U haajirida Japan | Muxuu dalkaan u furay Visooyin kala duwan | wax barashada iyo wixii lamid ah |

jabaan , muxuu markii ugu horaysay u furay dalkaan visooyin cuusb kunoolaanshaha wax barashada si uu arrinkaan ajaanibta usoo jiito ,
jaban inkastuu yahay wadan hormarsan tiknaloojiyad iyo dhaqaaleba
lkn hadana ajaanibta waxaa lagu tilmaam in ay eber ka yihiin dalkaas ama ayna wax la sheego ka ahayn , waa wadanka kaliye ee ajaanib nacayb ka gaaray in dukaan lagu qoro qof aanan jabaanays ahayn masoo gali karo , dadka ugu xirxiran dal qofkii tagaa ay yartahay in uu ajnabi akro , ugu yaraan wixii hadda ka horeeyay .
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 454

  • @inaaxmad3369
    @inaaxmad33694 жыл бұрын

    Haddii aad ogaansho si fiican ugu xirantahay❤🙏

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @inaaxmad3369

    @inaaxmad3369

    4 жыл бұрын

    @@gld24 why walaal? Sabab

  • @Tall25
    @Tall254 жыл бұрын

    Hada Jabaan , aad maa ileedahay yurub iska dhaaf , 👌👌👌

  • @anonanon2925
    @anonanon29254 жыл бұрын

    Hope everyone who sees this becomes successful and achieves their dreams ❤️ You're amazing stay blessed,stay safe and have an amazing rest of your day 🥰😍🤩..

  • @ruwaydaabdi9518

    @ruwaydaabdi9518

    4 жыл бұрын

    Thanks a lot ❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @hamzebeshir6406

    @hamzebeshir6406

    3 жыл бұрын

    You're right we will be successful

  • @aminaxmed6058
    @aminaxmed60584 жыл бұрын

    Allow khaatumada khayr noogu khatin yaa allah🤲🤲🤲🤲

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @mubarigbulshaawi4679

    @mubarigbulshaawi4679

    3 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi amiin yaa rabi

  • @laacibsoojabay2105
    @laacibsoojabay21054 жыл бұрын

    Wlhi alx hadaan soomaali nahay waxaan haysana hadyad ah inaan u badanahay dhalinyaro lknse aan helping hogaamin wanaagsan 😢

  • @mohamedhassanahmed8039

    @mohamedhassanahmed8039

    4 жыл бұрын

    Waa laheestaa dadka naga marka aan isku dulqaadno gumeysiga MAREKANAKA iyo xabashida

  • @fahmacabdullahi3312
    @fahmacabdullahi33124 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad omar noo so celi barnamijyadii dhiirigelinta dadka guuleystay

  • @mrkaka653
    @mrkaka6534 жыл бұрын

    Waad mahadsantahy comar شكرلك

  • @mohametahmet9393
    @mohametahmet93934 жыл бұрын

    Waa xog aad u muhiim ah shukran Aqii Omar inshar sharaf aya lee dahay

  • @cismaanzhaka7429
    @cismaanzhaka74294 жыл бұрын

    Shukran Ustaad Omar

  • @luckycookbeuty1007
    @luckycookbeuty10074 жыл бұрын

    Mansha allah cimrigaga alle haku barakeyo cumar inshar

  • @adamalpha7881
    @adamalpha78814 жыл бұрын

    Ula jeedada ugu weyn ee clip-kan loo soo post gareeyay ayaa ah in macluumaad loogu soo gudbiyo bulshada Lkn Marka aad u fiirsato soomalida comment-yadooda wax xiriir ah kalama dhexeeyo video-gan ay comment-ga ka qorayaan Micnihii maba daawan video-ga iyo waxa uu ka hadlaayo Kaliya iney wax qoraan ayey u joogaan Dadkeyga kor isku soo qaada !!

  • @mohaanijama5337

    @mohaanijama5337

    4 жыл бұрын

    Mazul run baa sheegty

  • @ANNA-vh3pi

    @ANNA-vh3pi

    4 жыл бұрын

    Run baad kasheegtay sxb

  • @fadxicali3660

    @fadxicali3660

    4 жыл бұрын

    Faalloda la qorayo like ayaa lagu raadiyaa wll.. kolkaa bal horta fahan wax..... qofkataa oo clipka daawadaa wuu fahmayaa macnaha iyo waxa laga wado inayl qofku af chine kuma hadlayee.... mahadaanid

