WALAASHAA IS QAAWISEY UNIIKINEYSA DADKA, MAXAY KAA MUDAN TAHAY ? DoodWadaag

Ойын-сауық

#arimaheena #team27 #doodwadaag
Halkaan ka iibso ArimaHeena Merch t.ly/AIFK
My Social Media Accounts
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
989,214 subscribers

Пікірлер: 771

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena Жыл бұрын

    fadlan queen saami subsribe usaar youtube.com/@sabrinaabdulkadir3420 editingka videoga ka ilaabay ina channelkeda kusoqoro mahadsanid

  • @HalimaIse-zl1hv

    @HalimaIse-zl1hv

    Жыл бұрын

    Arimaheena ayan tan waad jiiftaa

  • @MomtasOmar

    @MomtasOmar

    Жыл бұрын

    @@HalimaIse-zl1hv hhhhhh

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    Жыл бұрын

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @Cabdi_Caziiz

    @Cabdi_Caziiz

    Жыл бұрын

    Abti plz dadaal 1m coming soon if Allah said

  • @munaabdirahmaan6214

    @munaabdirahmaan6214

    Жыл бұрын

    Arimaheena isma dhibo Maxan kusameenaa😂😂😂😂

  • @Maxamedkl123
    @Maxamedkl123 Жыл бұрын

    Wax walba waxa ka macaan quraanka Yaa igu Raacsan 🥰❤👍

  • @qaredhaashi5419

    @qaredhaashi5419

    Жыл бұрын

    Ani 🥰❤👍

  • @sumayomahad8160

    @sumayomahad8160

    Жыл бұрын

    Me ❤

  • @hindaguure5427

    @hindaguure5427

    Жыл бұрын

    ♥️♥️♥️

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 Жыл бұрын

    Foziyo is so intelligent may all our girls be like her nd better ❤

  • @Adnomo1234

    @Adnomo1234

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @deeqali9139

    @deeqali9139

    Жыл бұрын

    Because she is learned her Religion that the point ❤

  • @zuhaanasomali841

    @zuhaanasomali841

    Жыл бұрын

    Because she learned her Religion and Atabeg that the point fine ❤❤😊😊

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 Жыл бұрын

    Fowzia gabar Ilaahay isugu daray caqli, aqoon iyo codkarnimo❤

  • @cabtoyisnacay7438

    @cabtoyisnacay7438

    Жыл бұрын

    Dhuusada mesha kala tag.

  • @ifrahfaisal8197

    @ifrahfaisal8197

    Жыл бұрын

    Absolutely waa runta wllo❤

  • @nadiraabdullahi

    @nadiraabdullahi

    3 ай бұрын

    Haa walhy doda waxbay kataqanaa ❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Жыл бұрын

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤💕❤

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas Жыл бұрын

    War Oday, Caaqil, Nabad-doon Zakariye Soomaali (Zaki Somali) Hadal iyo Talo fiican oo miisaan leh buu dhiibtaye Salaan Gobeed iga gaadhsiiya Odayga 😊

  • @mariaabdi1760
    @mariaabdi1760 Жыл бұрын

    Aqoon,aqlaaq,diin marka isku darsatid walaga dhex aqoonsana dadka wada fadhisaan xiligan oo kale❤️ Fowziyo is a good girl M.a🥰

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Жыл бұрын

    Armaheena: Legend brother,great conversation Fowsia: clever,great idea, religious girl Zaki: brave, marvelous, historical advice Sami: innocent girl Macalimow: great idea King ceydi: historical idea ❤ Arhmaheen keep on going brother ❤🙏

  • @masbal9180

    @masbal9180

    Жыл бұрын

    😂😂 horta somalida waxan kaga yabay is qorqorka luuqad ayaad ledahaye kuhadal

  • @shakuraboy9780
    @shakuraboy9780 Жыл бұрын

    halagu saliyo xabibkena maxamed scw

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Жыл бұрын

    Ninkan Moalimow la dhahaayo waa nin Odoy ah oo smart ah iyo Gabadhan Fowsiyo la dhahaayo waa gabar smart oo diin akhlaaq iyo isku darsatey Allah haku sharafo waan jaceylahay gabdhaha cagliga badan ama smart ah thanks for discussions ❤❤❤❤❤

