WAA MAXAY DOQON? YAA DOQON AH? IMISA DOQON AYAA JIRTA? WAREYSI XIISE LEH....

Ойын-сауық

Doqoni 3 waa isku bah, seddexna waa isku bah seddexna waa isku bah midna waa bah gooni. kkkkkkk

Пікірлер: 12

  • @Eeboh1
    @Eeboh17 ай бұрын

    Doqoni aan dooq ama dookh iyo dawo iyo dow oo aan oq ama aqoon doonin dam ah

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    M MAANSHAA ALLAH

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia3 жыл бұрын

    Qofku in uu doqon noqdo ma doorto, oo xaalad Ilaahay qaddaray in uu qofku sidaa u dhasho. Wax laysku caayo maaha, ee waa wax loo baahan yahay in laga gudbo. Siciid iyo la wareystuhu ba, waxay innala wadaageen takoorkii iyo meelkadhacii lagu hayey dadka caqligoodu hooseeyo ee daryeelka u baahan, ee dadku na doqon ama damiin u yaqaanaa.

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONI WAA QOFKA CIBAADO WANAAGSAN LAHAYN

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONI MEEL LAGU KAFTAMAY AYAY MOODAA IN LAGU KALA TEGEY

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    AQOONTAADA MAR HORE AYAA LOO BAAHNAA LAAKIIN IN LAGA FAA,IIDEYSTO WAA MUHIIM

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor88153 жыл бұрын

    ustaad siciid xagaa miid maaxatay

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONEEY DABKAA BA

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONI MARO DUUGA HORTEED AYUU DHAMAADAA

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONTU WAY NOOCYO BADAN TAHAY DOQONIMADU WAXAY GASHAA DIINTA. SIYAASADA. DHAQANKA. AQOONTA. ASLUUBTA. NADAAFADA. IYO KUWO KALE OO BADAN

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73813 жыл бұрын

    DOQONI DANTEED MA TAQAAN

Келесі