WAA LIS KA SHIFAY CAAWA YAA UGU SHUKAANSI BADAN

Пікірлер: 1 200

  • @asadhagio2749
    @asadhagio27499 ай бұрын

    Waxaan sugi la.nahay ceyda oo Half million udhow subscribe usaar. youtube.com/@kingceyda2780?si=-0VYYYg6LsVeHrSt

  • @aasmamaxamuud-yo4qr

    @aasmamaxamuud-yo4qr

    9 ай бұрын

    👀

  • @MapsoutKhader-wu7vs

    @MapsoutKhader-wu7vs

    9 ай бұрын

    Hada asadoow ma waxaan dhahaad sugaysa 😢😮

  • @deeqahasana

    @deeqahasana

    9 ай бұрын

    I.a comin soon 🥰

  • @sagaladaan6643

    @sagaladaan6643

    9 ай бұрын

    inshaalaah ❤ceyda .wasukena🎉

  • @user-up2mj3no4o

    @user-up2mj3no4o

    9 ай бұрын

    Insha allh comin soon😘

  • @ismailmohamedYusuf-qg5ko
    @ismailmohamedYusuf-qg5ko9 ай бұрын

    Faadil dum dum tii ugu wanagsaneyd ayuu qatay waliba dhamantood wey kuwada raaceen😢😢salaada ilaaliya

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed11209 ай бұрын

    Marka waxaz oo dhan laga yimado waxa suaalaha oo dhan koobstay suaasha salaada walalo fadil hore uu soco rabi jidka fican ee aad hayso hakugu hanuniyo ku dadaal waliga salada wll❤🎉

  • @marwojanno6316
    @marwojanno63169 ай бұрын

    Masha allah faadil Mar walba waala shega salada inuu ku fiicnyahy Masha allah ilahy inaa udhawdahay hadii adunka lagugu Marqaati furay aaqirana Marqaati aya lagu yahay ilahy haku xafido wllky

  • @NiciimaMaxamed-ko3of

    @NiciimaMaxamed-ko3of

    9 ай бұрын

    Haa wlhi dhawrjeer arkay iydoo saas logu markhaati fury mnsha allh waa wiil wngsan alle ha barakeeyo

  • @mustafefaysal

    @mustafefaysal

    9 ай бұрын

    Masha'allh Masha'allh ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdirahmanabdisalaam

    @abdirahmanabdisalaam

    9 ай бұрын

    Allah ku barakeeyo dambigaag alle ha dhaafo

  • @ahmettkeeyoow155
    @ahmettkeeyoow1559 ай бұрын

    Baqiilka dhabta ah mhn kan lacag ama wax yaalo lmd ah diido ee wa kan maqla saliga nabiga ee aan ku salin scw scw scw

  • @MariaAhmd
    @MariaAhmd9 ай бұрын

    Omg!! MashAllah Alhumabarik faadil dadkoo dhan wxy igu markhaati fureen inuu salaada ku fiicanhy ilhyna hka dhigo kuwa maalinta yowmul qiyaame malaaiktu ugu markhaati furto inshallah 🤲🏼😭❤️❤️

  • @cayniabdukadir9339
    @cayniabdukadir93399 ай бұрын

    Fadil in uu maskiin yahay mar hore ayan arkay wll fadil salada sida aad u ilaaliso Allah ha kuu ilaaliyo 🤲🥰

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-999 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its9 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️😢

  • @AxmedMuuse-yj8dl

    @AxmedMuuse-yj8dl

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Allaahu akbar scw scw Allaahu akbar

  • @ifraaxabdi8346
    @ifraaxabdi83469 ай бұрын

    Masha allah salaad waa waxa kaliya lagu liiban waan ku farxay marqaati furka inuu ku wanaagsanyahy salaada hore usoco wllky fadil

  • @user-bc4sv3nd4j
    @user-bc4sv3nd4j9 ай бұрын

    Faadil is the best ❤🎉 l miss that intro 😢😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW9 ай бұрын