  • @mohamedhassanahmed8039

    @mohamedhassanahmed8039

    4 жыл бұрын

    Badanaa dadkeena waa jaahiliin waxaana ka dareemeysaa hab dhaqankooda iyo qoraalkooda kaliyah waa uu. Ka muuqo meesha lkn wax la xiriira video gan ma soo gudbinayaan so sorry

  • @nurul-islamquranonline3266
    @nurul-islamquranonline32664 жыл бұрын

    Allaha ku xifdiyo wala omar inshaar guul farxad horumar ayaan kuu rajaynayaaa

  • @cabdinaasirduqow
    @cabdinaasirduqow4 жыл бұрын

    Mahadsanid brother

  • @omardayibogaas9370
    @omardayibogaas93704 жыл бұрын

    Mahadsanid wll Omar inshaar

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar45444 жыл бұрын

    Macalin qiima leh mahdsanid ustad

  • @supperbiipoofficial7716
    @supperbiipoofficial77164 жыл бұрын

    Mar wlpo wxan ka hela Mowduuc Qiimo weyn xambarsan Mhdsanid Ustad Omar Inshar ❤🧭✌🙏🏿✔

  • @mousamohammadmousamohammad2729
    @mousamohammadmousamohammad27294 жыл бұрын

    Keep GoinG wll oGaansho💞👑

  • @MERCURY_PLANET
    @MERCURY_PLANET4 жыл бұрын

    Masha Allah waaw Ku mahadsantahay soo gudbintaada

  • @jimaleali6479
    @jimaleali64794 жыл бұрын

    Mahadsanid Ogaansho

  • @HB-ce6xz
    @HB-ce6xz4 жыл бұрын

    Thnks Macaalim Cumar

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir79184 жыл бұрын

    mahadsanid wlll omer

  • @sabirasarcad7920
    @sabirasarcad79204 жыл бұрын

    now this is worth watching! tnx

  • @abdihashi6225
    @abdihashi62254 жыл бұрын

    Thanks for soo celinta music gii hore

  • @hoodoyousuf5346
    @hoodoyousuf53464 жыл бұрын

    My biggest dream is to go Japan and I'll insha'allah 💜

  • @ririnshamakumaku

    @ririnshamakumaku

    4 жыл бұрын

    And why is that. I mean what's your plan?

  • @hanni1028

    @hanni1028

    4 жыл бұрын

    Same to youu

  • @abdishakurawl1773

    @abdishakurawl1773

    4 жыл бұрын

    Same here, sister. We all love Japan.

  • @abdishakurawl1773

    @abdishakurawl1773

    4 жыл бұрын

    Same here, sister. We all love Japan.

  • @googler5879

    @googler5879

    4 жыл бұрын

    Are u otaku?

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel773 жыл бұрын

    JazaakallaH khayr Sheikh.Warbixinda Noocaanoo Kala Ah Noosoo Badi❤❤

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53584 жыл бұрын

    Mahadsanid xogtaas waan u baahnaa mudane

  • @abdalla1654
    @abdalla16544 жыл бұрын

    Waa mahadsantahay walaal omar minshaar

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi24874 жыл бұрын

    Horay u soco ogaansho

  • @abdiaziizmoalim6043
    @abdiaziizmoalim60434 жыл бұрын

    M.a Omar Inshaar hormar wacan

  • @m29comedy66
    @m29comedy664 жыл бұрын

    One love wllhi video kle oo hore u so dhigtay firsanayay

  • @abdirahmanfarah8322
    @abdirahmanfarah83224 жыл бұрын

    mhdsanid sida quruxda bdan eeaadqeybwaqtigaaga kamidah aadnoosiisy

  • @ogaalkacaalamka1333
    @ogaalkacaalamka13334 жыл бұрын

    Ust alle haku xifdiyo

  • @nadiircabdi2150
    @nadiircabdi21504 жыл бұрын

    Masha allaah waa fursad na anfacaysa hadaan nahay dhaliyarada somaliyeed ee wax barasha Doonka ah

  • @hashimmohamud2922
    @hashimmohamud29224 жыл бұрын

    Ustaad cumar mhdsanid

  • @alikulmiye2069
    @alikulmiye20694 жыл бұрын

    Mahadsanid kaape 👌👌

  • @abdialasow6277
    @abdialasow62774 жыл бұрын

    Shukran ustad

  • @saidahmed2544
    @saidahmed25444 жыл бұрын

    thank u walaal omer

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl82544 жыл бұрын

    Hore u soco brother

  • @husseinibraahim5181
    @husseinibraahim51813 жыл бұрын

    illaahey hakuu barakeeyo maskaxdaada wllo cumar

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi94064 жыл бұрын

    Mhdsnd Cumar wllo anu wxn islahaa japan waxbarasho u doono lkn maan helayn ruux iga caawiya tnx alot😍

