Waayojoog: Halgamaa Maxamed Cali. Qaybtii 1aad. Noloshiisii Qarsoonayd.

#waayojoog: Maxaad ka taqanaa Halgamaa Maxamed cali?Q.1aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

Пікірлер: 82

  • @adamalimaygag9903
    @adamalimaygag9903 Жыл бұрын

    ninkaasi gumaystaaha oo dhan ayuu kasoo hor jeeday meel kasta oo ay joogaanba mufakir cabqariya ayuu ahaaa Allah hownaxariisto 🤲

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 Жыл бұрын

    Ilahay ha u naxariisto mujaahidka

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 Жыл бұрын

    Allaylehe halkay u dhimatay imikaad hesheen. Muj Maxamed_Cali waa geesi mar Soomaali u dhashay AHUN.

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 Жыл бұрын

    Tv cba waa ku mahadsantihiin taarikhda markasta umada usoo bandhigtaan

  • @fayr747
    @fayr747 Жыл бұрын

    Noloshiisuba xorayn ayay ahayd Alle Haw naxariisto Maxamed Cali

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Жыл бұрын

    Niyaw qaybta 2aad soo dedeji insha Allah

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын

    Alle naxariistii jano haka warbiyo

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын

    Mnsha allh noo wad tarikhda wll

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Жыл бұрын

    He was a great man, Mohamed Ali.

  • @shaaficiibraahim6095
    @shaaficiibraahim6095 Жыл бұрын

    Alle naxaristii jano hasiyo

  • @MaxamedSiciid-gr8hm
    @MaxamedSiciid-gr8hm3 ай бұрын

    Rabi how raxmado

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Жыл бұрын

    Good job CBA team.

  • @dhakawayne9580
    @dhakawayne9580 Жыл бұрын

    Alle haw naxariisto mujaahid maxamed cali nin taariikh mugwayn oo fog leh ayuu ahaa

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 Жыл бұрын

    Allaa yarxamuhu

  • @kalihaid4878
    @kalihaid4878 Жыл бұрын

    Thanks

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Жыл бұрын

    Muusig waa kii Allah haunaxariistee maxamed mooge liibaan

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын

    Ilaahay hawnaxariisto mujaahid mohamed ali wuxu ahaa geesi

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Жыл бұрын

    Yaa rer xaji saalax ah oo maclin albayaan garanaaya

  • @abwanmahiigan7666

    @abwanmahiigan7666

    Жыл бұрын

    Hhhhh miyuu nool yahah albayn

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Жыл бұрын

    Waxan taariikh ma ahee waa waxkale oo wax lahubo keena,taariikhdan shaki ayeeyba keeni kartaa

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 Жыл бұрын

    Bayuur sheekh isxaaq ayuu ahaa iun

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Жыл бұрын

    Muxuu soo bartay mohamed Ali

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 Жыл бұрын

    Azc marka hore Marka xigta horta waxan idinku hambalyen shaqada adag iyo jugdiga inta leeg aad galise sidad taarikhda snm.uso ururisen Lkn bararujin snm.wey baladhned dhan qudha inad taarikhda ka wadan maha bahasha baladhiya sancani mee tarikhda dhanka qudha ka raran naga daya ha na nacsinana snm

  • @khadardayib4836
    @khadardayib4836 Жыл бұрын

    Inantu waasli faarax dalmar ilahay haunaxariisto dhamantod

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Жыл бұрын

    Ninkani. Waa. Hadhka. Maxamed. Ali

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv2 ай бұрын

    Mujaahid maxamed cali waa halyey ku xusan taariikhda SNM iyo beesha reer sheekh isaxaaq abaalkiisana ilaahey janooyinkiisa haka dhigo isaga iyo dhamaan mujaahidiintii SNM

  • @kalihaid4878
    @kalihaid4878 Жыл бұрын

    Wad taarikhda

  • @hoodokhatin760
    @hoodokhatin760 Жыл бұрын

    Ninkan warkiisu ma cada xiliga Eritheria may jirinba Ethopian ka tirsanayd Discount Noo samee zxp waxan ma wada qaadi karnee . Cadan buu badhasaabkeedii dilay kkkk

  • @ghazalihussein7990

    @ghazalihussein7990

    Жыл бұрын

    Erteria mudo dheer oo 30 sano ah bay xornimo u dagamaysay ee dib ugu noqo tariikhda ,

  • @hadafbeegsade

    @hadafbeegsade

    Жыл бұрын

    Waxaa ii cad in taariikhda geeska africa inagu yar tahay.

