Waan Ku Wareeray...! Sidee Ula Doodaa Mulxid?!

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 334

  • @Macalimow48
    @Macalimow484 жыл бұрын

    Aniga 2 qodob ayaan u arkaa in ay muhiim tahay laga maarmantbay qofka ladoodya dadkaas iyo kuwa lamidka ahba in uu raaco 1- in marka hore diintaaad aad aqoon fiican u yeelato ugu yaraan aad taqaan sida waxloo baadho masa ishaas culimada sida wax lo weydiiyo 2- in aad marka hore aad barato dadkaas meelaha. Aykaduulan ama asalka u ah e aykugu shaki galinkaraan wa inaad barataa marka hore jawaabona u hesha Wayo cadowgaaga waxa loo iska celiya marka aad garaneyso xaga uu kaga imanayo hubka nooca uu sito Adiga hubkaaga wa kitaabka quraanka iyo sunada iyaga marka hore baro oo fahan Intaasna wa iga talo

  • @dr.zakirnaik7245
    @dr.zakirnaik72454 жыл бұрын

    Inta sahanka xogaha taagerta Like saara

  • @carafadxasan3293

    @carafadxasan3293

    4 жыл бұрын

    Kusaray wll

  • @abrurrahmanbihi3429

    @abrurrahmanbihi3429

    4 жыл бұрын

    Sidoo kale

  • @clwaasac.faysal822

    @clwaasac.faysal822

    4 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @dr.zakirnaik7245

    @dr.zakirnaik7245

    4 жыл бұрын

    @@clwaasac.faysal822 Thanks

  • @xasan1713
    @xasan17134 жыл бұрын

    Sahanka xogaha waa CHANNELKA aan ugu jeclahay like iisaar

  • @chikininiabdo3372
    @chikininiabdo33724 жыл бұрын

    Walaleky aadan sahan Caqligaaga iyo cilmigaaga Allah kuu barakeeyo Waxaan jeclaan lahaa maalin inaan kula fariisto aan wax kaa fa'ido hadaan aduunkan kugu arki wayo Akhira Jannada Allah nagu kulmiyo🙏

  • @craxmaancqadir8593
    @craxmaancqadir85934 жыл бұрын

    Walalo maad inoo furtid wakhti aan su'aalaahn qabno ku so weydino adna aad nagaga so jawaabtid😁

  • @osamabinladen8385
    @osamabinladen83854 жыл бұрын

    ما شاء الله أخي الكريم ❤️

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir50644 жыл бұрын

    Ilaahay meeshaad ka baahantahy hakaa baahi tiro wlll استودعك الله الذي لا تضيع ودائعه والله خير حافظ وهو أرحم الراحمين

  • @hormuudkacilmiga4175
    @hormuudkacilmiga41754 жыл бұрын

    Maasha allah aadan sahanow midmaku waydiiyaa zxp qali

  • @cabdiraxmancabdilahi40
    @cabdiraxmancabdilahi404 жыл бұрын

    بارك الله على علمك

  • @Raacdo
    @Raacdo4 жыл бұрын

    Wllo hal mid waan kugu raacsanay oo ah in dhalin-yarta soomaaliyeed ee diinta ka gadooday marka lala doodayo iyagana su'aalo laga waydiiyo waxa ay aaminsanyiin, balse hadii aynu nidha nagala doodi kartaan wax yaaba ku saabsan diinta islaamka waxa ay is bidayaan ama ay u arkayaan inay doodii kaaga guulaysteen isla markaana ay kaa saxanyihiin iyagu. Mida kale diinta islaamku maaha diin looga cabsi qabo in laga guulaysto marka miidaanka doodaha laysla tago balse shaqsiga u hadlaya diinta islaamka amase la doodaya mulxidka hadii aanu ahayn qof dhisan aqoon ahaan iyo qaab doodeedka gaar ahaan diimaha iyo mabaadida caqliga ku salaysan waa loo baqi karaa shaqsiga balse maaha diinta. Wxd ogaataa ma jiro qof isaga oo gaal ah dhinta ama diidan inuu ilaah jiro, alle ayaa aayad ku yidhi. سنريهم ٱياتنا في الآفاق وفي أنفسهم حتي يتبين لهم أنه الحق. Waxaanu ka tusi doonaa aaayaad kayaga(cadaymaha xaqqa) jihooyinka yacnii cirka iyo dhulka iyo sidoo kale nafahooda ama abuurtooda jeeroo uu u caddaado inuu xaq yahay. Haddaba wxd ogaataa kitaabku isagu ma hadlo oo qofka inta uu u tago lama doodo balse ciddii ka hadlin lahayd waa inaga ee baran lahayd, ee hala diyaar garoobo. Hadaba anigu shakhsiyan waxaan soo jeedin lahaa marka hore maaha arimaha diinta inuu qof walba oo arka mid mulxid ah inuu isku dayo inuu u jawaabo ama uu qanciyo balse waa inuu marka hore eegaa heerka ay aqoontiisa diineed taagantay iyo awood ahaan ma u leedahay inaad su'aalaha kaaga iman doona aad ka jawaabi kartid. #caarif Channel ayaan laftaydu sameeyay ay igu dhalisay kooxaha diinta ka gadooday inaan intii karaan kayga iyo garashadayda ah inaan ku toosiyo. Www.kzread.info

