UGBAAD ARAGSAN - WAXBA LAYGA JARI MAYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Музыка

Ugbaad Aragsan
Waxba Layga Jari Mayo
Erayada: Gorgor Abdi
Laxanka: Khaalid Kaamil
Music: Ilyaas Idiris
Camera: Yonez Crown & Liibaan Dahir
Editing: Liibaan Dahir
Vocal Rec: Maxamed Shidane
Production: Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 1 300

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar Жыл бұрын

    Waxwalbo waxaa💯💯💯 kamacaan quraankaa 💥 Nasooraac nsbiga mxd 💯 Dartiis1💯💯🌹🌹🌹🌹🌹

  • @naemamohamed2941

    @naemamohamed2941

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @xamdixashi741

    @xamdixashi741

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @hafsacooking3818

    @hafsacooking3818

    Жыл бұрын

    Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘

  • @cabdirashiid8860

    @cabdirashiid8860

    Жыл бұрын

    Scw

  • @naciimoahmed9385

    @naciimoahmed9385

    Жыл бұрын

    Aad Iyo aad ❤❤❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕 ♥️

  • @captainsanto5572

    @captainsanto5572

    Жыл бұрын

    Beenaale afkaga iyo qalbigaagu isma waafaqsana

  • @Xizbullah

    @Xizbullah

    Жыл бұрын

    Adi diinta ha ku gafin

  • @hal_haysnews3921

    @hal_haysnews3921

    Жыл бұрын

    waan kugu raacsanhy

  • @hipakismael3783

    @hipakismael3783

    Жыл бұрын

    Qawlkaga iyo ficilkaagu hays lahaadaan marka hore

  • @foosiyamahmed5998

    @foosiyamahmed5998

    Жыл бұрын

    Amiga wllo

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Жыл бұрын

    Shax shax dii Fanka Mar kii lay jidh dii daayo QOSOL baan ku jagac siine Hadii laygu wada jeesto Waa mayaa jawaab teyduuu Team khadar waqal ma jirto Dib u noqosho 🙌🙌🙌🙌

  • @miskiin

    @miskiin

    Жыл бұрын

    Waaw hees way dhaaftay qosol ayaa ku jagac sinayaa

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 Жыл бұрын

    Wlhi wa yab nabigena😓😓😓 melaha fasahdga kadaya magacisa😏😏😏inta like ku radsaneso

  • @cabdirashiid8860

    @cabdirashiid8860

    Жыл бұрын

    Waa ruunta wlllhi

  • @saidmohamudchannel9781

    @saidmohamudchannel9781

    Жыл бұрын

    Wlhi wa runta wxs joojiye meeshan 100% kuma Habona 😢 umana qalmo

  • @siciidali4034

    @siciidali4034

    Жыл бұрын

    Waan nacay kuwaas inkaar ku dhacday 😮😮😮😮

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Жыл бұрын

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💜☝💟

  • @sahiilstudio3065

    @sahiilstudio3065

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @asiyomaxamedaxmed274

    @asiyomaxamedaxmed274

    Жыл бұрын

    scw

  • @ayandahirmohamed1188

    @ayandahirmohamed1188

    Жыл бұрын

    ❤️♥️♥️

  • @nimcoabdi6139

    @nimcoabdi6139

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @ikraanchama6655

    @ikraanchama6655

    Жыл бұрын

    Scw

  • @xasannasircali2067
    @xasannasircali2067 Жыл бұрын

    WAX WALBA WAXAA KAMACAAN QURAAN KA KARIIMKA EE HADALKA ILLAHAY {cidii iigu raacsan like saar pro}💯❤‍🔥🖤❤