    I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين يا الله

  • @abdirahmanabdisalaam

    @abdirahmanabdisalaam

    9 ай бұрын

    آمين يا أخي ورحم شهدائهم😢😢😢😢

  • @amranmouse6055

    @amranmouse6055

    9 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi😭😭😭

  • @zahrasaid4296

    @zahrasaid4296

    9 ай бұрын

    Aamiin

  • @user-lk2ov6ox1l

    @user-lk2ov6ox1l

    6 ай бұрын

    Amiin😢

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan9 ай бұрын

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @MohamedDHegjar

    @MohamedDHegjar

    9 ай бұрын

    Scw

  • @khadiijomohamed3774

    @khadiijomohamed3774

    9 ай бұрын

    ❤ Ùyufigri😂tte8😢❤

  • @khadiijomohamed3774

    @khadiijomohamed3774

    9 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MushtaqAbdiraxiin

    @MushtaqAbdiraxiin

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 is not easy qabqab

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d9 ай бұрын

    Mnsha Allaah Faadil jid fiican haysa inta kula midkaa Ee Salaada yaraystaan Alla hasoo hanuuniyo Adigana wllo jid fiicana haysa Alle Hakugu Hanuuniyo ❤️🫶🏻🤲🏻

  • @hoodoxasancabdilaahi
    @hoodoxasancabdilaahi9 ай бұрын

    Masha Allah faadil waxa ugu fiican ayuu ku suntan yahay allaha u siyaadiyo

  • @mushtaaqbare8479
    @mushtaaqbare84799 ай бұрын

    Wax ka wanagsan malahan qof dadka dhan dhehhean salada fadil kufican m.a allow nawadda hanuuni❤😢😢

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio271999 ай бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    9 ай бұрын

    Welcome back again guys keep going guys

  • @Xafso840
    @Xafso8409 ай бұрын

    Fadlan aan ku salino nabi muxammed scw

  • @AishaMohamud-tz3jq

    @AishaMohamud-tz3jq

    9 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59959 ай бұрын

    Masha.allaah salaada rabi qofki ku dadaalo waa qof liibanaay faadil 👏👏👏👏

  • @Edebsan444
    @Edebsan4449 ай бұрын

    Qofka xishoodka iyo salaada ku fican meel sare buu jooga m.a tabaarakalaah allahuma baarik faadil❤

  • @Moha12557
    @Moha125579 ай бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    9 ай бұрын

    Scw

  • @Janno66
    @Janno669 ай бұрын

    Jah amiiro iyo Koko sxbo inaa noqotiin waa ku faraxsanhy❤🎉 Tedkle Asadow gormee naga deynee pay siidaan😂😂😂

  • @Jessyyy107

    @Jessyyy107

    9 ай бұрын

    Paysidan Ani xita wa nace😂😂😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58

    @SuntaFaaraxmajopasto58

    9 ай бұрын

    labadooda team 27 mostly Gabdho ka eh ine sxbaadan qasab waaye

  • @user-br7bi7bo5h

    @user-br7bi7bo5h

    9 ай бұрын

    Milanacdeen😂😂😂😂😂😂

  • @quruxleyqalanjo5485

    @quruxleyqalanjo5485

    9 ай бұрын

    Lkn amiiro sxb wey gashaa e koko sxb magashaa taasa suaal ah qof xanaqayi o kugu qararayo sxb magalaa

  • @imaannucmaan8663

    @imaannucmaan8663

    9 ай бұрын

    ​@@quruxleyqalanjo5485day ma qalbigeda ogtahay saxibtinimadaba waxee ku macantahay mid xanaqayo iyo mid aan xanaqenin😂

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni9 ай бұрын

    Faadill waa ahlu salad m.allah ❤

  • @snrotho
    @snrotho9 ай бұрын

    My favorite intro.....since December 2019.... More blessings walal Asad

  • @noface6981
    @noface69819 ай бұрын

    40 qof ducadoda waala aqbala iso duceya wllyal murad ayan leyahay ❤❤ asad allah ku caafiyo aboowe❤️

  • @najaxaxmed3015

    @najaxaxmed3015

    9 ай бұрын

    Aamiin😢

  • @Naruura4
    @Naruura49 ай бұрын

    Masha allah faadil salaadada saas u ilalali markasta anigana tii salada waqtigeda ku tukada allah iga dhigo ❤❤❤😢

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad57349 ай бұрын

    Faadil m.a waxan la dhacay sida salada lo wada dhahay Allah barakeyo Wa wiil wngsn idinkana ku dadala salada walalaheyga

  • @ibrahimmohamed-fc4uh
    @ibrahimmohamed-fc4uh9 ай бұрын

    Allah is one kusali nabi muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.109 ай бұрын

    اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد ❤🤲🕋

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama92379 ай бұрын

    Faadil is a best ❤

  • @user-up2mj3no4o
    @user-up2mj3no4o9 ай бұрын

    Walahi waan qoslay baranamishkan soo badi asad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hiba_daud
    @hiba_daud9 ай бұрын