  • @hamdaomar2661
    @hamdaomar26614 жыл бұрын

    Maasha Allaah wllo qli

  • @cabdinuuradiingagatun2794
    @cabdinuuradiingagatun27944 жыл бұрын

    Jabaaniisku sirta noloshay fahmeen qabadyo may dhisan lkn bini aadam bay dhiseen bini aadam hadaad dhista isagaa dhisaya dalka Waxaan rajaynaya dowlada somalia mashaariicda maalin waliba lagu dhisayo jidadka magaaloyinka inay arday ugu diraan waxbarasho bilaasha oo dalka iyo dadkaba dhisa Thanks macalinka nolosha mr inshar

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey84994 жыл бұрын

    Masha alaah walal cumar

  • @samirnasri6639
    @samirnasri66394 жыл бұрын

    Manta waxa nassib uu yeshaay in aan noqdo commentigi ugu horreyay wan ku faraxsanahay macha allah.

  • @abdirzakcolombo3303
    @abdirzakcolombo33034 жыл бұрын

    Ugu horeyn waankaga mhd celinyaa Omar insha information kaa aad na siisey lkn noomada faahfaahin halka macluumadka visaha iyo waxa ku saabsan

  • @mareeg2430
    @mareeg24304 жыл бұрын

    Allaha Ku Karaameeyo Macalim👏👏💜

  • @hanimohamed9029
    @hanimohamed90294 жыл бұрын

    First my bro ogaansho alaha ku xafido

  • @ciiseraage8620
    @ciiseraage86203 жыл бұрын

    asc maasha allaah ogaansho

  • @zerzayid9836
    @zerzayid98364 жыл бұрын

    cumar inshaar wlhy wll codka yare hore waan ku xiisany video codka walba kuso dar

  • @hanadrached4917
    @hanadrached49174 жыл бұрын

    Mahadsanit ustaad

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____44 жыл бұрын

    Ustaad thanks

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim70034 жыл бұрын

    Inshaar waad mahadsan tahay wllkey

  • @mohamedarale6967
    @mohamedarale69674 жыл бұрын

    Asc somali ween 🇸🇴 🌹

  • @cabdiraxmaan7988

    @cabdiraxmaan7988

    Жыл бұрын

    Wcs

  • @cumarcabdisalan4223

    @cumarcabdisalan4223

    Жыл бұрын

    Wcs ❤️🇸🇴🦁

  • @AishaHassan-ck7dv

    @AishaHassan-ck7dv

    5 күн бұрын

    Wcs🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayuubali1684
    @ayuubali16844 жыл бұрын

    Masha allaha ku xafido

  • @ahmedyasinabdilahi6606
    @ahmedyasinabdilahi66064 жыл бұрын

    Cawa waxan dawaday video gaban markii ugu horaysay cumar ishaar mashaa alla

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne11 ай бұрын

    Wcs wlaal mahadsanid❤

  • @lugooyoapdirahmaan5997
    @lugooyoapdirahmaan59974 жыл бұрын

    Wllky.inzhaar aad baan ulasocdaa barnaamijuadaada ee Keep goin pro

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic27194 жыл бұрын

    Ustaad omar ❤🙏🙏

  • @ogowhada
    @ogowhada4 жыл бұрын

    masha allh wll

  • @haajimouse5646
    @haajimouse56464 жыл бұрын

    Mnsha allah . alle haku sharfo wll

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare47344 жыл бұрын

    Waad mahad santahay 👍🙏

  • @ibrahinmohamed1431
    @ibrahinmohamed14314 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @Mariajama828
    @Mariajama8283 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdihani5593
    @abdihani55934 жыл бұрын

    Jazakallh

  • @cumarshiiqxasan6382
    @cumarshiiqxasan63824 жыл бұрын

    Cumar inshaar waa ku salaamay hore usoco sxb

  • @cabderaxmaancabdesalaam4719
    @cabderaxmaancabdesalaam47194 жыл бұрын

    Mshllh Wll omar

  • @Samiir881
    @Samiir8814 жыл бұрын

    Cumar fu aad waad ku hadsantahay casharada waxtarka leh ee aad noosoogudbinaysid aynu uducayno cumar inshaar

  • @mansamusa5923
    @mansamusa59234 жыл бұрын

    Omar inshar masuul sare wakhtiga aad na siisay waad ku mahadsan tahay

  • @nasrudinahmed5820
    @nasrudinahmed58204 жыл бұрын

    Japan Halagu yaco Ayd naledahy Omaraw wa wx Ad Iyo Ad U fcn wn kula so Eegi dona Insha allah