  • @sgtamoofficial3663
    @sgtamoofficial36634 жыл бұрын

    Keep going my friend or

  • @mahmudcaaqil1064

    @mahmudcaaqil1064

    4 жыл бұрын

    Keep going sootii la is nacsiiyey 🤣

  • @samirabuuhoodle7831
    @samirabuuhoodle78314 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله اخي جزاك الله خيرا جزا

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane4 жыл бұрын

    illahay ha Ku sharfo macalin💖

  • @abdiwasacmaxamed9424
    @abdiwasacmaxamed94244 жыл бұрын

    MASHA Allah barakallah feek adan

  • @haruunalrashiidhero8515
    @haruunalrashiidhero85154 жыл бұрын

    Maansha allaah aadan waad ku mahadsantahay channel kaaga waan ka faaidnaaaa ilahay ha ku barakeeyo

  • @naddaquen1782
    @naddaquen17824 жыл бұрын

    Alle hku barakeeyo ustadkena my fav Chanel ❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @fartunhussein7902
    @fartunhussein79024 жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Wll qali jazaakumu allaahu kheyr hore u soco aankaa faaidno Wax badan wll ❣️ thanks

  • @mahirjr6858
    @mahirjr68584 жыл бұрын

    Ilaahey tadriis ayaan kuu jeckahay .maasha ALLAH. Muslim Muslim Muslim Muslim Muslim Muslim Muslim toosan .keep going

  • @caligabax8516
    @caligabax85164 жыл бұрын

    بارك الله فيك معلم

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed51004 жыл бұрын

    masha Allah thnks Aden wllo

  • @salaadcabdi4119
    @salaadcabdi41194 жыл бұрын

    mazha Allah proff Aadan zahan

  • @achrafhassan694
    @achrafhassan6944 жыл бұрын

    Ustad aadan xaqiiqda aad ayaad iiga farxisay tnx

  • @HankaabPodcast
    @HankaabPodcast4 жыл бұрын

    Maansha Allah chanalkaa sahanka xogaha Wahli runti waxbadan ayaan kaafaiday alle hakaa abaalmsriyoh

  • @mrhanad8148
    @mrhanad81484 жыл бұрын

    Walahi waa runtaa Wiil yar oo 15 jir ah oo somali ah ayaa I weydiiyay waxuu dhahey hadii Ilaahey jiro maxuu aduunka ugu maamuli waayey si la arkayo sida hadaba gaalada uxukumeen korontada . dhaqaatiirta IYO waxyaabo badan ,runtii aniga jawaabo fcn ma heeyn kadibna waan muraney kadib waa dili gaareyba ciil dartiis habeenkii dhan wajigeyka is badelay ...dadkaas ha la doodinina wey waalanyahiin

  • @amiinabdirahman8602

    @amiinabdirahman8602

    4 жыл бұрын

    Alle (Swt) ma arki karno oo nebi muuse Cs waakii yidhi ilaahayoow in Aanku arko Ayn rabaa ee uu allena Ku yidhi miyaanad I rumaysnayn Ee uu N-muuse yidhi wnku rumaysanahy blse si ay naftaydu uugu qabawdo Ayn aragaaga u rabaa. Markaa Alle (Swt) awood Uma lihin in aynu aragno lkn ehlu janada ayuu u balan qaaday in ay wajigiisa sharafta leh arki doonaan. Markaa hadii ay ilxaadku dhahaan Alle maxaa loo arki waayay wxaad Ku tidhaa idinku ma arki kartaan *Ruuxda/Nafta* jawaabtooduna Maya ayay noqonysaa. Waa fikirkayga wll mahadsanid.

