UGU DAMBEEN AMIIRO AAN BARAFKA GEEYAY MAXAA KA RAACAY🤣🤣…?

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 1 100

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Жыл бұрын

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤

  • @aishaabdurahman6821

    @aishaabdurahman6821

    Жыл бұрын

    Salax inte kabaxde

  • @bigsoulja4075

    @bigsoulja4075

    Жыл бұрын

    Scw😍😍😍😍

  • @cabdiraxmaanyuusuf1100

    @cabdiraxmaanyuusuf1100

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @cidaafanhaar

    @cidaafanhaar

    Жыл бұрын

    Scw

  • @farxiyofarxiyocali4819

    @farxiyofarxiyocali4819

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤❤️‍🔥

  • @user-uo9nm5ip5o

    @user-uo9nm5ip5o

    7 ай бұрын

    Allhu akibar ❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤️❤️❤️

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    Жыл бұрын

    Scw🥰🥰🥰🥰

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Жыл бұрын

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️❤️❤️🤩🎉

  • @Mandeeqa

    @Mandeeqa

    5 ай бұрын

    Scw

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Жыл бұрын

    ❤😂Team amiira qurux is muujiya ❤like 👍 👌 😳 😄 saara waala soo qabteee 😂qab qab

  • @yusufyare8414

    @yusufyare8414

    8 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-ry9zd2bn4m

    @user-ry9zd2bn4m

    6 ай бұрын

    Hhhhhhhhhhhh

  • @user-hi5kp7mz8w
    @user-hi5kp7mz8w Жыл бұрын

    Qofkii araga magca Allhe iyo nabi muhamed scw kusaliya lov sara❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    Жыл бұрын

    Scw🥰🥰🥰🥰

  • @KhadraCumar-ss6he

    @KhadraCumar-ss6he

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoxasan6078

    @shamsoxasan6078

    11 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-nu3oe5ys3b

    @user-nu3oe5ys3b

    10 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-ii9gi3qb4g

    @user-ii9gi3qb4g

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Жыл бұрын

    Walalo king ceyda iyo Amiira qurux so funny 😂😂😂 ibra iyo Arimaheena soo qabo wll 400k coming soon 🎉❤ wll king ceyda wll qalbi wanagasan team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @malaasyareofficial2275
    @malaasyareofficial2275 Жыл бұрын

    Inta jecel inkoko lasoqabto🙋‍♂️😅💗👉👍

  • @KhadarFudhad

    @KhadarFudhad

    8 ай бұрын

    Me

  • @user-ev8nl7qt5c
    @user-ev8nl7qt5c Жыл бұрын

    Allah is one✅️❤

  • @Juneydiboy123

    @Juneydiboy123

    Жыл бұрын

    الله اكبر 😔 صلي الله عليه وسلم ♥️ اللهم أجرني من نار 🤲 الحمدلله

  • @kowtharabdul_aziiz6238

    @kowtharabdul_aziiz6238

    Жыл бұрын

    Yes

  • @sacdiyaahmedofficial4102

    @sacdiyaahmedofficial4102

    Жыл бұрын

    ☝🤲❤

  • @adanxasan720

    @adanxasan720

    Жыл бұрын

    Allahu akbar❤

  • @user-pt4bv6ld8v

    @user-pt4bv6ld8v

    Жыл бұрын

    Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Asc

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Жыл бұрын

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @cabdiraxiinmaxamed1334

    @cabdiraxiinmaxamed1334

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @bigsoulja4075

    @bigsoulja4075

    Жыл бұрын

    Allahu akbar😍🥰🥰

  • @bigsoulja4075

    @bigsoulja4075

    Жыл бұрын

    Scw😍😍😍

  • @maahiryare572

    @maahiryare572

    Жыл бұрын

    scw

  • @cidaafanhaar

    @cidaafanhaar

    Жыл бұрын

    Scw

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Жыл бұрын

    Ceyda is funny wlhi Balance aa saxooyoo kulahaa😂😂

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi951411 ай бұрын

    Walee ceeydo iyo amiiro oo isku imaaday waaba qosol miiran seen yeesheen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiraxiimcismaanDiirshe
    @CabdiraxiimcismaanDiirshe Жыл бұрын

    Wall kusali nabiga scw scw 🙏🏼 👍

  • @mahadclaahiciise8887
    @mahadclaahiciise8887 Жыл бұрын

    Kusaliya xabibken muxamad scw❤❤

  • @cabdirisaqdige3786

    @cabdirisaqdige3786

    Жыл бұрын

    Scw

  • @amranaxmed3469

    @amranaxmed3469

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniir_official
    @muniir_official Жыл бұрын

