Waayojoog: Q1aad Faysal Dheere iyo dagaaladii SNM & Dawladdii

Barnaamijka #Waayojoog: Qaybtii 1aad mujaahid Faysal Dheere iyo dagaaladii SNM & Dawladdii
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 49

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Жыл бұрын

    Faysal dheere waa nin aad u maskax badan Alle ha barakeeyo

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz70263 ай бұрын

    Waan salaamay geesiga mujaahid faysal guul waxaan soo jeedinayaaa in sanduuuq loo sameeyaaa si aan u taakulayno snm wixii loo ururinayo walaaheen wixii ka nool wixii dhintayna ehelkoodii in lagu caawiyo sidaasaan soo jeedinayaaa dhamaantood intii dhimatay alle ha u naxariisto inta noolna alle ha xafido aaamiin aamiin qaranka soomaaliland

  • @fahmi1435
    @fahmi14352 жыл бұрын

    Lixle ,haragwaafi all SNM alle haydin naxariizto

  • @suldaancaydaruus9352
    @suldaancaydaruus93522 жыл бұрын

    Mujahid faysal dheere waa geesi bilaw,ilaa dhamaad halgankii SNM ku jiray.mahalakooyin badana ka badbaaday.waxuu og yahay, iyo afgaab nidiisu isma laha.shakhsi goba weeye.allah ha sharfo.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h2 жыл бұрын

    Muj. Faisal Dheere Waxuu ka soo Hadhay Goosan Nukhbada SNM .Reer Xaaxi ah oo Debed meer ahaa ..oo Kolba Sarkaalka Is Miidaaminaya sida Dhegowayne .Mire. M.Ali ..Arag..Wafi Haaruun iyo Qaar badan oo uu Caawa Tirinayo ....Sara Joojin Jirey ..... Alla yarxama intoodii badnayn...Way Shahuudeen.Asna 6 Jeer ayuu Dhaawacmay .....

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    2 жыл бұрын

    WAA NIN YARAAN KU JABHADEEYEY....MAANSHA.ALAAH MUJAAHIDKU MA CALI SACIID BA MISE BADHULBAAHANTE

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b10 ай бұрын

    Mujahid .Faysal dheere.aad ayuu ugu fiican yahay gudbinta dhacdooyinkii halgank oo runtii layaab leh .aad ayaan u xiiseeya soo gudbinta mujahid faysal m.m.aad ayaan usalaamayaa mujahid faysl

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable Жыл бұрын

    Alle hau naxariisto dhamaan snm inta nool iyo inta dhimatayba waxaan halkan ka xusayaa mujaahidiinta kala duwan ee maanta nool inkastoo aan war laga hayn xaalada ayku noolyiin qaarkoodna loogu daro xabsi iyo cago juglayn alle jano haugu bedelo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Mujaadinta SNM waligey iloobi mayno inta dhimatey illahey ah naxristo inta dhawac iyo dhibka qabaana ilahey ha ka dul qaado Amiin

  • @absjones2916
    @absjones29162 жыл бұрын

    Sir I like to thank your service to the freedom and sovereignty of our people and the republic of Somaliland… Reer Hayi Bari habar jeclo aadan madoobe… Long live the Isaaq nation amiin

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad48332 жыл бұрын

    waxaan isleeyahay muj haragwaafi wuxuu ahaa ninka ugu howlgalada badan

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    2 жыл бұрын

    Dhaman sarakiisha SNM waxey ahaayen niman ciidan ahaan u dhisan oo midna mid ka dhacin w cadowgadaa waxuu aahaa dalwad ciidamao ka dhisan oo markeyna caawinya iyo carab oo dhan

  • @GaraadCiise
    @GaraadCiise Жыл бұрын

    Alle ha uwada naxariisto mujaahidiinta

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar21372 жыл бұрын

    Waad mahadsan tihiin adeero dhamaantiin muj snm gaadhigii jamac cabdalena dhawaan wuu shaqaynayey

  • @nasriinibrahiin1004

    @nasriinibrahiin1004

    2 жыл бұрын

    Alle cimriga iyo caafimaadka haubarakeeyo aabo mujaahid jaamac cabdale Maxamed

  • @mhussein3136
    @mhussein31362 жыл бұрын

    Mujahid jamac.abdale waa réer balidhiye

  • @nasriinibrahiin1004

    @nasriinibrahiin1004

    2 жыл бұрын

    Waar ninkan aabahay kawaramaya waayo alle cimriga iyo caafimaadka haubarakeeyo aabo jaamac cabdale

  • @ifraaxmuxumed761
    @ifraaxmuxumed761 Жыл бұрын

    Maansha allaa walahi aad ayaad umaskav fiicantahay

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro36262 жыл бұрын

    Harawafi iyo lixle abaayaashi snm wax la mida maan arag inta snm laga warmayay allow unaxariiso dhamaantood harawafi faqashtu way isku habarijireen harawaafi ku qabay xabadu faqash tu in ay waxdisho in aanu modayn baad moodaysay

  • @xariifofficial4791
    @xariifofficial47912 жыл бұрын

    Ehlu-Karam weye mujahid faysal dheere. Runsheeg weye.

