaan badmadow wax nookala cadee

  • @hibaaqmaxamed2059
    @hibaaqmaxamed20593 жыл бұрын

    wiil ayanu isku carur aheyn Jaar aheyn waanu is baraney wada sheekeysaney Imika hada waanu waa weynaney 4sano markanu wada soconey ayuu gabdh bartey inankii wuu is badaley oo waxn darmey inanu idanen uu mashquul mar walpa noqdo marku iga qabto si xun ilaa hadlo waan yape max ku badley waxpa imey badalin uunpu idha wax dhacdey habeen habeenada ku mida anoo safar barbara u baxey ayuu gabdhii la balamey inan aan zhp nahey iyo inan aanu habarwadg nahey ayaa arkey isgoo gabdhii la fadhiya wlipa bartan la fadhiisan jirey anigu inantii aanu habrwadaga aheynpaa iishegtey markaan imik waxan maqanan hal malin ayey aheyd kadip sidii inankii Tafenka igama qabanyo mar waa mashquul habeenkii danpe ayaa inan ay zhpa yihiin i idhi Jclkagi iyo qofkala fadhiya xagii ad fadhisan jirteene orod soo ee intu wlipa farta ku fiiqey bal ka waran sharftaada adigoo xafdihiin uu la imado gabadh adoo Jcl oo leysku kiin ogyey walipa kadip waan soo eegey waan arkey waan dhafey waan iska soo noqdey hadana sidii ayaan wiilkii udapa socdey onoo idhahan ku arkey iska indha tirya ayaan wlipa ayaan hadana tusayey saan u jclaa 5 bilood markey sidii aheyd way kala hadheen gabdhii aniga ayuu waxooga wiilkii isoo dabcey sidii hore iyo isbadal weyn ayaan dareemey oo sidhapa ayuu ii Jcldey alxd wanu wada soconey anigu waan kayar dheeradey 2020kii bishii 8ded ayaan ka tagey xafda oo waan shaqa tagey habeenkii aan tagyeyna waanu is argney isku magalo ayanu joogney ee wakhtigii uunpaa is badaley lkn markaan wakhti helo waan la hadli Jirey waan u iman jirey se markaan imaadaba waan waayi jirey oo waan maqanu i odhan jirey ana uman sheegi jirin inan u imanyo wxn is odhan Jirey wuu jooga mud 6 bilooda markanan is arg anigiyo isgu ayaan shaqadii ka imi oo xafda aan imi kadip waan la hadley xgd joogta xafdahii waan imiye suqaan ku maqaney gabdh jaarka ooy wlshey zhp yihiin angoo wada sheekey saneyna ayey ii sheegtey inu shaqeeyo isagii ayaan weydiyey my ayuu ii idhi waa been runta iisheeg ayaan idhi my waa been markii danpe ayuu idhi haa oo maxd iga qarineysey waxpa meeshu waa meel sawirlaa oon fcnen Runtii marku ii sheegey aad ayan uga xumadey se maan dareesin oo caadi ayaan ula hadley wiilki sidanu iskugu fcnen mlinkey Ramdantii ina dhaftey soo galeysey ayaanu wiilki isku dhacney hal erey oon ku idhi ayuu iga tagey ana nololshaan usoo marey wataaad arkeysaan ismaan laheyn sidaa ayuu isku badalyaa ama tana dhaceysa qof aad 6sano soo wada socteen oo maanta hal erey ood tidhi kaga tagey 😓😓😓😥😓ka wrn wlina sidii ayaan udapa socdaa isgoon irabin inaa arki karen waxn naawilyaa hadana inu dip igu soo noqodo Mudanheygaan Jclaa idunkuna isoo duceeyo meelkastood Joogtaan Naju Arle qisadan gaadhsii Abwaanka abwaankana waxan ka Codsanyaa inu iga aqbalo codsigeyga magceygu waa hibaaq Joogta hargeisa 🥰😥😥😥

  • @alcamaarifardo7334

    @alcamaarifardo7334

    3 жыл бұрын

    Bisinka wllo ilaahay baa ku abuurtaye danahaaga ka raac istikhaareyso qof aad daba ordeyso waxaa dhaama qof adiga ku daba ordaaya sharftaada ilaasho waxaa kuu dhaama adigoo waqtigaaga quraanka kariimka ku isticmaala.