    Waan idin sugaaye my team 😊 Kusali xabibkeena (s.c.w)❤

  • @user-oe1gf7wz3f
    @user-oe1gf7wz3f9 ай бұрын

    Nabiga aanku salino salalaahu calayhiwasalam😢❤

  • @ibnumudegarad6303
    @ibnumudegarad63039 ай бұрын

    MashaAllah fadil salada sifiican ugusidadhal InshaAllah, barakallah

  • @camirkey
    @camirkey9 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @user-zt2zd5ep7v

    @user-zt2zd5ep7v

    9 ай бұрын

    Scw scw

  • @maryamacabdi5283
    @maryamacabdi52839 ай бұрын

    Faadil the best keep going bro❤

  • @abdirahmanabdisalaam
    @abdirahmanabdisalaam9 ай бұрын

    Asad hagio waan ku salaamay ,waxaan jooga somaliland gaar ahaan borama waxaan ka mid ahay taageerayaashaada aadka ku jeceyl waxaan ku rajeynayaa inaad heshid caafimaad dhameystiran Amein Amein 🤲🤲🤲🤲🤲 Waxaana rajeynayaa inaan noqdo qofka ku guulaysan doona telefanka😂 insha allah

  • @abdirahmanabdisalaam

    @abdirahmanabdisalaam

    9 ай бұрын

    Waxaan umaleeya inaad comentigayga akhrisay

  • @najiibali3454
    @najiibali34549 ай бұрын

    M a faadil shb allah ha ku xafidio pls qofkii qoralkeyga arkaa ha i duceeyo si qalbiyane salaada iku culus 😢😢😢

  • @almaaspea8333
    @almaaspea83339 ай бұрын

    Asad iyo amiira yaa kala reebaayo heee markasta dhiblee iyaga😂😂😂😂😂😂

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha9 ай бұрын

    Salaadiina wanaajiya Waa Lagu wada Fiican Yahay Waa La Og yahay Ee Ha Noqonina Kuwa Salaadooda Hilmaamsan "الذين هم عن صلاتهم ساهون"

  • @ibnumudegarad6303
    @ibnumudegarad63039 ай бұрын

    Asad hagio legend ❤ keep going sxb, and i wish u quickest recovery InshaAllah

  • @user-ql3fn3pl6k
    @user-ql3fn3pl6k9 ай бұрын

    Intro inta taqaana farta tag 😂😊

  • @abdihakimbashir9146
    @abdihakimbashir91469 ай бұрын

    Best intro ❤❤ love you brother since day one upto 2 m coming soon ❤❤❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_259 ай бұрын

    Allah is one ☝️☝️❤❤

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan65299 ай бұрын

    Masha alh faadil salada dhowr jeer ba arkay inu ku ficanyahy ❤ Masha alh

  • @naimasaed8725
    @naimasaed87259 ай бұрын

    Masha allah faadil alle ha dhawro dhawr jeer bn arky iydo sidas o kale wanaag lagu wada tilmamyo alle ha xafido❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri12119 ай бұрын

    ALLAH ES GRAND KUSALI NABIGA SALALAAHU CALEYHI WASALIMA MASCHALLAH MY KING 🤴 ASAD HAJIO 🤴 ♥

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan59 ай бұрын

    Allah is one❤❤❤

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    9 ай бұрын

    Allah akbar

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi78499 ай бұрын

    Ma kamid tahay dadka markuu Asad video soo geliyo markay daawadaan hurdo isku diyaariya inta kale waiting ku jidha sideyda.❤😂 Favourite KZreadr.❤❤

  • @khadracabdulahi6574

    @khadracabdulahi6574

    9 ай бұрын

    Hhh ha wlhi hbnku so dhakhsdo xil hore sexda😅

  • @user-zi2ry8sc6j

    @user-zi2ry8sc6j

    9 ай бұрын

    Haa wllhi😂❤

  • @calibaxdo8239

    @calibaxdo8239

    9 ай бұрын

    Waad xanuunsantihiin ee is bitaal aada😂😂😂

  • @nimcomohamed530

    @nimcomohamed530

    9 ай бұрын

    Wlhi aniga ka mida 😂😂 hadan dawado bas wan sexday

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed22379 ай бұрын

    Masha allha wax walbo salad laga hor mariya masha allha faadil inta ugu wangasan ayuu qatey dhaman wey ku qiren brother mesha ka wad ❤❤❤

