WALAALKEYGA NINKII XABADA KU DHUFTAY AYAA LA FASAXAY - MURZAL - ( DAREEN HADAL EP-02) BY DEEQ DARAJO

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 448

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j2 ай бұрын

    Walalkey mursal wan dareemikara walalkeen ilahay swt cagahiisa haw soo celiyo.aamiin yaa rabbi🤲🤲😢

  • @dacaaryare1907
    @dacaaryare19072 ай бұрын

    Allow maskiinkaas xaqiisa usoo dhici intii muslim ah allow dhibaatada ka dulqaad.intii xanuunsan allow caafimaad sii.yaa rabi aamiin ❤❤

  • @user-hx5lj9cm4l
    @user-hx5lj9cm4l2 ай бұрын

    Aduunyadaan waa lagu tagaa murzal qofkii aduunyadaan qalad ka galey hadana qaladkiisu la dabooley dhib malahn lkn aduunyadaa waa lagu tagaa lkn maalinta aakhiro haqiisa la siinaa wllkaaga i.a

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta2 ай бұрын

    Bro Mursal ilaahey swt garabkiina ha galo Aameeeeen Samirka Badiya Xisaab waa Dambeesa

  • @MaaliPoi77

    @MaaliPoi77

    2 ай бұрын

    Wasax wlh tii Allah Aya dambeyso

  • @ZakiYare-fy8ib
    @ZakiYare-fy8ib2 ай бұрын

    Subxanalahh😢😢 Dadkaan qabiil baa lagu dulmiyAa oo la yirahdaa waa .5 ama waa laga tira badanyhy halka kuwa iyga la mida la yiraa waa laandhereyaal ilahow qabilka ka madobeey 😢😢😢

  • @abshirhegazi6459
    @abshirhegazi64592 ай бұрын

    Bro somalia cadaalad kama jirto lkn cadaalad xaga Alle ayey taala asagana wuu caafimaadi insha Allaaah😭😭😭😭😭😭

  • @cmc-iskachannel2335
    @cmc-iskachannel23352 ай бұрын

    Waan ka xunahay waxa ku dhacay walalkeen Dalka cadaalad kama jirto Allah aya cadaalada hayee Rabbi laguhiisa ha usoo celiyo wiilkaas.

  • @deqadalka9953
    @deqadalka99532 ай бұрын

    Family kaan qabiil aalagu buusay wlh lkn ilaahey kama qarsoona ilaahey garabkiina ha galo😢😢

  • @kornelisvfx
    @kornelisvfx2 ай бұрын

    Iam proud to be Kenyan 🇰🇪

  • @SamiraXasan-hw7gy
    @SamiraXasan-hw7gy2 ай бұрын

    Soomali maxamadey wiilkan ukaca waa wallkin o kale waxa ilaahey ogu barina inu caafimad taam ah siyo 1 bil kadib asoo lugihis kasoconay ilahow natus wllkena aamin yarabi 😢

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta2 ай бұрын

    Allah swt Ha Caafiyo Walaalkeyn bro Mursal 😭😭😭😭😭😭😭 Be patient Qalbiga khyr Usheeg Allaha ku Qaboojiyo Qalbiga

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan40792 ай бұрын

    Wllhi adun wax walaku qarin karaa balse maxkamada illah boqorka ayaa danbeyso oo cadalad ah subxanallah

  • @user-is3dq9ij7g
    @user-is3dq9ij7g2 ай бұрын

    Gormee Somalia 🇸🇴 qabyalada la baxey ilahey xaqiisa u soo dhici wllkna mascuud🤲🤲🤲

  • @user-mr2kl5ch6k

    @user-mr2kl5ch6k

    2 ай бұрын

    Qof kasto inaga mida marku is xil qabo baqyaladan iska dhafo 😢

  • @HaashimcalimaxamadHaashimcalim

    @HaashimcalimaxamadHaashimcalim

    2 ай бұрын

    Walaahi waligeed makabexeese

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi98272 ай бұрын

    Ilahay waa ka kicin kara bila cadaaal oo ilahay agtiisa cadaal taal ilahayow waxanu kabarayn wiilka yar ee mustaqbalka raab caawi 😢😢😢

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
    @HadiyaCismaanAli-ex5fu2 ай бұрын

