Wararkii ugu Danbeeyey Caalamka Dagaalka Badda Madow ee Turkigu ku dhawaaqay & Guusha Hubka casriga

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 31

  • @abdulkariimahmed4104
    @abdulkariimahmed410420 күн бұрын

    Bahada horfadhi media iyo dawayasha isoo duceeya Murad ban leyahay insha'Allah wakhti dhow ❤😊

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim20 күн бұрын

    Anigu shaqsiyan hada uu maa baqayo dalka Turquie 🇹🇷 wey dhafen halki rashia hos u eegeyse

  • @abdullahiomarali926
    @abdullahiomarali92620 күн бұрын

    Guul Guul Guul Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa .

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456819 күн бұрын

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic20 күн бұрын

    Turkidu wa cunsuriyiin

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq20 күн бұрын

    MashaAllah☝💚🙏💙

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud115920 күн бұрын

    Qof aan allaah ka xishoon wayey waxba ma xeerinaayo

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed861420 күн бұрын

    Waa ruux college l Ich aba Uma shaqeeya shisheeyaha ama cadodowga shacabka somaliyeed iy dacaayda dowlada somaliyeed

  • @f.o847
    @f.o84720 күн бұрын

    yaa Rabbi nabad iyo cadaalad

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew20 күн бұрын

    Maashaa allaah turkigu waa gob wax dhulkooda joogana sidaa looma fiirin karo hadeey suniyiin yihiin sida somalidana dhiig beeyba udaadinayaan

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq20 күн бұрын

    😭😩😥😞

  • @ashawooo
    @ashawooo20 күн бұрын

    illahaya ha jabiya yuhud iyo cadawaga isalanka illahaya ha uu gara umada reer hamasa,xisabulahi, iyo Iraq allaha jabiya yuhud ciidamad isaril rabi masibo deg deg ah ku rida

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax20 күн бұрын

    Asc noo badbaadi dalka dadka diinta diinta badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile996020 күн бұрын

    Lacagti diyarada usaran yahy ilaa malinki ladortay xasan gurgurte kkk

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e20 күн бұрын

    Guulayso qaranka tukey waa in mucaaradka turkey eecadawga ushaceeya la xaaqaa laganadiifiyaa xisbinimada reer galbeedka yay ushaqeeyaan

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456819 күн бұрын

    Farmaajo maad wali taageero utahiin hor fadhi media

  • @farsamayaqaanmobel817
    @farsamayaqaanmobel81720 күн бұрын

    Tutayen maxaa kawada

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic20 күн бұрын

    Awood aan muslim waxuqabanay weeye turki

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p19 күн бұрын

    Dalka.ugu.musuqm.badan.aduunka.waa.somaaliya.wixii.la.keenaba.laba.tuug.ayaa.jeebka.ky.shubtaaasuq

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj20 күн бұрын

    Ma arkin miyaa x aboor oo kufaanay in uu wadanka taariikhdi aadan cade uu katagay oo kale in aan katagi doono halsaac ayan qoslaaye waaruntiis oo taariikh wadanka wuu uga tagay oo ah taariikhda wadanka uu kagalay lambar 1 baal madow

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-44320 күн бұрын

    Gadar iyo imaratku iiraan hanaga qalayso hadhaw marka dagaalku bilaabmo miyaa lacag lagu dhiibay. Waxaasu ma shaqaynayaan xarumaha yuhuuda meel walba waa lagu gubi doonaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew20 күн бұрын

    Uqeeybsane sidee umaddu ula xisaabtameeysaa war waxaas wasiiradu tag haku dhahaano hadi uu uqeeybsane madaxtooyo yahay ogoow inaad tahay uqeeysanaha soomaali weeyn ee wasaaradda

  • @jamaldiriye8226
    @jamaldiriye822620 күн бұрын

    Xaarmaajo yaa kamasutra badnaa tuugii aduunkuu ahaaye

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew20 күн бұрын

    Tuuteeysan ,diyaargareeysan amuu ka wadaa

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi744820 күн бұрын

    Doqon

  • @AhmedDaud-fd6vn

    @AhmedDaud-fd6vn

    20 күн бұрын

    Dhillo.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax488420 күн бұрын

    Somali musuq maasaq waa meheradoodiii adiguna dhex u hadal weli ma farmaajo ayaa taageereysaa

  • @Ahmed-vk1bx
    @Ahmed-vk1bx18 күн бұрын

    Adigu markuu farmajo joogay, waad xayaysiin jirtay kana waad jalaafaynaysaa bal dib usu dhagayso

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546520 күн бұрын

    KII XADAYAY HADII BAAR LAYIRAAHDO SOO XIGMADU MAAHA TUUGADA SII QARSO

  • @dr.awliyobuh5169
    @dr.awliyobuh516920 күн бұрын

    Caafimaadku waa xarada musuqmaasuqa

Келесі