WAAN DIFAACAYNAA DADKEENA , GANACSIGEENA IYO XAAFADEENA || XIDHIBAAN YUSUF XASAN ABDI

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 49

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji68525 күн бұрын

    Masha Allah Somalida Madaxdeeda Kenya Masuulka Inooga Ah Guul Xildhiban Yusuf ❤❤❤

  • @Jameeco
    @Jameeco5 күн бұрын

    Waa runtiisa yuusuf xasan Kenya soomlida waa dalkooda Marti Kuma ahan

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife93415 күн бұрын

    Adeer Yusuf waad mahadsantahey ilaahey hanoo kaa xifido

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow5 күн бұрын

    Ninkaan Yusuf Xasan Hogaankiisa Soomaalidu way ku BULAASHAY (ku barwaaqowday) ama Kenya ha joogto am Soomaaliya ha joogto! Ninkii wanaagsan waxa uu masuulka ka yahayna OG xajista!

  • @cawoali6544
    @cawoali65445 күн бұрын

    Okay Gobolkiina dhista. Maalka. Ku dhista. N/Esat

  • @MohamedAli-ow2sg
    @MohamedAli-ow2sg5 күн бұрын

    Masha Allah good voice

  • @Sumadeena
    @Sumadeena5 күн бұрын

    Soomaaliyeey qabiilka iska daaya waliba kuwiina dhex jooga Kenya iyo itoobiya. Ha noqonina sida kuwa soomaaliya jooga ee waashay.

  • @fatmazahra9441

    @fatmazahra9441

    3 күн бұрын

    Kuwi somaliya jooge ee walna Aya Kenya imade markasey yatahay kagabilawayan dadka somalinimada walalaha kuaha kalafogeyen

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif9095 күн бұрын

    Ciidan somaliya oo aagagiina waardiyeeya kana mida ciidanka dowlada samaysta

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed52234 күн бұрын

    Thank you sir yusuuf🎉we all Kenyans ❤

  • @runeyhaji5348
    @runeyhaji53485 күн бұрын

    Awoowgey ayaa kamid ahaa ragii islii uhoreyey lakiin hooga saara n eastern haladiso

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg4 күн бұрын

    Waa mahadsantahay mansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu ❤❤️❤️❤️❤️👏♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏❤️butland👍

  • @fatimanour9793
    @fatimanour97934 күн бұрын

    Reer Somalia 🇸🇴 Kahadleyna Sujuuga Maaha Dadki Dagaalku Keenay

  • @OlaOli-d5i
    @OlaOli-d5i5 күн бұрын

    Mashallah. Waxkasto uu shegay waan kuraacsanahay. Waan inaa isdaafacno

  • @husseinomar5942
    @husseinomar59425 күн бұрын

    Treat all Somalis equally for united we stand divided we fall 🎉

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi76623 күн бұрын

    Maasha Allaah kumaanaan qasaarin doorashadaadii maalindhanbaan feyl ugujirney naan kudoorano Alx cimrigaag Allaha dheereeyo

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg4 күн бұрын

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍🤲❤️❤️🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺❤️❤️☝️

  • @MahamedAhmed-bo3ps
    @MahamedAhmed-bo3ps3 күн бұрын

    Waa suaale aaway siyasitii kale ee somalidii kale ee Ree nodistan

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk4 күн бұрын

    Noolow Yusuf xaaji geesi ku banaan hallyadii Aomalia

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra80615 күн бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha mideyo somalida dhaman yaa Rabi yaa Allah

  • @MadmadNuur
    @MadmadNuur5 күн бұрын

    Mashallah horay usocodhaa

  • @faysalxaajixuseen8785
    @faysalxaajixuseen87854 күн бұрын

    Mansha allah

  • @AbdishakurAbdullahi-f3p
    @AbdishakurAbdullahi-f3p4 күн бұрын

    Mansha'allah

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse77715 күн бұрын

    Difaaca dalkiina kiniya

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman98134 күн бұрын

    Somali hantideedii oo dhan ayey Kenya gelisay

  • @husseinomar5942
    @husseinomar59425 күн бұрын

    ❤ you from marsabit county 🎉

  • @fe8445
    @fe84455 күн бұрын

    Ismuujiya. Isna difaaca.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali65965 күн бұрын