  • @ashakuurmiishaarta7069

    @ashakuurmiishaarta7069

    Жыл бұрын

    taasa been ahaayn wll

  • @barkhadabdalla7652

    @barkhadabdalla7652

    Жыл бұрын

    Marka ma like baad ku raadin quraan🤔

  • @xasannasircali2067

    @xasannasircali2067

    Жыл бұрын

    SAA ISKADHE PRO🤣🤣

  • @xasannasircali2067

    @xasannasircali2067

    Жыл бұрын

    SAA ISKADHE PRO🤣🤣

  • @xasannasircali2067

    @xasannasircali2067

    Жыл бұрын

    @@barkhadabdalla7652 SAA ISKADHE PRO🤣🤣 😅

  • @user-nc3od7se5o
    @user-nc3od7se5o10 ай бұрын

    Heesaha waxa ka fiican quraanka kariimka ❤😢

  • @sofiamahamud6495
    @sofiamahamud6495 Жыл бұрын

    Dadkan jirin o like ta ku radinaya magaca nabigena صلى الله عليه وسلم maxay aheen war Allah ka baqa o mesha hesta lagu hayo kadaya magaca Allah iyo rasulka scw 😢

  • @muhazeali2142
    @muhazeali2142 Жыл бұрын

    Nabi mohamed wuxu ahaa naxrizt dunida loso diray an Ku Salin xabibkenaa(scw)

  • @hafsacooking3818

    @hafsacooking3818

    Жыл бұрын

    Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘

  • @mohamedabdimahamud4079

    @mohamedabdimahamud4079

    Жыл бұрын

    Scw

  • @xamdabintuayaxofficial5919

    @xamdabintuayaxofficial5919

    Жыл бұрын

    Ma like baa ku raadsn

  • @raxoali1357

    @raxoali1357

    Жыл бұрын

    Scw scw scw ❤❤

  • @qadancawil

    @qadancawil

    11 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️♥️💋

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 Жыл бұрын

    Heestan waxan dhagesanaya anon gurigayagi joogin ugana soo tagay problem family Ilahow wxan ka baryaya nolol farxadle🥺 16-1-2023

  • @fartuunbuule3811

    @fartuunbuule3811

    Жыл бұрын

    Amiin alaah haku fududeyo wdna heleysaa

  • @hassanabdulahi2593

    @hassanabdulahi2593

    Жыл бұрын

    King iska samir waxaan waa nolol marbaad arkaysaa aad tahay qof asaga loo baahan yahay oo meel iska soo saaray sxb. Nasiib wacan

  • @habibahassan4000

    @habibahassan4000

    Жыл бұрын

    Ameen ya Rabbi sister

  • @king_ipriyoz47

    @king_ipriyoz47

    Жыл бұрын

    @@habibahassan4000 nin ban ahay wll

  • @king_ipriyoz47

    @king_ipriyoz47

    Жыл бұрын

    @@hassanabdulahi2593 insha allah wll Qali Mahad sanid talada ad isisay

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Жыл бұрын

    Ugbad Aragsan jecliyaa heeseheda dhiiri galin baa ka qaataa wllhi iilahow nooka daa❤

  • @laylajamac6655
    @laylajamac6655 Жыл бұрын

    Waxwalba waxa kamacaan quraanka♥️♥️♥️

  • @khaalidcj8902
    @khaalidcj8902 Жыл бұрын

    Jeeska kalsonida Codka Farxada quruxda 💯💯 Siyay from Hg

  • @abubakardahir6542
    @abubakardahir6542 Жыл бұрын

    Soo daa Aragsaney ❤ gabdha kaliye reer hargysa aan ka wato😂❤️🩸

  • @dabkashido904

    @dabkashido904

    Жыл бұрын

    Taasna iska dhig Sidi Qof wax taraya Baad u hadleysaaye😂😂😂😂

  • @NasraHani

    @NasraHani

    28 күн бұрын

    Ar dadkeenu halkay waxka fahman mrkii hore comentiga gabadha arkay caadiban ahaa mrkaan repleydada arkay baan hadalkeedii u fiirsaday waadna ku sxnayd hadalkaga😭😂 sidii inay wx tarayso uhadlaysa kulaha 😂​@@dabkashido904