  • @maxamedmaxamed1897

    @maxamedmaxamed1897

    4 жыл бұрын

    Waa sax wll markaan arkay qoraalkaada ayaa waxa ku soo dhacday jawaab dhankayga ka socota Waxaad ku tidhaa wadnaha qof akle maad arki kartaa waa maya Haday dhacdo in aad aragto waa iyada oo shil galay ama la qalay Ama waxaad ku tidhaa aduu maad awoodaa in aad wadnahaaga iska soo saarto ood dhakada saarato oo uu halkaa ka shaqeeyo

  • @siyaadciise7868

    @siyaadciise7868

    4 жыл бұрын

    @@amiinabdirahman8602 illahay hakubarakeyo diintiina barta si aad gashaan wayn uheshaan

  • @siyaadciise7868

    @siyaadciise7868

    4 жыл бұрын

    M.allah wall illahay hakubarakeeyo nabbiga wuxuu dhahay dooda iskaga taga xata haday xaq tahay dadkaas waxaa kudhahda Anigu kulama doodayo lkn in illahay jiro naftaada kuu cadaynayse bal ayada ufiirfirso hana ladoodinina la jeesta dadkaas haday muranka kaa badiyan dheh aakhiro nayskugu keen keen markaasaan kumurmayna in illahay jiro iyo inkale

  • @smalilandtamaantaofficial6089

    @smalilandtamaantaofficial6089

    4 жыл бұрын

    Ilhy Sw Si Muuqata IyO Si Qarsoonba Waa UmaamuLaa AduNkiisa Tusale RooPka Da Aya Habenka IyO Malinta Aynan DaremiN Wax GuuXa IyO Wax Gariira Toona Wa AwodaHa Muuqda E iLaHeena Ina Abuuray Qof Ogaan IyO Ukas Udiidan Oo ILahy Anu Janadiisa La Donayn MoyanE Gaal IyO Islaam Waa Lawada Arkayaa AwoDahaa Aragtida Cadiga Ah E Rabigena Sharfta Leh Qofkii Rabow Ilahy RuMee Camal Ficana Samee Wana Abaal Marintaada U Fiucan E Ad Akhira Ku Leedahy 👈

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir57574 жыл бұрын

    Masha alllah wllo guul wacan taheerahaga ayan ahay

  • @moussiermikel8427
    @moussiermikel84274 жыл бұрын

    Mashal allah wll allah haku xifdiyo

  • @samaramoha7133
    @samaramoha71334 жыл бұрын

    Masha Allah waa muhiim mahadsanid

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud81114 жыл бұрын

    Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo wll Aadan

  • @istarabdi4399
    @istarabdi43994 жыл бұрын

    mashalah mashalah walhi waxbadan noo faaideysey thnkx walal keep going

  • @gymvideos10
    @gymvideos104 жыл бұрын

    Allah ku xafido Brother

  • @abdirazakahmed4551
    @abdirazakahmed45514 жыл бұрын

    شكرا استاد

  • @najladawiil9268
    @najladawiil92684 жыл бұрын

    Mchallh wllo hore usoco aadban barnaamijyadaada u taageeraa uh r super hero .... Well done👏👏👏

  • @abdiraficbotan3744
    @abdiraficbotan37444 жыл бұрын

    M.a rabi hakuu siyaadio cilmiga waxad wakhtigaga galisaa sidada ugu hboon eed bulshadada jahliga uga saartoh adna ilaah janada albabadeeda hakuu furo

  • @guuleedmg7976
    @guuleedmg79764 жыл бұрын

    mansha allah wax badan ayaad noo iftiimisay bro thanks ayaan ku leeyahay

  • @honestman4046
    @honestman40464 жыл бұрын

    Thank you for sharing pro💯💯❤❤❤

  • @nuuradiincabdilaahi957
    @nuuradiincabdilaahi9574 жыл бұрын

    Barnaamij wax badan iftiiminaya shukran walalo👏❤

  • @asmaabdullahi8738
    @asmaabdullahi87384 жыл бұрын

    First person 😊 horey u soco wllo qali ❤

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi5164 жыл бұрын

    Mahadsanid aadan

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour92604 жыл бұрын

    Allh k xifdiyo ustaad❤

  • @CiiltirecatoosheHy
    @CiiltirecatoosheHy4 жыл бұрын

    Ustaad aadan khadar cali thnks

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46184 жыл бұрын

    Mahadsanid wll Aadan

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir79184 жыл бұрын

    mahadsanid wll adam

  • @cabdicismaan7651
    @cabdicismaan76514 жыл бұрын

    Mnsha allh adan sahan taariikhyahanka somaliyeed✌

  • @abdirizackhassan475
    @abdirizackhassan4754 жыл бұрын

    Masha Allah Aadan walal waa mahadsantahay Allah haku xifdiyo

  • @shaunthesheepmedia5417
    @shaunthesheepmedia54174 жыл бұрын

    Masha Allah hore u soco wllo

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid20014 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @ahmedaarka8221
    @ahmedaarka82214 жыл бұрын

