Tix waano ah oo si macaan loo qaaday

Aduunyada aan joogno wixii naloo abuuray hadii eynan ilaalin islanimadii aaway

Пікірлер: 192

  • @maryancdey9468
    @maryancdey94686 жыл бұрын

    Diintaan Ilaahey baa leh, Dariiqna noogu yeelee, intii damiir islaam low khilaafka aan ka deyno 😓😓 wlhi kama daalo khasiidadan yaarabbi ajir iyo xasanaad kasii dadki noosoodiyariye iyo kuwi nasoo gaarsiiyaba.

  • @cabaasaxmed7793

    @cabaasaxmed7793

    6 жыл бұрын

    Shekh obek

  • @Mushataq9890

    @Mushataq9890

    22 күн бұрын

    @@cabaasaxmed7793 magaces sheqa 😢

  • @abubakarhusseinahmed5330
    @abubakarhusseinahmed53306 ай бұрын

    2024 waxaan dhageeysanooyaa maalin khamiis ah Taariikhda 4/1/2024 saacada 09:33 maalin / Soomaali / muqdisho / deyniilr qasiidadaan waxaan kalabaxaa ereyo dhaxal gal ah oo kusaabsan diinteena sharaftaleh ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinkugu badalo❤❤❤❤

  • @MusialaJamal42

    @MusialaJamal42

    3 ай бұрын

    Same here ❤😢

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali25283 жыл бұрын

    2016 safar anigoo ah diyaarad saaran 16sacadood ban dhageeysaneyey.

  • @mohamudseed8449
    @mohamudseed84493 жыл бұрын

    Jihaad naftaan ku qaadnoo ilaahey aan jrclaanoo Ibleysku yuu na jiidan cadaab inoo jiheynin, Xaaraantiyo xalaasha ilaahey baa xadeeye Nafta aan xakameynoo xabaal intaan lagaarin,

  • @queenasiili5394
    @queenasiili53944 жыл бұрын

    Laabteenu aynu dhaqno 🤗 Xumaanta aan ka dhowrno 🤗 Allow inoo danbi dhaaf 🤲 Soomaliyey is cafiya💕🇸🇴

  • @ilhaanf663

    @ilhaanf663

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @abdiato21
    @abdiato213 жыл бұрын

    Awood illah baa leh 🤲🏾 Amaan rasuulka Leh Scw❤

  • @maryaniitainakhaliif8389
    @maryaniitainakhaliif83895 жыл бұрын

    Adunyadan an jogno woxi naloaburay hadii aynaan ilaalin islanimadi aaway wllhi warun dadow habensanina

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed28773 жыл бұрын

    Slaada iyo soonka waqtiga loo sameyay hadii aan sarmaseegno ilaahow na saamax😥😥😥🤲🤲

  • @faskaabdullahi4412
    @faskaabdullahi44126 жыл бұрын

    A wood ilaahey baa le amaan rasuulkii baa le acmaal aduunkan baa le abaalgud aakhiraa le maa shaa allh ajir iyo xasanaad alle hadhigaseeyo

  • @cabdalahxaajixaaji7869

    @cabdalahxaajixaaji7869

    3 жыл бұрын

    Aaamiin yarabi

  • @caaishacadey4214
    @caaishacadey42144 жыл бұрын

    اللهم صل علي محمد صل الله عليه وسلم

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji3 жыл бұрын

    Qofba waxba la siiye qadar ilahey weeyee qebytii kugu hagaagta qaanic haloo ahaado, Kasmo hadii aad ledahay ilaah kali inuu yahay kownkane uu sameyste miyu ku kafineyn. Kama daalo ina dhagesto 🎧❤

  • @user-mi2so9zb1j
    @user-mi2so9zb1j3 жыл бұрын

    Masha Allah, Jazakallahu khayran culumadeeyna allah ha dhowro

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf6633 жыл бұрын

    My favorite ❤ nasheed! Ajar badan Allaha kaa siiyo

  • @sahraabdi4305
    @sahraabdi43052 жыл бұрын

    Wacade wanola digay hadenu wax maqleno allow unaxariiso shiqii alifay sh cabdirashiid

  • @abdirahman1384
    @abdirahman13843 жыл бұрын

    Maasha Allaah, ajir Alle hakaa siiyo tixdan waanada iyo wacdiga kudhisan ee baraarujineysa Qalbi walba , islaamnimada waa uhogaansamida Alle Anagoo nalaga rabo Fulinta Awaamirtiisa iyo Kaharida Wixii uu Rabbi Naga Reebay, Aduunyo iyadaa Maalmo Kooban ah.