  • @moeshabeel
    @moeshabeel Жыл бұрын

    Aadmiga hadeer jooga is jiid jiid ma daynaayo, intaan haysto jawigayga qofna igama jiiraayo ✨✨👏🏼

  • @amiinabdinasir1765
    @amiinabdinasir1765 Жыл бұрын

    Ugbaadeey heestan iyo qoobka ciyaarkani, intaan naqaanay way dhaaftay (jacayl iyo nacaybtoona waxba la iga jari jari jari maayo)

  • @meryemabdulrahman4118
    @meryemabdulrahman4118 Жыл бұрын

    Heesaha ugbaad midna mida kale ka daran♥️😍queen is always queen👸🏻

  • @cabdiwaliibraahim7027

    @cabdiwaliibraahim7027

    Жыл бұрын

    Kip going my daer sister gobaada

  • @nysarooble6354
    @nysarooble6354 Жыл бұрын

    1M markee gaarto 👍ta ha iga hilmaaamin❤

  • @kowtharxaaji7281

    @kowtharxaaji7281

    Жыл бұрын

    Gaartay😂

  • @variiid
    @variiid Жыл бұрын

    Marba hadii Khalid Kamil uu Leeyahay Laxanka Waa Best Hees ❤️ Like igu booba😂😂

  • @user-lm5wk5ce6o
    @user-lm5wk5ce6o6 ай бұрын

    Wax walba waxaa kamacan kalamka alle yaa igu raacsan❤❤❤❤

  • @mohameddekhabdullahi841
    @mohameddekhabdullahi841 Жыл бұрын

    Codka💯💯 Laxanka💯💯 Erayada💯💯 Styleka💯💯 Ugbaad Waa naga WAli hysa Xaqiiiq💯🤙🤙

  • @moeawale4891

    @moeawale4891

    Жыл бұрын

    Agree with it best. Lkn labiska gaar ahaan goorada lama sixiin

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Жыл бұрын

    Inta tiktok kala socotay hestan e sugeesay inte kaso baxeso like I saaraa Aadmiga hader jooga😏 is jiid jiid ma denaayo😌 Ano heysta jawigeyga❤ Cidna. igama jiraayo 😍

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj Жыл бұрын

    Dadka fcebuuga ka soo arkay oo soo raadiyay aniga cml like-ta ku qabo

  • @mohamedyussef2915
    @mohamedyussef2915 Жыл бұрын

    Shaydaan iyo qamar baa deg dega 😂 Yaa salaam inantii hablaha ❤

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 Жыл бұрын

    laxanka waa legendkii weynaa khaalid kaamil

  • @cabdinajax1936
    @cabdinajax1936 Жыл бұрын

    Allow.Janada.Nagu KuLmi qof Kastoo La.KUlma.Qoraalkan Aan Soo qoray Wllkey/Wllshey 🤲🤲🤲☝️

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Жыл бұрын

    Yaa salaam. This one is on charts in terms of somali songs. . I always admired this young and vocalist Somali lady Uabad aragsan . Waligay waan ka heli jiray. Imika jawaab l hees la jidhaahdo "Joogimayo" ayaan qoray Waxaan radinsuay fanaan iga caawiya laxanka iyo shaqada Thanks to all of you Dr. Awale from Canada

  • @agaanegaane8195
    @agaanegaane8195 Жыл бұрын

    Gabadh reer khiikh isxaaqa saaas u hadli karta ama u heesi karta gobanimadu wa geed ku baxa dhiiga geeesiga ii raxayso somali bad u saraysaaa my dhiiga 🥰🥰

  • @zahramohamedraydabkhatumo3454

    @zahramohamedraydabkhatumo3454

    2 ай бұрын

    Garxajisa wax sheikh saxaq la irahda majire

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын

    Another level 💯 song 🎵 🔥 Welcome back my dear ugbaad aragsan Laayab waqalstudio waxbo lagaama qabo karo duubista fantastic 👏 👌 Lyrics 💯 ✍ Melody fantastic Background good luck well done intaa ka heesya like 👍 saar

