Waa Kuma Dr Sh.Max'ed Sh.Ismail.Islii Niyad Jab Baan Kala Noqonaya Q.2a

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaah Qeyr.

Пікірлер: 136

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzread.info/dash/bejne/mHiWy9l9oKbgZZM.html +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidin Umada somaliyeed W W W

  • @nasrinibrahin1881

    @nasrinibrahin1881

    Жыл бұрын

    Manash Allah wall waa ariin aad uu wangsan aniga aad ayuu Igu adagyhy quranka kaliyana maa Barto hooyo ilmo haysatana wan ahay luqad cusub oo an ahayn ahayn somali oo daalkan joogana wan barata markas waxan is dhaha malaha sababta aad uu qabadan ladahay waa wakhti yarantaa waa uu igu adagyhy Allah hayjilciyo salad kasta wanku ducaysa insh Allah wanan idinla so xariiri Dona

  • @MohamedOmar-lr9zj

    @MohamedOmar-lr9zj

    Жыл бұрын

    @@nasrinibrahin1881 Amee Wllo Allah ku jikciyo isku day inaad waqti fican siiso, oo ayadiiba ad ku cel celiso 20jeer ama ka badan, Markad aayad disho mid kale aad , Markaa kadibna isku xir oo adoo indhaha isku haya inaad akhrin karto isku day...insha'Allah waad xiftin

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah ALLAH HAKU HAKU BARAKEYO HAKU XAFIDO CILMIGA IYO CIMRIGA CAFIMAADKA IRZAAQDA CAMALKA KHAYRIGA EHELKA AWLAADA QOYSKA QARABADA ASXAABTA INTABA ALLAH HAKU BARAKEYO HAKU XAFIDO AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABI

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Жыл бұрын

    Safiirka slamka walal yaa ku yiri sheikha ayaa kaa hormari walaahi cida horamareeyso Allah subaxanahu watacala ayaa og qofkii hormari su,aashaas oo kale ka fiirso fatlan

  • @yusufdualeh6141

    @yusufdualeh6141

    Жыл бұрын

    Wa runta walal. Qofka hor dhimanaya Alle Aya garanaya.

  • @habonqurux7490

    @habonqurux7490

    Жыл бұрын

    Ani xata wlhi wanka yabay acuudubilh

  • @deeqahaibeomar9157
    @deeqahaibeomar9157 Жыл бұрын

    Maanshaa Allah Alle haku xafido Sheekh. Waa makii iigu horeysey ee aan arko qof bulshadda wax u gudbiya oo Afsoomaali quruxbadan oo qofkastaa fahmi karayo ku hadlaya. Cimri dheer ayaan Alle kaaga baryayaa

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 Жыл бұрын

    Asc sheikh Muxamed ismacil walahi nafteyda jeceyl, oo dar illahey u jeceylahey, Illahey ha ku xifdiyo, cimri dharar Allaha ku siyo😘😘😘🇩🇯

  • @abdrizackadanali5047

    @abdrizackadanali5047

    Жыл бұрын

    Raxmaanka hagu jeclaado

  • @abumoalim
    @abumoalim Жыл бұрын

    Sheekha wuxuu sheegay waa run, islii waa meel wasaq badan, somalidana CEEB ayey kutahay arinkaas. Sheekha waan jeclahay, Allah barakeeyo oo dheereeyo cimrigiisa.

  • @gabariwahooyaded6714
    @gabariwahooyaded6714 Жыл бұрын

    M.allaaah shiikhan wa jeclahy allaha dhowree cilmiga min daawatka ayaan ka faaiday

  • @umu_cafiifa
    @umu_cafiifa Жыл бұрын

    Mashallh sh maxamed sh ismacil حفظه الله ورعاه🥰Alle haynoo barakeeyo culimadeena dhamaantodba 🤲

  • @kayaakeyfali1985
    @kayaakeyfali1985 Жыл бұрын

    Mshlh shiikh maxamed shiikh ismaaciil shiikh xasan cimri dheer iyo caafimaad Allaha kusiiyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah. Ilaahay cimriga iyo caafimaad ka ha kuu siyaadsho Sheekh

  • @HusseinHashim36

    @HusseinHashim36

    Жыл бұрын

    Asc wllo isoo booqo mahadsanid

  • @mohamedsaadaq4789
    @mohamedsaadaq4789 Жыл бұрын

    Ninkan wareysi ma yaqaan asaga yaa u balan qaaday insurance sheekha ka hor dhimanayo sheekha ALLAHA xifdiyo