  • @nastehamohamedabdullahi7354
    @nastehamohamedabdullahi73544 жыл бұрын

    maashaa allaah waa qasiido wanaagsan Allaha dhowro dhammaan culimadeena

  • @nimcosharaf
    @nimcosharaf6 жыл бұрын

    Masha Allah ILahay janadha ika warabiyo

  • @anisomohamed4586
    @anisomohamed45864 жыл бұрын

    Hilaahoow noo dabi dhaaf akhira iyo aduunkaba insha alaah mash alaah ajir iyo xasanaad ilaahay hangasiiyo insha alaah sisher dheh

  • @xusnicabdulaahi2393
    @xusnicabdulaahi23933 жыл бұрын

    Awood ilaaheybaa le Amaan rasuulkii baa le Acmaal aduunkan baable Abaalgud aakhiraa le Walaahi m.a waan ka helay 🤲🤲❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣

  • @abdulkhaliqaxmed1581
    @abdulkhaliqaxmed15813 жыл бұрын

    Ilaahay khayr hakaa siiyo qasiidadan aaad nala soo wadaagtey , hadaad nooshahayna cimri dherer iyo camal suuban ayaan ilaahay kuu weydiiyey , hadaad xijaabatayna naxariis iyo dambi dhaaf .

  • @deeqodagan9969
    @deeqodagan99694 жыл бұрын

    amaan rasuulka leh salalahu calehim wasalim Awaal Gut aaaqiraaleh 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @fadumosaney5402
    @fadumosaney5402Ай бұрын

    Asc manta 31 may 2024 aa dhagrysanoya wallahi waa qasido diinta kahadleyso mashaallah shukran cidii nosodiyarise iyo kuwa soo garsiiye

  • @munirabdifatah3231
    @munirabdifatah32313 жыл бұрын

    ManshaAllah... Ilahi anidambi dhafo.....أمين يارب 🤲💕🌹

  • @farasomalison3011
    @farasomalison30115 жыл бұрын

    Masha Allah. Ilahay ajir iyo xasanad haka siiyo wadaadada iyo qofki alifay digrigan qiimaha badan.

  • @abdullmoha8
    @abdullmoha83 ай бұрын

    12/03/2024 galab ramadan ah waqtiga afurka aad uso dhawyahay kampala uganda scw scw scw❤

  • @laylanoor8912
    @laylanoor89125 жыл бұрын

    Salaadiyo soonka Waqtiga loo sameyay Hadii aan sarmaseegno Ilahayow nasaamax

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas814423 күн бұрын

    M.a waa qasiido waano ah ilaahi haka ajarsiiyo shiikhii alifay sheikh maxamed sheikh Abdullaahi sheikh baardheere

  • @xamdicali3282
    @xamdicali32822 жыл бұрын

    Masha Allah macaan badnaa

  • @asiaamina9901
    @asiaamina99014 жыл бұрын

    Masha allah macan badna Dikriga

  • @mowliidfooley9131
    @mowliidfooley91315 жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah Walalayaal waad wada Mahadsanid Allaha haku Caafiyo

  • @saynabcm7198
    @saynabcm71986 жыл бұрын

    ax ax 😢wlhi Ku ilmeyey ilahow nodMbidhaf amiin yaaarbi

  • @xamdicali3282
    @xamdicali32822 жыл бұрын

    Masha Allah shiiq ilahay ha ku barakeeyo

  • @Lutfi144
    @Lutfi1446 жыл бұрын

    Culumada nala hadashay hadii ku waantoobeyno oo ku waano qaadaneyno. Diinta Allah khilaafka ka daaya

  • @hawosaid9305
    @hawosaid9305 Жыл бұрын

    aduunyo baynu radin sidi rux andhimaneen dhanki cibadaden xage ogadhaqaaq ney ilaahy hano danbi dhafo dhaman teen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥀🤲🤲🤲🤲

  • @HassanHassan-fy3rj
    @HassanHassan-fy3rj2 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdiqaadirxasan3574
    @cabdiqaadirxasan35744 жыл бұрын

    maasha Allaah Aduunyadaan aan joogno wixii lanoo abuuray haddii aynaan illaalin islaanimadii aaway.

  • @king-boorow7113
    @king-boorow71133 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @farhiyashariif366
    @farhiyashariif3666 жыл бұрын

    Xaraantiyo xalaasha ilaahayba xadeye nafta aan xakameeno xawaal intaan lagaarin masha allh بارك الله

  • @maryanali8409
    @maryanali84093 жыл бұрын

    ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ♥️♥️♥️

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax77315 жыл бұрын

    Digrigan aad ayaan oo jecelahey

  • @moofficial7289

    @moofficial7289

    5 жыл бұрын

    hamdi Tarax Queen tarax wll subscribe igu caawi

  • @maryanmacalin5721
    @maryanmacalin57214 жыл бұрын

    M.a adeer mcne adna codkaga allaha kuu barakeyo

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan39453 жыл бұрын

    Macallin Gaabow cimrigiisa allaha noo raajiyo.