    Adeer yuusuf sax

  • @outthinkersubliminalfacts
    @outthinkersubliminalfacts5 күн бұрын

    Adeer, "biyo kaa badan & dad kaa badanba way ku hafiyaan". Xaqiiq ku nool noqda oo qoys walba ee Nairobi jooga lacagtooda kala bar ama rubuc Somalia ama NFD qof walba gobolkii reerkoodu dego ama Xamar ha gashado. Uhuru Kenyatta wuxuu yiri: "markii ay wax weeyn dhacaan, Somaalida Nairobi qof walba Boorsadiisa keliya buu kala dhoofayaa". Maraykan iyo Yurub qaarkeed baa xitaa dhawaan laga baqayaa in dagaal sokeeye ka dhaco. War maxaad u dhisaysaan waddan shisheeye oo weliba deris idin lah, dhulka Soomalida baa u baahan in la dhiso e ???

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    4 күн бұрын

    Iskaamuus horta somalida kenya dhulkoda ayeey jogaan e kuwa somaliya lagudhacaayo lagukufsanayo cadalaad uradiiya

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed75213 күн бұрын

    QABIILKA IYO QURUNKA INA HAREEYEY SOOMAALIYEEY AAN KA XUROWNO, WAXA INALOO UGAARSANAYO WAA KALA DAAD SANIDEENA PLEASE WAA IN EEYNU GACMAHA IS QABSANAA

  • @Gonfa509
    @Gonfa5095 күн бұрын

    Niminkan Yusuf iyo odeygi ku xiga oo hadlay Ma Somaliba???

  • @shugrisheekhmohamed8533

    @shugrisheekhmohamed8533

    5 күн бұрын

    Haaa waa soomalia asal ah

  • @abukarjekey1485
    @abukarjekey14854 күн бұрын

    👌 👏 😍

  • @habibakediye3364
    @habibakediye33645 күн бұрын

    Somaliyeey kenya ya la idan dhici sidii indian xooliihiii gurta

  • @abdimohammed3394

    @abdimohammed3394

    5 күн бұрын

    hindida lamid maahan somalida waayo somalida dulka ugu weyn kenya ayee ku leeyihin siyaasadana waa number one

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    4 күн бұрын

    Hindii kulaha dhulkenaan kenya kujogna hindida wa marti

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z5 күн бұрын

    Hor makaas soo waxa la idinkula dagaalamayo ma,aha.lkn soomaalidu dad xisaabtama ma,aha dadka reer way kuyryd inay dhistaan kenyada kale waayo waxay ogaayeen waxa dhici kara barri kamaalin lkn hda markay arkeen soomaalidii qaxaysay oo meel walba dhisaysa ayay iska dhex yaacaday ,soomaalay iskala reebo

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed52235 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uc5fc9oq5w
    @user-uc5fc9oq5w5 күн бұрын

    🎉

  • @FardowsoCusmaan-p4y
    @FardowsoCusmaan-p4y5 күн бұрын

    Soomaalida Kenya waa in ay ciidan ugooniya yeelataa oo goobaha ganacsiga u ilaaliya

  • @jumandegwakazee

    @jumandegwakazee

    3 күн бұрын

    Towa hiyo ujinga

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd5 күн бұрын

    ❤❤❤❤👍♥️♥️🌹🌷👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shafii48
    @shafii485 күн бұрын

    Kenya waxba kaso socdo

  • @Sumadeena

    @Sumadeena

    5 күн бұрын

    Nin wax garada baa tahay oo feejigan. Allah soomaali ha mideeyo oo ha badbaadiyo.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan38364 күн бұрын

    Kenya is foreign Country, Kukuyo. NFD Country need to be Independent from these wild mob KUKUYO

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse77715 күн бұрын

    Waxii aminiga ba binaya ka hortaga

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi76623 күн бұрын

    Soomaaliyey midooba oo halatagina yuusan cadowgu cidla idinkucunine sidii sadexdii sac oo libaaxu coney

  • @qarashbadel4977
    @qarashbadel49775 күн бұрын

    Mansha'allah

Келесі