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle Жыл бұрын

    Heestani inay kala kacayso yaa og sidayda❤

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Жыл бұрын

    Jacayl iyo nacayb toona Waxba layga jari maayo!.🙏

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Жыл бұрын

    Jacayl iyo necbaantoodu Waxba la iga Jari maayo 🔥🔥another leval ❤🎤team waqal Always legends 🎶🎧🎤good job

  • @dugsiyayuosuf4740
    @dugsiyayuosuf4740 Жыл бұрын

    Ugbaad waad iskala kicisya inder qali buuufi xyrmada ku sooco inder mcn waxba lagaa jari mayo wale💔💔💔💔💔

  • @farxiyofantastic9962
    @farxiyofantastic9962 Жыл бұрын

    Heestaan waxaan dhagaysaa anoo family problem ku jira iyo xafad aan nacay oo sakhiiradii xataa lagu diray wax kle iska dhaafe 🥺18/2/23

  • @fadumobashiir9927

    @fadumobashiir9927

    Жыл бұрын

    Wad ka baxe abyo mcn is adkeey 🥰

  • @HodmaAliCabshuur

    @HodmaAliCabshuur

    Жыл бұрын

    Anaa kula Mida Samir huuno

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially2 ай бұрын

    Dhagba jalaq u siinmaayo ❤

  • @abuudihassanhalane45
    @abuudihassanhalane45 Жыл бұрын

    Aaad baan utageraaa Inantan Illahay aakhiro iyo aduunba danbigeda ha dhafo waa Hoyo somaaliyede❤❤❤❤ jecliya hablaha faraxada iyagu samaysta ooo Faraxsan marwalba❤

  • @cabdijamactirike9384
    @cabdijamactirike9384 Жыл бұрын

    Khalid kaamil kii laxan ahaa wuu ka qalin jabiyay ugbaadna masrixyad iyo codba haysyaa🎉

  • @abdiqadirmahamoudgalaal9564
    @abdiqadirmahamoudgalaal9564 Жыл бұрын

    Awww!! ugbaad waxkaly La soo baxady Tani hees dhaftay another Leaval #waqal io teamkisa aaad ban idiin Salaamay Big Somali KZreadr 2m comingsoon❤🔥

  • @kornelhanat
    @kornelhanat Жыл бұрын

    Heestu xagay ka mcn tahay ban laha Sow boqorkii codka Laxanka saray💯🙌

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    Жыл бұрын

    Waa sidaa legendkii baa gacan ka gaystay kkkkkk

  • @caydaruusmustafe9789
    @caydaruusmustafe9789 Жыл бұрын

    Laxanka khaalid kaamil kan ugu fiican ee laxan samayn kara

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji Жыл бұрын

    Waw waw Ugbaad aragsan quruxdii Fanka waqal Ka Walayaabay🔥🔥🔥

  • @aragsanahmtt6815
    @aragsanahmtt6815 Жыл бұрын

    Wooow ❤❤

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Жыл бұрын

    Jaceyl iyo naceyb waxba laigajarimayo 🙋‍♂️🔥🥺

  • @xalimoaxmadbacadow2438
    @xalimoaxmadbacadow2438 Жыл бұрын

    Ugbad aragsan iyo laxamada biriqda ee khalid kamil waqalna u dher yahay waxba lagama qaban karo wa onther lefel❤❤💯👍👍👍

  • @caynujaalud534
    @caynujaalud534 Жыл бұрын

    Adduunyada intaan joogo Sikastoon ujabo maalin Cadaw jaanis igu haysta Uma beer jileecaayo, Markii la ii jidh diidaayo Qosolbaan ku jagacsiine Haddii la igu wada jeesto Waa maya jawaabtaydu, Intu jiro arwaaxdaydu Farxad baan ku jirayaa Jacayl iyo nacaybtoona Waxba la iga jarimaayo, Aadmiga hadeer jooga Isjiidjiid ma daynaayo Intaan haysto jawigayga Qofna igama jiidhaayo, Markii la ii jikaaraayo Muud baan ku jirayaaye Haddii la igu wada jeesto Dhagba jalaq ba usiinmaayo.

