Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Caalamka kasoo xidhay Mareykankii & Qorshaha socda

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 24

  • @Keyse_Alfa
    @Keyse_Alfa14 күн бұрын

    Mahadsanid walal... wararka somalida ugu fiican baa soo gudbisaan. aad ayan ula soconnaa. howsha dhankaa kasii wada.

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr14 күн бұрын

    qodobada wararka aad ha ugu talax tagin oday xaashow,wakhtigana inga soo koob,wararkaad nooso gudbisaa waa ku aad u muhima balse wakhtigoo dheer anaga nagu yar ma wada dhamysan karno mahadsanidiin dhamanaantin

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698714 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456813 күн бұрын

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698714 күн бұрын

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-44314 күн бұрын

    Shilin somali shaqeeyaa majiro sidaa ula soco

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud14 күн бұрын

    Dawlada waashaqaynaysaa masha alah

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed776214 күн бұрын

    Csw csw csw ❤❤❤

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile341114 күн бұрын

    HORUFADHI wllo maxaa kaaaldan waabad aragtaa in gabadh taaanna 2da af hindiga iyo ruushka innayku dhexjjirto labada madaxeyne

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-vu8tw2lf8e
    @user-vu8tw2lf8e14 күн бұрын

    A

  • @OmarAli-rf4nr
    @OmarAli-rf4nr14 күн бұрын

    Waxaadan ogayn hakudanbaawi aan kudhihilahaa

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l14 күн бұрын

    😂👍Damdamiska iyaga u yertay Xasan 😂🎉u Durban u tumay😂🎉 Xasan kuwii dhintay ayuu ka so saaray dhulkii 💔😭 ma kuwan nool ayuu u dhafaya dhul😅

  • @abshiraliabdi6741

    @abshiraliabdi6741

    14 күн бұрын

    Dhulka ciidamada cirkaa iskaleh nacasoow waana laga saaray shirciga ayaana dhigaayo adiga maxaad ka badali kartaaaa

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj14 күн бұрын

    bismillah asc wllhi hadaan manta awood uleyahay inaa dilo x aboor waligey naf magoyn lkn x aboor gacanteyda ayan kudililahaa waxan aamin sanahay cidi manta x aboor disho iyaga oo dalka iyo dadka kabad baadinaya iney kujano tageyso

  • @abshiraliabdi6741

    @abshiraliabdi6741

    14 күн бұрын

    Tabartaa kugu yar inaad iska aamustaa kuu roon nacas yahoow xassan sheekh asigaa wadanka ka taliyo ciidamada cirka iyo dib udhiska ciidanka ayaad kasoo horjeedaa xaashina waa nin cadiifeysan waxoo rabo ayoo sheegaa hormarka ciidanka ayoo ka xunyahay daba dhilif waaye adigase maxaa tahay xasan iska daaye xayawaankiisa xataa wax kama qaadi kartid midaas ogsoonow 😂😂😂😂😂😂😂😢😅😅😅

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed14 күн бұрын

    Laascanod ayaan joogaa waxaan jiraa 57 sanadood Waxaan ku garaadsaday sucuudiga oo cambaaraynaaya gumaystaha yuhuuda. Markaa inaan ka barto waan ka soo joogay boqortooyada

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x14 күн бұрын

    DUNIDII KALA HADALKAA HEED WAA LAGA TAGAY WAAYO LABA JER HADA IS LA HADA SHAN MARKA SEDAXAD ISKU AF AY TIHII

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw14 күн бұрын

    Dadkii dhulka iibsaday wey qasaareen waayo waxii dhul gatay waxii ka danbeeyey 1991 dhul dowladeed baa loo aqoonsandoonaah

  • @daareyayale7013
    @daareyayale701314 күн бұрын

    Dadkaan meesha degan waa dad xun masaakiin danyar eh maaha ee waa daalimiin Xasan shekh uyukaa Dulmi ku Taageeree xey la Qaylihaayan xasan waa fiican yahay xaa laga rabaa Dadku Hadoow Xumaado Mw Xun oo madaxa ka kawiya aa loo sameeyaa Marka Mw kawi kawi Uyukoo kuyaqaan Eey kudoorteene????????

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar385414 күн бұрын

    Meeqa Abasiibo uu Siyaad Barre bulldozer naga marsiiyey hadaan nahay Abgaal iyo weliba Xabaalihii General Daa’uud oo uu Siyaad Barre cagta mariyey weliba lafahoodi una ogolaan dadkoodi in ay la baxaan kana dhigay Wuxuu ugu yeerey Xamarbile laakiin aan ugu yeerno If iyo Aakhiro lana dejiyey leeljase iyo dhulbahante ma’iliobeeyno weligeen ee saas ula soco saleebaan xaashi….!!

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed81713 күн бұрын

    Ma aha sida aad umada somaliyeed ugu falanqeyso wararka aan laheyn Sal iyo raad toona lahyen balsa waxan karabnaa in aad kadeeyso beenta

Келесі