  • @xabiiboxalane5512
    @xabiiboxalane55122 жыл бұрын

    Maasha Allah sheeq Allaha Ku xifdiyo

  • @holacpi7933
    @holacpi79332 жыл бұрын

    Masha alah💯💕

  • @omaryareofficial5197
    @omaryareofficial51972 жыл бұрын

    Manshallah diigri macaan badan waye,

  • @Yuusufosmaan-gz5bj
    @Yuusufosmaan-gz5bj3 күн бұрын

    Qasiidan waxan dhagasanoyaa maalin sabti ah taariikhuduna ah 6/7july/2024 sacaduna thy 011:18 pm Qasidan waxan kala baxay ereyo dhaxal gal ah Alxm waa ku mahadsan tihiin kuwii na soo garsiiyay oona qaar dunida aysan joogin Allah ha unaxriiso kuwa hada jooganeh Allah ha unaxriiso ileen ilaahay naxriistiisa lagama quusto

  • @malmo4235
    @malmo42356 жыл бұрын

    Mashaaallah Allow No Dambi Dhaaf

  • @aishabintumohamed1063

    @aishabintumohamed1063

    4 жыл бұрын

    Maashaallah allow no dambi dhaaf Aamiin♥️♥️

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax77315 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @ajninweyn1115
    @ajninweyn1115 Жыл бұрын

    🤲🤲🤲Yarabi janatul firdowsa☝️🤲🤲

  • @caaishacadey4214
    @caaishacadey42144 жыл бұрын

    Qofa waxbaa lasiiyoo Qadarilaaheey weeyee Qebtii kugu hagagaata Qaniic haloo ahaado

  • @xikmadraadshe9345
    @xikmadraadshe93456 жыл бұрын

    Sheeydaanka yaanla raacin Sharmooyee kheeyr masheego Shakiyo waswaaska shishay haga tuuro

  • @ismailali6864
    @ismailali68645 жыл бұрын

    aduuyadaan aan joogno wixii naloo abuuray hadii eeynaan ilaalin islaanimadi aaway

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Жыл бұрын

    dikrigan aad an u jaclahay mansha allah🎉

  • @abdirizackmohamed2657
    @abdirizackmohamed26572 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @fadumoibrahim1679
    @fadumoibrahim16796 жыл бұрын

    Masha allaah ilaahow no xifdi culumadeena

  • @caaishacadey4214
    @caaishacadey42144 жыл бұрын

    amiin amin

  • @Amaal2
    @Amaal22 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle2365 жыл бұрын

    Mashallah

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey62996 жыл бұрын

    Waa sax walhi illaahayaow naxifdi

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman69684 жыл бұрын

    Plz shekhan magaciisa haley shego wan jeclhy wllhi ❤️

  • @axmedxuseenkaariye9139
    @axmedxuseenkaariye91393 жыл бұрын

    M.a nashiido aad u mac waaye

  • @hidaayocabdi2766
    @hidaayocabdi27665 жыл бұрын

    Mashllh jazakallhu qer

  • @nimcoabdirizak3212
    @nimcoabdirizak32125 жыл бұрын

    Masha allah allow khatumada khayr noogu khatin aamiin 🤲

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam33714 жыл бұрын

    Masha alllh ilahow darka nabiga naga cabsiiii

  • @jijiali8440
    @jijiali84405 жыл бұрын

    masha.allaah

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @cumarmaxamd3418
    @cumarmaxamd3418 Жыл бұрын

    masha allaah

  • @n0t.z4hr43
    @n0t.z4hr433 жыл бұрын

    Asoo 1 hour ehh masoodhigi karta

  • @qadraqadra855
    @qadraqadra8553 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @abdiqadirhajjiali8890
    @abdiqadirhajjiali88905 жыл бұрын

    Allah is forgive

  • @samaaraabdih3086
    @samaaraabdih30866 жыл бұрын

    mnzha allh Run WAYEH ALLOW Jidka naGuh zooh Hanuuni

  • @ruunhappymaxamuud6842

    @ruunhappymaxamuud6842

    6 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ruunhappymaxamuud6842

    @ruunhappymaxamuud6842

    6 жыл бұрын

    Walhi waa waxa fiicn oo aduunyo iyo aqiro na afacayo waye ruuntii

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin4 жыл бұрын

    Masha Allah allah idinka abaal mariyo

  • @anfacharuuse5835
    @anfacharuuse58355 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @abdarazakahmed9217
    @abdarazakahmed92174 жыл бұрын