    Waaa qosley wlhi amiira kulaha asageh lee iwadeeh ani mawadeeh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BilanAbdullahi-xy4xz
    @BilanAbdullahi-xy4xz Жыл бұрын

    Alla kookoo nookeen iyo amiiea labadaba iskumar mesha hagalaane 😂😂😂

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Жыл бұрын

    Team qabqab is not easy😂😂😂😂😂

  • @saparinali2714
    @saparinali2714 Жыл бұрын

    Insha Allah ceyda 400k waxyaraa ugu dhiman marka ismuujiya asxaabta

  • @haboonhibo5449
    @haboonhibo5449 Жыл бұрын

    Ceyda iyo amiira noolaada imbadan🥰❤

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Жыл бұрын

    King cadeyda koko keen iyda dhiman😂😂😂😂❤

  • @ubah7578
    @ubah7578 Жыл бұрын

    Ala cawa san uqoslaye wa fure😂😂 ceyda kulaha danta cml usoco qosul iga damadey😂😂

  • @safiyoxuseen3574
    @safiyoxuseen3574 Жыл бұрын

    Walhi king ceyda iyo team 27 dad aan ka jeclhy majirto ❣ Amiira walhi qosol igu dishay caawa 😂

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 Жыл бұрын

    Dhantadii aa ila dheratay kulaha ceyda qosol socda waye wlh😂😂

  • @muunamaxamed9466
    @muunamaxamed9466 Жыл бұрын

    400k coming soon ❤🎉

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Жыл бұрын

    Keep going king ceyda iyo Amiira qurux is not easy 😂😂😂😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Жыл бұрын

    So funny 😂😂😂😂 king ceyda 400k 🎉❤coming soon iinashaallah

  • @user-od7dj2zx7g
    @user-od7dj2zx7g Жыл бұрын

    I can't stop laughing wllhi u guys ur so funny we are waiting part 2😅😅😂🤣🤣🥰

  • @Sumayolucky
    @Sumayolucky Жыл бұрын

    King ceyda codsi qofka dhacaaya natusi sida udhacayaa kamirada haka wareejin iyo marku istaagaayo. ❤

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 Жыл бұрын

    Amiira iyo cayda way izkugu baxda❤

  • @user3628-rayan

    @user3628-rayan

    Ай бұрын

    They got married now😭😭

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology Жыл бұрын

    Fahashaan funny waaye wlhi 😂😂😂 anoo fuuray lee dhameystaa. Lkn Ceydoow bahasha waa lasii qabsanoosaa. 👏

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Жыл бұрын

    Team qab qab waidhin wata keep going 😊❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Жыл бұрын

    Wlhi king ceyda qadar ayo noqoday wax yar ku dhiman hore usoco wllkey ceyda

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Жыл бұрын

    Qab qab isn't easy 😂❤❤

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky Жыл бұрын

    Qosolkii baa iga dhamaaday, cayda inuu yaqaanaan mooday siduu u faanayayey😂😂😂mr. balance kaa saxayaa 🎉💯 It takes practice just keep repeating it,you will get there👍

  • @HassanNuur-dp3in
    @HassanNuur-dp3in Жыл бұрын

    Amiira waan arkee asxaapta kooko keen aan aragne keep going my dea brother

  • @akhdarmohamed-dg2db
    @akhdarmohamed-dg2db Жыл бұрын

    Ceyda wlhii waa iga qoslisay amiira kudhaanto😂😂😂😂😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Жыл бұрын

    Isn't easy team qab qab ini wata gar iyo gardaro amiira wlhi cayda qosolke iga dhamaysay fulaynime kudarsatay 😂😂😂😂

  • @AsadYaxye-lb1ek
    @AsadYaxye-lb1ek Жыл бұрын

    Noo wada noo wada challenge waa diyaar😂😂😂😂😂

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle Жыл бұрын

    Labadan wey is fahmeeen 😂😂😂

  • @najmacabdi5514
    @najmacabdi5514 Жыл бұрын

    Cayda iyo amira so funny wllhi 😀🖐🥰

  • @aminfarxadaminfarxad9872
    @aminfarxadaminfarxad9872 Жыл бұрын

    King ceyda amiro waxkale weyey wllhi amiro is funny

  • @fathiamomy2026
    @fathiamomy2026 Жыл бұрын

    King cayda never give up 😊😊😊

  • @nasraahmed-tr1xn

    @nasraahmed-tr1xn

    Жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-nk2hu3fv4e

    @user-nk2hu3fv4e

    10 ай бұрын

    M a

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 Жыл бұрын

    Amira funny waaye wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc
    @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc Жыл бұрын