    Masha Allah Ustasd Adan runtii su'aalo igu taagnaa ayaad jawaabo iga siisay Jazaka Allah khair. Mida kale qolya muslimiin ah oo ikxaadka aad ula dooda ayaan ku taxanahay waxay ku hadlaan luuqqadda Englishka waxaa la yiraahdaa SCDAWAH CHANNEL runtii intaan ka arkay waxay kala doodaan ilxaadka diintooda oo ay su'aalo ka weydiiyaan bal kuwaana ila eega intii Englishka wax ka fahmeeysa shukran.

  • @abashajjiahmed9311
    @abashajjiahmed93114 жыл бұрын

    Jasakallahu kheyr wl

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali79174 жыл бұрын

    Masha allah masuul siwanagsan aadbaad umahad san tahay Dhalin yaro hadii aynu nahay waxaa wanagsan in aynu ogaano horta diintan uu kula galayaa miyuu aamin san yahay? Dabcan waa may ma aamin sana oo illaahey ayuuba inkirsan yahay waa mulxidka e Sidaa darted Ilxaadka in uu saxsan yahay kala dooda Iyo sida aanu kownkaan abuure ulaheyn iwm

  • @naimaothman979
    @naimaothman9794 жыл бұрын

    hore u soco wllo

  • @suhaybaden3120
    @suhaybaden31204 жыл бұрын

    بارك الله

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan76314 жыл бұрын

    Shukran walaal.

  • @abdirahmaanali3675
    @abdirahmaanali36754 жыл бұрын

    Mncha allaaah JazakallaaH walaal AllaaaH caqliga hakuu barakeeyo

  • @abdihayiaden9256
    @abdihayiaden92564 жыл бұрын

    M.a allah jackallah kheyr wallkey

  • @MohamedAhmed-wy2tu
    @MohamedAhmed-wy2tu4 жыл бұрын

    M.a alx inta caafimad ku dawanaysa alx dhaha

  • @carafadxasan3293
    @carafadxasan32934 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @anasyusuf3422
    @anasyusuf34224 жыл бұрын

    ina Soo badi muqaalo nocano oo kale ah , waad mahadsantahay walal run ahaanti intii aan ku xirna channelkaaga aqoon badan ayaan ka faaiday 💕

  • @OomarTech
    @OomarTech4 жыл бұрын

    Waxa kaliya een ku dari lahaa qodobadaa aad sheegtay Waa diinta oo aad loo barto Had iyo jeer inamadaa mulxidnimada qaataa waa dad aqoon u leh ugu yaraan qur'aanka mid aan diinta waxba ka aqoon kuma habsaamaanba qolyaha wax lumiyaa Waa hasha gawrac nirigtu haku quus qaadatee Dooduna waa hab ama tab la barto oo cilmiya hadaanad aqoona ku gulaysigeedu waa yaryaye iyadana hala barto Mahadsanid aadan

  • @zakariemuumin6680
    @zakariemuumin66804 жыл бұрын

    Msha lah wllky aadan khadar cali

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad28074 жыл бұрын

    Macalin aadan allaH haku shrfo wllkyow

  • @mohamedmuuse8649
    @mohamedmuuse86494 жыл бұрын

    Aadan-Sahan Mnsha aalaah Hore UsoC 😍

  • @hirsiessasaid7041
    @hirsiessasaid70414 жыл бұрын

    Mazha allah

  • @soomliland356
    @soomliland3564 жыл бұрын

    Masha allh alle hakusugo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan4 жыл бұрын

    Mahadsanid teacher

  • @abdijabarfiqi9933
    @abdijabarfiqi99334 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaan kuula qabaa arimahan ustaad aadan.

  • @husseinabdullaahimohamed1925
    @husseinabdullaahimohamed19254 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @abdiwasacali9600
    @abdiwasacali96004 жыл бұрын

    حماك الله يا أخي

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey27334 жыл бұрын

    Sxb waa mhd santhy guulayso waligaa horay u soco .