    Waxa jirta malin aan cidna la dhaafi doonin ilahay ku daaya wll alle ha cafiyo walalkaa🥺🥺

  • @MohammedMoha-eb6ci
    @MohammedMoha-eb6ci2 ай бұрын

    Hadii aan reer muqdisho nahay riyaa balas 🎉 washamsi aan ku qadno malayo allah ha u kene

  • @user-ld8lp2dj5r
    @user-ld8lp2dj5r2 ай бұрын

    Yaaa rabi allow wllo lugihiisa ku cararsii aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @user-eb4bj4fx3r
    @user-eb4bj4fx3r2 ай бұрын

    hadi aad kawydan cadald adunka wxd ogta inydn kuwayeyn aakhiro😢😢😢ilahayow cafimd tama sii wllken 😢

  • @mohamett_cirro944
    @mohamett_cirro9442 ай бұрын

    My pro mursal Alle ayaad haysataa ha u war warin alle ayaana xaqiisoo dhamays tiran io caafimaad wangsanba siinaya Qadarta alle aaminsanow wllkayow, bini aadamna wuxuu doono ha is daba mariyo Alle swt ayaa u Jeedaa wuuna ka jarayaaa alle qaladkaa ay galayaan goor ay ahaataba😞😓

  • @hodancabdinuur2689
    @hodancabdinuur26892 ай бұрын

    Ilaaaahaya haku cafiyo cafimaad deg dega ayan ilaahaya ka barayaha insha allh abowe 😢😢😢

  • @user-umuAli
    @user-umuAli2 ай бұрын

    Somalia alle cadaalad hakeeno intii qof muslim ah ladulminaayo wllhi in wadanka uusan xasiloneenin laakiin cadaalada alle xagiisa ayee jirtaa insha'Allah 😢😢😢😢😢

  • @ifraxcabdul7355
    @ifraxcabdul73552 ай бұрын

    Waxan rajeyna in markle cadalada la keeno ninkii wilka dilaay cafimaad taam ah illahey ha siiyo

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar83452 ай бұрын

    Ilaahow adaa cadilee xaqisa siii 😭😭😭😭

  • @ridwaancashuur5794
    @ridwaancashuur57942 ай бұрын

    Ilaahay baan waxaan waydinaynaa wll mascuud in uu cafimaad taam ah siiyo lugihisana u soo celiyo Cadalad alaha inu siiyo walalkeen ninkaas dhibka kaystayna ilahay ha inuuga jaro🤲dawlada somalia waxan rajaynaya in ay calada mascuud nuu raadiso 😢😢

  • @foziaahmedabdi7423
    @foziaahmedabdi74232 ай бұрын

    Allaah haa iidin cawiyo walal . Iillahay haa iidinka abalmariyo huno

  • @user-hk5rs9fp9i
    @user-hk5rs9fp9i2 ай бұрын

    Marka laleeyay somalia cadaaladi mataalo waataa wllahi maanta wllky mursal haysata

  • @abdallabro11
    @abdallabro112 ай бұрын

    Allah caafiyo wllkeen i.a kuwa dhagarta marwalbo wadana Allah soo qabto

  • @Mawadaalii
    @Mawadaalii2 ай бұрын

    Wlhi waxay somalia u dagi la’adahy Waa cadaalad darada 😢Ilhy wiilkaz cadaladiza Ilhy Ha u sahlo🥹🤲

  • @user-ge7vm4ul1b
    @user-ge7vm4ul1b2 ай бұрын

    Mascuud ilaahay caafimaad hasiiyo😢😢

  • @kornelisvfx
    @kornelisvfx2 ай бұрын

    Who' is watching right now 😊

  • @alidaher3neima138

    @alidaher3neima138

    2 ай бұрын

    We watching at moments what I wrong bro

  • @alidaher3neima138

    @alidaher3neima138

    2 ай бұрын

    What is wrong bro sorry

  • @ibrahimahmed7050

    @ibrahimahmed7050

    2 ай бұрын

    LIKE PLS HIS NOT MINE PLE I AM BEGGING 🙏

  • @fadumobarre6400

    @fadumobarre6400

    2 ай бұрын

    Me

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r2 ай бұрын

    Kiiseexiyey ALLAH SEEXIYO INSHAA ALLAH GABLAN AYAA KU OGAHAY

  • @Seylaay
    @Seylaay2 ай бұрын

    Alxamdullilaaah in ilaaahy haysano oo noo Kala garqaado maalin ma lintaan ahayn. Somasalia inaay hagaagayso ilama ahan ilaaahy ha hagaajijo cadaalad caadil ah.