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction41842 жыл бұрын

    Waayo qadhaadh

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Жыл бұрын

    Alle ha'unaxariisto dhamaan mujaahidiintii SNM

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle24402 жыл бұрын

    S N M Guuuuul

  • @ismailahmed8888
    @ismailahmed88882 жыл бұрын

    Qaybtii 2aad meeday zxb

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia18922 жыл бұрын

    ALLAAH how Naxariisto dhamaantood

  • @lukmanmohamed5900

    @lukmanmohamed5900

    Жыл бұрын

    😂+

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed51082 жыл бұрын

    Snm guul

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics2 жыл бұрын

    Thank you adeer , anaku Mobile ka nooca la salaaxo baanu ku halgana. Iska dhalisaclayaal baanu nahay laakiin rag aabayashod u halgameen uma xumin. Mar labaad waan kuu mahad naqaya .

  • @fadumofarah2001

    @fadumofarah2001

    2 жыл бұрын

    isaaq hada jooga waa dad bilaa damiira lakiin kuwii hore dad damiir leh bay ahayn

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro36262 жыл бұрын

    Snm guuul ayay inoo horseeden inta dhimatayna allow unaxariiso inta dhimatayna cafimad iyo cimri dherer sii goroyaxun wa.magalaadan ku dhashay ee aan ku barbaaray wakhtigaa waa ay daganaayeen waa runtiisa xerda ay daganaayen faqashtu waxa la yidhaa xero miinada ilaa imika miinadii ay ku aasen wali dadka way ku laysaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    wariyaha waad mahadsantahey dhulak laga hadlyo waa fahansanyahey waryaha waa inuu yaqanaa mawduuca wareysga arinka dhaqtar arin dhul hada wariyaha dhulak mujaahadka ka hadlayo waa yaqaanaa

  • @NH-lb2tw

    @NH-lb2tw

    Жыл бұрын

    Ha masha allag aad ayuu dhulka u yaqaana hadalkana kama jarayo mujaahidka waa wariye buuxa

  • @kabacalaf4737
    @kabacalaf47372 жыл бұрын

    Naanayso xumxumaa Qudan Quuto ina magaalo dhagayste

  • @aylozvidaloz8651
    @aylozvidaloz86512 жыл бұрын

    Xalqadi labaad aaway

  • @salmajaama1196
    @salmajaama1196 Жыл бұрын

    Beentaa caruurta ugu sheekeeya

  • @khadarhussain1741

    @khadarhussain1741

    7 ай бұрын

    Faqash futo xun malaa weli waad samri la,dahay oo waxaad u haysataa in afweyne soo noolaanayo oo ay faqash dalka dib uga talinayso

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan22352 жыл бұрын

    Kkkkkkk waxn lyabay nimnkan ilaa tulooyinka ayay ubixiyeen waa wada libaax galka gondo libaax

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q6 ай бұрын

    Snm aad ayey uQacan fududaayeen

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed51082 жыл бұрын

    💚💚💚❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Taraaje malaa waa dhufayska ninkan ma af farnsiis bu wax ku barety

  • @hadafbeegsade

    @hadafbeegsade

    2 жыл бұрын

    Reer waqooyi waanu isticmaala eraygaas

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo48382 жыл бұрын

    halgankii xalaasha ahaa Ee faqash lugu xasuuqay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Ciidan oo dhan asakarta lama oogaysiyo meesha loo socdo sarkaashii kaliya og kolkaa hadii sarkaal basaas ah ku jiraa ciidnakaa ciidanakaasi waa jabey

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 Жыл бұрын

    Dalaqoon waa = dal yaqaan yacni nin kala yaqaan wadooyinka🙄💚🤍❤ Dhib aya loso marey somaliland

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa2 жыл бұрын

    Waaryee SNM Mujaahidiin ma aheyn bal'e Murtadiin bey ahaayeen, Weydii culimada Fiqiga ku takhasusey haday doonaan Isaaq ha ahaadeene.