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @endworld2048

    @endworld2048

    4 жыл бұрын

    Hda maan u tahribi karaa sxbow 🤣🤣

  • @yuusufsiidcali8733

    @yuusufsiidcali8733

    4 жыл бұрын

    @@endworld2048 haa😂😂❤️

  • @endworld2048

    @endworld2048

    4 жыл бұрын

    @@yuusufsiidcali8733 hhhhhhh🤣🤣🤣🤣 inteee lomaraa aan baxaneee

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah57523 жыл бұрын

    Wll cumar allah haku sharfo kanaalka wa mid kaduwan kuwa madhalayska ubadan ee somaliyeed

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane4 жыл бұрын

    Ogaansho💖👑

  • @muhamedabdishakur9550
    @muhamedabdishakur95504 жыл бұрын

    Habka ugu fudud ee japan lagu tagaayo ayaan kaa sugeynaan wll Omar

  • @NN-ye4fi
    @NN-ye4fi4 жыл бұрын

    Thanks broh

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose92124 жыл бұрын

    teacher Omar 💯

  • @Karimadde1
    @Karimadde12 жыл бұрын

    Inshallah wan rajeyn in an tago Dalka Japan Jamacad ahan

  • @maxamedbile7571
    @maxamedbile75714 жыл бұрын

    soo badi maawduucaan oo ka le wadamada kalw++

  • @yusufhosh4234
    @yusufhosh42344 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir8764 жыл бұрын

    Ustaad cumar waad kumahadsantahey Xogta aad nala wadaagtey ee kusaabsan JAPAN XAALADeeda iyo sida ay diyaar ugu thy iney qaabisho muhaajiriin

  • @CaliQadar-cj5jw
    @CaliQadar-cj5jw Жыл бұрын

    Thnks

  • @channelboqorka9408
    @channelboqorka94084 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @nasiimcabdiraxmaan3036
    @nasiimcabdiraxmaan30364 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @rabatpropertyLimited
    @rabatpropertyLimited4 жыл бұрын

    Masha Allah keep going brother

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @liibaankhaliif857
    @liibaankhaliif8574 жыл бұрын

    Walal omar inshaar laba arimood oo jaban gu sabsan nagusoo biiri Mar labad mida guwada wa side qabka lagu heli garo uhajiritanka jaban waa mida labaad waxa furasadaha badan ee ka banan shaqa ahan wa guwa nuce ah wayo wax nahay Bulasha ubahan wax barasho Taya leh iyo Bulasha ubahan fursad shaqo matahay mahadsanid omar inshaar

  • @cabdicasiisaxmad4756
    @cabdicasiisaxmad47564 жыл бұрын

    Wcs haa wax badan ayaan kafaaiday cumarow lkn anaga kasoomaali ahaan dursadahaa waxan umalayn inaysan wax nooga banaanayn sababtoo ah in dadkayagu yihiin kuwa aan lasocon wax yaabaha kadhacaya dunida akhrista iyo agoolka dunida m.a marhaday isbadashay

  • @zeynabomar1703
    @zeynabomar17034 жыл бұрын

    Wll omar inshar qabka ugu fudud oo lagu tagi karo no soo gudbi waxan rabaa kulyada sheybarka in aan ku soo diyarsado i.a wan kaa sugeynaa midas

  • @zanadinzidane1998
    @zanadinzidane19984 жыл бұрын

    Thanks 👍👍 pro

  • @hamdaomar2661
    @hamdaomar26614 жыл бұрын

    مشاالله تبارك ألله

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @ibrahimxamid473
    @ibrahimxamid4734 жыл бұрын

    Waan ubahanhy

  • @blackman8295
    @blackman82954 жыл бұрын

    Haa dabcan jaban waa cunsuriyiin oo dalka xidhxidh

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi84854 жыл бұрын

    zxp sida lagu galayo jaban dadka usoo faa,ideey

  • @CloseThatBackdoor
    @CloseThatBackdoor3 жыл бұрын

    Ilaahay ka cabsada, oo wadan muslimaa ha uga bixina wadan gaal

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty32684 жыл бұрын

    alla maxaan doon doonay inaad wadankaan wax kusaabsan kahadasho siiba dhanka waxbarashada oo ardey ayaan ahay.waana ubaahnaa. mahadsanid wll omar inshaar.kheyr badan kuu rajeynayaa

  • @user-sumayo

    @user-sumayo

    5 ай бұрын

    Hada noshahay abwe maheshay waxabarshadan ana rabo❤❤❤😊😊😊

  • @omargarad6774
    @omargarad67744 жыл бұрын

    Wax badan ayaan ka faaidey walaal mahasanid, sida wax barashada heerka sara ah ee hadana raqiiska ah noolasha wadanka oo dagan iyo inkaloo badan

