Wararkii ugu Danbeeyey Hanjabaada Ruushku udiray Dayax Gacmeedyada Maraykanka

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 20

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456817 күн бұрын

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx18 күн бұрын

    Asc guul guul rashia

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril521818 күн бұрын

    Afkaaga Caano dhaay ah ( Fresh ) lagu qabay DR Xaashi ❤❤❤

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l18 күн бұрын

    Wadankeena Yaa ka celinayo dowladii hadii Lacag la siyo 😭💔 Wadanka oo dhan gacanta ayuu ka saraya😭💔🇸🇴 Xasan Xaraash Qaran 😭💔🇸🇴

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646118 күн бұрын

    Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed537618 күн бұрын

    Marakiibta reer galbedka xasan dhiiqo ayay ka dhameysteen inay kuso labtan dowladi hore ayaa ka raacdeysay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax18 күн бұрын

    Wax kasta ee dalka soomaaliya ku dhaca waxaa masuul ka ah madaxweynaha masiibada ku noqdey qaranimadii soomaaliyeed

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x18 күн бұрын

    ASC HORFADHI MA XAY RER BARIGU SOMALIAYA KUNECEN

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane18 күн бұрын

    Wadankii aan dowladu ka jirin cidwaliba way iska rabtaa

  • @dalkaab1436
    @dalkaab143618 күн бұрын

    I always wish Russia a lasting success In Sha Allah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax18 күн бұрын

    Asc Asc Asc badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed488918 күн бұрын

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mtrmareye5710
    @mtrmareye571018 күн бұрын

    Somalia ayad halka isdhigtay Ceelna oma qodna cidna uma maqna

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha739218 күн бұрын

    Aaway turkigii la sheegayey inuu la wareegayo amaanka bada??

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691418 күн бұрын

    Haah sxb markaas ayaad fahantay.oo sheegtayna laakiin.sxb.xaarmaajo maxba.kama qaban.oo nadaam.ah wadanka haba yaraatee alle.ayaana mahadaas leh.

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro18 күн бұрын

    BARASHADA CARABIDA DUCOOYINKA QURAANKA KARIIMKA KALO..facebook.com/profile.php?id=100075747226478&mibextid=kFxxJD

  • @yusufosman4707
    @yusufosman470718 күн бұрын

    Horfadhimedia maadaama aad tiraahdaan waxaa nahay idaacae Somali ah xurna u ah umaddeena. Maxaa idin diiday inaad wadankiina dulmi dulmi la'aan aad ka difaacdaan. Markaad inoo sheegaas rer galbeedka haladooda foosha xun oo kuna aad wadankeena . Sida badeena iyo dhulkeenaba , ee adinka maxaa idin diiday inaad baaqyo aad ubdirtaan idaacadahooda ama codkiina aad kula dagaalantaan,

  • @yusra2501
    @yusra250118 күн бұрын

    Waa been. Waxay raban inay iska joogaan somaliyey haku walanina xasan ee mad lashaqaysan. Meeye kuwii madaxda soonoqday dalka xasan bes maleh

  • @bossman1024
    @bossman102418 күн бұрын

    Putland ayay jogan budhcad badedu

Келесі