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed43689 ай бұрын

    Maa sha allh marwalba salaada faadil baa ladhahaa😢❤️👏👏inta cules kasarn salada allh kaqado alxm culeys marbe iga sarned hada saladeda saald kuma daro aakhiro waxa ugu horeyo Los wdiyo waaa salada😭🤲

  • @HamzeIprahimmaxamed
    @HamzeIprahimmaxamed9 ай бұрын

    IguLa SaLi nabegeeni Muxamad AHaa Scw ❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin6239 ай бұрын

    Team qab qab is not easyyaa u baqiil san asd kulahaa❤😂

  • @FartuunFartun56

    @FartuunFartun56

    9 ай бұрын

    Maila aragty

  • @sulaikhahassan3665
    @sulaikhahassan36659 ай бұрын

    Akhiro waxa kowaad ee la isweydiin doono waa salaada wllkeeen faadil sidii asxptaada aduunyo markhaati kaaga wada noqotay alle hakaaga raali ahaado❤❤❤❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN279 ай бұрын

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 Meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan. COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @zakiaswad3100
    @zakiaswad31009 ай бұрын

    Ku saliya xabibken maxamad scw ❤

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    9 ай бұрын

    Scw

  • @Kingdiisho
    @Kingdiisho9 ай бұрын

    Good edit sida dhibcaha ukala siineesid professional ❤🎉

  • @janaat11
    @janaat119 ай бұрын

    Anoon Garanayn Faadil Wllhi lkn halkaas ka shegay wuxu yhy oo Dhan Manshaalh in uu qof dagan Yhy way ka Muuqata☺️💗💗💗

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha22399 ай бұрын

    Msha Allah fadil wax fican buu ku sifoobay mar kastana wa loga marqaanti kacaa

  • @Jabarticabdifataxdheytejabarti
    @Jabarticabdifataxdheytejabarti9 ай бұрын

    Waba sogashe kusalii nabiga scw🎉❤

  • @user-zt2zd5ep7v

    @user-zt2zd5ep7v

    9 ай бұрын

    Scw scw

  • @kiinnuur3724

    @kiinnuur3724

    9 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @ayanalidiriye

    @ayanalidiriye

    9 ай бұрын

    Salahu caliyi wasalam ❤️

  • @cabdi-nuur
    @cabdi-nuur9 ай бұрын

    منكم من يريد الدنيا ومنكم من يريد الاخرة ❤salaada ilaaliya wax kasta waxaa ka,muhiimsan salaadda❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56129 ай бұрын

    Markle fadil dhnka slada intii hore u argti wa marki 2ad oo fdil lwada dhaho masha allah illhy anagna hnga dhigo kuwa slada ilaliya ❤🤲🏻

  • @Somali_media
    @Somali_media9 ай бұрын

    The best person ever the most knowledge able the most shine all created is prophet Muhammad scw❤️❤

  • @fatmina08
    @fatmina089 ай бұрын

    Camerada gashasheysa noo soo badi waa fuurnay caawa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-vr2uo6zc6i
    @user-vr2uo6zc6i9 ай бұрын

    Kusali nabigeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @AxmedMuuse-yj8dl

    @AxmedMuuse-yj8dl

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    9 ай бұрын

    Scw

  • @afgoigangisboys6481
    @afgoigangisboys64819 ай бұрын

    Asad saxib so badi wlhi vidiogii ugu horeyey ee aan 2 jeer dawado waye😂😂

  • @Sadam12472
    @Sadam124729 ай бұрын

    10M subscribers Ayaan kuu rajaynayaa wll Asad keep going my role model ❤❤❤❤❤

  • @munaali6200
    @munaali62009 ай бұрын

    faadil m.a salada allah ku barakeeyo❤🎉😮

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia80309 ай бұрын

    Xishoodka waxa qaatay faadil Ilaalinta salaadana waxa qaatay faadil waa laba sifo oo wanaagsan wanaga ha lagu dadaalo

  • @cawocali4218
    @cawocali42189 ай бұрын

    Mash allah tabarakalaha fadil ubukar aways sidaad adoo dhalinyaro ah u ilaalisay salad adna Rabi haku ilaaliyo adna ❤❤❤

  • @libanmohamedali9001
    @libanmohamedali90019 ай бұрын

    Interesting questions 😯 Waiting next vedio like this questions

  • @Luckymansom
    @Luckymansom9 ай бұрын

    Mansha Allah Waxaa halkaa ka cadaadataay qofka idiinku wanaagsani inuu Faadil yahay

