TEAM AFKA CALI VS TEAM XALIIMO || CAAGA TOOSI QOF KA SAAR CIYAARTA || KU GUULEYSO LACAG..

Ойын-сауық

#YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 739,546

Пікірлер: 231

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash4 ай бұрын

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤❤

  • @user-th9tj2br9h
    @user-th9tj2br9h4 ай бұрын

    Tim afka Ali❤❤legend❤❤

  • @AbdullahiSheikh-mr4rv
    @AbdullahiSheikh-mr4rv4 ай бұрын

    Legendary cafka cali

  • @galeyrfafale4438
    @galeyrfafale44384 ай бұрын

    Team Xaliima mar kale ayaa la qiyaamay. Marwo markey is badbaadisay in ay ku ceshato ayay aheyd lkn Afka ayaa mar labaad keenay sidaas ayayna ku baxday

  • @user-sr8jx9gz2h
    @user-sr8jx9gz2h4 ай бұрын

    Team Afka Cali guuuul❤

  • @AaminoCabdulaahi-in3fw
    @AaminoCabdulaahi-in3fw4 ай бұрын

    1qofkii like saarey😮

  • @user-bp6hv5vw9z
    @user-bp6hv5vw9z4 ай бұрын

    Ciyarta waxa badiyay gabdhaha marwo buldhuq khiyana ciyarta lagag saray gacanti hore ee afka cali wuu hoos qariyay

  • @Munishalpi
    @Munishalpi4 ай бұрын

    Marwo buldhuq wee isbad badisay gabdhahaa lahaay afkacali aa dhelay qayaano waye😂😭😂😂

  • @user-wc5if1vq2h
    @user-wc5if1vq2h4 ай бұрын

    Team kayd sane one like❤

  • @user-bx5xj3yu5j
    @user-bx5xj3yu5j4 ай бұрын

    Team afka cali guul

  • @user-ne2is5vl9n
    @user-ne2is5vl9n4 ай бұрын

    Tiim xaliima❤

  • @user-qm3vp4do9b

    @user-qm3vp4do9b

    4 ай бұрын

    𝑨𝒇𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒍𝒊 😅😅😅

  • @CabdirisaaqCabdi936
    @CabdirisaaqCabdi9364 ай бұрын

    Ramadan kariim❤❤❤❤

  • @user-nq4vq8vm9g
    @user-nq4vq8vm9g4 ай бұрын

    Xaliimooyinkaa wataa❤❤❤

  • @user-iq8hl8lz5m
    @user-iq8hl8lz5m4 ай бұрын

    Yahye yusuf KZread usamee please 😢

  • @MaxamadAxmad-vb1nh
    @MaxamadAxmad-vb1nh4 ай бұрын

    CR7 fans like ❤❤❤

  • @kingdeck5079
    @kingdeck50794 ай бұрын

    xaliimo wa jeclahy wlahi said aana u tageeraa❤❤🎉🎉😢😢

  • @user-xj9vs4jc8r
    @user-xj9vs4jc8r4 ай бұрын

    War gabdhaha waa la dhacay marwo ayaa lahayd is bad baadis

  • @CashuuPea
    @CashuuPea4 ай бұрын

    Anaa xalimo ah aa ku wataa wecelei❤😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed33634 ай бұрын

    Nasteexo mashlh sxbey cashaq igu beertay

  • @magaca12
    @magaca124 ай бұрын

    Marwo bulquq mrkay is badbdisey waxa larabay in gbdhaha la siyo siyey uritaan

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js4 ай бұрын

    Team Afka cali

  • @adeshsimba-xv1mr
    @adeshsimba-xv1mr4 ай бұрын

    Marwo budhuq qiyaano ayaa lagu bixiyey

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali4 ай бұрын

    Afka cali laki boy

  • @zadaamahmedabdirahmaan6862
    @zadaamahmedabdirahmaan68624 ай бұрын

    The winners women insha allah ❤❤❤

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim234 ай бұрын

    Xabiibkaynaa ku saliya❤❤❤

  • @abdifatahmohamed3123

    @abdifatahmohamed3123

    4 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @user-yu9kv8dt9h
    @user-yu9kv8dt9h4 ай бұрын