  • @SOONE4
    @SOONE4 Жыл бұрын

    Fowsiya dimble really you are knowledgeable girl you know how to do a negotiation b/w family ❤❤

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky Жыл бұрын

    Much needed topic 💯👌 waa mawduuc xasaasiya oo si dareen leh looga dooday. ❤ I know our boys are the most caring, loving, protecting brothers. Badankoodna uma quuraan inaay walaalahood fal wuxuush nimaa kula kacaan. *** hadaa tahay wiil walashiis raba inuu u nasexeeyo isticmaal qaacidadii nabi muse uu ilahay uu faray markuu fircoon u diray( فقولا له قولا لينا لعله يتذكر او يخشى)“ kula hadal hadal dabacsan waxaa laga yaaba inuu waantoobo. Sawiro qofka in loo dabacsanaado la amrayo waa fircoon!! Maxaad ka malaynaysaa qof muslima oo hadana walaashaaya.. ** diinteenu waa raxmad iyo naxariis❤

  • @cadecabdullahi8588
    @cadecabdullahi8588 Жыл бұрын

    Foosiyo wxaa ka muuqata Dhqankeeda ALLAH kacbsi wa sirta ka dnbeysa inay ddku ku tilmaaman wy cqlibdantahy. O miyuuu cqli jira illaa hduujiro wa mid ALLAH raalidiisa ka hor mariya wxakale raalidooda xita nftiisa❤ Shukrn foosiyo. Mnsha ALLAH

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Жыл бұрын

    Good discussion. MashaAllah Keep going guyz 👌😊❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Four legends always arimahena and saki somali and king ceyda and macalimow and fowsia and saami another's levels discussions hard 👍😍❤💯❤😊

  • @abdullahiabdihassan1617
    @abdullahiabdihassan1617 Жыл бұрын

    Waxaan kaa codsana arimahena Hadaa comment gayga aragto inaad Doodadaho kale balatiso oo anaga xataa fursado an uga soqayb galno nasiso online ahaan mahadsanid JWB wacan

  • @simrandinimohamed6504
    @simrandinimohamed6504 Жыл бұрын

    Wow this discussion is so touchable so I would like to add asad hagio and koko who agrees with me guys?

  • @asmasamireh1110

    @asmasamireh1110

    Жыл бұрын

    ❤❤

  • @farhiaali8967
    @farhiaali8967 Жыл бұрын

    Doodan wanjechy marwlpa ima dhafto waliba fosia m. A nag cod kar ah caqlina usaaxiib ah mashaallh❤

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Жыл бұрын

    MashaAllah Fowzia thanks walalo. You spoke a point. A parental point. Big love wllo

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын

    1m coming Soon common guys adaa kadhiman ❤ Congratulations Legend Arimaheena

  • @JackCadnaan-d3t
    @JackCadnaan-d3t Жыл бұрын

    Fosia is so intelligent ❤

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi Жыл бұрын

    Masha allaah fowsia She is very intelligent keep going sister❤

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Жыл бұрын

    Very Very good descussion. I really like it. Could you pls coninue for other episodes. Pls...🎉🎉🎉🎉

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Жыл бұрын

    Caawa wax ficn so gudbisy Mashalah talooyin fcn foosiya iyo saki mhdsnidiin dhmntiin 🎉❤

  • @munaabdinour2322
    @munaabdinour2322 Жыл бұрын

    M.a saki soomaali waan ka helay qaabkuu dooda uga qayb qaatay iyo fikirkiisa saliimkaa❤☺ilahay caqliga hku barakeyo wll

  • @professeurnoealimohamed1016
    @professeurnoealimohamed1016 Жыл бұрын

    Arimaheena hn vidéo wacyigalin ah oo faaido badan leh oo si fiican u habaysan ayaa maanta sameesay, horey u soco wll. Dhamaantiin Walaalaha kale ee sida fiican u hadlay ilaahay ha idin barakeeyo ilaahoow ku soo hanuuni dadka dhaqanka xun

