Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 5aad (5/14)

Waayojoog: Murankii SNM Dhexdeeda ee Xadhiga isu bedalay.
Taxanaha Halgamaa C.risaaq Gambayare 5/10
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 63

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын

    Mujaahid c risaaq (gaban yare) waa halyeey halyeey dhalay mid uun baan fikirkayga yar isku idhi ninka ay indhaha isku dhufteen ee raga ugu hureeyay ee uu baskolada ku hayay waxay ila tahay in uu ahaa nin isaaqa oo udamqaday ilahayna shibir uga dhigay baskolad kamu baqin sidan qabo wuu soo sheegi lahaa xataa

  • @abdimalikali9993

    @abdimalikali9993

    Жыл бұрын

    Waa sida igu soo dhacday haddii aanu isaaq ahayna dirta kale wuu noqon karaa lkn kolaba daarood ma ahayn

  • @jimcalekaafi5616

    @jimcalekaafi5616

    Жыл бұрын

    Kolay daarood muu ahaya lkn snm mucjisooyin ba ka buuxay mj gaban yaran sidu ka sheekenay dadka mucjisoyinka badan ku bad baaday buu aha qalbigad ka dareemaysa inay xaq ku dagalamayen

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 Жыл бұрын

    Mujaahid Gambayare Illaahay cimriga ha u barakeeyo geesi

  • @hkayir916
    @hkayir916 Жыл бұрын

    Viva CBA TV HORE U SOCDA umada somaliland sidaad tariikhda u bartaan hambaylo umada somaliland waxii aqli leh wax ka barta waxii loo soo maray somaliland

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Жыл бұрын

    Alle ha barakeeyo mujaaidka, macalimadaydii sayniska ee dugsiga maxamed cali burco ayuu xusay oo ahyd shaqsigii sanadkii dhawaa abaalmarinta muhiimka ku guulaysatey, faysa professor xuseen kaahin❤

  • @MohamedAhmed-zn9jc

    @MohamedAhmed-zn9jc

    Жыл бұрын

    Faysa waxay I ahyeed anaa.maclimad wllo 2008 aadki baxay ayaan ahaa ee ugu horyey xasuus kkkkkkk

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Жыл бұрын

    Muj Crisaaq Axmed Cali "Gamboyare" Geesi - Geesi dhalay. Halgankii SNM wuu guuuuuleystay, waxaanu dhalay JBSL ee maanta jirta 🙏✌💪👍🥰💖❤❤❤🏝🏝🏝

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 Жыл бұрын

    So badi wll pls wa bamaamij qiimo badan ilaahay how naxaristo mujahidinti ku dhimatay halganka SNM inta noolna cimri dheer iyo caafimaad waara illaahay u waydinay

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын

    Waxad so samaysaa barnamijka ah sidee maxamed cali u baxay marku buraha ka noqonayey kaasi waa kaw sidee ninki xabashiga ahaa burco snm ugala baxeen sxp naasir barnamijkaas waan ka sugaynaa

  • @MahamudHagimuse

    @MahamudHagimuse

    Жыл бұрын

    Daawo muj Muuse wadaad. Muj kii lasocdey ciidanka mhmed cali KZread kujira

  • @asmakoombe6518
    @asmakoombe6518 Жыл бұрын

    Macalimadaydii Hooyo karti badan Faysa proff hussein kahin

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Жыл бұрын

    Faysa cus3en kaahin waa macalimaydaydii goboy liico ha jabin

  • @Oscarchannel87
    @Oscarchannel87 Жыл бұрын

    Bistoolada kamuusan baqine waa u ku naxariistay waxu go,ansaday geeridaada inuusan isagu sabab unoqon dadku isku caqli ma aha dadku inuu walaalo yahay ayu fahansana inaad aabe tahay dad geeridada dhibeyso waxas ayu kafikiray

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Жыл бұрын

    Mujaahid Abdirisaaq Gamba yare ilaahay cimriga hakuu barakeeyo adiga iyo inta ka nool xaq u dirirkii SNM Abaal baannu idiin haynaa

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 Жыл бұрын

    Cajiib, dhulku waa ogsoon yahay ragii dhiiga u shubay SNM warrior's. Geesinimadii ay sameyan waa taas xoriyada dhashay taliskii Afwayne cagta marisay