    Keep going my brother king ceyda and my sister amira from djibouti jano 💞💞💞💞

  • @anzalrubow2308
    @anzalrubow2308 Жыл бұрын

    You guys are so cute together❤

  • @heykalwarsamemussa
    @heykalwarsamemussa Жыл бұрын

    😂😂😂 king ceyda my brother you want to fly. I see you .actually you're doing like butterfly..😂😂😂😂...waaaaah imagine this video is too funny....amazing you're make my night with laugh......I'm greeting from Nairobi Kenya

  • @Maida_noon

    @Maida_noon

    3 ай бұрын

    Your comment made me laugh, it’s giving Nigeria 😂

  • @Robento..18
    @Robento..18 Жыл бұрын

    This young man ceyda is so funny 🤣🤣

  • @jowharo765

    @jowharo765

    Жыл бұрын

    Kng cayda qosolaa igu dishy walhi 😂😂😂

  • @AfnanIbrahin-ji5ek

    @AfnanIbrahin-ji5ek

    Жыл бұрын

    Kuwataa king ceyda

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    Keep going my brother king Ceyda ❤my sister 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pe5bi1yo6x
    @user-pe5bi1yo6x Жыл бұрын

    Hhhhh dhanto la dawalanaayo waligey ma arkin ceyda bes naga dheh wan buuwi rabnaaa wan ku wataa qab iyo aniga 😂😂😂😂😂

  • @YaxyeabdiAli
    @YaxyeabdiAli7 ай бұрын

    Team ceyda isoo raaca😘👆👆👆

  • @umeetamer8295
    @umeetamer8295 Жыл бұрын

    alaah aboo cawa san uquslay king ceyda amiira ka roon adigaba iga qosliye😂😂😂

  • @SacdiyamahamedAli-gy6rr
    @SacdiyamahamedAli-gy6rr Жыл бұрын

    Alla ceyda wllhi qosolkaa iga dhameysey Wan kutuugaaye kooko keen no

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Жыл бұрын

    Ceyda cadi mahn wlhi Dhaanto dheel kulhaaa 😂😂😂😂

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Жыл бұрын

    The time is now 😂team qab qab 😂

  • @Axlaameyyy
    @Axlaameyyy Жыл бұрын

    king ceyda ayaa ku fiican ❤🎉

  • @Xasan65calimacalin
    @Xasan65calimacalin11 ай бұрын

    King ceyda bar gabarta waa gabar❤🎉😮😮

  • @aliyare228
    @aliyare228 Жыл бұрын

    Legend king ceyda❤❤❤

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын

    Arimaheena iyo koko keen😂😂😂😂

  • @Lilfahmi
    @Lilfahmi Жыл бұрын

    Really u made my day pro thnkz😂

  • @asmaabdiasma-oh1wi
    @asmaabdiasma-oh1wi Жыл бұрын

    Alll beerkaa qosol ma igu hadhiin😂😂😂😂 ceydaa

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Жыл бұрын

    Ceyda coming soon 400k insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maclinrashiid2974

    @maclinrashiid2974

    9 ай бұрын

    🎉🎉🎉

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Жыл бұрын

    Balance ka dhex arkee Good everything kulahaaa caawa waa roontahay ma dhicin😂😂😂😂

  • @user-pt6ep1ex3s

    @user-pt6ep1ex3s

    Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @safiyoxuseen3574
    @safiyoxuseen3574 Жыл бұрын

    Adaa ugu fcna❤ keep going❤

  • @marcossbk447
    @marcossbk447 Жыл бұрын

    next kooko inta iigu raacsan 🤣🤣

  • @sowdoibrahimhaji-sm7jh
    @sowdoibrahimhaji-sm7jh Жыл бұрын

    Amiira is not easy ❤❤😂😂

  • @nasriincabdi8082
    @nasriincabdi8082 Жыл бұрын

    Amira is not easy 😂😂😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Жыл бұрын

    Wow amazing keep going 🎉❤❤❤qosol igumaharin

  • @FahmaFahma-us8bw
    @FahmaFahma-us8bw Жыл бұрын

    Alla ceyda cawa qosol igu dishy Sidi cung socod barat ah ayad kolba dhinac udhacesay

