Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Soomaalidu Dhulkooda kaga difaacayaan Canfarta oo meel adag maraya

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 83

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr21 күн бұрын

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BishaarAhmed-qj8zl

    @BishaarAhmed-qj8zl

    21 күн бұрын

    Scw

  • @user-dj8ll1op8v

    @user-dj8ll1op8v

    21 күн бұрын

    اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi682621 күн бұрын

    Waa sax 100% fikirkayga

  • @ashawooo
    @ashawooo21 күн бұрын

    Allaha Akabar illahaya ha uu naxariisto

  • @ibrahimharir5305
    @ibrahimharir530521 күн бұрын

    Allahu Akbar

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn21 күн бұрын

    May Allah offer his great mercy on him.

  • @AbdulkadirHussein-ks6oc
    @AbdulkadirHussein-ks6oc21 күн бұрын

    allahu akbar

  • @WllfagteWllfagte
    @WllfagteWllfagte21 күн бұрын

    Kusali xappkeena

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed776221 күн бұрын

    Allaaaaaah hawnaxariisto Inaalillaahi wainaalillaahi Raajucuun

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l21 күн бұрын

    Waa saxnaa allaha unaxariisto wllkas dhintay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698721 күн бұрын

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye21 күн бұрын

    Inshalah soomalida guleysna cadowga canfarta

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev21 күн бұрын

    Yarabi jaaje siyaad naxariis iyo jano kawaraabi

  • @user-bg7ey1ch5w
    @user-bg7ey1ch5w19 күн бұрын

    Ma siyaad barraa imaan lahaa Diintii ilahay ayuu ku gafay Dad bandanna xaqoodii ayuu dudsiyay Ilahay hawga meel yeelo

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed776221 күн бұрын

    Haa allaaah hawnaxa riisto Siyaadbare halhays ayuu ulahaa kalmadaas iimaanka Allaaah idinka qaadoo ah

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l21 күн бұрын

    😂🇸🇴❤️😁🤣 Geesiyadii somaliyed ee Somaligalbed waxay Xasuuqen Cadiwgii 🤣❤️🇸🇴 Guul guul walalaha Somaligalbed ❤️🤣🇸🇴❤️🤣👍

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw21 күн бұрын

    horufadhi Media 🎉🎉

  • @user-wj3gy4jf1e
    @user-wj3gy4jf1e21 күн бұрын

    Alla akbar ina ileehi raajicun

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698721 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546521 күн бұрын

    INKAARTII MAXAMED SIYAAD BARE WUU HAYSTAA SOMAALIDA

  • @abwaandaljir4730
    @abwaandaljir473021 күн бұрын

    Allaah ha u Naxariistee Geerida ku Timid Duuliya 1: Inuu Duuliyaha 2 Go.aanka uu Qaatay Dhamaan Waa Mid sax Geesi Muslim ah Islaam ah Sharaf iyo Karaamo

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw21 күн бұрын

    mnshaa allaah

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf21 күн бұрын

    Asc waa sax waayo haduusan shegin rakaabku kuma qanacsanaden weecashada ama degidaanka aanku jirin safarkoda buq iyo diidmo ba dhalanlaha lkn hada qofkasta isogo qanacsan bay degtey diyaaradi marka wuusaxna duliyaha dadka usheegay waayo xaaladan Ale ayaa kenay

  • @abdirahmanali3345
    @abdirahmanali334520 күн бұрын

    Waa sax

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble369121 күн бұрын

    Wuu saxnaaduuliyuhu geesi

  • @aftinfaraxshera9326
    @aftinfaraxshera932621 күн бұрын

    Wuu sax sana

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p21 күн бұрын

    Wll way ila saxantahay Waayo geeridu waa xaq Eebe ha u naxariisto walaalkeen

  • @Mahamud-j6m
    @Mahamud-j6m21 күн бұрын

    Duuliyahaas wuu saxnaa

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse742321 күн бұрын

    Arimaha iyo coladaha somalida iyo canfarta ...waxaan kaga haya wararki ugu danbeyay oo malin kaste ah wll madama aan gobta ku suganahay

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah145821 күн бұрын

    Aniga sax u arkaa

  • @sahroali1196
    @sahroali119621 күн бұрын

    Xaqa.ilaheeyow.meelfiican.nagu.aaadi

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t21 күн бұрын

    Duulituhu Wuxu ahaa in uu yiraahdo Xawalad degdeg ah baan u degaynaa oo keliya

  • @hindarooble4075
    @hindarooble407521 күн бұрын

    Waa sax in dadka loo sheego

  • @hananihanani7576
    @hananihanani757621 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831521 күн бұрын

    Aad iyo aad ayuu saxnaa sida uu u tebiyey waayo waa wada dhimanaynaa dhamaanteen geeriduna waa xaq

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone21 күн бұрын

    Saw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanmohamednuh4870
    @hassanmohamednuh487021 күн бұрын

    Haa wuu kusaxsana sheegida.

