Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga & Sucuudiga oo u tashaday Imaaraadka Carabta Qorshaha weyn ee socda

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 15

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed15 күн бұрын

    Hadaanay hadeer iska qaban imaaraadka ha ogaadeen inuu ku soo maqan yahay

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp207615 күн бұрын

    3:53 waaa mixnada darooodka

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim921715 күн бұрын

    Maasha alaah waxan kufarxay iney wadamo kamida islaamka inekatashadaan mamulka xiiraxiiraha ah ee heysta imaradka carabta kaso shaqadiisa 1aad kadhigtay babi'inta wadamada islaamka oonyjirin dano udhxeya oykurburiyan tasolo arkay iney shaqale uyihiin wadamada reer galbedka ee islaam neceybku madax maray guul guudahan islaamka garahan falastiin insha alaah

  • @dhagajuunyare3483
    @dhagajuunyare348315 күн бұрын

    Wlh umalleen maayo ciil walaal inoo faaiido soowado lkn waxaan u arkaa shirqool leesla ogyahay geelle iyo xasan shiiq iyo muusa inee isla ogyihiin qorshaha loowacay m.firdhiye ilaah haka badbaadiyo shirqoolkaas

  • @ashawooo
    @ashawooo15 күн бұрын

    Jabuti marki la baabinaya Qatuma istega oo hubaka aye sinaya Somalia lana umada waa labo wajile maraba waa mela aya la jira

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow440515 күн бұрын

    warkaaga waacadyahay xaashi

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud487515 күн бұрын

    Ciil walaal & gargurte iyo muse waa is ogyihiin waana shirqool waana been jabuuti dadka waa lagu sumeya firdhiye waan u baqayaa hiil waa munafaq horey ayuu ulayey SSC hubka isagaa kenay ey ha is ilaaliliyan rer ssc waa shirqool 🤔🤔🤔🤔

  • @rafiq5722
    @rafiq572215 күн бұрын

    Daarood maantana ma Ismacil C.geele baad walaalo tihin, qadiyad ma haysine hunguri umbaa idin wada

  • @mohamedyusuf4020

    @mohamedyusuf4020

    15 күн бұрын

    Ninyahow maskaxda kakor oo akhriska badi sida jahilnimada kagadamaato. Ethiopianka iyo kenyanka ayaa duulaan ku ah umada soomaliyeed adigana darood,hawiye iyo isaaq ayaa lawareegeysaa

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l15 күн бұрын

    Doroshooyin waxa dhex bodayaa Itoobiya 😭💔😠oo danaheeda ka aragtay somaliland 😭💔😠

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691415 күн бұрын

    Anagaa.kuu.sheegaynee.alshabaab oo ay.ka mid yihiin.faarmaajo.iyo.fahad .kama.marna dagaalada.horay udhacay.iyo kuwa.socdaba waayo.kuwaas ayaa wax ka faaidaaya balse xasan sh.wixi.uqaban.lahaa bayba.mashquul.ka.galiyeen

  • @ahmedroobl9060

    @ahmedroobl9060

    15 күн бұрын

    Aamu yaan lagula yaabine😂😂

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi14 күн бұрын

    Beenaale

Келесі