  • @ifrahhassan9628

    @ifrahhassan9628

    Жыл бұрын

    @mohamed saadaq aniga xataa waan yaabay geerida waa loo siman yahay nika say wax kanoqdeen subxanalah

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Masha Allhh 💖 Masha Allhh ciimri dheer cafiimd Allh hakusiyo amiin amiin amiin 💖💖👍👍

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @naimam1772
    @naimam1772 Жыл бұрын

    Masha, Allaah tabarakallaah Sheekh illaahay ha Ku barakeeyo Aduun iyo Aakhiraba

  • @HusseinHashim36

    @HusseinHashim36

    Жыл бұрын

    Asc wllo isoo booqo mahadsanid

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Жыл бұрын

    Allahayow Sheekh Ismaaciil iyo haldoorka la midka ah cimriga iyo caafimaadka u dheeree. Soomaali haldoorkeeda waa le’day, qaar badan cadow baa ugaadhsaday. Allahayow ummadda Soomaaliyeed xafid oo sharaftoodii iyo haybaddoodii u soo celi. Sidoo kale ummadaha islaamka guud ahaan xafid. Aamiin.

  • @axmedcraxmaan7668
    @axmedcraxmaan7668 Жыл бұрын

    Waan salaamayaa ustaad kayga sheekh maxamed sh ismaaciil ilaahay sheekhanaa cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo 🤲🤲

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 Жыл бұрын

    Masha Allah sheikh Maxamed sh. Ismaciil

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Жыл бұрын

    Mashaa Allah ilahay haku xifdiyo sh. Maxammed Ismaaciil. Waa wax lagu xumaado inay meeshsy Somalida degentahsy qashin qub u egtahay subxanallah.

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Жыл бұрын

    Alle aya og adi iyo asag ama anaka cid hor maraysa marka suaasha ah maxaad nogatagaysaa batatanba waa qalad sida uu oga jawabeyna waa sax masha allaah mahasanid

  • @ifrahhassan9628

    @ifrahhassan9628

    Жыл бұрын

    Aniga xitaa waan yaabay su aal qaldan ayuu waydiiy sheekha qofku xataa haduu sakarad yahay lama dhihi karo waad naga tagaysaa sababtoo ah tiisa ito teenu way siman yihiin markaa maha inaad durba lagu xukumo dhimasho qofka

  • @caliyareafgoyaani460

    @caliyareafgoyaani460

    Жыл бұрын

    maxaan nooga tageysaa wuxuu ola jeedaa sheeqa hargeysa uu degan yahay ee neyrobi safar buu kuyahay marka in uuu sheeqa neyrobi tago aaaa macquul ah saas aaan ufahmay

  • @awm221
    @awm221 Жыл бұрын

    Mansha Allah sheikh maxamed sheikh ismaaciil ilahay haku xiftiyo Amiin

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын

    Subxaanalaa xaafada islii waameesha kaliya ee ay ugaartahay soomaalida .walaguyaqaana soomalida in aykuliitaan meelkasta ooy joogaan nadaafada .waanatii lagagasooraray soomalida turkiga dagtay .nadaafad xumaan

  • @sabaxmahamud4311
    @sabaxmahamud4311 Жыл бұрын

    Maashalaah waa soo dhawenyaa sheekhayaga alah nawada xafidee jzklaah kheyr adna barklaah safiirka mahad now kulsoo jedinbaa barklaah kheyr aquuya🤲🤲🤲🤲

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 Жыл бұрын

    Maasha allaah illaahay habarakeeyo shiikha

  • @hassanaxmwd8234
    @hassanaxmwd8234 Жыл бұрын

    M.a sheeekhana ilhy haku xifdiyo

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Жыл бұрын

    Allah ha xifdiyo shiikheena

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 Жыл бұрын

    Safiirka islaamka wll Cida hor tegi Doonta alla Oge malaa Su'aasha in Aad Sidaa u dhigto may fiicnayn ee waxa fiicnayd in Aad shekha ku tidhahdo maxaad Nagula dardaarmaysaa.