  • @user-wz1cz3wy9k
    @user-wz1cz3wy9k9 ай бұрын

    Asad wish you all the best brother❤️

  • @idabdi1281
    @idabdi12819 ай бұрын

    Masha Allah faadil waa ehlu salaad dhalinyarada kale waxaa leeyahay salaada wakhtigeeda ku ilaaliya

  • @HassanIsse-jh2bs
    @HassanIsse-jh2bs9 ай бұрын

    M.a faadil horay u soco sxb salaada waa hormarka noloshadah m.a💯💯💯✋️🤙

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman66439 ай бұрын

    Masha allh khyrla lagu Kala tagy hmblyo fadil sah ahaw wll markasta🎉❤

  • @fahmocramaan3731
    @fahmocramaan37319 ай бұрын

    Fadil dum dum masha allaaah❤❤❤

  • @KowsarAli-pf1tt
    @KowsarAli-pf1tt9 ай бұрын

    Keep going asad ❤ come soon. 2m insha sllah

  • @warsanewarsaneyacin5576
    @warsanewarsaneyacin55769 ай бұрын

    Maschallah Allah te protège contre tout le mal im for Djibouti 🇩🇯

  • @user-he3bm8tw3v
    @user-he3bm8tw3v9 ай бұрын

    Wax badan ayaaan sugayy introga❤😂😂

  • @leylaabdi1791
    @leylaabdi17919 ай бұрын

    Halaisbarto aya ka dhacday MaanshaAllah i love you guys dad qalbi fican ❤❤

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir36369 ай бұрын

    Masha Allah faadil Salaada markasta loogu makhaanti furo Allaha ka aqbalo oo saas ha ugu wado.

  • @AmiiraMuuze
    @AmiiraMuuze9 ай бұрын

    Wll Aan u ducayno walalaheena ree Qaza😪🤲 Walahi waa la gumaadayaa lkn waxa u jeeda Allah swt yahuuda dulmigooda

  • @saladofarhan7478
    @saladofarhan74789 ай бұрын

    Masha Allah my brother Keep going

  • @mohamedjr477
    @mohamedjr4779 ай бұрын

    What a intro❤❤

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen17609 ай бұрын

    Mashallh saan kujecelnahey allha kujeclaado faadil dum dum qofkii salada xoojiyo allha xarigiisu xoojiyey m.a keep going ❤❤❤

  • @salmo9096
    @salmo90969 ай бұрын

    Mansha allh mansha allh tabaarakalaah faadil mar wlba teamkan wxy kubshegn inuu slaad waqtigeeda kubtukado allahu akbar❤ilhw salada waqtigeda kuwii ku ilaaliya naga yeel

  • @Nawaalapdul804
    @Nawaalapdul8049 ай бұрын

    Dhamaantood wey fiican yihiin wayo guryo fiicaney kaso bexeen taasna walidkoodaa ku amaanan m.a❤️🥰

  • @user-xr1hp4pi1f
    @user-xr1hp4pi1f9 ай бұрын

    Maansh'allah salaada faadil keep going ❤😊

  • @Axmedcabdisamed329
    @Axmedcabdisamed3299 ай бұрын

    Asad caawa after two years ayuu nasoo xasuusiye are you single 😂😂😂

  • @user-uk8jq2oj2s
    @user-uk8jq2oj2s9 ай бұрын

    Don't forget Allah ❤

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad58019 ай бұрын

    masha allh salada fadil aa ubatay❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15989 ай бұрын

    ALLAHU AKBAR🥺❤️☝️ALLAH IS ONE❤️☝️🥺

  • @Umumaizachannel
    @Umumaizachannel9 ай бұрын

    Masha Allah

  • @Ahmedyoungchanell
    @Ahmedyoungchanell9 ай бұрын

    Back the real intro with Asad hagio 😂😂 Waxa noogu danbeysay long time marka maqley waa qosoley walhi 😅😅

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y9 ай бұрын

    Allah is one 🎉❤

  • @hamsesamadoon5539
    @hamsesamadoon55399 ай бұрын

    M.a fadil wanag baa lagu wada shegay❤❤

  • @mohaevantsnews8849
    @mohaevantsnews88499 ай бұрын

    Absolutely fadil mansha allh wll❤

  • @hibamohammed9944
    @hibamohammed99449 ай бұрын

    Mansha allah Faadil❤❤

  • @kingcapdala8825
    @kingcapdala88259 ай бұрын

    Nabiga kusali❤ scw scw❤