Wararkii u Danbeeyey Raiisal Wasaare Abby oo Somaliya ka Dalbaday kaga Hadho heshiiskii Somaliland

Ойын-сауық

Пікірлер: 36

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e27 күн бұрын

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali603327 күн бұрын

    Muuse somaliya shaqo guri ayuu u diray😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @khadijac9841

    @khadijac9841

    27 күн бұрын

    😂😂😂😂 homework aandhamaanayn waxba lamanoola xasan xataa hadii laganoqdo 😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm27 күн бұрын

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹 Guul Abiye axmed Cali geesi

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali133327 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Somaliland Etohia❤

  • @husseinabdirahman4226
    @husseinabdirahman422627 күн бұрын

    Afsomali Hodon ah Ayaad wararka noogu soo gudbisaa .Mansha Alaah Hore u soco

  • @princesshawd6859
    @princesshawd685927 күн бұрын

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib410827 күн бұрын

    Madaxwayne Muuse Biixi waa geesi Qaran. Cadowgii shacabka Somaliland Dhabarkuu ka jabiyay dhamaantood. Muwaadin is garabtaag Madaxwaynaheena.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano26 күн бұрын

    Guuuuuul somaliland

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed27 күн бұрын

    Dee indr ha odhanin Koonfurta Soomalia in Aad tidhaahdo weeye Soomalia hadii laga tegi waayana Italia Soomalia dheh

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz27 күн бұрын

    𝐱𝐚𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐬𝐡𝐨😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdiwaliawbidhikaa9517
    @abdiwaliawbidhikaa951726 күн бұрын

    cabdiwali Obidhika ❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc27 күн бұрын

    ❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤😂

  • @UmooH
    @UmooH25 күн бұрын

    Guul iyo Gobanimo Somaliland

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama165927 күн бұрын

    Dr abiye Ahmed qac wayn baa ka yeedhsisay Huwanti villa wardhiglay Wlee

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371227 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled549127 күн бұрын

    Anigu waaan fahmey oo keliya, bil waliba bishii kale igu sii balamisoo bedel iigu dhiibtee

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib410827 күн бұрын

    Somalia 🇸🇴 Talyaani waa magacooda runta ah. Koonfur waa Been

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb27 күн бұрын

    Asc haben wanagsan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o27 күн бұрын

    Wadani NO VOTE

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.227 күн бұрын

    Xasan adan dirir ha odhon koonfurta somalia tii o aanay waxba ula ladin hadii laga tagi waayana dheh somalia😅

  • @Halgame334
    @Halgame33427 күн бұрын

    XASAN SHEEKHIYO GELE. TUUUG. MADAXWEYNE MUUSE GEESI DADKISA IYO DSLKIISA MEQAMSARE DHIGAYY

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267327 күн бұрын

    Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican khilaaf iyo damaaci ka fog

  • @soulemanahmed9900
    @soulemanahmed990027 күн бұрын

    sawiradu wa dorasheda fransiska

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e27 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qac baaka yeedhay xasaan gacantagte😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn27 күн бұрын

    Hhhhh😂😂😂😂😂 jonbaydhan waa khatar

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg26 күн бұрын

    Tyuu

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h27 күн бұрын

    ina adeerkay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere soomaalia waxa uu ka xoreeyey cadowgodii koobaad ee ahaa wayaanihii tplf tigree oo 1991 ilaa 3/2018 kii soomaali wadarteed liqay taasoo intuu dhuunta qabtay kasoo matajiyey waxayna ahayeen tplf wayaane oo wixii uu soomaali ku dhigeen lawada ogaa haba ugu daraado gogoyntii JDS ee sameyey somaliland putland galmudug hirshabele k galbed jubaland waana lawada ogaa markii uu xilka qabtay 3/2018 kii waxa uu albaabada isoogu dhuftay dhamaan m goboled yadii general gabre uu mw ka ahaa wanad ogtahay mw Vila soomaalia inuu ahaa general gabre balse markaa uu xilka qabtay pm Dr abiye ilaa Laga Soo gaadho duulaankii damuljadiid ee 20/7/2022 dii lagu qaaday gobolada DDS afdheer & SHABEELE kahor xukumada baytul mingistiga pm Dr abiye Ahmed sh alidheere JDS ya faragalin muuna ku samaynin kumana aha duulaan waayo cadawgiisu waa tplf wayaane tigree & axmaaro qudhmuun wuuna uga aaray wixii ay soomaali ku sameyeen tplf & axmaaro taasoo uu kabahodii ku aasay balse daandansiga tplf ta soomaalia damuljadiid ayaa bilabay wajigii 2aad ee dagaalkii wayaane tplf kasoo ay duulaanka qaaday damuljadiid 20/7/2022 dii wixii kusoo dhacayna waatii lawada ogaa Marka wallo hoogu waa Vila daarunadwada Xasan wayaane tplf ayaa ah halka ay soomaali u dhiman hayso Waayo xukumadii nabad & nolol intay joogtay madhicin faragalin xukumada ethopia intii uu hogaanka hayey ina adeerkay geesiga geesigu dhalay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere waana tii lawada ogaa in xukumadii nabad & nolol ay Soo afjartay colaadihii Ethopia & ereteria Ethopia , & soomaalia Ayna samaysteen heshiiskii 3 geesoodka ahaa hadaba ogoow xukumada damuljadiid ee uu hogaamiyo ismaaciil cadow soomaaiyed & xoghaye yaashiisa MUUSE biixi Xasan sh mahamud Ahmed madoobe & dhamaan ururka damuljadiid inuu yahay tplf ta soomaalia wayaane uu ku samaystay 1993 _ 2018 kii Balse imaashadii pm Dr abiye Ahmed sh alidheere ina adeerkay dhamaan wixii faragalin tii ethopia ahayd waakii albaabaha isoogu dhuftay dhamaan mw goboled yadii ay wayaanihii sameyeena waakii xidhay la macaamilkii ethopia waana kii kala macamili jiray xukumadii fadaraalka soomaalia oo bes ah khaasatan mw farmaajo & pm Xasan Ali KHAYRE & taliyihii Nisa Fahad yasiin & wasiirkii arimaha dibada oo bes ah Hadaba dhamaan heshiiskii waxaa burburiyey mw soomaalia ismaaciil cadow soomaaiyed kasoo toos ufashiliyey dawlad sameeyey balaayo qaran tii damuljadiid

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz27 күн бұрын

    𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐰𝐧𝐮𝐮𝐫𝐨

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o27 күн бұрын

    Taar media Tv geesi❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv27 күн бұрын

    Somaliland iyo bixi kama hadlin beenaleh. Dadkii dhohana ee hargeisa u waran. Abiy somaalia wu u dabcay.

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k27 күн бұрын

    Been badanaa ninkani abiy ma odhan somaliland ayaan aqoonsanayaa sidad jeceshahy dadka wax looguma sheego ee suda runtu tahy sheeg

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    27 күн бұрын

    Somalia waxba kama qaban karto heshiiska aanu Somaliland la galnay buu yidhi. Marka la kala saxeexdo xaalada imikaa MOU bay taagan tahay marka la saxeexo ayay ku dhawaaqayaan MOU ayuu ka hadlay adigu xinka iyo ciilkaad qabto iyo sidaad jeceshahay haw dhigin

  • @nadiraosman6726

    @nadiraosman6726

    27 күн бұрын

    Qaaraxland Amisonland Aalshababland daadqalotoland faqash terroristerland kaa ahaw Somaliland iyo Ethopia

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz27 күн бұрын

    𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz27 күн бұрын

    𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰

Келесі