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 Жыл бұрын

    Adiga wacdiga shiikha maxaa u qaadan weyde intii wanaagsanayd oo uu sheegay waxaa ciwaan nooga dhigtay inaa ✖️Islii inta yareyd uuka sheegay soo qaadatid 🤔Shikha Allha barakeyo waa nin dagan oo cilmiga caqli loogu daray ❤

  • @ugbadomar5881

    @ugbadomar5881

    Жыл бұрын

    Maxay tay nalalama jogi dontid o cimribad tagantay miyu ka yaryay talabad mid horay ilahayba og bisinka wan ka yabay su u waraysanayo wll

  • @sadia_844
    @sadia_844 Жыл бұрын

    Safiirka ciwaanka iska sax iskane hagaaji, Sheekha waraysigiisa aad layeelatay meel ha uga dhicin adigoo isleh ciwaanka dadka kusoo jiido

  • @shamsoahmed5971
    @shamsoahmed5971 Жыл бұрын

    Masha Allah alle ha ku xafido Sheekh mohmed

  • @HusseinHashim36

    @HusseinHashim36

    Жыл бұрын

    Asc wllo isoo booqo oo subscribe ii dheh mahadsanid

  • @fatimahodey
    @fatimahodey Жыл бұрын

    اطال الله عمرك ي شيخي

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Жыл бұрын

    asc sh maxamed ka raali noqo su aalaha lagu weydiiyay ku qaabka daran sida markaad naga tagto waa lagu tabayaa alaahu yaclam kii ku horeeya aqqiro

  • @zakariyecabdimaxamad8229
    @zakariyecabdimaxamad8229 Жыл бұрын

    Masha allah alleh haku xafido sheeikh

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 Жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 Жыл бұрын

    MashaAllah sheekha in uu wali xiranyahay moodaye Allaha xifdiyo

  • @nimaamohamed7137
    @nimaamohamed7137 Жыл бұрын

    jazakallah khyr walal waan sugaye qaybte 2 shukran xafidullah sheikh geyga tafsir

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @HusseinHashim36

    @HusseinHashim36

    Жыл бұрын

    Asc wllo isoo booqo oo subscribe ii saar

  • @xamsesamaale6389
    @xamsesamaale6389 Жыл бұрын

    Oo adu mahubta inu kahordhimanayo sheikhu subxanalah daana loma dhinto ee wadka losiiman

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Allah kuxifdiyo shiekh mohamed

  • @sayidnuur6957
    @sayidnuur6957 Жыл бұрын

    hadii soomaalida ku dhaqmi lahaayeen murtideeda iyo maahmaahadooda meel bay gaadhi lahaayeen

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💚

  • @qadroaxmed2461
    @qadroaxmed2461 Жыл бұрын

    Shiiqu waamu jaahid wax dhaliila maleh

  • @abdihassanaden4521
    @abdihassanaden4521 Жыл бұрын

    Wan idin salamey sheikha io saxibki safirka .ugaz suasha sheikha si kale ugu dhiig anaga dhan wan wada socona dheh adigo dhulka is dhigayo oo oranayo aniga kalinteyda basiid waye taada .muuga leh ya umada uu Gali doona .lkn adiga wad socota hadad dhahdo adiga ma guarantee. Ayd heysata walalkey .sida kale horey usoco qeyrka aad wadid

  • @zainababdallah5866
    @zainababdallah5866 Жыл бұрын

    27ciyaala allahumma baarik❤

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Жыл бұрын

    Masha allah, 🥰💯👍

  • @abdirashidmasud4360
    @abdirashidmasud4360 Жыл бұрын

    Mashalah Jazakalah Sheekh Maxamed. Talada shekha aynu qaadano

  • @qadroaxmed2461
    @qadroaxmed2461 Жыл бұрын

    جزاكم الله خير

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Жыл бұрын

    Maasha Allah qayr allaha siyo sheekheena

  • @raxma3332
    @raxma3332 Жыл бұрын

    Mansha allah Shekh Aan Jecllahaay Oo gesi ah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Жыл бұрын

    Mansha allah sheekh soo dhowow markale

  • @mohamedkerow6115
    @mohamedkerow6115 Жыл бұрын

    Masha Allah 💗 jazaka Allah 💗 🥰

  • @halimaabdirazak6525
    @halimaabdirazak6525 Жыл бұрын

    Masha Allah Allah haxifdiyo

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Жыл бұрын

    Manshallah sheikh Maxamed

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Жыл бұрын

    Subhaanalaah suaasha ugu horeesa waa ku qaldanyahay qofna mustaqbalka waxba kama sheehi karo kan horshimanaya maxaa nooga tagee oo adi majoogi caruurtana ilaahay baa og waxay noqonayaan shiiqana sufiican buu kaaga jawaabay