  • @naimaos3741
    @naimaos37412 ай бұрын

    Waa adunyo aabeheed wastay Somalia ilahay baa u maqan waa lays wada dulmiyay

  • @user-bw1pr4hx1i
    @user-bw1pr4hx1i2 ай бұрын

    Ilahay Haku cafiyo I.a wuu cafimada I.a ilahay cadaladiisa uu helo I.a

  • @foozia426
    @foozia4262 ай бұрын

    Maasha allaah walaal wanagsan batahay

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla17312 ай бұрын

    Ilaahy cafimaad kiisa dib howguso celiyo wll mascuud

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi7912 ай бұрын

    allaha ku cafiyo wllka bi idnillahi kariim😢😢

  • @muuna8497
    @muuna84972 ай бұрын

    Wlhy ad iyo ad bauga xumahay wan ilmeyay 😢wllky horta Alle haku cafiyo Alle wu Awoda inu Lugahagi kuso ceshe Alle Hakuso cesho wll😢Cadaladna ma talo Somalia lkn Alle Cadaladisa ma wayi dontid wll Alle haku cafiyo 😢

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf49192 ай бұрын

    Asc walaalo samra insha allah wuu cafimaadi donaa insha allah Ninki sidaa ugalayna allah ayaa ka goyndana insha allah

  • @ZadaamMaxamed-c
    @ZadaamMaxamed-c2 ай бұрын

    zxp manta xadlada hadat weyto zxp xadladu weydanbeysaa😢😢😢😢

  • @mohamettDiallo
    @mohamettDiallo2 ай бұрын

    Alle ha caafiyo wllkeNa cadaaLadna wa Tii rabi😢😢

  • @aichitaparis1606
    @aichitaparis16062 ай бұрын

    Illahay waha kabarya inuu cafiimad sareecane siiyoo inshalh illaho doucadena noo Akbale Amine

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud44542 ай бұрын

    Musalow illaahey wallkaa hakuu caafiyo xaqiisana illaahey hasoi ifiyo amiin yaarabi

  • @user-fu4rj4pf7l
    @user-fu4rj4pf7l2 ай бұрын

    Gormaee Somalia 🇸🇴 qawiil iyo qabyaalid ilaheyo xaqiisa uoosasr walking 🚶‍♂️

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c2 ай бұрын

    Walaalkaa Ilaahey Caafimaad Deg Deg Ah Allaha Siiyo Aamiin Yaarabi

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t2 ай бұрын

    Ilaah caafimaad ha siiyo wll mcn❤

  • @user-vp7gh5rw8q
    @user-vp7gh5rw8q2 ай бұрын

    Ilaahey ha ku cafiyo wallkaa xaqiisa ma dhumaayo aduunyo hadii oo ka helin meel ka fcn ayuu ka celaa ilaahey agyiisa

  • @FartaLol
    @FartaLol2 ай бұрын

    😭😭😭😭😭xaaax wlhi waa xanuun yaa allah adiga caadil Somalia alla u maqan

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa52242 ай бұрын

    Ilahay ha cafiyo qalbiga Allah haidin dhayo wllo

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman11062 ай бұрын

    أسأل الله رب العرش ان يشفيك Ilahay cafimaad ha siiyo wiilkas dhalinta ah ee askarigii ilaain lahaa amnigiisa isla isagii uu dhawacay lixadkiisina uu ku wayay xabad uu ganay alxm qaa qadar eebe Lkn waxan calool xumaday sida wllkey mursal geesi garab wayay inta dalkeena maskiin muwadin dalkiisa lagu tacadinayo lagu dulminayo somaliyey ha sugina manad galyo iyo xasilooni Sido kale waxan aad xuga xumahay maxkamada xeer ilaalinta oo danbiilaha siiday meshii laga rabay inay danbiilaha xaqiisa loo dhiciyo maanta waa duun Shalimar yar ay qateen ayaa laga yaba inay cadalad daradas ay ku dhaqaqeen Balse eebe wuu arka maalinta qiyaamo alle wayne hortiisa ayuu calad ku heli doona wllkena dulman ee ay dulmasisay isla qaar ka mid ah xeer ilaalinta maxkamada wllkey mursal qalbiga alle haku qaboojiyo murugta farxad alle hakaga dhigo wllkaga oo dib ugu socday cagahiisa ilahay wuu awooda inuu usoo celiye allow usoo celi lixaadkiisa maskiinkas adoonkaga ah ee sida gar darada ah lagu dulmiyay dalkan masoo dhawa intan cadlaad darada musuq xaasidnimada ku jirno isna hoos ayuu sii aadi somaliyey ogaada