    Wahaabiyada hadaa weeydiiso kawaran qasiidadaan waxeey dhahaayaan waa xaaraan

  • @aliabdulkadir5175

    @aliabdulkadir5175

    3 жыл бұрын

    Anaa kamid ah maxamed c.wahab na inuu xaqka hadlay aaminsan saas ay tahayna erayadan ama nashiidadan afsoomaaliga meel ay ka qaldantahay ma arakno waana waano dhameestirin diintana aan dhinac aga leexan wahaabiyana shirka ay kugu haysataa mooyoo xumaan kale laguuma qabo wixii wanaagsana waa ay taageeree walaal ayaa tahay ee wahaabiyo wanaag unbay kula rabtaa.

  • @Muslimiintawaawalaalo

    @Muslimiintawaawalaalo

    Жыл бұрын

    ​@@aliabdulkadir5175 maxamad abdilwahaab waa baqtiyay mushrikna mujasim baa u tahay ilaahay maqluuq ku sheegaya oo aad isku muuqal egtihiin lacnatulahi caleyk

  • @jamaaldheere2808
    @jamaaldheere28086 жыл бұрын

    Masha Allah best dikri

  • @hagarka1
    @hagarka13 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah

  • @mohammedismail9328
    @mohammedismail93286 жыл бұрын

    Maanshaa Allah tabaraka Allah

  • @dhuuxdhuux5854

    @dhuuxdhuux5854

    5 жыл бұрын

    Qofbo waxbaalasiiyay qadar illaahey weeye qeybtii kugu hagaagta qanec haloo lahaadoo

  • @mohamedmitto3856
    @mohamedmitto3856 Жыл бұрын

    Allah kuxafido

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 Жыл бұрын

    Adunyadan aan joogno hadaynan ilaalin waxai naloo abuuray islaamnimadii aaway waa run

  • @macalimowchannelofficial3709
    @macalimowchannelofficial37095 жыл бұрын

    Maaaasha allaaah

  • @saciidotahliil8533
    @saciidotahliil8533 Жыл бұрын

    Maashaa allaah❤🤲💋😊

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed3596 жыл бұрын

    Masha ALLAH .

  • @farasomalison3011
    @farasomalison30115 жыл бұрын

    Intay heeso iyo waxa la fahmen nagu warerinayan dadka qaarkod may saan camal ufikiran wlh inaa nashiido carbeed u baahne.

  • @fardowsohassen1345
    @fardowsohassen13453 жыл бұрын

    Allaahu Agbar

  • @habarwaayshow
    @habarwaayshow4 жыл бұрын

    masha alalah allah hanooo dambi dhaaafo

  • @farahfiyore5412
    @farahfiyore54123 жыл бұрын

    Mnsha allah afkaga cano lagu qaby💓❤💘

  • @maryamaahmed5630
    @maryamaahmed56304 жыл бұрын

    Fadlan qofka tix tiriyay magaciisa ii sheeka 🙏🙏

  • @nashaadnalka3815

    @nashaadnalka3815

    2 жыл бұрын

    Shiikh muxamed shiikh cabdulaahi bardhere

  • @cadaleyate3864
    @cadaleyate38645 жыл бұрын

    Maasha alaah 😍 😍😍 😍

  • @cabdimaalikaxmed9685
    @cabdimaalikaxmed96853 жыл бұрын

    Ma.a alow janada geey

  • @shirkaddabiyaha4018
    @shirkaddabiyaha40184 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @amurahallowsahalaamiinamur6147
    @amurahallowsahalaamiinamur61475 жыл бұрын

    masha allaaah ilahey xa inxafido aamiin

  • @karaar368
    @karaar3685 жыл бұрын

    Kama daalo xaqiiqatan

  • @cadaleyate3864
    @cadaleyate38645 жыл бұрын

    Maasha alaah 😍

  • @abdicali7592
    @abdicali75922 жыл бұрын

    M.a allh

  • @halimoiman4890
    @halimoiman489011 ай бұрын

    Jizaakumullaaha khayran

  • @sucaadsalaad476
    @sucaadsalaad4766 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @madarmk2911
    @madarmk29116 жыл бұрын

    Maasha allah gabayo iga dheh aduun yadaa aan joogno

  • @Nursalah2
    @Nursalah27 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @santasanta5320

    @santasanta5320

    6 жыл бұрын

    Mohammad Ibrahim 😑

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Жыл бұрын

    mansha allah🎉

  • @mulkishariifahmed2205
    @mulkishariifahmed2205 Жыл бұрын

    Alaahu masali calaa sayidinaa muxamad