WAA MAXAY SABABTA DUMARKA AY NAARTA UGU BADANYIHIIN ? || Sh Ganeral Jiir

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 34

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking35779 ай бұрын

    Ilahayow na badbaadi 🤲🤲😢

  • @zeynabmohamed7465
    @zeynabmohamed74656 ай бұрын

    Subxanllah ilhy haku cafiyo sheikhow

  • @om1735

    @om1735

    22 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar58819 ай бұрын

    Alle haynaga wada badbadiyo wll

  • @user-hv1fk3ep9g
    @user-hv1fk3ep9g9 ай бұрын

    Masha Allah

  • @user-zx2np6pr5w
    @user-zx2np6pr5w9 ай бұрын

    Shiq kada cadabta ilahay hainaga ilaliyo kuligen walahay ilahay Ayanlenahay mahadsanid

  • @fatimainamahamed2422
    @fatimainamahamed24229 ай бұрын

    SubhnAllah Walciyadu billah 😢

  • @user-zx2np6pr5w
    @user-zx2np6pr5w9 ай бұрын

    Ilahayow nosahal walabay wale

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi49759 ай бұрын

    😂😂sheikh alle ha kuxifdiyo nayadheheen

  • @maryanmaxamed35
    @maryanmaxamed359 ай бұрын

    Salallahu caleyhi wasalaam❤❤❤❤❤❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah11789 ай бұрын

    Subaxaan allah shekhow axaadiis buu akhrinayaan dumarka ka hor imaanaya maxay yihiin

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy9 ай бұрын

    Dalkii iyo Dadkiiba Dayacdeen oo Dumarkii iyo Ilmihiisa Didiseen sidii Xoolihii. Maxaad masuul kanoqon kartaan. Illaahey baa masuul naga ah asagaa na ,uuntey. Diintana waanu kaa badinaa sheekh cagaha dhulka dhig

  • @user-bn6jr3zt5h
    @user-bn6jr3zt5h2 ай бұрын

    Subxanallah, ninkaan alle ha ka cafiyo wuxuu sheegey wax diin ah iyoh wax isagu ku darsadey, naayaaya buu leeyahey dumarka uu wax u sheegaayoh, diintu islaamka adaab bey leedahey wax loo sheegoh, aayad iyoh xadiit anagoo u hogaan San, subxaanallah, dumarka keliya ma xuma ragaba waxaa ku jirah kuwo aad u xun oo diinta ku qaraabtah, diinta waa la bartey cid aad ku waab sankartid ma jirtoh, ee ka baro sida xaqu yahey oo loo la hadloh dadka islaamka ah culumada,hadalka wanaagsan waa sadaqo,sh umal, sh Shibile,, sh dirir, sh xalaaki, sh mahamed ismaacil iwm ka baro sida loo la hadloh dumarka, wabilaahi towfiiq

  • @XamdiXasan-rb4gj

    @XamdiXasan-rb4gj

    28 күн бұрын

    Waa runta wll dumarku meelwalba raga way uga badan yihiin xita adunyada

  • @aminabashir6592
    @aminabashir65929 ай бұрын

    Sheekhyahoow maxaa kaa qalday ee hadalka aad ku hadlayso Alle SWT uuga bakh NACAYB BADAN OO HAWEENKA AH AYAA KAA MUUQDEE WAX HAMBEE

  • @balqeisahmeth1037

    @balqeisahmeth1037

    9 ай бұрын

    Naa wa yaabay siduu ula hadlayo a dumarka ma dagaalbaa mise waa wacdiyaya 😂😂😂

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin47629 ай бұрын

    Aloow nabad baadi oo hana cadaabin

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed76649 ай бұрын

    ninkaan dumarkeena wuu caayaa markasto dumarka somalida miyey wada xun yihiin waayo uuu noo wada caynaya

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome20243 ай бұрын

    Maba qubestan

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome20243 ай бұрын

    Wa dad isku jinsi ah oo iswasa😅😅

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth10379 ай бұрын

    Lakin sheekh raga iyo dumarka soomalida ragga aya u badan cadaabta ka wax dilaa ka wax dhacaa ka wax kufsadaa ka wax dulmiya ka awlaadisa dayacay waa nin soomliyeed idinku runta isku sheega 😮

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev

    @IfraaxMaxamed-kc8ev

    9 ай бұрын

    Shiiqu isaga wax uu keen saday maaha in ay dumaeka cadaabta ubadan yihiin ee waawax rasuulkeenu sallalahu calayhi wasalam u inoosheegay marka dumarow idinku kaliya nadtiina ka ad kaada oo ilahay halaga baqo

  • @HooyoFosiya-vu7ww
    @HooyoFosiya-vu7ww9 ай бұрын

    Sheekh muslinku waa walalo! Naayaa waa maxay? Dumarku mid maaha 😂😂😂

  • @mklsl3663
    @mklsl36636 ай бұрын

    Wadaadkan wuu xanaaqsanyahay sidaas si ka fiican ayaad uu sheegi kartay

  • @cazo639

    @cazo639

    20 күн бұрын

    😂😂😂😂😂ma aragtay ninkasto qamiis wato iyo Kofi shiiq ma aha Bal si xikmadeysan oo akhlaaq leh muu uhadlo😢😢😢😢😢😢wlhi waan oyaa naar un buu wadnha Noga jaray

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome20243 ай бұрын

    Bal nin walashiis lugaheeda uraya biyaha isaga keena😅😅

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals6 сағат бұрын

    Ragina adeca janada waheliye gabarey. Kibirka jojiya.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80209 ай бұрын

    Naarta ragaa ayaa ubadane ee hadanbaabin naarta inaan naarta u badnaamo waa sida aadjeceshihiin .

  • @amina.shukri8955
    @amina.shukri89559 ай бұрын

    Nagti lalaqabay malintay ka umulinasay inay saqirki cejisay aa Astaqfurallah

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy9 ай бұрын

    Kuwaana Dumarkey uga dhagtey. Gaalada geeska magaalada idnla dagan.Haweenka iyo Caruurta ka ceshada illaahey masuulka idinkaga dhigay. What the hell.😂😂😂😂

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev

    @IfraaxMaxamed-kc8ev

    9 ай бұрын

    Wax run eh buu kahadlay wllo sida ha uhad lin in ay kahad lan gabdhaha muslimiinta ah waa wax fiican o lobaahan yahay waliba saman kan hada lagu jiro

  • @balqeisahmeth1037

    @balqeisahmeth1037

    9 ай бұрын

    Sidan uu u hadlayo ayaban diiday dumarka ayay ku qafiifeen nimnka aya uga bahan in sidan lola hadlo