  • @user-ky7eb9kq1u
    @user-ky7eb9kq1u2 ай бұрын

    Ale garab haku siiyo ❤

  • @QaalidahmedSaalim
    @QaalidahmedSaalim2 ай бұрын

    Ilahey.hacfuyi

  • @NABILBULLE
    @NABILBULLEАй бұрын

    Allow somali midee يارب العالمين ❤😪

  • @Ilyasgeediir
    @Ilyasgeediir2 ай бұрын

    Ilahey hacaafiyo

  • @WardaClhi-ks6nz
    @WardaClhi-ks6nz2 ай бұрын

    Illhayow xaqa bananka ken😢

  • @SaidJimka
    @SaidJimka2 ай бұрын

    Allah s.w aya cadalad kenaya Insh bro

  • @Zakidybala10
    @Zakidybala102 ай бұрын

    Manar alle haku cafiyo my ploody ❤

  • @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
    @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge2 ай бұрын

    Illah cafimad tam ah hasiiyo biidnillh

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s2 ай бұрын

    Insha Allaah. Wuu helayaa

  • @user-nn2tj6gd7q
    @user-nn2tj6gd7q2 ай бұрын

    Allaha caafiyo walaalkaa sxb hana quusanin ilaa aad Cadaalada Walaalkaa ka hesho. Sababtoo ah walaalkaa maanta haduu Xaqiisa helin Bari waa helaa laakiin adiga ku dadaal inuu helo cadaaladiisa.

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse94292 ай бұрын

    Waxaan kabaqayaa in dhulka illaaheey nala gadiyo sababtana xaqa ladaboolo ma wamaagsno .

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed672 ай бұрын

    Waa sababta aay isla cunayan Somali o isla gubayan o isla qarxinayan waa cadalad darada ka jidha illhy bay agtiisa cadalad tala😢😢😢

  • @mohamediraad4050
    @mohamediraad40502 ай бұрын

    Allaha caafiyo wall wadankan cadaalad majirte alle xagiisa cadaalad jirta

  • @habibrahma2436
    @habibrahma2436Ай бұрын

    Allaha ku cafiyo walala

  • @LakiRabiic
    @LakiRabiic2 ай бұрын

    Allow cafimaad sii mascuud amiin

  • @osmaanbadri
    @osmaanbadri2 ай бұрын

    Ilaahiyow caafi walalkena❤

  • @carayschannel6747
    @carayschannel67472 ай бұрын

    Hadaa Garanaysaan magaca dambiilaha, wajigiisa, qabiilkiisa, iyo deegaankiisa. Waajib idinku idinka saaranyahay inaad cadaalada gacmihiina kuso dhacsataaan. Mar hadii kaaalinta Dowlada mesha ka baxday😢. Ilahay Ha Caafiyo Wiilka hana u dhib yareeyo dhibaatada uu Aduunka ku marayo 😢

  • @foozia426
    @foozia4262 ай бұрын

    Ilahay cafimaad degdega hasiiyo insha allaah wiilka yar

  • @dekaabdinoor4649
    @dekaabdinoor46492 ай бұрын

    Ax wlhi aduun iyo aaqiro kala weyn hadeey dafireen xaqiisa maanta maalin aan aheyn ayuu heli doonaa wll Mascuud Allah xaqiisa hasoo dadajiyo

  • @Ahmeee592
    @Ahmeee5922 ай бұрын

    Rapiyow cadaalad xagaaga ayyy jirtaa Rapiyow Caafimd taam siiii luguhiis ku kici 😢😢😢😢😢

