Wararkii ugu Danbeeyey Erdogan oo Dalalka Islaamka ugu baaqay inay Tallaabo ka qaadan Israaiil

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 24

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e15 күн бұрын

    Guulayso hogaanka islaamka erdugaan insha allaah

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456815 күн бұрын

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud487515 күн бұрын

    Ilaahow Rabiyow palestiin dhibka ka dulqaad yahudana dhulka lajar🥺🥺🥺🥺🥺

  • @Mohamed-vg2gv
    @Mohamed-vg2gv15 күн бұрын

    النصر لجميع قادة المسلمين❤💪

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698715 күн бұрын

    Sanad wanaagsan oo wacan wll mashaallah

  • @faysalshariif7026
    @faysalshariif702615 күн бұрын

    Suleyman Hashi❤❤❤

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax15 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546515 күн бұрын

    MW ISLAAMKA RAJAB DAYIB GUUL

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l15 күн бұрын

    🤣👍🇸🇴 Madaxwenaha fiican waa kan taageera ❤😅oo garab is taago👍❤😅mawaadiintiisa ❤😂🎉👍ma aha in aad lacag Qatadi😂🇸🇴

  • @munocadey9436
    @munocadey943615 күн бұрын

    Soomaaliya aniga wanka quustay😢😢

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546515 күн бұрын

    HAY ADA KUDHEX JIRTA AYAA SABAB U AH. FURIINKA

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane15 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂 gabadhaas Afarta nine #jiidheen

  • @user-io7il4lx5z
    @user-io7il4lx5z15 күн бұрын

    Ordugan ayaa hanjabay , ordugan, ordogaan, war xishoo

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x15 күн бұрын

    ASC SHEKEYE

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj15 күн бұрын

    naabal iiwaran wanahaab wecel aan xalaalba lagu dhalin oo nahaab ehlunaar ah asaa kadambeya somalida isleynaya baaba ciidanka isagaa sikutalagal ah ulaaye waana shabaab xasan aboor xasan abris maxey somali isku dagaali waayeen markuu talada haye mw hore m c farmajo ❤❤❤nolow xasan aboor waacadawga dalka Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤ereygaas aanba kunaf waayo hadii loobaahdo umada somaliyed illahey hakaa dhex saaro

  • @user-yz1jn3mz9p
    @user-yz1jn3mz9p15 күн бұрын

    A

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl2315 күн бұрын

    Arabta ayaa garabkiisa ka baxday ee wax waa qaban lahaa

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow15 күн бұрын

    Shekada furiinka Nigeria Qaabka wariyuhu ugahadlay waan lacajabay qaab quruxbadan daadihin wanagsan erayo laxushay xaqiiqoyin dadki hadlay lagasowariyay iyo qodobo raaba raabaa ayay ahayd warbixintu 😅

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed15 күн бұрын

    Talaabada Turkish ku qaaday weli dal kale looma hayo xaga go'doominta

  • @osmangure6040
    @osmangure604015 күн бұрын

    12milyan ayaa dhaca gudaha yurub

  • @user-io7il4lx5z
    @user-io7il4lx5z15 күн бұрын

    Kulahaa, orduqaan dulqaadkii ayaa Ka dhamaatay, waa goorma,, maxaa Ka haray falastiin

  • @ashawooo
    @ashawooo15 күн бұрын

    illahaya ha uu gara walaalah reer falsatina illahaya ha jabiya cadawaga isalanka inshallaha kuwa qasaya oo hogaya waa Yuhud nacalada ha ku dhacada inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @osmangab8680
    @osmangab868015 күн бұрын

    Waa beentiisa xasan sheekh inay shabaab ka shaqeeyaan inay qabaailada soomaaliya iska horkeenaan,way isku soo demanding ilaah Inuu ka baqo runta iyo cadaaladda ha ku dadaalo qabri ayaa sugaaya

  • @f.o847
    @f.o84715 күн бұрын

    mw Xasan walaalaha is laynaya muu ciidamo isku dhafan kala dhex dhiga, madaxda dagaal ooga yaasha muu xabsi ku guro, wax aan laga heshiin karin majiree away cuqaashii away Cuimadii iyo dadkii caqliga laahaa? markaad daashaan baad is dayn doontaane intaydaan wiilal badan dilin is daaaaaya

Келесі