Waa Maxay Cybersecurity?

Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
============================================================
Maxamed Isxaaq
+44 7970 551162
Abdirizak Hersi
+44 73 764 27517
Mogadishu
+252 615 070 785
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Facebook Link: / hurbad
Twitter Link: / hurbadit
Instagram Link: / hurbad
LinkedIn: / abdirizak-hersi
LinkedIn: / hurbad

Пікірлер: 36

  • @sayidcademohomed4001
    @sayidcademohomed4001 Жыл бұрын

    Hoyga tabar engineerada mustaqbalka 🥰🥰🥰🥰

  • @joodaxmohamed6448
    @joodaxmohamed6448 Жыл бұрын

    ustaad waa maxay data science ciwaankaan noo soo duub mahadsanid

  • @heeso586
    @heeso586 Жыл бұрын

    Best KZread Somali Waxbarasho

  • @horkacemedia6028
    @horkacemedia6028 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Allaah haku sharfo

  • @dancelife5879
    @dancelife5879 Жыл бұрын

    Thank u ustaad

  • @Xaliimoxuseen-ix7ob
    @Xaliimoxuseen-ix7obАй бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @abdirahmanrooxaanta5422
    @abdirahmanrooxaanta5422 Жыл бұрын

    macalin abdirizak thank you teacher

  • @World1307
    @World1307 Жыл бұрын

    Jaamacadaha online computer science ka ugu fiican noo sheeg mcln

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Lipaxii madaxa Xiirna malmahan ma arag

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf3829 Жыл бұрын

    Study wa maxay faidada ee ledahey cybrsecurity?

  • @Abdikafi252
    @Abdikafi2523 ай бұрын

    ZxB Askariga cyper sacurity qeybte ba uwangsan inu barto

  • @momfadumo5761
    @momfadumo5761 Жыл бұрын

    Update noqda xataa BuuuGtii laydin kama hayee xilimay soo baxayaaan

  • @amiinofficialmc
    @amiinofficialmc Жыл бұрын

    Marka hore ma inan computer science aanso barta laigaga baahan yahay ustaad jwb

  • @Yaasircaafi

    @Yaasircaafi

    Жыл бұрын

    Shaqo iskuma laha walal

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda9416 ай бұрын

    Inta barata It cyber security 😂❤

  • @riyaadualquran1
    @riyaadualquran1 Жыл бұрын

    Ustaad sifiican Loma arko

  • @liibaanmustaf3829

    @liibaanmustaf3829

    Жыл бұрын

    Setting gal. Quality ku dhufo 480p ka dhigo wll

  • @MunaNuux
    @MunaNuux6 ай бұрын

    2 feb 2024

  • @Abdifitah114
    @Abdifitah114 Жыл бұрын

    Hulbad waaloo baahan yahay

  • @mocadde6677
    @mocadde6677 Жыл бұрын

    Kofiyada application security ayaa madaxa isaran libax. Waxadna iskudaydan inaad dhamantod aad wax un aad sogalisan libaxyaal 😅😄

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Жыл бұрын

    Si sax ah umaad fah fahin kaliya waxaad kudhaatay inaad adigu ku seexato

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 Жыл бұрын

    Ustaad aniga accountkaga user namekii ilaaway siden ku ceshan karaa casharo igu jiraye

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    +252 615 070 785 nagala soo xiriir si laguu caawiyo walal.

  • @nadiramohamed8542

    @nadiramohamed8542

    Жыл бұрын

    @@Hurbad casharda onlinka aad bixsan xagaan idnkalaso xidhiidhaa plze iao sheega

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    @@nadiramohamed8542 +252 615 070 785 umber kaas nagal soo xiriir

  • @aademmuhyadin2575
    @aademmuhyadin2575 Жыл бұрын

    asc wxn slmy hurbad wxn cbsho ka ahay wxn mqnaa 2 bilood

  • @abdirsaqeydarus6605
    @abdirsaqeydarus6605 Жыл бұрын

    ustaad ka soo hadal dark web

  • @mohamedmohamud5648
    @mohamedmohamud5648 Жыл бұрын

    Walal qali ma ubahantahay physics in aad wadato marka aad rabtid in aad barato cybersecurity macalimu

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    maya

  • @XiisMedia
    @XiisMedia Жыл бұрын

    Adoo nin Weyn ah alle ayaa Weyn hadane macalin ah ayaad sidii dhalin yarada u jeeego Weyn tahay 🤭 please cilmi aanan adaab laheyn Waa geed Timir la aan ah 🙏

  • @waankulasoconaa8332

    @waankulasoconaa8332

    Жыл бұрын

    Wahaabiya maskaxdada dhaqday

  • @tiyaamoofficial

    @tiyaamoofficial

    Жыл бұрын

    Inaad Lu mashqusho Mahan Kaliya Ka Baro wixii Ku anfaca Shaksiyadisa Asaga Leh broh Intaas Haka dhaadhacdo

  • @SomaliHacker1

    @SomaliHacker1

    Жыл бұрын

    Kumashquulka qayrkaa qorshe dhaamabaa jira waar cilmiga kabaro ustaadka ama noodaa anagaa kuqanacsan style kiise ustaadku wali ma gaboobin wakhtigiisa hakaa qaato abti

  • @abdalaabdisamad7737

    @abdalaabdisamad7737

    Жыл бұрын

    @@tiyaamoofficial war walaqayow meshan weli ma joogta lipx😂

  • @Rizkhan3

    @Rizkhan3

    Жыл бұрын

    Oo wuxu sharaxayo dhaan ma tintiisa kaso jiidatay wale adigaa 🤣🤣🤣🤣🤣