  • @hibaaqmaxamed2059

    @hibaaqmaxamed2059

    3 жыл бұрын

    wllsheyey qobaan rabaa maaha waan daba carara ee waan jcley dareenkeygan isaguunpan usheegtaa🙄

  • @muslix1147

    @muslix1147

    3 жыл бұрын

    @@hibaaqmaxamed2059 Intaad daba socoto uuna ogyahay in aad daba socoto sidaasuu kuu meermeerinayaa waana xaqiiq oo isaguna wuu ku rabaa laakiin adiguu malaha si qoto dheer kuu qodayaa ama dan baa haysa xaga dhaqaalaha ah camal, hadii kale hadii uusan ku rabin waa horuu gabar kale iska guursan lahaa ama u go’i lahaa. Sida ugu wanaagsan waa in aad runta u sheegtid oo aad ku tiraahdid war niyohow aad baan kuu jeclahay waqti badanna waan ku daba socdaa, hadii aad dan iga leedahay isoo raadi oo isu kaaya keen hadii aan ku waayana samir Allaha iga kaa siiyo anigana qof aan kugu illoobo iyo badal kheyr qaba Allaha ii sahlo. Mar danbana ha daba ordin ee ka danayso. Hadii uu kugu arko adigoo danaystay ama nin kale la sheekeysanaya waa hubaal isagoo indhaha iyo dhagahaba la ayuu kusoo galayaa hadii uu ku rabo oo uu dan kaa leeyahay.

  • @hibaaqmaxamed2059

    @hibaaqmaxamed2059

    3 жыл бұрын

    @@muslix1147 waaruntaa wll ale ha sahlo 😓

  • @fatimadekofficial9528

    @fatimadekofficial9528

    3 жыл бұрын

    Hibaq maxamed Meelan kale so xariiro isheeg abyo

  • @khayreofficial5677
    @khayreofficial56773 жыл бұрын

    Qisada noosoo duub

  • @esmailsaid4794
    @esmailsaid47943 жыл бұрын

    asc najuu arale waan ku slamy marka marka xigtana waxaan salamaya abwanka badmadow waxaan rabaa inan abwanka la waadago qiso aniga igu saabsan

  • @abdifatahsamatar
    @abdifatahsamatar2 жыл бұрын

    Najma Abyo wan ku Salamey e abwaanka wan ubaxanahy intee kala Xarira Please isheeg

  • @xamsemazlax7401
    @xamsemazlax74013 жыл бұрын

    Wll

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan63013 жыл бұрын

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya

  • @amalali6668
    @amalali66683 жыл бұрын

    Plz wllo najma abwanka number kisa ayaan raba haday suro gal tahy ado ii tix galinaya codsigayga

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud16393 жыл бұрын

    Im codey

  • @xamsemazlax7401
    @xamsemazlax74013 жыл бұрын

    najuu

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan20363 жыл бұрын

    soo qisada o dhameystiran

  • @fathiosman6681
    @fathiosman66813 жыл бұрын

    Qof aan aqoon majiro kulahaa waligeey ma maqlin magaciisa iyo muuqiisaba😂😂😂

  • @akbosschanel4493

    @akbosschanel4493

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sido kale walikey ma maqlin

  • @shamsoalijimcaale8611

    @shamsoalijimcaale8611

    3 жыл бұрын

    Ani xitaa waligey MA maqlin

  • @marla_arag6880

    @marla_arag6880

    3 жыл бұрын

    Ani xataa ma maqal waa ii hada🤣🤣🤣🤣

  • @zaaanc7008
    @zaaanc70083 жыл бұрын

    Gullled na waaba u Qaraxday

  • @hibaaqmaxamed2059
    @hibaaqmaxamed20593 жыл бұрын

    Aniga qiso aad u xanun badan ayaa igu dhacdey hadan idinka sheekeeyo aad idinka oohin doonta😥

  • @cishqilyrics

    @cishqilyrics

    3 жыл бұрын

    Nala wadaag de laga yaba inan anupa hees ka sameye😊

  • @hibaaqmaxamed2059

    @hibaaqmaxamed2059

    3 жыл бұрын

    @@cishqilyrics waad argtee eeg

  • @cishqilyrics

    @cishqilyrics

    3 жыл бұрын

    @@hibaaqmaxamed2059 sidee wlshy

  • @hibaaqmaxamed2059

    @hibaaqmaxamed2059

    3 жыл бұрын

    @@cishqilyrics qisadoo dhameytiran waan soo qorey wll😥😥😥😢

  • @cishqilyrics

    @cishqilyrics

    3 жыл бұрын

    @@hibaaqmaxamed2059 xgeed kuso qortay wll maba arke😌

  • @abdullahiomar8820
    @abdullahiomar88203 жыл бұрын

    Abwaan mahad sanid iyo wllshen najma

  • @abdirsaqeydarus2035
    @abdirsaqeydarus20353 жыл бұрын

    najuu araale wall qalbi wanagsan oo qiimo leh waxn rajenaa inaa garab stagi doono