  • @user-dj8ll1op8v
    @user-dj8ll1op8v21 күн бұрын

    😢 انا لله وانا اليه راجعون

  • @Coolnoob6393
    @Coolnoob639321 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ij8uf2fu7v
    @user-ij8uf2fu7v21 күн бұрын

    Marka hore allaha u naxariisto ani ahan waa ay ila saxan maxa yeelay haddi aan loosheegin in geeridu dhacday lana dhoho arin aa nala soo gudbonantay meel kale aan ku dageyna dadku sow uma wal wal badna

  • @AbdifatahApdishahid
    @AbdifatahApdishahid21 күн бұрын

    Aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭💞

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp21 күн бұрын

    Sax waaye waayo adigoo kale ayaa ku jira balse cid gooni ah lalama hadlin

  • @munocadey9436
    @munocadey943621 күн бұрын

    Sax wayay Libya weynaka hosesaa😂😂😂😂

  • @hananihanani7576
    @hananihanani757621 күн бұрын

    Haa waasax inuu usheegto musiibadaa geerida geesi dheh

  • @cabdirizaqshekhahmed1341
    @cabdirizaqshekhahmed134121 күн бұрын

    Duuliyaas aniga wuu ilasaxnaa

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur980921 күн бұрын

    Inta uu qaran lahaa in uusheego ayaa fiican waayo rakaabku wuu biqi lahaayeen cilad ayaay u qaadan lahaayeen

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi661421 күн бұрын

    Duliyuhu waa saxsan yahay

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi148721 күн бұрын

    Laxowla wallaqubata illabilah allahau naxareeso duliyaha kaliyahana waa u kusaxna inuu sheego waxa dabta ah ii,,dacaye

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj21 күн бұрын

    bismillah asc waasaxyahay qofka muslimka ah wuuku qanacsanahay wayo geerida waaxaq maxa loo argagaxaa maqof moog ayaajira in allah loonoqonaya ma ilaqaldana

  • @AhamedwalishariifIbraahim
    @AhamedwalishariifIbraahim21 күн бұрын

    Nafkasta weydhimaneysaa

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed428921 күн бұрын

    Abiya kadanbeeya cafar inaa ma dagaalami kartee

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen141421 күн бұрын

    Aad oo weyn brother Somali imaanka ayaa alle kaqaaday cuqubadii ayaa hehashay somali imaanka ayay wada jeeni qaarsan yihiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831521 күн бұрын

    AUN DUULIYAHAAS DIYAARADA KU DUL DHINTAY

  • @batulasmail8261
    @batulasmail826121 күн бұрын

    Daalimiinta munaafaqiinta ah naxariis kama aha ee waxay ka hortagayaan heshiiska Shiinaha iyo Ruushka ay la galeen ree Afganistaan

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l21 күн бұрын

    Sheekada Maanta way iska fududahey Haddii laguu diido DOLLAR Qaado BRICS

  • @fatushcrazygirlec6550
    @fatushcrazygirlec655021 күн бұрын

    Aniga waxay ilatahay inuusasheegin lkn diyaarada Dani teeda kusookoobo

  • @user-uu4fl6rq1x
    @user-uu4fl6rq1x21 күн бұрын

    Haduusan shaacin dhimashada waxaa dhici lahayd inloo fahmoh cilad diyaarada ah taas oo argagax keening lahayd argagax weeyn

  • @khadijaabdalla7192
    @khadijaabdalla719219 күн бұрын

    Aniga ilama saxana waxa u sameeyay kaaliyaha, sababtoo ah dadka rakaabka waxaa laga yaabaa inay ku jiraan dad xaalada kala duwan qaba, saas darteed ma ahayn in u sheego geerida saaxiibkiisa, waxay ahayd in u diyaarada marku dejiyo u sheego sababta ama geerida duuliyaha.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail826121 күн бұрын