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Жыл бұрын

    Arimahena the one and only legend 1 million comin soon pro

  • @maysarocabdi6590
    @maysarocabdi6590 Жыл бұрын

    Alxmdulilaah ilahy igama dhiGo mid sharfta nafteda iyo tan walidkedaba disha 🤲 Iga Naziib badan gabdhaha maanta wiilal la dhashay 😢😢

  • @crinaahmedofficial7410

    @crinaahmedofficial7410

    Жыл бұрын

    Commentigagan wuu itaabtey wlhi ❤😊😊😊

  • @AyuzhRoti

    @AyuzhRoti

    Жыл бұрын

    ❤😢sorry mcney anigana kaligay ku ah😅

  • @aliyarre3089

    @aliyarre3089

    Жыл бұрын

    Abaayo Anagaa Walaalahaa ah markasta noo wacnow oo wnaagsanow 😊😊

  • @aminotawane7638

    @aminotawane7638

    Жыл бұрын

    Iga nasib bdn mnta inta wiilal ka weyn ldhsdy 😢

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Жыл бұрын

    1M coming soon 🎉🎉❤❤

  • @xamdaciise8094
    @xamdaciise8094 Жыл бұрын

    Mashalh dood wadaag very fiican fowzio wa gabadh caqli u saxiiba abowe nosobadi waxyabo badan ba laga fayidayaye

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘❤❤

  • @user-bb7vg1vn7q

    @user-bb7vg1vn7q

    Жыл бұрын

    Scw

  • @MaxamedXasan-wj4vt

    @MaxamedXasan-wj4vt

    Жыл бұрын

    my lagend bigfab

  • @AnwarBoy-yp7us

    @AnwarBoy-yp7us

    Жыл бұрын

    Scw

  • @ELKACASE

    @ELKACASE

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @sacdiyamaxamed7571
    @sacdiyamaxamed7571 Жыл бұрын

    Coming soon 1M team arimahena 💯✋

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 Жыл бұрын

    MashaAllah dhalinyaro waxgarada🎉🏆 Waxa habon fakarka ah waa ICAyBAySay inloo badalo Arintaa samaynaysid nolosha iyo ayahaga uma ficna manaku ogolanayi inaa kugu firsado Ha ahaato wiil darogo cunaya ama gabar faraha kabaxday familka waa in ay isqaban karaab Kii laqab waayo haa waa saa shegten waa laxiraa haa waala xiraa sax waaye🧕🏽♟🇸🇴👍🏽🤝

  • @muhiimaadan5938
    @muhiimaadan5938 Жыл бұрын

    Mashaallah zaki somali siduu dooda usoo jeediyay aad iyo aad iiga gadanthy ❤❤Nin madow fariidnimiyo caqli udaa been maaha soomaliyeey😂

  • @SagalJama-rl2kq

    @SagalJama-rl2kq

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Жыл бұрын

    ‏الله يحفظك يا فوزية الله يجزاك بالخير

  • @Araweello
    @Araweello Жыл бұрын

    Fowsia caqli io codkarnimo isku darsty masha allah❤️

  • @LuulsalebanLuul-kr6zy
    @LuulsalebanLuul-kr6zy Жыл бұрын

    Ilaahay caqliga ha idiin barakeeyo dhalinyaray

  • @DrAarka2019
    @DrAarka2019 Жыл бұрын

    Mowduucyadan oo kale rag iyo dumar usaaxiib ah diin iyo xikmad ayaa kufiican in aad u qabato. Qofka inuu hadalkiisa xadith ama aayad quran so daliishado ayaa larabaa ama ugu yaraan uu qofka so qaato scientific veiw ama experience. Thanks . Faiza i Iyo zaki waa macquul hadalkoda

