WAR DEG DEGA:SSC OO HADA KUBIIRTAY|FADEEXAD XASAN SHEKH OO DEKAD SIYAY HADA|LAASCAANOD MAXA KADHACAY

Пікірлер: 38

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg2 күн бұрын

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲☝️❤️❤️❤️❤️

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur98092 күн бұрын

    Mansha Allaah Tabaarika Laah Guul WaaGuul Guulaaysta SSC ❤❤❤❤❤🎉

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z2 күн бұрын

    Guuuuuuuuuuuuuull SSc khatumo ❤❤❤

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk2 күн бұрын

    Maansha allaah guul iyo gobanimo ssc khaatumo guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb2 күн бұрын

    Guilty. Iyo. Gobanimo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @QaliSharif
    @QaliSharif2 күн бұрын

    Mansha allah hambalyo wasirka ssc waa nin qaaliya guul side weeye ha guilaysto waa nin dhalin yaro ah o firfircon farxad ban u rajeynaya ssc iyo dawladoda keep going reer ssc khatumo state of somaliya hawlaha wadenada dawlada ssc khatumo in iyagun ha dar dar geliyan hawlaha is hareerayal e dawlada ssc khatumo state of somaliya guulaysta

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077Күн бұрын

    Guul gobanimo SSC Mansha Allah tabaarka Allah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Күн бұрын

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo dawalada SSC khaatumo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🏇🏿🇸🇴❤️✅

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed69572 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Maasha Allah KHAATUMO GUULEYSTA WELLIGIIN INSHA ALLAH. SOMALIYA HA NOOLAATO

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957Күн бұрын

    ILLAHEY HA NAXARIISTO JANADII FARDOWSA ALLAH KA WARAABIYO. GUDOOMIYIHI HORE PROF MAXAMED CUSMAN JAWAARI AAMIIN YAARABI

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102Күн бұрын

    Waa war lagu farxo guul insha alaahu

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560Күн бұрын

    Say inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Күн бұрын

    Mashaa Allaah 1/7/2024 umada soomaaliyed markaya joganba❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️✅🏇🏿✅🇸🇴❤️👏🏻🎂

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1woКүн бұрын

    Waa ku faraxsanahay walaalahayo iney liibaanaan❤❤❤❤❤

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850Күн бұрын

    ❤❤❤ mahadsanid abti

  • @awenoolays6540
    @awenoolays65402 күн бұрын

    Allah haw naxariisto jawaari

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Күн бұрын

    ilaahay hawa naxariisoto barfasooro jawari walaahay SSC khaatumo waa soomaali asala ilaahay hayadin xifitiyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲❤️🇸🇴✅

  • @abobasement346
    @abobasement346Күн бұрын

    Good job 👍🏾 wasir

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv2 күн бұрын

    MAALIN BAAD DANBAYSAA DALXOOW MAHADSANID

  • @mahamudabdi8430
    @mahamudabdi84302 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi80432 күн бұрын

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend, DALXA Iyo Bahda Sool Chanel, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid, GUUL SSC KHATUMO STATE OF SOMALIA, Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vКүн бұрын

    WCS

  • @user-bd9qr9ds8i
    @user-bd9qr9ds8iКүн бұрын

    XASAN SHIIKH DAD U DABAALDEGA MA HAYSTO WAXBA YUU KU MARMARSIINYOON GEERIDA DADBA LAMA JOOGO CIIDANA MA JOOGO ADEER RUNTA SHEEG

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102Күн бұрын

    KKK xasan Waa uu siinayaa haday Ethiopia rabto laakiin auadu marabtaa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1woКүн бұрын

    Ma caalamka dhan baa isu imanaya??

  • @user-bd9qr9ds8i
    @user-bd9qr9ds8iКүн бұрын

    ADEEROOW NINKA JAREWRKA AH EE UU LACAGTIISA HAYSTO MADAA KA BIXINAYA ISAGU WUXUU YIRI LAYGA AASI MAAYO MARKAA NINKAASI XAQIISII BUU KA DOONAYAA ADEER MANA SAAMAXAYO BUU YIRI ADR

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Күн бұрын

    Xasan dhiiqo keligii taliyaha jabuuti muuse juudan guruyaha ugu geeya guusha SSC khaatumo hadhinitene😂

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal26882 күн бұрын

    Wariye Waxaadtahay Kanex Waxkastee Oofiican??

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878Күн бұрын

    Cebta adunka ba dhacday dowlada federal oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid waxey ka ibiyan dekeda hobyo marka barawe

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426Күн бұрын

    Waligeed itoobiya hobyo aadimayso hadey Kira tahay haa laakiin itoobiya doonimayso meel ayaan xuduud lalahayn waayo itoobiya waxay leedahay Bey Ranta hobyana waa ubuc soomaaliyed kiro hadey rabto iyo lacag inay bixiso jabuuti baa udhow iyo Barbara mana rabto waxaysan lahan iney maalgaliso eearinka hobyey dhisanaysa waa llablakac iyo fahan laan.

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527Күн бұрын

    naagharale oo areebo ah waxbamadshegine nimownag

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal83272 күн бұрын

    Kkkkkkk kkkkkkk

  • @aesse7702
    @aesse77022 күн бұрын

    Marka la isku daro dhulka gudaha Jamhuuriyadda Somalia iyo kan Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya (DDS), degaanka Oramada ee Itoobiya oo ah kan masaafo ahaan ugu dhow Itoobiya, Hobyo wuxuu u jiraa ilaa 1500km. Masaafadaas 80% waa degaan Daarood (gudaha Somalia & Itoobiya). Haddaba, Itoobiya masaafo intaa le'eg ma doonaysaa? Gurguurte ma ka siin doonaa Itoobiya saldhig milatari Hobyo? Shaki la'aan, Itoobiya waxay doonaysaa xeebaha Badda Cas ee waqooyiga Somalia sabab la xiriira masaafo gaabaan; corridor dhul oo iyadu yeelanayso; dad Itoobiya raba oo caadifad u haya; iyo taariikh hore. U maleynmayo in Gurguurte iyo Hawiye sidaas ku fakareen haddiiba dhibic garaad ahi ku hartay. Haddiise sidaas ay isku dayaan ujeedkoodu waa xin u qabaan dekadda Garacad iyo isagoo istusay in Itoobiya ku kaalmayn doonto inuu Somalia ku haysto kelitalis qabiilaysan. Ma laga yaabaa inay dagaalka ka socda Galbeedka Mudug uu arrinkaas la xiriiro oo ay isku dayayaan inay gaaraan xadka Itoobiya?

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot2 күн бұрын

    war sirta iyo waxaad sheegayso waxba kama jiraan dadka beenta kadaa shame on you bariiskii ayaa meelxun kaa galay

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q2 күн бұрын

    Hogamiye firdiye dacwado baa kaa taal maraykan inaad dagaal oge tahay dad aad xasuuqday ciyaal ah ku Tala gal anagu waxan ku oran lahaa ha tagin ergay u dirso maraykanku waxuu tagersan yahay slan xildhabanada elhaan warqada u qor ku socota white howska inaysan sool iyo sanaag ahayn slan ayna idin xasuqen isaaq ciise gudo biirsi madaxweyne jabiti hub siiyay hubka aad ka qabatena sawira iyo maxabista asc walaalo

  • @naimam.9551

    @naimam.9551

    Күн бұрын

    😂😂😂

Келесі