  • @aminamahmuud7712
    @aminamahmuud7712 Жыл бұрын

    Iyo cid la joogty naf bixiisa pls sxp

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 Жыл бұрын

    sheekhow wax badan baa kaa khaldan

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Жыл бұрын

    Watatar maxamed cali geesigu ma dhinto

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Жыл бұрын

    Godka lagu janeegii geeridii maxamed cali

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin62345 ай бұрын

    Qabri bayax waa jigjiga agteeda

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 Жыл бұрын

    CBA naga xishoodo qeybtii 2aad mad nagaso galisan ciyaalyow ciyaalku dhalay

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 Жыл бұрын

    Dadkan meesha leh 7 jir ayaan ku shaqaynaayay ama reer biili jiray.. Waxaan leeyahay waa laba mid.. Ama been ayay sheegayaan ama baadiye ayay ku dhasheen oo da'dooda ma yaqaanaan oo 30 jir ayay ahaayeen.. Qofku 16 jir wax ka yar shaqo ma gali karo lamana ogola.. 20 jir ka yarna waa qayrul masuul oo xataa Sigaar lagama gado.. ee Dadka baadiyaha ku dhashoow da'diina saxda ah sheegta ..NInkan la waraysanayaa horta Af tahan maaha oo hadalka kuma deeqsiinaayo.. been badana wuu sheegayaa.. laakiin isaga lama yaabin waxaan la yaabay kan warsanaya ee waxan dadka u soo daynaaya isagaa caqligiisa caayaya .. Wadankiina aqoontii baa dhulka gashay oo nin walba Microphone ayuu qaatay .. Ilaahay cisigii Soomaali lahayd Soo celi

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    Жыл бұрын

    Horta inaan kuusoo jawaabo madoonayn, laakiin 4 jirkay adhiga iyo maqasha kurraacaan , teeda kale immika 6 iyo 7 jir baalashle ah miyaanad arag, amma maqaaxi iyo geerash kashaqaynaya amma kirish booy ah. Dadka miyiga kunnool markiiba mudakar ayay noqdaan, 17 jir caruur iyo heer ayay leeyihii , kuwa magaalooyinka soomaalidaa kuxiga , kuwa aad sheegaysid waa kuwa dhulka qurbaha ee afartan 40 illa 50 jirka kuguursada.

  • @shaaficiawilfarahdalmar6534
    @shaaficiawilfarahdalmar6534 Жыл бұрын

    Adeerkay gaal iyo muslimba waa xoreeyay

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын

    ninkan tariikhda.dhalashada.maba.hayo inaga.sax.halkaa.dhe

  • @aminamahmuud7712
    @aminamahmuud7712 Жыл бұрын

    Sxp waxad raadisa cid goop joog u ahyd geerida mahmed cali Please please sxp

  • @cabdisheekhidiris6566

    @cabdisheekhidiris6566

    Жыл бұрын

    Halkuu ciidankii uhoreeyay ku fayshaday waxay ahayd juuqda maxamad cali

  • @mohamedhossein1656

    @mohamedhossein1656

    Жыл бұрын

    Adi jini maa kugu jiri shiikh rusheeya ma aadidoo adi nin yuhuud iyo carab iyo afar Somali ah dilay meeshuu ku dhintay xaa ku geehee

  • @mohamedothman7519

    @mohamedothman7519

    Жыл бұрын

    Muj Maxamed Cali wuxu ku shahiiday goobta la yidhaahdo “Haqayo-malaas” ee Burco dusheeda ah. Raggii ka barbar dagaalamayay badi way dhinteen AHUN.