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 Жыл бұрын

    Jazakallahu kheiran safiirka

  • @maimunamaalim2593
    @maimunamaalim2593 Жыл бұрын

    Masahaallah jazakumallh

  • @fornamnefternamn4238
    @fornamnefternamn4238 Жыл бұрын

    Maashaa allah ilaahow idin barakee

  • @hassanabcone9708
    @hassanabcone9708 Жыл бұрын

    Barak Allah

  • @khadanali8469
    @khadanali8469 Жыл бұрын

    Manshalah tabaraka

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 Жыл бұрын

    Jazakalahu kheer shikh

  • @abdulwahidmire972
    @abdulwahidmire972 Жыл бұрын

    Talada shaykha hala qaato oo nadaafada haloo istaago waayo culimaa na dhex joogto qiil uma aha in sumcada diinta oo dhan lagu ciyaaro. Islii iyo Kenya si guud waa inay muslimiinta joogaan ay uga xishoodaan oo aysan ceeb iyo sumcad xumo isoo jiidin diinta iyo dadkoodaba.

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Жыл бұрын

    masha allah allah ha xifdiyo shqa

  • @saidmobamed1200
    @saidmobamed1200 Жыл бұрын

    Maashaa allah ilaahay miisaanka xasanaadka hakuu saaro shaqadaad uqabatay umada

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Жыл бұрын

    Mashallah 😍

  • @HusseinHashim36

    @HusseinHashim36

    Жыл бұрын

    Asc wllo isoo booqo subscribe na ii dheh mahadsanid

  • @mustafeahmed2734
    @mustafeahmed2734 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын

    Maaashaa allaah sh

  • @user-zq1yy8ye8z
    @user-zq1yy8ye8z Жыл бұрын

    MAsha allaah

  • @mohamudadan9036
    @mohamudadan9036 Жыл бұрын

    Ma sha allah shikha Cimri dheer allah siiyo lkn Su aasha shikha aa leedahay manala soo joogeysid mafahmin waayo qof yar iyo qof weyn mid hormaraayo allah ayaa yaqaan

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 Жыл бұрын

    Sh Mohammed waa oday qaymo leh

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 Жыл бұрын

    Masha allah sheikh ❤

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow Жыл бұрын

    Eastleigh oo keliya maaha, Somalidu meel kasta oo ay aduunka ka degantahay waa meelaha ugu hooseeya uguna liita! Tan kale masuuliyada bilicda magaalo waxay 85% dusha ka saarantahay DUQA magaaladaasi. 1. waa inay soo saaraan CITY ordinance, 2. strict enforcement. 3. Wacyi gelinta bulshada. 4. Business leaders-ka iyo dowlada hoose waa in ay isla shaqeeyaan. Qashinka, bulaacadaha, saxmada ama jamka magaalada, security-ga, bilicda, iyo qorshaha mustaqbalka waa howl u taal city leaders-ka. Tax payers-ku waa iney city-ga weydiiyaan waxa ku dhacay their TAX money.

  • @mrsocotraisland1939

    @mrsocotraisland1939

    Жыл бұрын

    maasha allah nin wax bartay baad tahay laakiin dadka islii jooga waa dadkii miyiga ku noolaan jirey 1990's- 2000 kii, sidaan ba u ah luxury waana runtaa tanzania iyo zambia itobiya meel kasta somalidu dagto waa xaafadaha ugu nadafada xun misna waa dad ka hanti badan dadkeey la nool yihiin wa agaran wayay sababta

  • @zayaamad3080

    @zayaamad3080

    Жыл бұрын

    @@mrsocotraisland1939 Subhana Allah

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Жыл бұрын

    Allahayoow shiikhoow ku sharaf runbadana waxaan Allah ka baryaya in ay ku cilmi qaataan ereyga shiikha bulaacadihiiba meel walba qarmuunkooda aadan isganan karin

  • @DAARU.ISLAAM
    @DAARU.ISLAAM Жыл бұрын

    KUSALI XABIIBKEENA MUXAMED SCW

  • @tuugdile6468

    @tuugdile6468

    Жыл бұрын

    Scw🥰❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @sharmarkekayse2302
    @sharmarkekayse23023 ай бұрын

    M.