  • @mohacade9046
    @mohacade90463 жыл бұрын

    ABWAN AD BAD U MAHAD SANTAHAY QISO IGU DHACDAY AYAN JECLADAY INA KULA WADAGO LANBARKA ISO DIR AMA ADIGU QABO NAJU ARALE ADBAN KU SALAMAYA WLO

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje76693 жыл бұрын

    Abwaanka caadi maaha

  • @sakisaleeban3608
    @sakisaleeban36082 жыл бұрын

    NAJU ARALAY WLL APWANKAA INTEE KALA XIRIIRA

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio271993 жыл бұрын

    Isoo duceya somaliyey 😭

  • @odaykarto2952

    @odaykarto2952

    3 жыл бұрын

    Dhimo

  • @hamdaupdy9455

    @hamdaupdy9455

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @sheikhsalahbukhatir6006

    @sheikhsalahbukhatir6006

    3 жыл бұрын

    @@odaykarto2952 wasaq

  • @odaykarto2952

    @odaykarto2952

    3 жыл бұрын

    @@sheikhsalahbukhatir6006 sharma boy malahn shuba dhashy

  • @nimoshwazirad4762
    @nimoshwazirad47623 жыл бұрын

    ma inankanba kkkkk bad madow

  • @wllshaka8143
    @wllshaka81433 жыл бұрын

    Mnta ka hor ma arag nin caan ah oo sami ila ah geep going pruh

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed31343 жыл бұрын

    Labada fananba adaa udhiibay bes😅😀

  • @naasirxooshka7691
    @naasirxooshka76913 жыл бұрын

    Runtaa wacane anigu hore uma aqoon maantaan barty heeso hore uu sameeyey ma maqal

  • @sadetravelvlogs

    @sadetravelvlogs

    3 жыл бұрын

    Xafladii guurka la gaaray ayuu sameyay

  • @calaamiin...4372
    @calaamiin...43723 жыл бұрын

    ABYO.'.'PLZ..QIZADA.NOZOZIDA..ADI.IO.ABWN..'❤🙏

  • @hibaqhony9426
    @hibaqhony94263 жыл бұрын

    Abwan xaganu kala so wadagna qisoyinka

  • @azhrafsulieman4313
    @azhrafsulieman43133 жыл бұрын

    Khaalid kaamil

  • @zuldanofficial5252
    @zuldanofficial52523 жыл бұрын

    1.6m dhaafteyba heestu markiiba

  • @abdiabdullahi8835
    @abdiabdullahi88353 жыл бұрын

    Abwaanka what's app kiisa u baahnahy qisan raba inan la wadaago

  • @matankaofficial4947
    @matankaofficial49473 жыл бұрын

    Abyo waraysiga kuma fcnid

  • @xamsemazlax7401
    @xamsemazlax74013 жыл бұрын

    Najuu arale qof wanag badan qof ku dayasho mudan wxan donaya inaad illa xidhiidhiso abwan ka si aan ulaxidhiidho bahiyo jirana aan ugala hadlo illayn waa abwan somaliyeed aaan jecelnahy murtidiisa qiimaha badan kuwadanaa dhamaan tiin

  • @xamsemazlax7401
    @xamsemazlax74013 жыл бұрын

    Wll najuu igadhsii codsigan abwaka fadlan abwan kana waxan rajaynayaa inuu aqbalo

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 Жыл бұрын

    Abwaan soomaaliyeed weye Kani walhi najuu waa madax

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla3 жыл бұрын

    Abdi shakuur badmadow apwankeygih 🙏🙏🙏

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay3 жыл бұрын

    Heesta hadey nin Leedahay uma qalantid gabar iney qaado heesta ahayd hada isku dhadhan iima noqoneyso. Abwaan ku waa Mahadsan yahay

  • @ramlojamac2453
    @ramlojamac24533 жыл бұрын

    Markale so cazuum abwanka hanagu shekeye qisada

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari6443 жыл бұрын

    Kan miya ka heeska sameeyey yaaa

  • @ogolansho1903
    @ogolansho19033 жыл бұрын

    abwankan intee lagala xariiraa asxabey

Келесі