UGU DANBAYN WIIL JECEL AYEY HESHAY ILMEHEDA SOO XARIIRINAAYO LAKIN MA OGA SABABTA UU ASAGA…..

Пікірлер: 44

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial84272 ай бұрын

    Waa jimco kusali Rasuulka salallaahu Calayhi wasalam❤

  • @AbdiNasir-gr6yd

    @AbdiNasir-gr6yd

    2 ай бұрын

    Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤

  • @XuseenXasancali-nk7cy

    @XuseenXasancali-nk7cy

    2 ай бұрын

    Scwscwscwscwscwscw😊😊😊

  • @farhiyasalatm.k

    @farhiyasalatm.k

    2 ай бұрын

    Scw

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml2 ай бұрын

    Faarax eeda yaanlasaarin pls qolo kasta in xun iyo in fican ba wayleedahaye😮

  • @ladanecade8307
    @ladanecade83072 ай бұрын

    Jakaarta lengend ayd tahay sxb bulshada xitaa waano ayd ugu dartaa Aad ayn uga helaa qaabka aad wax waraysatid sxb keep going

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid2 ай бұрын

    Quruxdii oo qof ah weeye inantani

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal16252 ай бұрын

    .mar labaad yaan lagu dagin wlley kii horaa ka xumaday midkale ha ku dagdagin u badkada korso qalli garabkaada Allaah ha galee

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor2 ай бұрын

    Jakarta blz rebly bafina ba ahayi garab ba ka raba sxb blz

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN55582 ай бұрын

    Nin Ragg ahi Hadu khalad Kagalay Nin Ragg ah Ayaaa Kor Kuqadaayaa Respect ❤❤❤❤❤❤

  • @FaizahD-po2gl

    @FaizahD-po2gl

    2 ай бұрын

    Lkn ka dumarka dhibaatada ugeysta raglama dhaho keliya waa nin raglaguma tilmaamikaro!!

  • @ABDIRAHMAN5558

    @ABDIRAHMAN5558

    2 ай бұрын

    May Sis Nin Ragg Ah Oo Khaldamay uun Ka So Qaad

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi84422 ай бұрын

    Jakaarta, waabisada ciyaalka xaafada, noo soo celi, qisadeeda, ma dhameys tirna.🎉🎉🎉

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed79082 ай бұрын

    Boosteeya quruxsantena marnaba no hoos ❤

  • @MuhaanAhmeed
    @MuhaanAhmeed2 ай бұрын

    Pls waa bil kaliya ee qalbigaaga cidan alle aheyn yaanay qaadan iska hubi sal io baar allena kalmeyso taladaada u dhiibo marna kalsoni buuxda hasiin qof walba naftaada ka hormari wax walba xiisuhu waa laba cishee blz cashar kaga qaado noloshi hore الله يحفطك

  • @BABYBOY-ey2gj
    @BABYBOY-ey2gj2 ай бұрын

    Alhamdulillah ❤❤❤❤ dex

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed93522 ай бұрын

    Jakarta waxad nooga soo warantaa saxiibkaa kafi Cabdi manu arkin mudo khayr inshalah

  • @MahadoMilee
    @MahadoMilee2 ай бұрын

    Mash allh

  • @user-ln7ui7ix5d
    @user-ln7ui7ix5d2 ай бұрын

    Jakarta plz reply

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @Saabo607
    @Saabo607Ай бұрын

    M.a gabar garti leh m.a keep going sis nolasha ku ciisho strong mom m.a ❤❤❤❤

  • @AnzalYeetu
    @AnzalYeetu2 ай бұрын

    Nin nabzi baxaa heshay wlh dhab siiso sista

  • @user-wv1eu9lb9w
    @user-wv1eu9lb9w2 ай бұрын

    Boosteyo waxan wata tallo oo ah marka aragto ninka hada aa sheegeeso camal ha ku dag dagin in ay tahy xiiso aa laga yaba ha dhoow aa shalaayso marka uu ni ka ka dheeryahy iyo markii lis dhax gallo isku mid ma ahan tan kale markaa aragto iska hubi hada waxa aan kaaga jeedno waaba is dhiibtay lkn waxa aan ku leeuahy is illaali

  • @QueenSabnaa.
    @QueenSabnaa.2 ай бұрын

    Plz so duceya 😢

  • @hodanali3864
    @hodanali38642 ай бұрын

    Hamblyo pwe 100k

  • @CumaanIsmaan
    @CumaanIsmaan2 ай бұрын

    Jikaarta wllhi bowe qisoyin cajiib ah ayan haya

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed2 ай бұрын

    Wll qofkastaa ma xuman lkn haku degdegin

  • @KhaliifCllhiaadan
    @KhaliifCllhiaadan2 ай бұрын

    Bosteyo horay u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlllshy

  • @MaryamaMaxamed-uj1uj
    @MaryamaMaxamed-uj1uj2 ай бұрын

    Jakarta qiso walpo aad soodhikto ilaa barti 3 Nooka soosameey plz ilaa barti 5 naaad neh Wan kasii jeclaan lahaaa😊

  • @Iqraabdullahi4390

    @Iqraabdullahi4390

    2 ай бұрын

    Ridwaan cml ma ka rbtaa

  • @hindoahmed4587
    @hindoahmed45872 ай бұрын

    Xiisa rageed yuu ku sirin quruxey raga waa kagu yaanaa inee marka hore malab lugaha ku geliyaan ka dibna heer aad ka shalayso ku gaarsiiyaan

  • @MuuseXassan-dz1pu
    @MuuseXassan-dz1pu2 ай бұрын

  • @DeeqAariyo
    @DeeqAariyo2 ай бұрын

    In la gu aamano ma rabtaa lacag yeelo

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq2 ай бұрын

    Miyaa Hadhow haka soocabadin

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue2 ай бұрын

    M a ❤❤❤❤❤

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A2 ай бұрын

    Dumarka Way Calool Jilcanyihiin Raga Qaarna Waa Aftahanyaal Dumarka Meesha Ka Jilcanyihiin Hadii Laga Maro Kala Daadana Please Abaayo Ha Isdegdegin Ka Fiirso

  • @yaranka2266
    @yaranka22662 ай бұрын

    ғᴀʀᴀx & xᴀʟɪɪᴍᴏ ᴋᴀʟᴍᴀ ᴍᴀʀᴍᴀɴ✋

  • @DUNIDACUSUB155

    @DUNIDACUSUB155

    Ай бұрын

    Candho is baraty waa sey isu baraty 😂😂😂😂

  • @mohamedmahat2528
    @mohamedmahat25282 ай бұрын

    Ilmaha u xaririnayo waxa lagayaba in ay kaehen ilma jecel balse adiga lee ayu raba sida u kugu heli laha. Ha dag dagin iska hubi waqti deerna laqado. Waxad ogata in u horey guur u somarey iyo in kale. Know about his family and his background.

  • @user-ro5mz1vp6k

    @user-ro5mz1vp6k

    2 ай бұрын

    Wll wa runtaa

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim11642 ай бұрын

    Hadeg degin xiisole yal ayaa jiro

  • @user-mu3jg7yr4i
    @user-mu3jg7yr4i2 ай бұрын

    Miyaa Hadahwo hakasoocbabimn

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib072 ай бұрын

    beri markii la is fahmi waayo ay soo cayni doonta

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c2 ай бұрын

    Hakudagdagin abyo waa been rageed iyo soojiidaso😂😂😂

Келесі