    Waxaan si kal iyo laab u soo dhaweynayaa in la joojiyo Bacaha Waxaan oran lahaa waa in la joojiyaa Caagadaha caanaha lagu geenayo

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax144621 күн бұрын

    Aniga rayigayga waa ila saxan yahay duuliyahaasi inuu runta sheego,

  • @mukhtaraxmed2252
    @mukhtaraxmed225221 күн бұрын

    ASC wall halkaa wadabarte adawariyea ee gadhsi xasanshekh hayidhahdo imanka alw usoceli imanka somalida inta igagadhsii madaxweyine xasan hagdhe kucelceli oo gadhsi shacabka somaliyad ilaloduceyo ayinan marnaba imankusonoqo ayin ululamiriyuha

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax20 күн бұрын

    Asc. allow c allow allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda badda soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaxamuudQoorgaab-uo4hz
    @MaxamuudQoorgaab-uo4hz21 күн бұрын

    Anigu kuma raacsani inuu kaaliyuhu sheego geerida saaxiibki waxay ahayiid inuu yidhaado waxa jirta xaalad dagdag ah waxaynu fadhii sanaynaa garoonkaa meel heblaayo si aanay rakabku u argagixin

  • @BachirOsman-bi4dk
    @BachirOsman-bi4dk15 күн бұрын

    Wasax in ushego gerida duliyaha

  • @faadumocali5574
    @faadumocali557421 күн бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ei7ql8mj7f
    @user-ei7ql8mj7f21 күн бұрын

    Xashiyo nio shbb iyo taliban maxay kukala duwan yihiin

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q21 күн бұрын

    wiilfarmaajow qarigii afwayne amxaaraa kukaadisay xiligii cyuusuf uu amxaarada nooso watay digtaator iyo qawaarij hawiye waadiideen

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq581921 күн бұрын

    Duuliyaha hadiiba uu dhintay muxuu usheegaa dadka maxaa qaldan? Wuu kusaxsanaa inuu rakaabka usheego arinka dhacay! Maxaayeelay su'aalo badan iyo caro ayaa kadhalan laheyd sabata diyaarada dhaw loogu dejiyay awgeed!

  • @Cabdiraxmaansaleebaan-fe4gl
    @Cabdiraxmaansaleebaan-fe4gl21 күн бұрын

    𝑰𝒏𝒖𝒖 𝒖 𝒔𝒉𝒆𝒆𝒈𝒐 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒊𝒍𝒂 𝒘𝒂𝒄𝒂𝒏

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-44321 күн бұрын

    Wax walba sheegu somali ayuu dilay inuu ninkaasi toos usheego xaaladda may ahayn sidaas ayaa sharci ah

  • @alikofi2469
    @alikofi246920 күн бұрын

    Maxamad siyad dalka wu dhisay wuuna dumiyay 1989ki aya 114 oday la taliyeen xilka Iska Dhig ayay dhehen wuna xiray. Tan kale wuxu la dagaalamay qabail somaliyed o uu ciil uqabay. Majerten. H.gidir. Isaaq. Iyo ogadeen

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw692221 күн бұрын

    4 sano ilaa 8 sano ayaa fcn in madaxweynaha fadhiyo kursiga Si aan dagal sokooye u dhicin USA

  • @user-jd1iu4wm5e
    @user-jd1iu4wm5e21 күн бұрын

    Wuu kusaxna duliyuhu madama ay muslimiin ahayen oo ay ogyihiin geridu inay xaq tahay

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f21 күн бұрын

    Wuu saxnaa oo been buu ka cararay,dadka rikaabka ahina ay u badnaayeen dad islaam ah oo qadarta aaminsan marka waa saxnaa,lkn haddii ay ahaan lahaayeen dad aan muslim ahayn oo aan qadarta aaminsanayn in loo huuriyay ahayd,mase ahaynba.

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg21 күн бұрын

    Xaashi adiga oo ka so jeedo ssc aya ka miid aha dadki edeeyay ku laAahan shaha dagalkas 😮

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye343621 күн бұрын

    Waakasoo dartay siyaad barre ayaadkii ilaahey ninkii beeniyay waaye ee hanoo xayeydiin

  • @BrownFox-
    @BrownFox-21 күн бұрын

    Siyaad barre iyo Xaftar waa isku mid Gangster ayuuna ahaa.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546521 күн бұрын

    INKAARTII MAXAMED SIYAAD BARE WUU HAYSTAA SOMAALIDA