Safiirka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo

Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii shalay ayaa muujineysa, in uu ku guuleystay xisbiga midigta fog ee RN ee ay hogaamiso haweeneyda mayalka adag Marine Le Pen.
Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah ay xeebteeda bari ka ridday gantaal nuuca riddada dhexe ah.
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso wasiirka Arrimaha dibedda.

Пікірлер: 3

  • @abshirali313
    @abshirali313Күн бұрын

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943Күн бұрын

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌 VOA ❤❤

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sxКүн бұрын

    ❤❤❤

Келесі