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo212 ай бұрын

    Sorry mursal walalka Alle Xaqiisa iyo cadaaladiisa ha siiyo😢

  • @laylohasan2757
    @laylohasan27572 ай бұрын

    Alle ha caafiyo wllkena

  • @Husni-il1vn
    @Husni-il1vn2 ай бұрын

    Pole 😢 Taliyooow mdhinte waaaa Alle

  • @hoodomaxamedxirsi
    @hoodomaxamedxirsi2 ай бұрын

    Waanka xumahay dhalinyarada somaliyed inagoon helin waxaynu xaq uguleenahay dawlada , hadana inay inoo dheertahay cadaalad daro baahsani😢

  • @saynabmaxamed4526
    @saynabmaxamed45262 ай бұрын

    Allh ha idinku garabgalo wlloh😊

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no2 ай бұрын

    Insha allaah malin uu baxasn donina jirto cadald xaga alle talaa

  • @AyaanClaahifaarax2020
    @AyaanClaahifaarax20202 ай бұрын

    Iso duceyo inu alle cafimd taaam iisiyo😢😢

  • @user-qw5yp2kc6o
    @user-qw5yp2kc6o2 ай бұрын

    Alle ha cafiyo wllky 😢😢

  • @HassanibrahimAli-km3zy
    @HassanibrahimAli-km3zy2 ай бұрын

    Allah ha caafiyo wll😢 cadaalad allah ba Ka sugeynaa 😢😢😢😢😭😭😭🤲🏻 Allow caafi 🥹🤍😭

  • @Sportspot3
    @Sportspot32 ай бұрын

    Alshabab maxkamadeda aad 🙏

  • @fadumafarah2656
    @fadumafarah26562 ай бұрын

    In laysdulmiyaa ma wanaag sana ilaahayna dulmi ma jecla

  • @sahradaroor
    @sahradaroor2 ай бұрын

    Illhy hacafiyo xaqiisana ha u sodhweeyo

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem30982 ай бұрын

    Cadaalad allaha siiyo walaalkaa mursal

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99782 ай бұрын

    Bro mursal ilaahay cadalad caadila ha idin siiiyo

  • @almasosmanmohamoud8939
    @almasosmanmohamoud89392 ай бұрын

    Cadaalad wu helaa wllkey mascuud I.a😢❤

  • @abdifatahkassai8347
    @abdifatahkassai83472 ай бұрын

    Allah hacaafiyo walakey very sorry don't give up

  • @user-wx1vp6my4j
    @user-wx1vp6my4j2 ай бұрын

    Srry wllkey wllka nh Allah ku cafiyo I.a

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed64752 ай бұрын

    Zxb InshaAllah wuu cafimadi cadaladna wu heli

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i2 ай бұрын

    Mascuud ilaahay caafimaad hasiiyo

  • @ayaanledigtionary7966
    @ayaanledigtionary79662 ай бұрын

    Allow cadaalad idin sii🤲🤲

  • @user-cu2in9ic7p
    @user-cu2in9ic7p2 ай бұрын

    Cuqubada dalka haysta wa tano Kale iyo kuwo badan wlhi allah hanaso hanuniyo😭😭

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax2 ай бұрын

    Allaha caafiyo walalkeen

  • @xaawo1
    @xaawo12 ай бұрын

    Gabdhoow hadaad awoodaan ilmahaa yar caawiya uk ama usa ama canada hala geeyo pls hala caawiyo ilmahaa yar

  • @SawardahabMaxamed-hd2zr
    @SawardahabMaxamed-hd2zr2 ай бұрын

    Ax wll ilhay haku cafiyo

  • @hibonena6601
    @hibonena66012 ай бұрын

    Wll gacantada ku cadgoso wll alaha ku cafiyo wll mascud

  • @Hodanali-ty1lk
    @Hodanali-ty1lk2 ай бұрын

    Ilhy ha cafiyo wllo

  • @MahameduutHajji
    @MahameduutHajji2 ай бұрын

    ILAHey haa KU afiyo

  • @AxmedNaaji-od7kb
    @AxmedNaaji-od7kb2 ай бұрын

    Waa ka xumahay wllkey mursel😢😢

  • @RaxmoCabdale-mn8qr
    @RaxmoCabdale-mn8qr2 ай бұрын

    Aboowe mcn sorry elahay hakuucaafiyo🤲🤲🤲

  • @abdiweliibrahim8868
    @abdiweliibrahim88682 ай бұрын

    Qabyaaladaysi iyo is isdaba Marin wa wxa holiday Somalia wllken sorry ilahay ha caafiyo walalkaa

Келесі