  • @abdullahiomar2793
    @abdullahiomar2793 Жыл бұрын

    Makaimanin eateries waxuu kayimaaden suriya

  • @saedamare896
    @saedamare896 Жыл бұрын

    muj

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Жыл бұрын

    Ninkani waa iska sheekanya wlhy kkkk lkn mahamed ali waxuu aha halgama dhaba

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    waa walaalkii malaa sheekadba xaga hore kamaad bilaabin kkkk waa walaalkii kolkaa walalakii ma ugu war badantahey

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 Жыл бұрын

    Odaygan sheekadiisa way kala dhiman tahay aadan cabdule cismaan iyo siyaad bare maxaa isu keenay iyo liibiyuu tababar udoontay

  • @mahad5581
    @mahad5581 Жыл бұрын

    Baranaamij kani wuu xumaaday imka fidhiqo miis kan baa dilay aan xataa 30 mint ahayn

  • @dhuubane5946
    @dhuubane5946 Жыл бұрын

    Xaaji warka xoogaa milix ah ku dar kolay wey iska cadahay in been fara badani ku jirtee😁😁😁

  • @khadaribrahim6418

    @khadaribrahim6418

    Жыл бұрын

    Adigu. Beenta. Ku. Ceesh. Maxamed. Cali. Waa. Nin. Taariikh. Dheer

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial468910 ай бұрын

    Ninkani waa afhayenka jabhada gacan libax

  • @abdullahiomar2793
    @abdullahiomar2793 Жыл бұрын

    Ninka dhintay waxaa la dhihijiray Ramadan dhalasho ahaan waxuu ahaa3 dhul bahante

  • @abdillaahiawed3697

    @abdillaahiawed3697

    Жыл бұрын

    Ninkee saxib

  • @sharmarke1010
    @sharmarke1010 Жыл бұрын

    Maxamed Cali AHN waxuu ahaa halgamaa dadkeena iyo dalkwena usoo halgamay laakiin ninkani been badan oo walibana maala yacni ah oo doqoniimp ah ayuu sheegayaa " Kulahaa isagoo madheera lagu Soo xidhay ayaa 4 kamaandoos ah loo keenay si ay u waraystaan afartiiba wuu liqay !!!! Are u kidding me 🤣🤣 hadana laba kale ayaa u yimid iyana wuu liqay !!!! Waxaasi waa wax maskaxda iyo garashada bani aadamka cay ku ah !!! Markaad maxbuus tahay cidkasta oo askari ahi xataa dumar duqa ha noqdaane way kaa adag yihiin !!!! I can't believe nin wayn baa waxaas dad ugu sheekaynaya !!!!

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman30429 күн бұрын

    Kan jaahilka waxa ka liita ka waraysanaya

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Жыл бұрын

    Talaw ninkani ma ninkii dagalkii burco duuray lagu qabtaa

  • @hadafbeegsade

    @hadafbeegsade

    Жыл бұрын

    Walaal kaas abtibuu u ahaa , ee walaaalki muu ahayn

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Жыл бұрын

    Malaha ninkaasi habaryoonisba muu ahayn

  • @mohamedcigaal4179
    @mohamedcigaal4179 Жыл бұрын

    Beenale beenale dhalay

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 Жыл бұрын

    Subxanalah war ninku been badana Kulaha kacdoonki yaman isaga bilaabey iyo Oxford ayu soo dhameeyey🤣🤣🤣🤣

  • @ijoxasan9132

    @ijoxasan9132

    Жыл бұрын

    Updi Muze dadkayagu been ma sheegaan ee waxa run ah ayay sheegaan aniguba waan maqlay in uu maxamed cali jabhad carab ah hugaamin jiray

  • @ibrahinxasan107

    @ibrahinxasan107

    Жыл бұрын

    Been cad weeyi dagaalka yamen wuu ka qayb qaatay israilna wuu ka dagaalamay alfatax ayuu u dagaalamay falastiin