  • @cabdirisaaqcabdilaahisheek3309
    @cabdirisaaqcabdilaahisheek3309 Жыл бұрын

    cabdirisaaq gambayare walaahii waa geesi ilaahay baa noolaysta axmed macalin haruun dilay laba halyey bay ahaayeen marka maxmed cali laga tago ilaahay baa ka dhigay tolkay habar yoonis tariikhada haka qaribina ragaa ino shiihiiday

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Жыл бұрын

    Muj.cabdi.risaaq.cimri.allaa.hakuu.barakeeyo

  • @baashe09
    @baashe09 Жыл бұрын

    Asalamu Alaykum Muj Abdirizaq Allah ha ka jazaai siiyo Naf hurka aad umada u samaysay , Min fadlak haddaad hayso Sawir Mujahid Lixle ah wakhtigii uu Ciidanka ahaa haddaad hayso ummadda la wadaag

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Жыл бұрын

    CBA Horta ma HY uu bay waraysata.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын

    halgankii xalaasha ahaa

  • @cawlyaquub5873
    @cawlyaquub5873 Жыл бұрын

    Ayaamii madoobaa weli Waa sidoodii alaw sahal amuuraa

  • @jaamacxasanxaamud1867
    @jaamacxasanxaamud1867 Жыл бұрын

    Khatar

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 Жыл бұрын

    Ma raggan iyo kuwa maanta nool ayaa ka simi karaa?

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du2 ай бұрын

    ❤Nolow

  • @user-wk4pg3rr2d
    @user-wk4pg3rr2d Жыл бұрын

    Wa hadhagi geesiyadi

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Жыл бұрын

    Ninkani waaba awliyo illahayba wax ku tusay waxaaso dhan walahi

  • @waleedmohamed3311

    @waleedmohamed3311

    Жыл бұрын

    Wuu kudaraya

  • @ahmedfarhan447

    @ahmedfarhan447

    Жыл бұрын

    @@waleedmohamed3311 ana waan ka xumahay raaci 🤣🤣🤣

  • @waleedmohamed3311

    @waleedmohamed3311

    Жыл бұрын

    @@ahmedfarhan447 ilah sharta, insi, shaydan haynadhafiyo.

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Жыл бұрын

    Waa barnaamij xiiso leh

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Жыл бұрын

    Waa barnamij cajiiba. Cibro ayaa kujirtaa runti.

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 Жыл бұрын

    Inaalilaah waxba lasoo maray

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Жыл бұрын

    Qaranka soomaliland rag aya usoo jihaday markase rabta dawaco ine wax udhinto 🫶🫶🫶

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Жыл бұрын

    Kan war lama odhan karo ee waa waraysiyo kii ugu macaana .

  • @enghassansiyadhussein2426

    @enghassansiyadhussein2426

    Жыл бұрын

    Haayoo ninka waramaya ayaa waayo araga, waxana usoo taagnaa.

  • @abdifatahjama2223
    @abdifatahjama2223 Жыл бұрын

    Waa geesi

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 Жыл бұрын

    Ala maxuu halaag soo dhex jibaaxay

  • @MohamedAli-eb7rd
    @MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын

    Naxli tv. Cadowga gudaha

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Жыл бұрын

    walaahi waa intay raga ka eegi jireen garabka suunka qorigu gooyay iyo jilbaha

  • @khalifhassanmohelmi1598
    @khalifhassanmohelmi1598 Жыл бұрын

    Faysa Hussein Kaahin waa Bare dhigta hadda Dugsiga Hoose Dhexe ee Mohamed Ali ee Magaalada Burco.

  • @SacidaAbdi
    @SacidaAbdi18 күн бұрын

    Halgan nabada yaadku jirteyn shacab kiiina io magaloyinkinu waa inii nabad qabeyn sida majerteyn laydinma gali ayaga magaloyinki waa laga gubey xoolihii waalaga dhacay ceeladhi waa laga gubey qarna waalaga sumeyey marka sedey rerkasu u jabeyn umaydan jabin 😂😂

  • @abwaangaraadofficiall4242
    @abwaangaraadofficiall4242 Жыл бұрын

    Waad La ragtay nio qaybta shanad

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 Жыл бұрын

    Mujahiid Cabdirisaq axmed cali (gambayare) dagaalo badan buu so maray wax badan buu ogyahay kolay waxan filaya in ad mar hore ka qabatay warkan lakin waxa wacna in ad uu kala qado waraysi siyaasiya iyo mid dagaal

