No video

WAA KUMA HOGAAMIYE YAALA DHIHI KARAA WAAA (LEADER) SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL HAARUUN

Hogaamiyaha The leader, waa kuma qofkee ayaa la oronkaraa hogaamiye waxaa inoo so jeedinaayo sheekh mustafe xaji ismaciil
the topic of today is...
Who can we call a leader or who deserves to be called a leader
and the speaker of today is Sheikh Mutafa
WAXAAD KA DAAWANEYSAA (IMAAMBUKHAARI) CHANNEL • Video
FADLAN subscribe
/ @imaambukhaari
waxaa kaloo Nagala socon kartaa
/ imaambukhaari
/ imaambukhaar
/ imaambukhaari
/ imaambukhaari

Пікірлер: 17

  • @MohamedAhmed-be2ul
    @MohamedAhmed-be2ul3 жыл бұрын

    Mashalah sheikh Mustafa Ilhay haka abaalmariyo muxaadaro aad u qiimo badan weeye.

  • @anisahassan8236
    @anisahassan82364 жыл бұрын

    Masha Allaah shiiq mustafe Cimrigaga Allaha dheereeyo Aamiin Aamiin

  • @cabdulahiciise6065
    @cabdulahiciise6065 Жыл бұрын

    Mansha Allah sheikh Mustafa

  • @nadiamohamed2514
    @nadiamohamed25146 жыл бұрын

    Imaam bukhari rabi haydin xafido amiin man'shalaa waxaad tihiin umad khayerka u taagan habeen iyo maalin meel kasta oo aad jogtaan waxaan rabi idinkana rajanayaa inuu idiin denbi dhaafo idinka iyo waalidkeen jantal fardows rabi haydin geeyo jazkala kheyeran

  • @imaambukhaari

    @imaambukhaari

    6 жыл бұрын

    Shukran Ukhti Nadia Mohamed JazakAllahu kheiran

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano14464 жыл бұрын

    Masha allah sheekh alle cimriga hakuu dhereyo oo caqliga haku barakeeyo

  • @anisaomar7242
    @anisaomar72426 жыл бұрын

    Ilaahay ha ku barakeyo sheeke mustafe xaaji ismaaciil tabarkalah jizaakallaah khayr

  • @imaambukhaari

    @imaambukhaari

    6 жыл бұрын

    Aamiin Ukhti anisa Omar shukran

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66533 жыл бұрын

    Jizaallahu khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi 😎❤️💕❣️🌿🌿🌿✅✅✅👑👑🌾🌾

  • @alqaarisuldaan7488
    @alqaarisuldaan74884 жыл бұрын

    Mashaa allaah wlhi sheekh mustafe wa saxib kudayasho mudan Allaah noo xifdiyo

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo62736 жыл бұрын

    Asc.w.w Allah haku xafidee maad wadanka somaaliiya noo hogamisaan madaama culiimadeena roll modelkeena aad tihiin adiga iyo Sheikh Umal iyo kuwiina kale baa waan dalnee sidaan nabad uradiineyne.....mid kasta oo madax weyne u caraara wuxuu noqde caloshiisa ushaqeysteee kitaabki Alle maad nagu mamushaan Alle ha idinka raali noqdee wabilaahi towfiiq

  • @nadiamohamed2514
    @nadiamohamed25146 жыл бұрын

    Sheekh mustafe haji Ismail rabi ha ku xafido amiin adiga iyo waalidkaa jantal fardows rabi haydin geeyo waxaan rabi idinkana rajanayaa inuu kheyerka aad wado rabi kaa abaal mariyo dhamaan awlaada rabiga weyni ha kuu xafido jazkala kheyer

  • @mohammedosman3117
    @mohammedosman31176 жыл бұрын

    madaxweyne muuse biixi dhegeysiiya maxaadiradan sh mustafe

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab774 жыл бұрын

    Jazakalah sheekh mustafe

  • @ruunali7746
    @ruunali77466 жыл бұрын

    Janadiii allah kugeeyo sheikhanaaaa

  • @imaambukhaari

    @imaambukhaari

    6 жыл бұрын

    Aamiin ukhtii Ruun Ali adigana sidoo kale

Келесі