  • @XuseenMaxamuud-tu4mc
    @XuseenMaxamuud-tu4mc Жыл бұрын

    Arimaheena doodaan soobadi wllho aadan ujeclahay Cidii ilarabto like saaraa

  • @kingoslo7293
    @kingoslo7293 Жыл бұрын

    Saki somali isn't easy gbadhi dhanayd waa kaftan bu kaga kenay😂

  • @user-qn8yp4zk4v

    @user-qn8yp4zk4v

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @user-sx7ln3fz3j
    @user-sx7ln3fz3j Жыл бұрын

    walhi labo wiil oo 13 io 4 sano kala jiraa yaa ila dhashe walhi 7 gabdhood nahe waxey no mujiyaan iney naga weynyahiin walhi ani wllkey midka 13 jiraa waa sxbkeyga nolosha wuxuu hoyo u shegiin buu ani ishegaa walhi marka xanagsanahe xita farxad u mujiya sow u murgin walhi wlllhey wan jeclhy 😢allow ixafiid😢❤❤❤

  • @axmadcabd4146

    @axmadcabd4146

    Жыл бұрын

    Ilaah kaamaqaado

  • @sumeyahaji7620

    @sumeyahaji7620

    Жыл бұрын

    M,asha allah alle haku daayo ❤

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan896110 ай бұрын

    Masha allah mahadsanid Arimaheena waxaad keentay barnamij faa.iido leh horay usoco 👏👏👏

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Жыл бұрын

    Mashaallah walalkey Arimaheena Hormar wacaan wll guuleyso wll qalii 1M coming soon 🎉🎉❤iinashaallah team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯👍

  • @farhahmed4430
    @farhahmed4430 Жыл бұрын

    Arimaheena keeep giong 🎉🎉🎉🎉 mi fav youtup🎉🎉

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    Asc Dhalinyaro Waxan ku Jirnaa Tartan Waxan idinka codsanayaa in aad 10k Na Gaarsiisaan Insha Allah

  • @inamohamout
    @inamohamout Жыл бұрын

    Wll arimaheena coming soon 1m I.n 🎉❤

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Жыл бұрын

    Arrimaheena 1m sugeyna gudoomiye 🎉🎉😊

  • @nastexonasiib7043
    @nastexonasiib7043 Жыл бұрын

    MashaAllah Good idea❤, my opinion is gabada marba hadhey Allah kacabsaneynin sharafta familketha ilalineynin wain wadatha saxtha latusaa, Fear Allah all de tym

  • @KING_MANKA
    @KING_MANKA Жыл бұрын

    Sorry gabadha wey qalbi jilcantahy si walbo ay isku adkeyso wa beer jilcan wallhu😢😢

  • @user-ni1ih6de7r
    @user-ni1ih6de7r Жыл бұрын

    Arimaheena 1m coming soon 🎉❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 Жыл бұрын

    Dhamantin sifiican ayad uhadasheen runti aadbad u mhdsantihin ❤

  • @iqraibraahim3195
    @iqraibraahim3195 Жыл бұрын

    Fowzia she is so smart ❤❤masha Allah

  • @ramlaqueen3007
    @ramlaqueen3007 Жыл бұрын

    Fowzia masha allah wa gabar mj diinta iyo akhalada xaga bey kawadata 😊❤

  • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
    @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq Жыл бұрын

    Maasha Allah mahadsanid Wall hadaa gabdho nahay waanadaan wanna anfaci insha allaah

  • @aliyare8900
    @aliyare8900 Жыл бұрын

    Waxaan rajeynaa gabadhaas in ay fowsiyo wax ka barataa Fowsia she is intelligent wallahi m.a🥰

  • @maanmaxamed2983
    @maanmaxamed2983 Жыл бұрын

    1m coming soon my prother first person congratulations 🎊 ❤

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Жыл бұрын

    Fosio masha allah waa gabar wangsan ilhey ha idin hafido walalyal dhamantiina hadal wangsan ayuu ka hadasheen masha allah ilhey hana waafajiyo wwng❤❤

  • @clarionshewall749
    @clarionshewall749 Жыл бұрын

    Best girl intaligent fozia dambile wa gabadha kaliya ee ugu caqliga badan malasiya team 27 ruunti wa gabar aqoon badan waliba ku fican dhanka dood wadaaga nolow abaayo allaha ku xafido wan jeclanlaha inaad noqodo nasiibkayga lkn wan ka xumahay wad iga foogtahay