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын

    Waxan hees way dhaafty 10 jeer ku ceshty wllhi ugbaaad aragsan wax kale ❤💯💯💯💯💯💯💯❤❤ HADAAA doonayso meel ku raaali gallisa waqal kaalay🎤 Khaalid+ aragsan+ khadar waqal+ 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @gulajr4822
    @gulajr4822 Жыл бұрын

    Ugbaad argsan madax ayaa noo saartaye ee allow ku daah ok

  • @fardawzafani8905
    @fardawzafani8905 Жыл бұрын

    Tan hees way dhaaftay❤😍

  • @ayandradam7096
    @ayandradam7096 Жыл бұрын

    Intaan haysto jawigayga qofna igama jiidhaayo Walee waa taad xidigaha geeska kaga dhex muuqatay taasi ugbaad aragsan❤

  • @mubaarakcade9458
    @mubaarakcade9458 Жыл бұрын

    Galadu Waxano Kale Waxy Dhahan *Another Level*

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Жыл бұрын

    Ugbaad Waxba laga jari waa Saas waye my queens 👸🏻👑😍

  • @dibadDstudi0
    @dibadDstudi0 Жыл бұрын

    Waaaw!!! Ugbaad aragsan fanaanad isku tumatay walee dhinaceeda dhulka lama dhigayo Keep going sis😄😄😄

  • @xaashixstudiO

    @xaashixstudiO

    Жыл бұрын

    Wallee runtaa waaye taasi. Keep going ayaan leenahay🤌

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Жыл бұрын

    Khaalid kaamil Bas nagadheh wan buubi rabnaaye😅👑🔥 Ugbaad aragsan Boqorada codka iyo quruxda soomali maxamed🔥❤️ Waqalka Duula👑🔥

  • @shaafiharir5798
    @shaafiharir5798 Жыл бұрын

    Wow ugbaad aragsan quruxdii hablaha duriiyada

  • @dabkashido904
    @dabkashido904 Жыл бұрын

    Heestan 5M Markay gaadho uun Like 👍 saar

  • @AhmedMohamed-uz2qz

    @AhmedMohamed-uz2qz

    Жыл бұрын

    Hada ayaanba kuu saaary😂😂😂

  • @fatxa832
    @fatxa832 Жыл бұрын

    Another level ugbaad and waqal guuleysta🥰🙏

  • @cabdifitaaxmacalinwacdi3279
    @cabdifitaaxmacalinwacdi3279 Жыл бұрын

    Queen aragsan in the house 🤚🤚

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 Жыл бұрын

    Just beautiful song from UGBAAD .Thanks soo much for sharing your vidéo

  • @abdihafidarshe2740
    @abdihafidarshe2740 Жыл бұрын

    Waxani hees way dhaftaay🥵🥵

  • @xadiis24
    @xadiis24 Жыл бұрын

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

  • @hal_haysnews3921

    @hal_haysnews3921

    Жыл бұрын

    the best youtuber

  • @naemamohamed2941

    @naemamohamed2941

    Жыл бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @daganinaabdi4747

    @daganinaabdi4747

    Жыл бұрын

    Scw ❤

  • @ikraanmahamed1773

    @ikraanmahamed1773

    Жыл бұрын

    ​@@naemamohamed2941 hii 🤗 ☺ 💓 💖 😊 💗

  • @ayanmohamud912

    @ayanmohamud912

    Жыл бұрын

    55

  • @iissa7685
    @iissa7685 Жыл бұрын

    Happiness is a choice . Well done Aragsan.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын

    Khaalid Kaamil Shaqadiisa Wuu Qabsaday! 😂😂👊🏻 Ugbaad Aragsan 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 💥 Jawiga yaan lagaa jiidhin waligaa 😁😁😁😁🔥🔥🔥