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l Жыл бұрын

    Koko nookeen qabqab😢😢❤😊

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi Жыл бұрын

    Wllhi labadaaan funny waye😂😂

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 Жыл бұрын

    Cayda sxb malin walbo imaw. Wad barani brother keep going

  • @MaxamedSanay-rd5wz
    @MaxamedSanay-rd5wz Жыл бұрын

    ceyda abowe qofka kula Hadlayo waa gabar aboowe koko keen aboowe qls❤❤😢

  • @Abdirizake653
    @Abdirizake653 Жыл бұрын

    Next Arimaheena Iyo Iamkey Soqabo Sxb❤😂

  • @hanimohamedmaashaallaahall1250
    @hanimohamedmaashaallaahall1250 Жыл бұрын

    Ceyda is not easy 😂😂😂😂😂

  • @user-kz9ok3zs6u
    @user-kz9ok3zs6u Жыл бұрын

    Ceyda yaaa maashu allahu 400k

  • @aslimed5476
    @aslimed547611 ай бұрын

    King ceydaa tabsaday eeee lacaggg sudiriwaaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @ubaxsalax2941

    @ubaxsalax2941

    10 ай бұрын

    Ha in an barto

  • @suhuurfilms7
    @suhuurfilms7 Жыл бұрын

    qab qab is not easy 😂😂❤

  • @suleeqosiman7123
    @suleeqosiman7123 Жыл бұрын

    Apoowe codsigayaga wali igama aqbalin ee koko geey meeshaas 👏

  • @saaam3363
    @saaam3363 Жыл бұрын

    Dantan deloyaa kadacde😂😂😂😂wlh qosol igumaharin anywai horey usocdA King ceyda and Amira

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 Жыл бұрын

    Wan umalenaye nowada nowada ina amiira lagu so darayo😂😂😂😂❤❤🎉😢

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 Жыл бұрын

    Cayda is not easy😂😂😂

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Жыл бұрын

    Ceyda masha Allah waad dhawdahay

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2629 ай бұрын

    Ala hooyooy saan u qoslaayay waan daalay part two baan rabaa wllhi ceyda waliba Adiga iyo Amiira please waan idin baryaa horta barigii hore Adna iyo Amiira ayaa qosol iga dhamayn jiray ilaa 2018 waan ku xirnaa lkn hada Adiga ayaa kusoo biiray sadexdiina caadi ma tihidin 😂

  • @YuzRaAhmedeyyY
    @YuzRaAhmedeyyY Жыл бұрын

    Wlhi qozolkii iga dhamaaDey dhaantaDa igu darnyD😂😂😂😂

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 Жыл бұрын

    Ceyda balance saxooyaa kaga dhagtay😂😂😂

  • @24newstv92
    @24newstv92 Жыл бұрын

    😂😂cayda qosolka ayaa iga dhamaday 😁❤💯

  • @hudocadey9127
    @hudocadey9127 Жыл бұрын

    Qab qab is not easy❤

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 Жыл бұрын

    I can't stop laughing this is so fun we are waiting part 2😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maariyadraadan2541
    @maariyadraadan2541 Жыл бұрын

    😂😂macalin noqonaa kulahaa iyo dhantada igu dheeratey😂

  • @MunoMaanka-me4ti
    @MunoMaanka-me4ti10 ай бұрын

    Allah is one❤❤☝☝☝

  • @Abdu-fm3ho
    @Abdu-fm3ho10 ай бұрын

    Ceyda ayaa ku fican wll 🎉🎉🎉

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio2710 ай бұрын

    Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺﷺﷺ)♥♥

  • @safiyoxuseen3574
    @safiyoxuseen3574 Жыл бұрын

    Horta ani meeshan ha la igeeyo anaa cadaanka idinka bareejeenaayo😂😂😂😂

  • @xaliimoabuukarmaxamuud2264
    @xaliimoabuukarmaxamuud226411 ай бұрын

    😂😂😂😂Amiira Masha allh❤

  • @Najmo602
    @Najmo602 Жыл бұрын

    Good everything kulahaa😂 cc camera yaa na tuso waxyaabo ee ka jareen xta wa arki leheene walee dadka meshaas joogo qosol weka dhargeen 😂😂😂

  • @fardowsoabdi440
    @fardowsoabdi440 Жыл бұрын

    Dhantada igu dheraty kulaha ceydà😂😂😂

  • @Sayiddeq_Hussein
    @Sayiddeq_Hussein Жыл бұрын

    Haaaas😂😢Haass AMIRA IS NOT EASY❤

  • @user-ws9zn2uc4k
    @user-ws9zn2uc4k Жыл бұрын

    Keep going king ceyda

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux814 ай бұрын

    Amiro ku fiican ❤❤