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Жыл бұрын

    Masha Allah keep going walahey that’s true

  • @SumayaAhmed-yg2vo
    @SumayaAhmed-yg2vo3 ай бұрын

    Zaki good advice

  • @abdishukrihassan4359
    @abdishukrihassan4359 Жыл бұрын

    Good topic keep going legend

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 Жыл бұрын

    1m coming soon my brother insha Allah

  • @janaat11
    @janaat11 Жыл бұрын

    Doodaha noso badi Arimaheena PLZ😩🤗🤗

  • @FadumoAxmed-vk9ll
    @FadumoAxmed-vk9ll Жыл бұрын

    Keep going prother ❤ noolow

  • @sidcalisharif7548
    @sidcalisharif7548 Жыл бұрын

    Fowziyo waa gabar aad u caqli badan runtii appreciate 💖 🙏

  • @ikranikran468
    @ikranikran468 Жыл бұрын

    masha allh sidii an uga hadli laha bay uga hadlen fowsiyo,zaki,macalimow iyo ceda waa dhalin yro wax badan fahsan 😊

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын

    Fowsiyo walahi waa gabar aad ucaqli badan mansha allaah waa ku taageraa baayo iLove you ilaahey ilmo baari kuu ah oo ku anfaca haku siiyo

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o Жыл бұрын

    Arimaheena walal maasha allah alle ha ku xfido runtii barnaamij kan aad buu u fiican yahay.

  • @Amati503
    @Amati503 Жыл бұрын

    Walasheyda hadey iga yartahay ama iga ween tahay waano igu leedahay No dile hadey iga yel8 weysey waalidka u gudbina dacad ☝️😥

  • @mahdimo6276

    @mahdimo6276

    Жыл бұрын

    Waalidka amar wey ka qaadan weyday maxa sameenee wa ina xertaa marka si sharafta aabaha taada iyo iyada sharaftedaba u ilaalisid

  • @AyuzhRoti

    @AyuzhRoti

    Жыл бұрын

    @@mahdimo6276 haa zaazuba ula jeeda ileen muu dilaye mid habar ku dhacyna waa jrta wllhida alaha hanuniyee

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Жыл бұрын

    ‏ما شاء الله برنامج حلو✅✅

  • @crinaahmedofficial7410
    @crinaahmedofficial7410 Жыл бұрын

    Dhallinyaro xaqiiqda kahadashey alle ha idin dhawro wllyaal ❤❤❤😊

  • @muxiyediinismaciil
    @muxiyediinismaciil Жыл бұрын

    1M COMING SOON WAAN EDBINLAHAA MACNA WAJIGA kamataabteen

  • @khaledkhaleda4724
    @khaledkhaleda4724 Жыл бұрын

    Arimaheena keep go 1M❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedibraahim182
    @ahmedibraahim182 Жыл бұрын

    Fosia is so intelligent ❤🎉 allaaha keep you

  • @user-kn1du1xy5j
    @user-kn1du1xy5j Жыл бұрын

    Fowsia wll qiimo bdn wlhi adi lee ku dawanayay aqligaada allh haku barkeyo ❤

  • @xamsemaxamed-jh3pp
    @xamsemaxamed-jh3pp Жыл бұрын

    1. M come son pro arimaheena Ka baadaan ayaan Ku rajaynaa zxp ama waal kipp going

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 Жыл бұрын

    Dod Wadagan Waan Tageera Arimahena Noso badi 👍

  • @kheiranuru-tj2wx
    @kheiranuru-tj2wx Жыл бұрын

    MashaAllah bro thanks God blesss you wherever you are 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕INSHAALLAH am wishing to see you cz want to give you gift