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Жыл бұрын

    Waxkale ugbaad aragsan soo laabasho wacan bay samaysay WAXBA LAYGA JARI MAAYO🧡🧡🧡

  • @canabarush5879
    @canabarush5879 Жыл бұрын

    Another level❤️ugbaad aragsan🌺

  • @WelcoTTWelcoTT
    @WelcoTTWelcoTT Жыл бұрын

    Laxanki Khalid Kamil❤💯

  • @shabcaanfarxaan7552

    @shabcaanfarxaan7552

    Жыл бұрын

    waaaw😘😗😘😘

  • @Blacktolite

    @Blacktolite

    Жыл бұрын

    It says music by iliyals Idris???

  • @SuhuuSuhu
    @SuhuuSuhu Жыл бұрын

    Dadkii fanka lah duriyaad xalalah👸✅️

  • @alkibrahim1739
    @alkibrahim1739 Жыл бұрын

    Haa heey ugbaad aragsan horu soco duriyad xalaala

  • @mohamedabdihakinmuhumed3731
    @mohamedabdihakinmuhumed3731 Жыл бұрын

    khalid kaamil Maxaad Sameeysay waxaan laxan ka ween I don't know what to describe this song for sure melodies voice💓

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Жыл бұрын

    Ugbaad aragsan qurux badan

  • @osmamjigre6186
    @osmamjigre6186 Жыл бұрын

    Hees iyo badh D jabuti 🇩🇯

  • @moussafaycal52
    @moussafaycal52 Жыл бұрын

    Clip hees somali haa waa xaajib best the BEST VERY NICE N #1

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Жыл бұрын

    Waa hees u qalanta intii aad naga maqneed Ugbaad Aragsaneey waan ka haynaa.

  • @hamseriiraash8230
    @hamseriiraash8230 Жыл бұрын

    Woow gabartan khatarsanaa farxadbay dadka ku dishay iyo cod macaan hore u soco

  • @mukhtarmohamed644
    @mukhtarmohamed644 Жыл бұрын

    Waqal studio 🔥 Ugbaad aragsan 💥 Hees=🔥+💥

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын

    Aduunyada intaan joogo Si kastoon u jabo maalin Caddow jaanis igu haysta Uma beer jileecaayo Marka la i jidh diidaayo Qosolbaan ka jagacsiin Haddii laygu wada jeesto Waa maya jawaabtaydu Intuu jiro arwaaxdaydu Farxadbaan ku jirayaaye Jacayl iyo nacayb toona Waxba la iga jari maayo ...... ...... ......... ......... Aadmiga hadeer jooga Is jiid jiidna dayn maayo Intaan haysto jawigayga Qofna igama jiidhaayo Marka la i jikaaraayo Mutebaan ku jirayaaye Hadii la igu wada jeesto Dhegba jalaq u siin maayo Intuu jiro arwaaxdaydu Farxadbaan ku jirayaaye Jacayl iyo nacayb toona Waxba la iga jari maayo Q/re: Bashiir Nani

  • @filsanqurux6161
    @filsanqurux6161 Жыл бұрын

    Sida ugbd baa ino balama gabdhow sas oga raxayso dunida❤👌💯💯💯🇸🇱

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Жыл бұрын

    Another level ugabad nd waqal 🔥🔥🔥🙏

  • @ismaaciilcaaqil289

    @ismaaciilcaaqil289

    Жыл бұрын

    ugbaad fananad way dhaaftay bro ❤🔥🔥

  • @hodanxassanmaxamed3475

    @hodanxassanmaxamed3475

    Жыл бұрын

    @@ismaaciilcaaqil289 hhhhh

  • @englipanabdirahmaan7472
    @englipanabdirahmaan7472 Жыл бұрын

    Mashallah excellent production la qualité et le show pice à un avant gu professionnel

  • @sumayasicidxasan1991
    @sumayasicidxasan1991 Жыл бұрын

    Masha Allh ugbaaq maxamed cabdi Boqorada codka istelka noloshukumadhibto ❤nacabka kumahelo❤️⚪️💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Жыл бұрын

    Khaamaha Ugbaad janada meel aan ahayn ma filaayo in aan ku arkaa yo!