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour92604 жыл бұрын

    Ogaansho channelkena💝

  • @abdallejunior3376
    @abdallejunior33764 жыл бұрын

    Dalkasta dadkisa dhisa wax barsho waad uba adi kadha qurbaha lkn wa inad wadnkga wax ugu qabtid 👑

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar11054 жыл бұрын

    Asxaabee anigaa degmadeyda BUQ AQABLE - HIIRAAN idinku soodhawenaya qurbaha isaga soolaabta 😅😄.

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @dailyxiin

    @dailyxiin

    4 жыл бұрын

    Hahha walaal qalbi wanaagsan

  • @kingbarahow2128

    @kingbarahow2128

    4 жыл бұрын

    Sxb shaqo ma leedahay iyo jaamacado jaban waan usoo haajiraahe

  • @dailyxiin

    @dailyxiin

    4 жыл бұрын

    @@kingbarahow2128 waa dalka ugu shaqada badan ama ugu fursadaha badan xga shaqada... Jamacadahana yaga aya ugu tayo sareeya ...

  • @mahmmodkhalif79

    @mahmmodkhalif79

    4 жыл бұрын

    kk kaso labta ayan lenahay

  • @akirauriyo1396
    @akirauriyo13963 жыл бұрын

    SIMILARITIES BETEEEN JAPANESE🇯🇵/SOMALI🇸🇴 🇯🇵 Japanese vowel - あ-い-う-え-お/A-I-U-E-O 🇸🇴 Somali vowel- A-E-I O-U 🇯🇵Wakarimasu/Wakarata/Wakaranai 分かります/ わからた/わからない= I understand/understood!/I don't understand 🇸🇴 Wagartay/Magaranay= Understood!/I don't understand YO - slang added at end of sentences - YO - slang added at end of sentences FOR EXAMPLE/例えば 🇯🇵 Wakaranai-yo (I don't understand!) 和からなよ~ 🇸🇴 Magarana-yo ( I don't understand!) 🇯🇵 Hai/はい - YES (affirmative) 🇸🇴 Haye -YES (affirmative) 🇯🇵 Nin/にん/にんげん/ People/Man 🇸🇴 Nin/Niman - Man/Men 🇯🇵 Ima/今- right now, at this moment 🇸🇴 Ima-ku/Iminka - right now, at this moment 🇯🇵Chotto Matte/ちょっと待って - wait a moment 🇸🇴 Joogso - wait a moment (these two both have the "choo, joo" root sound, prononciation) 🇯🇵Shigoto/ 仕事 - Work 🇯🇵Shaqo - work (pron: Shiako) 🇯🇵Hayai/早い - Quick/Fast/Quickly refering to speed of object/person 🇸🇴Hayaay/Hayeey - Quick/fast/watch out, also refering to speed object/person 🇯🇵 WA/は - I, me, used in sentence Watashi-Wa" I AM/私は 🇸🇴WA - I, me, used in sentence "Aniga-Wa" I AM

  • @haniabella5321

    @haniabella5321

    2 жыл бұрын

    ma igu saacidi kartaa barashada afka japan

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_14 жыл бұрын

    Yaa igu caawin kara qof japan jooga alaab aan kadalbado ayaan uga baahna wlhi wakhti dher ban radinayay somali wadankan jooga

  • @anisaosmanabdi4405

    @anisaosmanabdi4405

    4 жыл бұрын

    China wnkugu cawin kra

  • @Yt-One_1

    @Yt-One_1

    4 жыл бұрын

    @@anisaosmanabdi4405 wll japan ban raba Sababtu waa productiga an rabo dalkas ba so saara Lkn china dalabadka ka imada wadanka su uyimada

  • @anisaosmanabdi4405

    @anisaosmanabdi4405

    4 жыл бұрын

    @@Yt-One_1 wll ani xita sidokle alab kurian arwy lkn china kadalbda wlga hela

  • @abassmoussadjibril3170
    @abassmoussadjibril31704 жыл бұрын

    Ogansho my favourite channel ❤❤

  • @tuketube9492

    @tuketube9492

    4 жыл бұрын

    Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @abassmoussadjibril3170

    @abassmoussadjibril3170

    3 жыл бұрын

    Waar adiga maxa ka galaye ogansho waa my favorite Chanel 3 sano ayaan ku xidhano isqor bila qalin ayaad tahye soory wakhti Kuma hayo 😢 aan kugala dodo