Wararkii u Danbeeyey Weftigii Somaliland ee u baxayay Itoobiya Oo La Helay Tiradooda & Caalamka oo k

Ойын-сауық

Пікірлер: 66

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    DHAMAAN INTA JECEL QARANKA SOMALILAND FARXAD KU NOOLADA WAAYO MAANTA WAXAA JABAY CADOWGII QARANKA SOMALILAND MEEL KASTA OO UU JOOGEY GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND AND ALL SOMALILANDRS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2ohАй бұрын

    Waan soo dhawaynaynaa aqoonsiga somaliland xaasid kuma nihin hadaan nahay ciise iyo.jabuuti walaalahayo well come❤❤❤❤

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamacАй бұрын

    Kuwan nijaasta ah eenahor fadhiya ee baarlamaanka layidhaa ayaa ubaahay

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466Ай бұрын

    Nio wariye heer calamiya ayaad tahay tv samayso

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5eАй бұрын

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044Ай бұрын

    Qofkii ugu horeeyay ee dawaday taar tv

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    HABAR JECLOW GEELAA HADII UU DHILBAHAANTE QAADI LAHAA MAY SOO CELIYEEN WAKHTIGA HADA LAGU JIRO LA AMBA QAADA IMAADEERAYAAL DHULBAHAANTE GEELAA WUU QALAN LAHAA

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiinАй бұрын

    Masha Allah horaa loo soconayaa noolaada Taar tv

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985Ай бұрын

    Mahadsanid Taar TV

  • @horijoogmedia
    @horijoogmediaАй бұрын

    Guul somaliland

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cwАй бұрын

    Waar haye odayga sibisgarabka usaara ilmaderayaal

  • @user-po3nl5jj5y
    @user-po3nl5jj5yАй бұрын

    Iyakuna miyaysoocelinyaan kolkaas haday that has waa ok hadii kale was nacsanimo hj heeysta

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382Ай бұрын

    Muwaadin waan ku salaamay waanan ku sugayay

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7eАй бұрын

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iiyo gobaniimo soomalilnd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248Ай бұрын

    Guul

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia aqoonsiga soomalilnd allow noso dhawey

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Waryaa Bowbowleh maxaad dadkan Afrikan ka ah ee Kenya u caydaa Gafuur culus dad African ah ayaa inagu sheega in aynu cunsuriyiin nahay tan oo kale ayaa u sabab ah. Dad inala jinsiya oo madowwmaxaad u aflagaadayn,Xishood oo afkaaga bedel.

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamacАй бұрын

    Guuuuuuuul iyo gobanimo soomaalilaad

  • @aminaali7628
    @aminaali7628Ай бұрын

    Adeer aadan aan ku saxo majiro wax layidhaahdo kuunfurta haday jirto waxaad tahay waqooyiga somalia waa inaad fahantaa adeegsiga luuqada siyaasada waxaan nahay dalgaara You are a Somalilander and you don't have to be afraid of that kuwa liita😊

  • @alisamater-yi5cs

    @alisamater-yi5cs

    Ай бұрын

    Xishooda ragga is looma jawaab Miyaad soo dhaaftay raggii Kula dhashay Baaayo raalli aahow

  • @aminaali7628

    @aminaali7628

    Ай бұрын

    ​@@alisamater-yi5csThis is for Somaliland people, you will not be asked about our affairs😏

  • @alisamater-yi5cs

    @alisamater-yi5cs

    Ай бұрын

    @@aminaali7628 Abaayo miyaad kulillatay

  • @alisamater-yi5cs

    @alisamater-yi5cs

    Ай бұрын

    You get it all wrong you are the one who is interfering our affairs

  • @aminaali7628

    @aminaali7628

    Ай бұрын

    ​@@alisamater-yi5csيا عم أنت مخطئ وأنت تعرف ذلك😫

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xuАй бұрын

    Kiiska Bad iyo aqoonsiga mayaan la marineyn gollayaasha qaranka

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    HERO ABIY NOOLAW AND MUUSE GUUUUUUL

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1kАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 matan sifiican kufahamay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    BAATLSBAANKA SOMALIAND SIDA KA KEENYA IN LOO GALO WEEYE

  • @CabdiidirissheekhXaashi
    @CabdiidirissheekhXaashiАй бұрын

    Mash allah guul soomlilaan

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972Ай бұрын

    yam yam iyo qadaad way ordoo taarikh raad sanaH tan somaliland ayaah kusontan 26 June 1960 duul dhan oo tarikh ayna lahayn isku dhadha jinayaH yaaab

  • @Lagubaray
    @LagubarayАй бұрын

    Huwaan intaay dhufays kujjiirtay ba aqoonsigii kuyimii miyaa? Kooleey madaxyaweeenta huwan darood waykaso qaayb geli. Xaaflada aqoonsiga S/L, Siida Caajar,daani,axmad madoobe iyo cumar geele