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын

    Somaliyeed waan idin salaamaya Meel kasta joogo like hayla dhaafin

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Жыл бұрын

    Farxadii oo heesi ❤ugaadeyda😻

  • @CirsanKayedh
    @CirsanKayedh Жыл бұрын

    Ugbaad Aragsan tii janadana noogu dhex heesta Eebe hakaa dhigo xbbti 🥰🥰🥰🥰

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Жыл бұрын

    Wow! Ugbaad aragsan

  • @maryanruun0089
    @maryanruun0089 Жыл бұрын

    Hees igadeh💥💯❤

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa Жыл бұрын

    Welcome back ugbaad aragsan .. we are waiting for you 🧡💕💔😇🇸🇴

  • @ayannaabdirahman
    @ayannaabdirahman Жыл бұрын

    Nacayb iyo jacayl toona waxba layga Jari mayo💪🥰

  • @DanGaradMedia485
    @DanGaradMedia485 Жыл бұрын

    Wxan rajeen ina iso jawabi doonida insha Allah asxbta waqla studio's

  • @munaabdullahiosmanlucky6319
    @munaabdullahiosmanlucky6319 Жыл бұрын

    Qamar suugani walahi wuu ilduufey Gabadhan yaroo quruxda badan ayuu karaacey Naag weyn oo passport wadato welina meey wadin Africa ayuu dhex fadhiya kagadarane ugbaad intey guursatay beey cunug kudul dhashey masha allah manta watas famil quruxbadan heysato Ragow Degdega dhaafa oo Dumarkina passport hasiisanina😁

  • @muscabcaliganey208
    @muscabcaliganey208 Жыл бұрын

    Ugbaad is back❤️❤️

  • @ilyaasahmad5123
    @ilyaasahmad5123 Жыл бұрын

    Ugbaad wan na ilawday ee bagad na so xasuustay wan ka hayna hesta

  • @1lovelyrics
    @1lovelyrics Жыл бұрын

    SOMALAY BEST SOMALI CHANNEL HEESTAD RADINAYSO UGU KAALAY (WAQAL STUDIO)

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Жыл бұрын

    KU SALI NABIGA SCW ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰

  • @faxiyamaxamed3813

    @faxiyamaxamed3813

    Жыл бұрын

    Scw scw scw❤❤❤

  • @user-tu9jn6zp6k

    @user-tu9jn6zp6k

    9 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂ad4❤❤❤

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Жыл бұрын

    Ugbaad Aragsann Fanaanad Aan Heesaheda jeclhyyy😩😻

  • @hamseabdihakiim8536
    @hamseabdihakiim8536 Жыл бұрын

    Another level ugbaad aragsan wadna ruxdee keep going

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 Жыл бұрын

    Waxn hees lama odhan karo wlhi super Hit laxanka iga yapiyy ❤

  • @khalifisse286
    @khalifisse286 Жыл бұрын

    One of the best songs 🎵 i have ever listened Bigup bro all the way from johannesbùrg 🤟💯

  • @CabdinasirMaxamed-rk5tg

    @CabdinasirMaxamed-rk5tg

    Жыл бұрын

    9999

  • @siciidali4034

    @siciidali4034

    Жыл бұрын

    Your pick up spot is Sandton or hargaysa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ugbaatabdilaahi7313
    @ugbaatabdilaahi7313 Жыл бұрын

    Heed way dhaaftay ugbaadeey keep going 🚴

  • @mohamed_isse
    @mohamed_isse Жыл бұрын

    Khaalid kaaamil legend heestaba laxankan kusoraacay ❤❤

  • @mumtazdaud5315
    @mumtazdaud5315 Жыл бұрын

    Wow best song of the year keep going sister dhiig duriyada ayaa kaaa muqda wle wan ku wata gar iyo gardaraba

Келесі