War Cusub: Shirka madaxda NATO ufurmaya Taladada ooay israil kaqeyb galeyso, iyo wararkale xiiso leh

War Cusub: Shirka madaxda NATO ufurmaya Talaadada oo ay israil sheegtay inay ka qeyb galeyso sababta? iyo dawlado Nato kujira oo aad udiidan waxa ay kawado Gasa,# Arin yaableh oo ka dhacday daanta galbeed, iyo warar kale.

Пікірлер: 112

  • @GacmaDheere-xi4fz
    @GacmaDheere-xi4fz9 күн бұрын

    ❤Rabiyow waxa aan ogey baad ogtahey falastiin waxa udam beeya nooga dhig war aan ku faraxno aamiiin🤲🤲🤲

  • @munocadey9436

    @munocadey9436

    9 күн бұрын

    Amiin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b9 күн бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين في غزة

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider17679 күн бұрын

    Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow inta bukan aloow caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen

  • @ShiqAxmedsuulay

    @ShiqAxmedsuulay

    9 күн бұрын

    ‏‪0:44‬‏

  • @aden3425
    @aden34259 күн бұрын

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar falastine inshaallah guul dhamastiraan amiin ya rabii

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg9 күн бұрын

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar5819 күн бұрын

    Allah ayaa umaqan reer falastiin waa kabaxidoonaan dhibka InshaAllah

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir92089 күн бұрын

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @akafi1212
    @akafi12129 күн бұрын

    Yaa Allah ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed106210 күн бұрын

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hanaga horwereejiyo madaxda munaafaqiinta ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @MohamedDeeq-oq7rc

    @MohamedDeeq-oq7rc

    9 күн бұрын

    Aamiin yaa Allah

  • @sahromudey6415
    @sahromudey64159 күн бұрын

    Wcs kuwa lala dhaqmikaqaraa roone edeb darey u aadeen shirka naato ilaahey ha guuleeyo muqaawamada aduunka meel walboy joogaan gaala waa soo dhigatay rergaza guul insha allaah

  • @user-qw2od6pn5m
    @user-qw2od6pn5m9 күн бұрын

    Yaaa allaah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed89439 күн бұрын

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil87899 күн бұрын

    Guul inshall falasatiin

  • @abdula8967
    @abdula89679 күн бұрын

    Guul, Nadaara! Thank you.

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed41419 күн бұрын

    YAHUUDA WA MEESHI OGUDAMBEYSAY ALLA JABIYAY

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji994910 күн бұрын

    Asc Nadaara thank you for your good news all the time 😊

  • @faadumoxassan1519
    @faadumoxassan15199 күн бұрын

    Thanks nadaara

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile9 күн бұрын

    Allaha guuleyo falasatina😊

  • @user-hi6ez8ko3h
    @user-hi6ez8ko3h10 күн бұрын

    sabaxal qeyr ❤❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir569 күн бұрын

    Gargaarka Ale waa dhawyahay. Yaarabi Yaarabi unaxariuso walaalaheen falastiin Yaarabi ugargaar

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan71269 күн бұрын

    subxanallaah ilaahow ugargaar falastin

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur9 күн бұрын

    Wcs nadaara show guul shacabka falastiin qeebta gasa

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q9 күн бұрын

    Yaa rabi caawi reer falastiin cadowga allow kaqabo adaa awoodleh

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg9 күн бұрын

    ilaahow u gargaar falastiin oo garab u noqo ya allaah ya raxmaan ya raxiim adiga ayaa awoodleh ee caawi falastiin

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi28139 күн бұрын

    ❤❤Wcs sxb❤❤#Sabaax

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed33019 күн бұрын

    Viva nadaara❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed6899 күн бұрын

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @user-lo4nt9jz1l
    @user-lo4nt9jz1l9 күн бұрын

    Thank u

  • @mohamedqadar1475
    @mohamedqadar14759 күн бұрын

    Shukran

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em9 күн бұрын

    Xasisana yahud waa yahud

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k9 күн бұрын

    Allahuma ansur falsastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali69239 күн бұрын

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @AbdiMohamed-kw5fb
    @AbdiMohamed-kw5fb9 күн бұрын

    ALJAZEE

  • @aminahussein9450
    @aminahussein94509 күн бұрын

    ASC. Macalinka QASAARADA & Xertiisa haday yuhuda haystaan Muslimiinta waxay heystaan "ALAAH" & Ciidamadiisa namana DAYACAAYO Inshaa "ALLAAH".