  • @anushkaahmed4769
    @anushkaahmed4769 Жыл бұрын

    Part 2 ka soo sameey arimaheena😂👋

  • @fatuushmohamed8797
    @fatuushmohamed8797 Жыл бұрын

    Coming soon 1m arimaheena Insha Allah

  • @maymuunsulaymaan4666
    @maymuunsulaymaan4666 Жыл бұрын

    Bari baan Waxan arkay gabdho aan isku fasal nahay oo Diana marsaday Ayeeyo aabe dhashay baa guriga nala joogtay waxaan dhahay ayeeyo lacag isii way isiisay waan soo gatay waan marsaday markan marsado Waan qarin jiray maalintii danbe hooya bartay way heshay wayna iga tuurtay way idishay hyo maalin Car soo gado lay dhahay wllkay iga weyn baa I Waaniyay Ayaamo markan joogay buu galabtii danbe magala ii kaxeeyay Caremo herbel ah dhar io Shobbing buu iigaday Ana isii baan iska daayay Alx

  • @NAIMA-co6hk

    @NAIMA-co6hk

    Жыл бұрын

    😢❤masha alaah wlsheyyy

  • @suleekhamaxamuud4214

    @suleekhamaxamuud4214

    Жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @user-uv2qq1wf1c
    @user-uv2qq1wf1c Жыл бұрын

    Masha Allah wll quruxeey caqlika alle haku siyaadiyo❤❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Жыл бұрын

    Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya 🙏

  • @AbdirahmaanDaahir-fp1hq
    @AbdirahmaanDaahir-fp1hq Жыл бұрын

    Arimahen guul zxp🎉❤❤1m gimison❤🎉

  • @queenhayaat3354
    @queenhayaat3354 Жыл бұрын

    Exactly wlhi gabadha hadey diinta wax kafahansanthy xitaa wado qaldan hadey qaado wee kaso labata oo ilhy kacabsi baa kujiro lkn hadii diinta dhankeda laga so dhisin aqli reeba maheleyso oo waxwalbo ee sameyso iney kusaxanthy ee mooda❤diinta iyo alle kacabsiga eynu kudadalno 🧡

  • @siciidocabdihodan1400
    @siciidocabdihodan1400 Жыл бұрын

    Arimaheena congratulations 1m bro

  • @AyaanDaahir-up4lo
    @AyaanDaahir-up4lo Жыл бұрын

    Coming soon one million legend arimaheena

  • @nasraintudhalxash-ms5to
    @nasraintudhalxash-ms5to Жыл бұрын

    Mansha alaah ale haydin xifdiyo dhamantin Sharafta hala dhawrto waatalo fican ❤

  • @user-kn7bc8sm6z
    @user-kn7bc8sm6z Жыл бұрын

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @maxamedabdilahi3393
    @maxamedabdilahi3393 Жыл бұрын

    1M coming soon انشاءاللہ 🎉❤

  • @user-qd7vx9yi8r
    @user-qd7vx9yi8r Жыл бұрын

    Maasha Allah😊

  • @user-lb9rj4tu2k
    @user-lb9rj4tu2k Жыл бұрын

    Alhamdullh Ani Hooyadeyda Saxib la ahy wlh wax dhan kama qarsado ani Alhamdullh 😢

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Жыл бұрын

    Arimaheena coming soon 1m❤❤❤❤❤❤

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 Жыл бұрын

    Gabadhan yar dooda kadaaya waidinka yartahaye wax eyfahmikarto keena ama dodaha kadaya🎉❤

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Жыл бұрын

    Dhalinyaradan waa caqligi oo daad ah Maasha Allah Kuwo waweyn aay ka caqli badan yahin runti❤❤❤❤

  • @A.Deeksi.O
    @A.Deeksi.O Жыл бұрын

    Wooow mashaallah 1M come soon our légendes brother

  • @user-pl4sw4ns8o
    @user-pl4sw4ns8o Жыл бұрын

    Masha Allah macalimow iyo fozia ugu fiican btafact😘❤️🙌

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Жыл бұрын

    Independent womans waye i love u girls sabirin & fawsiya ❤❤ i like their opinions ❤

  • @naymaxasan1860
    @naymaxasan1860 Жыл бұрын

    Masha allah wllhi barmaamijlakani waa mid fiicn insha allah waxan rajaynayaa in uu dadbadan bedeli doono❤👍

  • @user-wc4ti9oi7p
    @user-wc4ti9oi7p Жыл бұрын

    1million subscribers hada haa hada haa haa hada haa coming soon ❤🎉

Келесі