  • @shafisomaliyed9078
    @shafisomaliyed90784 жыл бұрын

    Maashaallah sahanka xogaha chanel an wax bdn ka fahmay

  • @mohamedhassan5590
    @mohamedhassan55904 жыл бұрын

    Aadan sahan hore u soco wlloh

  • @yaasiiny5719
    @yaasiiny57194 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla91064 жыл бұрын

    Wow 😮 you’re big legend 🙏👌🇸🇴💯✍️❤️

  • @yaxyemaxamedcarte3162
    @yaxyemaxamedcarte31624 жыл бұрын

    Weerar iyo difàac lagama maarman thanks pro

  • @alhikma484
    @alhikma4842 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo wllo

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    Wll sare aqoon yahayn Aadan khadar ali mhdsanid

  • @zakariye.ibrahim4625
    @zakariye.ibrahim46253 жыл бұрын

    Horay usoc wll aadan

  • @siyaadciise7868
    @siyaadciise78684 жыл бұрын

    Illahay haku barakeeyo wall

  • @salmaanbarre3610
    @salmaanbarre36104 жыл бұрын

    allaha ha ku dhowro wll

  • @mudkeykheire7362
    @mudkeykheire7362 Жыл бұрын

    MAA sha allaah

  • @awomaxamuud7043
    @awomaxamuud70434 жыл бұрын

    Mansha allah rabi ah ku xitiyo

  • @horseedkaumadda2185
    @horseedkaumadda21854 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo wll

  • @difaacaislaamka3632
    @difaacaislaamka36324 жыл бұрын

    Difaac diintada islaamka adan khadar meel saxa ayaad cilmiga ka haysataa waxanad ka mid tahay channelada difaaca diinta islaamka hore usoco walaal 👍

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco60654 жыл бұрын

    Adan Sahan❤❤❤

  • @housseindjama1037
    @housseindjama10374 жыл бұрын

    wcs sxb run ahaan anigu waxba kaagama duwani sidaad u dhigtay ladoodida mulxidka aadbaana uga faa idaystay gaar ahaan su aasha su aasha lagaga jawaabayo T usaale markuu yidhaaho shaygaasi waa khalad inaad tidhaahdo halkuu ka khaldanyahay i tus oonad daliil iyo macno lasoo boodin. Wallaahi waan u bogay tusaalahaa ( Mahadsanid sxb horay u soco).

  • @mohamedguhaad3949
    @mohamedguhaad39494 жыл бұрын

    Allah haku xifdiYo wlle🥰🥰🥰

  • @ezraapdalle9494
    @ezraapdalle94944 жыл бұрын

    M.a wll ilahay khayrkaaga ha kaa abaalmariyo

  • @calimahdiyaassen4668
    @calimahdiyaassen46684 жыл бұрын

    Keep going pro...

  • @abdilahialitaajir3312
    @abdilahialitaajir33124 жыл бұрын

    Waxan jeclaan lahaa inad adan sxb kaso hadasho dumarka iyo hogaaminta bulshada ay rabaan ama halka ay wax ka eegayn inanay hawshu ahayn ee ay thy ina muslimka la isku jeediyo 👏

  • @Farxad1
    @Farxad14 жыл бұрын

    Maanshaalh wll

  • @user-jx6gn3jf5l
    @user-jx6gn3jf5l4 жыл бұрын

    M.a sahanka xogaha waad mahadsantahy

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah19004 жыл бұрын

    Wa talo wcn ustaad

  • @bedriafaisal6663
    @bedriafaisal66634 жыл бұрын

    M.allah keep going

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka61804 жыл бұрын

    Mansha, allaah Boowe Alle haku Xafido Cilmi iga maqnaa oo aan U Baahnaa ayaad ii Faaiidaysay Shukran Boowe Alle labada Daarod Ajarkeeda hakaa siiyo Aaad iyo aaad ayaana kaaaga mahad celinaynaaa Boowe Noona soo badi aaan KIRISTANKA iyo MULXIDIINTA meel Saarneee

  • @alizaki2310
    @alizaki23104 жыл бұрын

    Aadan alle Haku dhawro macalin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zaakirsomali1
    @zaakirsomali14 жыл бұрын

    Aadan Sahan waa macalin an jeclhy wlahi♥️

  • @dr.usayma1870
    @dr.usayma18704 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @mohamthjaahuryare7494
    @mohamthjaahuryare74944 жыл бұрын

    Hore usocoh wll

  • @abdiqadirmahdi8858
    @abdiqadirmahdi88583 жыл бұрын

    Wllhi ustaad wàa tusaale aad u fiican inshallah lagama yaabo inaan goalka dabada galino

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif59024 жыл бұрын

    Ilaahaw khyr kusii wll

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan98214 жыл бұрын

    Mnsha allah wll wadku mahadsantahay sidaa u la dagaln galada