Wararkii u Danbeeyey Somaliland oo Ku Celisay inay Jabuuti Samaynayso Jabhada Awdal iyo hogaan

Ойын-сауық

Пікірлер: 38

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf216829 күн бұрын

    Taar tv Warar sugan wariye af sonaliga balaqi ku ah

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm29 күн бұрын

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️💪

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf216829 күн бұрын

    Somaliland Alle aya la jira Wanay guulaysanays

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed782729 күн бұрын

    JABUTI WAA IN SHAQO FIICAN LAGA QABTAA WAAYO WAA CADOW SOO JIREEN AH WAXAA JIRA KUWO NECEB QARANKA SOMALILAND OO UU UGU HOREEYO XIRSI IBLIIS IYO DOQONKA INA XAASHI IYO KUWO XILDHIBAANO SHEEGTA KUWAAS OO DHAMAAN AH KUWO ARGAGIXISO AH IYO KUWO U ADEEGA CADOWGA QARANKA SOMALILAND SHACABKA SOMALILAND WAA IN AY ARKAAN CADOWGA GUDAHA OO KA WAX YAALO BADAN CADOWGA DIBEDA WAA IN AYNU FADHIGA KA KACNAA OO DIFAACNA QARANKEENA SOMALILAND OO INAGU JOOGA QIIMO AAD U BADAN OO NAF IYO MAALBA LEH

  • @user-ju7nx7pj1n
    @user-ju7nx7pj1n29 күн бұрын

    Merci mon president ismail oumar vive djibouti 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ta bien veu mon president ismail oumar guelle aurevoir mon president en bon reveur

  • @husseinduale9354
    @husseinduale935413 күн бұрын

    marba mid nolosha ka dhacay ina cumaroow your time is over

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728029 күн бұрын

    Muuse iyo dowladiisu aad bay u jilicsan yihiin ilaa dagaslkii sool hadana xaalada galbeedka waynu aragnaa si jilicsa oo aad moodo in ay wax habranayaan ayey u jawaabayaan

  • @HumseAhmed
    @HumseAhmed29 күн бұрын

    Lajan 9:00 kadhig warka

  • @MahadCawil-d4n
    @MahadCawil-d4n29 күн бұрын

    Danaakilo ayaa wax ugu qabatay cirjiidh dusheed😂😂😂😊

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed538229 күн бұрын

    Wax waydiin ogaal kasheegnee

  • @cabdirisaaqcabdilaahi8533
    @cabdirisaaqcabdilaahi853329 күн бұрын

    War caawa wad la raagtay warka

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh28 күн бұрын

    Geelga jabuutay iyo gurguurtaha xamar waxaan been ahayn ma masaariifsadaan😅😅😅😅

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z28 күн бұрын

    Ciidamada dabka bacaraariya kkkk Waxan dadku mafahmayaan

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt29 күн бұрын

    Naag lafuray miyay hinaastaa yaaaaaaab

  • @mustafaali7560
    @mustafaali756029 күн бұрын

    My god is that news man

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh29 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371229 күн бұрын

    ❤❤🎉😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267329 күн бұрын

    Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican khilaafna ka fog

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf216829 күн бұрын

    Djapouti Jabhada ay ku so hubeenayso somaliland Yada ayay ku danbaynayan

  • @MaxamedMahdi-id8eu
    @MaxamedMahdi-id8eu29 күн бұрын

    Waarcawa warka maadlasose xaty warka

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse531729 күн бұрын

    Waaar waasirku mu odhaaan jabuti waaa meeel and biyo lahayn o mikix lahayn ooo laydh lahayd lahayn intaaa ada ku daraay ee dadkaa ku dhagaystaaa eee reer jabuti hadaynaa dhagaysaan hadalki wasirkaa o dhaan waxasi run baaay modi karaaan ee ka daaa hadaalano u wasirku odhan inad ku dartooo warkaga .

  • @abobasement346
    @abobasement34629 күн бұрын

    Kan habar maxbus waa mid edeb daran waxan lah yabah doqonimadu lugahay kah gashay wuxuu modah in u shegayoh war wunah caytamayah ina gumed dhaqan xun markah lah qabtoh bu miyirsadah ismacil horor iyo khadrah oromoh waa idinkih lef lefayah rerkan waxan ku nacay waxay ixtiraman kan dilah

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i29 күн бұрын

    Djabuti dagaalka intay iska dayso Hanala heshiiso Waa laysku hanbay markaase lakin Dagaal haduu bilaabmo koob lays cabin maayo Rag wllo wuxuu ku dhaamo lawaa somalaay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371229 күн бұрын

    😂😂😂😢😢😮😮 7:37 7:37

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah632929 күн бұрын

    Somaliland mamulkeedo waa midqori daba la wareegaya qaybtii bargains ayuu mouse iyo kooxdiisu dabku shideen hadana ma qaybtii galbeedka ayey dabgelinayaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama165929 күн бұрын

    Djibouti gobal baas Ayaa udumay hadii Somaliland khaladksi kusii dawo dee Somaliland waa inay furuud iyadana sodhwaysaa

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis942029 күн бұрын

    Waar anigu waxaan u baahnay dad af somali ku hadla oo na soo kala gaadha duulkan tuunba raaca igu haya .. isgaadhsiibtu waxay ku shaqaysaa maskaxdayda oo waadhka umusha taal waxaana kacanta ku haya cadaan afarta koone iga xiga waxaa i soo gaadha maalin walba dhaawac marka shir caalemi ah maanta daanka bidix ayaa lay diisay anigu xanuun ayaan dareemay lkn duulka igu xidhan sawirka bes ayuu ka muuqda bal inta meel rasni ah loo helaayo ayaa u sheega inay dhaawaca iga joojiyaan

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    29 күн бұрын

    Hhhhhhhhhh❤🎉

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim247229 күн бұрын

    Xuukuumada jiiliicsan Maxa la eegaanaya oyaaye shacabka kaca niinka iska qaabta Maxa sugaysan

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267329 күн бұрын

    Ooyaaye kkkkkkkk

  • @GouledMedide-sy2jp
    @GouledMedide-sy2jp29 күн бұрын

    qabyali ayad tahay issaqnimo

  • @jiiqap

    @jiiqap

    29 күн бұрын

    Oo miyaanu isaaq ahayn

  • @user-ih1sj8ot3d
    @user-ih1sj8ot3d29 күн бұрын

    Hooyada qabyalada qadhmuun ka wase umada kala dhex baxa cunfuga xildhibana hanaka ilaynina

  • @ahmedyousuf1008

    @ahmedyousuf1008

    29 күн бұрын

    Xaasid xaasid dhalay afka ka jeedi wariyaha huwan iyo qadaadway ka xun somaliland

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin2329 күн бұрын

    Hadal foolxumo iyo cod xumo ayaad udhimatay Balo kuraacday

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu29 күн бұрын

    Kooxda heego ama qudhmiye cida wax aragtaa ama wax sheegtaa waa cadowgooda dhiiyo cabayasha ina kaahin iyo muuse iyo saleeban gaal

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e29 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂oon muusan soo iibsan diyarada miyaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Келесі