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 Жыл бұрын

    Jisakumulahu khayran

  • @user-uv4bp8be7r
    @user-uv4bp8be7r Жыл бұрын

    Hadalkada ufiirso dhimashada illaah ayaa haayo shiqan waxa lagayaabaa inow sijoogo boqol sano hada dhiman illaah ayaa awoodo inow noolaadaa ee illaah unaqo shiqa yarow nuuno hada dhashey ayaa dhimanaayi hadalka mara wa nadhaawacey walaahi mana udhalan soomalilen aniga abgaal ayaan ahey waa ka oyey hadalkada ee qado cafis dhimasho illaah ayaa haayo

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Жыл бұрын

    Reer islii yoow isla yaaba oo qadhmuunka iyo qashinka iska hagaajiya

  • @hawa8224
    @hawa8224 Жыл бұрын

    Shiikha Quran maku akhariyaa

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 Жыл бұрын

    War inaan sheekha hargaysa inaan ugu tago ayaan rabay goormuu laabanaya talaw

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Жыл бұрын

    Safiirka islaamka sheekha maxad nooga dadajin? Cimri barakeysan alaha siiyo sheekha

  • @jijafarhan8752
    @jijafarhan8752 Жыл бұрын

    hah hah shakhan markan arko calosha rogmato wayo waxan arkay iasagoo dad somali ah ay sixun uciqabayan oywaliba koronto kudhajinayan ilahay hakunabad yelo shekhuna macasalame

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Жыл бұрын

    Soomaali iyo wasakh Waa is weheshadaan dalkeena hooyaba driiqyaday kutuuraan qashinka lgamana wacyigaliyo. Qofka bani aadamka ah Waa in uuhelaa tarbiya waxaa eeda leh iskuulka iyo dugsiyada. Macalimiintu Waa in ay caruurta. Usheegaan wacyigaliyaan. Intaas waafikir kayga

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 Жыл бұрын

    War shhikha xagee udadajin shiikhow

  • @sayidnuur6957
    @sayidnuur6957 Жыл бұрын

    waa suaal weyne allaa weyne somaliya 100/% waa muslimiin waa maxay dhibaatada iyo gaajada iyo abaarta ay uga bixi laayihiin

  • @fatuhussein5988
    @fatuhussein5988 Жыл бұрын

    Celinayaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Жыл бұрын

    Waa qasaq sawiraa Gaalaa urta bay ku qaraabtaan ar urka Gaalada bay dhahaan

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 Жыл бұрын

    Sheekh aan aad u jecalahey mashalah ilaahey ku toosiyey ayanu weydisanay toosnaaasho😢

  • @kamal171
    @kamal171 Жыл бұрын

    Islii waa mel dhimatay

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 Жыл бұрын

    Asc wll safiirka islamka waan ku salaamy sheq maxamed u bahaanaye lambarkiisa wll igu caawi

  • @foosiyamohamedaadan5348
    @foosiyamohamedaadan5348 Жыл бұрын

    Asc

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 Жыл бұрын

    Sheekh yaa noo tegin markaa dhimato, su'aal mudnayd maaha su'aashaas inaad sheekha weydiiso, dadka ka dambeeya aad waraysanayso ha weydiin walaal fadlan

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 Жыл бұрын

    Reer islii dhiiqada kabaxa

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Жыл бұрын

    Subxaanall maxaa ugu waçan nadaafad darrada suuqa islii ee soomaalidu degto

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Жыл бұрын

    Nafta wey simantahay rux hor mari ilaha og

  • @nimcanalka7993
    @nimcanalka7993 Жыл бұрын

    Adi tariqdada kasohadal safirka ado mahadsan

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Жыл бұрын

    Ree islii waxaan leeyahay inta qashinku kuujiro ayuu cudur kuba kuu jiraa lasocda.

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 Жыл бұрын

    Sideed ku ogaatay adiga iyo shiiqa qofka aduunka ka hortagaya. Su'aashaas waa kaa xumaatay wariye!

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын

    Waanu kuucudurdaari sh lakin waxa fiicnaa inaanad kuluuqayn uun .ood sicaadiya usheegtay ayaa fiicnaa.

  • @aymanwarsame9547
    @aymanwarsame9547 Жыл бұрын

    Safiirow su'aalo xumidaa?

  • @AhmedAli-tc6iv
    @AhmedAli-tc6iv Жыл бұрын

    Asc fadlan sheekha numberkiisa ayan rabaa plz

Келесі