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Жыл бұрын

    Sheekadu halka uu bibilaabey 7 jir burco u lugeryey hakaana asaga oon cidi utagin shaqo bilaabey 7 jir ok lacag buu aruursadey wali waa ilmo waxuu u tahriibay yaman kkkkkkk nin la wareeysanayo malaha waa nin madaxa ka xanuunsan kkkkkkkk

  • @daahirdalxiis4918

    @daahirdalxiis4918

    Жыл бұрын

    ninkan waxbadan baa ka khaldan waa run maxamed cali ahn wuxuu ahaa halyey halgamaa ah lkn taariikhda ninkani sheegayo waxbaa ka khaldan 1943 buu dhashay ertariya wuxuu yimi waqtigii aadan cade somali aboo waa somalida ethopia

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    caruurt dhulkooda ku kortaa waa caruur iyago yar hawsha lo dirsado adhiga racaa kuwa magalaada anigu ano 10 jir baa Hargeisa ila muqdsho kaligey ku safrey oon cid hooyo walaal saxiib ila socan waxaan Haystey meeshan ku socdey gurgigaan ku socdey addreskiisa runtiina anaa 9 jir ka yar mar waan shaqeeyey Farad baan ka shaqeeyey oo walaahi ah muddo kooban malaa week mise bil hargeisa kolkaa caruurta wadanka horey wax ka noqdaan malaa waxad tahey qof qurbaa ku korey mise dadkii wadnaka joogey baa noqdey sida caruurta qurbaa

  • @mohamedabdisamad

    @mohamedabdisamad

    Жыл бұрын

    7 jirkii horre wuxu u dhigmayaa 70 jirka maanta wl

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    Жыл бұрын

    Dadkii hore ayagoo yar yar bay kaalin qaad ahaayeen. 7 jir baadiye ku dhaqmay dhurwaa cuna maahane waa u kala lugeyn karaa dhul aad u kala fog. AHUN Hadraawi marka xerada geela looga tegay ee hooyadiis ka soo raadisay waa ka yaraa 7 jir ogeyna geelu intuu ka guuro Togdheer meelo ka mid ah ayuu aadi jirey hawd salkiisa waana la socdaan daba-dhoonnada yar yarkii. Dadkii hore inay kaalin qaad buuxa ahaayeen waxaad ku garan kartaa ragga dhammaan SNMta ahaa ee hadda wareysiyada ku wada jira ayagoo saraakiil sare ah waa ka wada yaraayeen 40 jir ama mid iyo labaa dhaafay wax yar markay dhinteen: @ Lixle @ Haragwaafi @ Maxamed Cali @ Ibraahim Koodbuur @ Maxamed Mooge @ Cabdi Muxumed Feyr @ Mahdi Ali Farah Iyo rag badanoo kaleeto oo wax badan lagu xusuusto. 40 jirka maantu wax lagu xusuusto ma leh xataa Jaamacadduu sheegto inuu ka baxay haddii dib wax looga weydiiyo wuxuu bartay si fiican uma adeegsan karo; halka dadkii hore qofka dugsi dhexe ka baxaa macallin dhammeystiran oo mas'uuliyadu saaran uu ahaan jirey. 7 jir jooga 1950kii wuxuu ka raggannimo badnaa 20 jir maanta dugsi sare ka baxay lkn koob shaaha aan xooggiisa ku shaqeysan karin oo prepaidka hooyadiis weydiista hadduu ka waayona caro meel is galluuba.

  • @qabilledirye7438

    @qabilledirye7438

    Жыл бұрын

    Waxaad uhaysataa noocaagan 20 jir bariiska aabihii afka ku hayaa, ee aan dhabta hooyadii ka bixin ee qaydka lagu sido ayaad moodaysaa, ragii ragga ahaa miyaaney 14 jir ku dagaal gelin, Aduunyooy xaal kaa ba,a.

  • @MohamedAli-eb7rd
    @MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын

    Khaladaad badan baa jira xitaa ninka wax wareysanayaa isma waydiin sida ay suura galka u tahay in Somalia ciidan ku tababari karto Qabribayax kkkk Meeshu waa qabribaxar aanu idin saxnee ba faan weyn

Келесі