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah9 күн бұрын

    Guul iyo gobanimo

  • @shamcena7314
    @shamcena73149 күн бұрын

    Bidixda waxaan ku nacay khaniisyada

  • @user-wu6xk9qr2j
    @user-wu6xk9qr2j9 күн бұрын

    good news

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax9 күн бұрын

    Wuxu caqli xumaa kibirka ka batay waa waxa jabiya dadka dhawacaa ee ay sidaa xun ula dhaqmeen waamid ay ku midoobi doonaan falastiin insha alaa

  • @AyanIbrahim-pt4qg
    @AyanIbrahim-pt4qg9 күн бұрын

    Mansha allah falastiin guul guul

  • @AbdiMohamed-kw5fb

    @AbdiMohamed-kw5fb

    9 күн бұрын

    ALJAZEE

  • @AbdiMohamed-kw5fb

    @AbdiMohamed-kw5fb

    9 күн бұрын

    ALJAZEE

  • @AbdiMohamed-kw5fb

    @AbdiMohamed-kw5fb

    9 күн бұрын

    ALJAZEE

  • @AbdiMohamed-kw5fb

    @AbdiMohamed-kw5fb

    9 күн бұрын

    😊

  • @maanka4722
    @maanka47229 күн бұрын

    Runtii waa gumeysi caadiya ee ilahey ha amansado hana guuleeyo idim alle

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif9 күн бұрын

    Saas waye ustaad wararka caalamka nala socodsii gaza bas hanagu heyne sida ruushka iyo Ukraine update nagasii

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis6429 күн бұрын

    Allow adaa wayn wadanka Somaliland ictiraaf noo sii si ay umadda somaliyeed isku wada jeclaadaann

  • @hony5804
    @hony58049 күн бұрын

    Yahuud wixii naxariis iyo wng kasugo aakadaran

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28359 күн бұрын

    NADAARO, WAXAAN WAXA Y YUHUDDA U SAMEYNAYAAN, WAXAY HUBAAN IN AYSAN JIRIN CARAB FALASTIIN U DAMQANEYSA, LAKIIN ALLAH AYA GACAN SIINAYA

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan9 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤

  • @user-lg4qn6dx8p
    @user-lg4qn6dx8p9 күн бұрын

    M.a❤❤❤❤

  • @Call_me_Abe
    @Call_me_Abe9 күн бұрын

    Mahadsanid Nadaara!!!

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x9 күн бұрын

    Ninkaas meesha gaariga kaga saaray ayaan hore kadaawaday Aljazeera

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c9 күн бұрын

    Wxaad tahay wariye daacad ah sidaa kuwad howshaada anaga waan kahelney tebinta warsrka Bun camal ayuu nooqabtoo Anagoo fahmeyno luqadaha Srabic&Engkidh languages

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush29529 күн бұрын

    Wcs wll w

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider17679 күн бұрын

    Tankale qeer badan Ebe ha ku siiye mar waliba Nambarka sheikh Cabdi Xayi noo qor fadlan

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar58789 күн бұрын

    Wcs

  • @abdijabar3956
    @abdijabar39569 күн бұрын

    Mash alah nadara sifican Aya ukala didigti ❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali69239 күн бұрын

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @HaykalXuseen
    @HaykalXuseen10 күн бұрын

    Wcs Mr nadaaara show aad baad umahadsantahay sxp sida wararka aad noogu soogudbiso

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan9 күн бұрын

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @AxmaddaahirMuxumed
    @AxmaddaahirMuxumed9 күн бұрын

    Xutigu marhoraan dawane ki xalay uukahadali kahadal

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed9 күн бұрын

    Faransa kii ku soo baxaaba waa kii kale

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid9 күн бұрын

    Mr.Nadaara Barnasmijyadaada kuqor Bar1.Nar2.Bar3.si qofku u daawada ama u dhageysto midkii uu rabo.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali69239 күн бұрын

    That shows the hypocrisy of western countries

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n9 күн бұрын

    Guul walalaha hamas

  • @axmedcabdi8649
    @axmedcabdi86499 күн бұрын

    Qofkan gadhiiga dusha laga sarey biishi hore aha nadara mx ka cuusub 😊

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w9 күн бұрын

    Macalinka weyn waxaa ka hormari lahaa dowladaha carabta oo dhihi lahaa falastiin wax xunay samwysay

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar58789 күн бұрын

    WCS

  • @Bile24335
    @Bile2433510 күн бұрын

    Wcs wr wb

  • @user-eu3ui5hr4w

    @user-eu3ui5hr4w

    10 күн бұрын

    😮

  • @abdifatahdagane1930
    @abdifatahdagane19309 күн бұрын

    Midigta: waa waraabaha kii soo qaylinaayay ama soo Ciyaayay Bidixda: waa waraaabaha kiisa aamusan ee hoosta kaa cunaaya Waana kuwa Qaniisnimada iyo diinlaawayaasha faafiya waana cadawga sax da aha

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb9 күн бұрын

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey54949 күн бұрын

    Naddaroow, Hamiin feyllin. Runti Ingriiskih & Faransi, natiijidi edda inkih faraxsini " wayni in sabbab ee degaalki Gaza iya doorwiin ku qaaddiddi ". Biden" Bayden" xisbishe iya ki dheggin. A/Lillah, Rabbiyoow niin gergaartey gergaartey gergaarka niin ziyaadi. Amiin. Asc. Meggin Allih .