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972Ай бұрын

    taar tv salan sare wariye qaaliyaH sanad guro wacan somaliland 64 aad madax banaanidaH somaliland 26 June 1960💚🤍❤️✊

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Ictiraaf kii Somaliland berito ayaa lagu dhawaaqayaa inshallah Guul Somaliland.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Alle ha soo dedejiyo mid khayr qaba

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын

    TaarTv Wariye qaaliya alle Hanoso dadjiyo aqoonsiga

  • @user-Axmed
    @user-AxmedАй бұрын

    Guul Soomali land 26 juun 1960

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040Ай бұрын

    Guuuuuuuuuuul iyo.gobanimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fyАй бұрын

    SOMALILAND PEOPLE Happy 26/6/1960 inshallah soon good news.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO

  • @CabdiidirissheekhXaashi
    @CabdiidirissheekhXaashiАй бұрын

    Taarow taariikhda kuxusi doonta insha allah

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kpАй бұрын

    Waa war weyn

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Wafdiga halagu daro 10 ka urur ee soo baxay

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194Ай бұрын

    Salaan sare nin culus Inaadeer Mr Dirir

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726Ай бұрын

    Guuuuuuul Somaliland ❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3ywАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3ywАй бұрын

    Somaaliland guul iyo ❤26❤kii❤juun❤loov❤🎉🎉🎉❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Ай бұрын

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472Ай бұрын

    Waa siida laga raabo shacabka somaliland in barlamanka ku sheega la aadbiiyo guryahooda lagu daato

  • @HardTalk1
    @HardTalk1Ай бұрын

    Dalka inta aan maqlayaa haday ka dhoofaan in Wadani xilka sii hayn doono ayaan filayaa

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Wadani max xilbuu hayaa kkkkkkkkkkkkkk muxuu sii hayn

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    NASIIB WANAAG ANIGU CAAWA WAXAAN JOOGA MAGAALADA BURCO OO CAASIMADA LABAAD EE QARANKA SOMALILAND WAXAANU DIYAAR GAROW UGU JIRAA GUUSHA DABAAL DEGA AQOONSIGA QARANKA SOMALILAND OO AYAAMO KOOBANI INAGA XIGAAN WAXAANA ILAAHEY UGU MAHAD NAQAYAA ILAAHA IGU SIMAY IN AAN GOOB JOOG KA AHAADO SOMALILAND OO ILAAHEY SIIYEY AQOONSI WAAYO MUDO DHEER AYEYNU HALGAN UGU SOO JIREY GUUSHA MAANTA ILAAHAYOW WAA KUGU MAHAD ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3ywАй бұрын

    Somaaliland ❤26❤juun❤loov ❤33❤kadib❤guul❤guul🎉🎉🎉🎉

  • @user-zt7mu2gq8h
    @user-zt7mu2gq8hАй бұрын

    Saxsaxsaxsaxsax

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194Ай бұрын

    Diplomatically,MOU was best political move ever made by Somaliland government Considering this entente cordial relationship between sides based on Quid pro qui would be beneficial for both countries This is absolutely Win -win approach to this specific situation Historically,no,free-lunch when it comes to International relationship politics Certainly, Government owes its citizens a credit for taking unexpected steps toward political recognition This is highly sophisticated diplomatic work which is very rare in world as well as Africa

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327Ай бұрын

    Adiga iyo duulduul hays ceebeynina 26 juun malintii ay soomaaliland ingiriska ka qaateen xoriyada ee ma aha middogii woqoyi iyo koonfur siidii aad tiri

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    wa 44 sano marka lagu daro 11 sano loo dagalamayaay wadanka haday ka badnayn yaa allah nooga soo qad citirafka calaamka

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimoАй бұрын

    😂😂😂 kafuur culusta! 😂😂 Ma Hawiyahaa?

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman3042Ай бұрын

    Wariye dadka reer Kenya haw gafin gafuurkoda laguma dirane warka caadi u sheeg

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763Ай бұрын

    Markii hore 18May baa lagu dhawaaqayaa, Dabeedna 26ka Juun, imminkana 1da July!! Waxa hadhay idinkoo yidhaahda waxa la saxeexayaa 22ka Oktoober!!!!!!????? Noo sheega wax la hilaadin karo,,,,,,....

  • @ayaanlemohammed1647
    @ayaanlemohammed1647Ай бұрын

    Djdjjfjfjrjr

  • @HindaAbdulle-fl2jj

    @HindaAbdulle-fl2jj

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 waliba firfir ta xataa karimaayo e walgabwalbab dheh

Келесі