Wararkii u Danbeeyey Jabuuti oo Mar kale Ka Cadhootay Dekeda Berbera oo Dhaaftay Marsada Dooraale

Ойын-сауық

Пікірлер: 35

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491Ай бұрын

    Jabuuti jabka gaadhay wasn ku diirsaday,. Wow. Falaadha halkaan rabey waan la tiigsaday, Biixi baa sabay cadowga agu ha jabo,. Guul iyo Gobanimo Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland 😮😮😮😊😊😊

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballsАй бұрын

    DEKEDA BERBERA EAY JIRTAY. IN KABADAN. 3500 SANO. TAN CURDINKII EE FRANCE. ASAASTAY IYADOO SHAQAALAHU AHAA. REER. SOMALILAND WAY SOO KORAYSA

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1nАй бұрын

    Cabdulqaadir Dheel kuma jirin Golihi Sare ee Kacaanka. Sidaa ula soco saaxiib.

  • @mahdielmi1798
    @mahdielmi1798Ай бұрын

    ILLAÀHAY HA U NAXARIISTO AAMEEN AAMEEN YÀA RABBI

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577Ай бұрын

    ahemd silayo sow yidhi aniga idhi dhagaxa berbera lama soo qadayo ana ku dagalamay aana diiday in meel kale laga dhiso waraysiga ahmed silanyo ku jira labadoodba marka way ku dagalameen miyaa ilahaa u naxarisito marxuunka janadiina ha ka warabiyo lakiin arinka ahmed silanyo sheegtay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Ай бұрын

    Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972Ай бұрын

    Alle haw naxariisto axmed xasan muuse

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042Ай бұрын

    insha allaah Guul Somaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khАй бұрын

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8Ай бұрын

    Soomalilnd Alle ha guulyo ❤

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fvАй бұрын

    Alaauarxaa

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2Ай бұрын

    Somaliland growing fast✊️

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kpАй бұрын

    Warkaa jir taarow

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi❤❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659Ай бұрын

    Djobuti port berbera port Somaliland Ayaa boodhka ku aasaty

  • @user-zk8md1bc1r
    @user-zk8md1bc1rАй бұрын

    Masajidki halka maraya ma hadalkii hore ayuun bad ku celcelinaysa

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146Ай бұрын

    ❤😀❤️👍👍💚

  • @Garasmedia
    @GarasmediaАй бұрын

    Hurdo wayne.. warkani khamiistii iyo jimcihii ayuu ahaaaa... reer cumaroow...

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552Ай бұрын

    Taar.tv.kalmac.iyo.kalshekh

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362Ай бұрын

    Adiga waanu kala noqonay wixii aanu kugu taageerijiray

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballsАй бұрын

    WAAR WAXAY MUSE AFQALOOC. WAA KA ISKACEELINLAHAAYEE. EE KUWAN. SULDAN SHAWAADIN BAA. WAAX LAAQAAYA

  • @SadiiqDhago
    @SadiiqDhagoАй бұрын

    😅😅😅😅😅😅

  • @MahadCawil-ex9zh
    @MahadCawil-ex9zhАй бұрын

    Lax was 😂😂😂😂

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1nАй бұрын

    Baanka dunidu qalad buu galay, waayo? Jabuuti waxa uu ku daray waddamada Ashiysa, Afrikaba uu ka saaray.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khАй бұрын

    Jabuutay waxay noqotay naag lala guursaday indheheedu waxay hayaan soomaalilaan😅😅😅😅😅

  • @geeljire1658
    @geeljire1658Ай бұрын

    Qabyaalad quute

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028Ай бұрын

    💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @user-fv7gk5cm9s
    @user-fv7gk5cm9s26 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢 nn

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972Ай бұрын

    Jabuti waxanu lee nahay nacabku hayska ciyaane awrka caynka ugiija somaliland guul iyo gobonimo 💚🤍❤️

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5Ай бұрын

    Bosaaso badar qaasim magaceda hore ahaa

  • @user-yk2oy3zq8v
    @user-yk2oy3zq8vАй бұрын

    jabuuti dee xoolo lagama dhoofiyo kkkkkkkk geele calool kiish

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028Ай бұрын

    Jabouti miyaanay ahayn xeebtan yar ee isaaq iyo Samaroon dhistay ee xoraysay Somaliland miyay gaadhi karta waa strategic location 😂😂😂 Guul somaliland 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hhАй бұрын

    Waa been cad inlayidha jabuti berbera ka horeysaa mida kle jabuuti hdii ay warbixintas beenta ah ka cadhooto xaq miyanay u lhyn ma reer somaliland dartoodbay uga aamusi lahyen 😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    War kani waa beena waas. Hal xalaali ma sheego. Tuug tuug dhalay weeye

  • @SadiiqDhago
    @SadiiqDhagoАй бұрын

    🫡🫡😴😴

Келесі