  • @AO00720
    @AO00720 Жыл бұрын

    Marka habaryonis waligedba baydhsantu way ku badnayd

  • @omaryusuf7204

    @omaryusuf7204

    Жыл бұрын

    Waa tolka ee ku dulqaado. Guusha waad wada leedin, guuldaraadan waad wada leedin Isaaq waa mid

  • @abdifatahjama2223
    @abdifatahjama2223 Жыл бұрын

    Taariikhda mujaahidinta wadasheeg hanakalasarin qabuil kooda oo kiina uun hasheegin kkkķ

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Жыл бұрын

    Ninkani waxa igu maqaalo ah maalintii burco la soo gelayey inuu baqay oo dhexda kaga hadhay ciidankii waa sida abwaan mujaahid cadaawe sheegay hadeerna inuu qolyaha xamar u soorta doontay yahay arintaa bal kasoo warama

  • @abdi-nm2vy

    @abdi-nm2vy

    Жыл бұрын

    Adduunyo ma ganbayare ayaa baqay? 20 nin isagoo wata oo aanay snm jirin waa ninkii u bahdeedhay inuu galo buuraha sheekh 1984 waa dadkii halganka dhiigga u shubay kuwaada ugu mudan

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    Жыл бұрын

    Sida ninkii uu badbaadshay ee Xawaadle uu sheegay isaga iyo Maxamd Cali raggii loo qaybshay in ciidanka Oodweyne ee dawladda ay hor joogsadaan si aanay Burco ugu gurman oo SNM halkaas gashay labo abur loogu dhufan. Halkaas waxaa ka cad in isaga iyo Maxamed Cali SNM aad ugu kalsooneyd inay ahaayeen rag ciidamadaas celin kara.

  • @mahad5581
    @mahad5581 Жыл бұрын

    waar ninkii ina haybe imaka wuu dawakhay

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Жыл бұрын

    Waxaa noo haray maxamed,cali siduu ubaxay bal nooga waran

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Жыл бұрын

    Abrisaaq.inbadan.ayuu.nadagaal.geliyay.waa.halyey.qaran.kuwa.beenta.kashegay.ayagaa.ayaanu.beentooda.umada.usheegaynaa

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Жыл бұрын

    Mujaahid Maxamed Cali Iyo Mujaahid Lixle Waxaa dilay SNM Wuxuuna aha Dil Siyaasadeed Oy Fuliyan Ragg Maanta Madax Sare Sare Ka Ah Somaliland.

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 Жыл бұрын

    Tv ga habar yonista moye Cid kle inay tariikh ka so gudbiso la oglyn😂

  • @omaryusuf7204

    @omaryusuf7204

    Жыл бұрын

    Habar yoonis waa waladeen. 8 sheekh isaaq waa mid. Hadi aynu isku firfirsano cadawga ayaa ina soo dhex gali ❤ reer sheekh isaaq from sacad muuse

  • @dekodhako604

    @dekodhako604

    Жыл бұрын

    Taariikh unbaynu ka baranayna halganka wax xumani kuma jiran

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Жыл бұрын

    Waar habood boodina

  • @maxkoyare2185
    @maxkoyare2185 Жыл бұрын

    Mxay xalad qadhaadh so maren snm dhamaanted wxay dhadhamiyeen noc kasta oo xalad qadhaadha sarkal ila dable balse ugu dambayn way gulesten wxaney asaasen jamhuriyada la mahadiyay e somaliland khilafadka yari yari wligod way jiren balse tanasulku wa astaantena sikasto xil loogu murmo isaaq kursi awgii uma kla tago wallaw hada taagantahay muran xiled dhexyala garxajis iyo isaaq intakle kolay tanasulba so afjari muran xiledka taagan

  • @waayoaragwaxweydii8606
    @waayoaragwaxweydii8606 Жыл бұрын

    Haaye maalinba meel haka bilaabine halkii uu maraayey ka amba qaad geedkii uu galay ee nimankii deydayaayey soo ag istaagen

  • @ahmedfarhan447

    @ahmedfarhan447

    Жыл бұрын

    Waabay ka bilaabeen sxb ee malaha adaa meel danbe ku soo gaadhay

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Жыл бұрын

    Arinkaa.cadaawe.waa.been.cad.ninkii.ubaagdaa.maxmed.kaahin.iyo.cabdi.semed.hawaydiiyo.gudidii.dagaalka.ayay.wada.ahaayeen

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 Жыл бұрын

    Waar shalay dawlad ayaad sidaas uga gabanayside bal maanta argagaxisadii SNM ee 33ka faanaysay iyo jamaahiirta dhulbahante ka waran?