WAR DEG DEGA:DAAWO LABO DIYAARADOD OO HADA GUUMAYS|MAYDKII OO LAFTAGAREN LOO DIIDAY IYO XASAN SHEKH

Пікірлер: 33

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n9 күн бұрын

    Oo intaas oo dhan miyaa daawanayseen 😂😂😂😂

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f8 күн бұрын

    Waa raadal qarsoon

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali95089 күн бұрын

    SOO RIDA NACALAA DHALAY ITOOBIYA HALA GUBO IIDOOR NA ALAHA JABIYO IYO ITOOBIYA AAMIIN

  • @jamahussein6860
    @jamahussein68609 күн бұрын

    Maxay u tooganwaayeen?

  • @aderjalil1785
    @aderjalil17859 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ssc❤❤❤

  • @aliabdi1254
    @aliabdi12548 күн бұрын

    Yaxaas ilkabadane meeshii larabo halagu aaso

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f8 күн бұрын

    Waa Ethiopia 🇪🇹 and waa in lala hadlo prime minister kooda why maxaan kahaysanaa ceeb udhinta

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n8 күн бұрын

    Ma ahayn kuwo itoobiya ee waxa soo diray DF

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z8 күн бұрын

    jawaari lafihiisa ayeey doonayaan in markey qala laan ay lasoo baxaan 😢😢😢xataa lafihii waa ka ganacsanayaan . 😢😢 markii dhowr bil kasoo wareegto aaska lafaha jawaari kala baxa oo geeysta baydhabo 😢😢 hadii kale wey gadanayaan 😢😢

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul11229 күн бұрын

    MAXAY KA DHOWRANAYAAN HASOO RIDAAN DHULKA HASOO DHIGEEN

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z8 күн бұрын

    hubka diyaaradha lagu soo rido ma haysataan miyaa???? maxaa dhacay??? ⚠️war hooy sidan waa khalad

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75419 күн бұрын

    Ninkaan NSN ayuu siraha siiyaa hartiyoow halasoo rido

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u8 күн бұрын

    Ethopian baa ku caawiyey xooga jaajuusnimaa

  • @user-cc2mk7ex1m
    @user-cc2mk7ex1m9 күн бұрын

    Maxa loo xabadayn waayey diyaaradaha waa nacasnimo

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow67839 күн бұрын

    Hubka ay haystaan c.ssc waxay u badan yihiin (anti.telegharaf.may soo Ridaan hadday ku duulayeen joog hoose F.G.way heleen xogtii ay rabeen waa in wax laga bedelo. Rugihii madaafiicda. Qaabkay u deganaayeen.

  • @zamzamali4347
    @zamzamali43479 күн бұрын

    Maxaa loo soo ridiwaayey

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil66099 күн бұрын

    Ssc maxay u eganayaan may soo ridaan

  • @user-nf5gn2ps5o
    @user-nf5gn2ps5o9 күн бұрын

    Niinkan umabogiin

  • @abdirahman6614
    @abdirahman66148 күн бұрын

    Ciidamada SSC waa in ay gubaan oo ay soo ridaan labada diyaaradodba waxa leh diyaaradaha Ethiopia marka ciidamada SSC waa inay si degdeg ah usoo ridaan labada diyaaradodba waa basaasiin waa in labada diyaaradodba si degdeg ah ay usoo ridaan labada diyaaradodba maxay ka eeganayan labada diyaaradod waa inay ciidamada SSC si degdeg ah usoo ridaan waa in aanay mardanbe labada diyaaradod iyo diyaarad kastA noocay doontaba ha ahaate waa in diyaarad kasta oo aan lagaraneynin waa inay ciidamada SSC dhulka soo dhigaan oo ay soo ridaan waa in aanay matdanbe soo dul marin dhulka SSC

  • @mariaali4935
    @mariaali49359 күн бұрын

    Maad soo ridaan maxaa idinka khaldan dowonsanaa

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed59569 күн бұрын

    Maxay tahay sababta loo. daawanaayey weliba iyagoo joog hoose ku duulaya?

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi12789 күн бұрын

    Maxa loosooridiwayey Miyeyna amar hore Ayaan waxasu waa Khalad wayo hawadaad Waxa Soo gala waa inad la socotaa

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve3 күн бұрын

    Sc we Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxiyaXaaji-yw2mu
    @FarxiyaXaaji-yw2mu9 күн бұрын

    O intaas odhan maxa lodawanayey maxay kasodonaysa hawshedi fushataye tolkayow bidari sibiq baykugu gashaa

  • @fadumojama22
    @fadumojama229 күн бұрын

    Waxas waxa lagu hadlo maha mesha nadabakajira dawlada khaatumo kama surtowdo inay waxa dawato adigamoye waxkalo shegayanamarag

  • @QaliSharif
    @QaliSharif9 күн бұрын

    Diyaradaha maxay u so ridi wayeen ileen lidka diyaradaha way haystan dhulka so dhiga itobiya lagaso baryey o hada ka hore bay shegen in ay u duubayan ciidamada ssc lakin anay u dagalamayn marka waa iyago odayga jiran ba Waxa moday guul haduba guul rabo dee haso garaco anigu kuwo anu leenahay baa dhul hehabayey miyay ciidankoda miyay so saworen intasa wax want loo arka heeg baa lagu kala bixi foona iyo xabad raga isla hore fadhiya

  • @QaliSharif
    @QaliSharif9 күн бұрын

    Wale taytalka so qorto lagu warer war bal caadi u qoro o bal ilbaxnimads kareb ileen waran waa dadkiiye

  • @zainabraan9446
    @zainabraan94469 күн бұрын

    Mala soo rido maxa loo eganaya

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n9 күн бұрын

    Kkkkk cabsi cabsi ayaa gasheene

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm9 күн бұрын

    faqashta Huwanta ah laasocaanod joogta cabsi baa soo wajahday

  • @fadumojama22

    @fadumojama22

    9 күн бұрын

    Yanukacabsana makuwanu furanay e shacabka kadhignay idoor riyakunol maxabalahaigayacay

  • @ismailahmed001

    @ismailahmed001

    9 күн бұрын

    Yaa maxboos linta ayaad lascanood hada kacabeeysaa 😂😂

Келесі