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi36929 күн бұрын

    Asc Somali weyn yahuuda xasidnimadooda xadkee gosate iska cabinta rer daantagalbeed afka ha duubtan si loo oganin falimkiisa ilaah ha cawiyo

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin26629 күн бұрын

    Gaaladu waxay leeyihiin eey yuhuudkana waa eygii maraykanka

  • @zulfafara3919
    @zulfafara391910 күн бұрын

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mawliidgeedi342
    @mawliidgeedi3429 күн бұрын

    Sck

  • @hennabyamaar9416
    @hennabyamaar94169 күн бұрын

    Hitler wuxu u dilii jire ayu qabaa waleee

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman532510 күн бұрын

    Guuleyso nadaara subax wanagsan

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi96199 күн бұрын

    Nadaara sheekada daanta galbeed ma hore ayay ahayd

  • @ShiqAxmedsuulay

    @ShiqAxmedsuulay

    9 күн бұрын

    ‏‪0:06‬‏

  • @naam9190
    @naam91909 күн бұрын

    Nadaarow wilkaan malin horay ahayd markay saan u galeene xageed jirtay ma hadad ogatay

  • @observerpetrologyandgemstone
    @observerpetrologyandgemstone9 күн бұрын

    Nadaaro miyaad jirtay markii la,aasaasay qaramada midoobay

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed91319 күн бұрын

    Nadara ma jiraa ruux somli ah oo wareeye ah oo jaamici ah?haddii uu jiro Magaciisa noo soo qor fadan

  • @osmanyousuf9237
    @osmanyousuf923710 күн бұрын

    Asc Nadaara sxb barnaamijka sadaxaad aad baa udaahisay ayaantaan waa xili Hurdo I hope in aad early kusoo celiso thanks qeer ilaah haku siiyo

  • @yaskaali4275

    @yaskaali4275

    10 күн бұрын

    Nadara USA 🇺🇸 Moo u guuray Bal Ha La Soo Baaro he Barnamijka Rer USA 10pm u tahay

  • @osmanyousuf9237

    @osmanyousuf9237

    10 күн бұрын

    @@yaskaali4275 sax sacadaan London waa salad Subax odayga wee kadaba timit 😂

  • @FatimaMaxamed-xp3py

    @FatimaMaxamed-xp3py

    9 күн бұрын

    Ka dhac dee😂​@@osmanyousuf9237

  • @FatimaMaxamed-xp3py

    @FatimaMaxamed-xp3py

    9 күн бұрын

    ​@@osmanyousuf9237😂😂😂 ka dhac odayga

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein92569 күн бұрын

    WWW❤❤❤

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib9 күн бұрын

    WCWRWB NADARA SHOW

  • @mohaabdikadir153
    @mohaabdikadir1539 күн бұрын

    Isreql nato ma ahn wan argagixiso hadna rer galbedka mel wlbo ayay weji iyi sumcad iyo tagero ugu radinayan lkn wax si socondono ma ahn wyo rer galbed wejigoda dhabta wa la ogady dunida bolxofto danbe iyo ben iyo barbagando laguma sii heysandono

  • @dualeelmi371
    @dualeelmi3719 күн бұрын

    Hajhuriga la mid mahan kuwa ad shegtey ee Trump ayaa nin walan ah Qaxootiga Jamhuriga ayaa sharciyeeyey markii horeba

  • @LionSimba-uh3vh
    @LionSimba-uh3vh10 күн бұрын

    🤲🤲✋✋🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🤲✋✋

  • @IsmailHusseinMohamed-re7sy
    @IsmailHusseinMohamed-re7sy9 күн бұрын

    Free Palestine ❤❤

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok9 күн бұрын

    😂😂nadaara warkan wa war sodaalay 2 weeks ago bu aha😂 waliba wiilka asago garabka iyo meel kale xabad uga taalo bey gofanaha ugu xirna almost 2hrs wa maxay wardugoway ba ino wadaye cawa?🤔

  • @user-ur4ns2ih3u
    @user-ur4ns2ih3u9 күн бұрын

    L😅

  • @abdikayrmohamed4053
    @abdikayrmohamed40539 күн бұрын

    Nagtaa Layska galinayaa mardhaw

  • @FatimaMaxamed-xp3py

    @FatimaMaxamed-xp3py

    9 күн бұрын

    😂

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid123210 күн бұрын

    Sanad wanagsan dhaman umada islamka ah yahuud iyo wixii raacsan dhulka alle hala jaro amin amin

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib9 күн бұрын

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed92199 күн бұрын

    Wcs

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid9 күн бұрын

    Mr.Nadaara Barnasmijyadaada kuqor Bar1.Nar2.Bar3.si qofku u daawada ama u dhageysto midkii uu rabo.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc9 күн бұрын

    Wcs

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid9 күн бұрын

    Mr.Nadaara Barnasmijyadaada kuqor Bar1.Nar2.Bar3.si qofku u daawada ama u dhageysto midkii uu rabo.

Келесі