    Marwo buldhuq markey is bad badisey wxa la rabey inee gabdhah dhelaan lkn afka celi dhelay wa qiyaaaaano😂😂😂😂😂😂

  • @yusefisaac9565

    @yusefisaac9565

    4 ай бұрын

    Ma iila aragtay hurta caadi aa loo boobsiyay hhhhhh

  • @CaliCadaawe-kt2bl
    @CaliCadaawe-kt2bl4 ай бұрын

    Team afka cali guul xaliimo xurtoy xasoo dhisin pro😊

  • @AddeDuran
    @AddeDuran4 ай бұрын

    Afka cali is not easy 😂

  • @user-rd3lb4rw7g
    @user-rd3lb4rw7g4 ай бұрын

    Team afka ali legend

  • @khalidgroup8997
    @khalidgroup89974 ай бұрын

    Love you 💘 from Germany

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett4 ай бұрын

    Marwo buldhuqo😂

  • @CabdirisaaqCabdi936
    @CabdirisaaqCabdi9364 ай бұрын

    Team faarah

  • @abdiseed3363
    @abdiseed33634 ай бұрын

    Qiyano kale way isbad badisay last marwo buldhuq mana dhelin mar kale

  • @magaca12

    @magaca12

    4 ай бұрын

    Sax wye mrku iabadbadiso in ay dhelan larabay isaga kiceliyey

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak

  • @ANASXASAN-rv8sb
    @ANASXASAN-rv8sb4 ай бұрын

    First 😮

  • @badardiinfowzi7309
    @badardiinfowzi73094 ай бұрын

    Team afka cali ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu4 ай бұрын

    inta team 27 taageerto isooraaca🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f3 ай бұрын

    Xalwo kariye waa kuwata sxb mcn horny usoco

  • @dahiraden297
    @dahiraden2974 ай бұрын

    Nooo wuu qayaanay marwo muldhuq ayaa lahayd

  • @user-zo9iy8dn5s
    @user-zo9iy8dn5s4 ай бұрын

    RAMADAN KANM❤🎉

  • @user-kj5fi2nm6r
    @user-kj5fi2nm6r4 ай бұрын

    Qofki ugu sharfta badna ee adunka somaray wuxu aha nabigena muxamad calyhi salatu wasalam kusali nabigena

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi79834 ай бұрын

    Yahya zxbow gabdhaha xafada training kuso sameya kudheh

  • @farhiyaahmed4689
    @farhiyaahmed46894 ай бұрын

    Team xalimo dumarlanimo

  • @junioraraleofficial7565
    @junioraraleofficial75653 ай бұрын

    From halima ❤

  • @MushtaqHamoud-kt7sd
    @MushtaqHamoud-kt7sd4 ай бұрын

    Team haliimo

  • @user-mf1vw9wi6u
    @user-mf1vw9wi6u4 ай бұрын

    Team xaliimo ❤

  • @user-kd6eg8cd9d
    @user-kd6eg8cd9d4 ай бұрын

    Yahye khiyaano waaye marwo waa la khiyaamay

  • @user-ev1us4ly6z
    @user-ev1us4ly6z4 ай бұрын

    Teemka xaliima❤❤

  • @fatushfatush5864
    @fatushfatush58644 ай бұрын

    Team Halima ❤

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k4 ай бұрын

    Ani waligayba meel uu afka cali jogo qofkalle kama tagero saa waa anoo gabadh ah in aan gabdho tageero hayga sugin yaxye afka cali guul insha allah ❤

  • @dahiraden297
    @dahiraden2974 ай бұрын

    Markaay isbadbaadisay markeeda in aay cayaarto ayaay ahayd finalka

  • @LipanMohamed
    @LipanMohamed4 ай бұрын

    Lkn shabalaala in uu tuugtamo afka cali sabab u ah marwo buldhuq muu bixiyo eyga😢

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m4 ай бұрын

    nasteexo gabadh intay Lajoigtaba ugu qirux badan

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy3 ай бұрын

    Afka cali wali lagamareyn legnd waayo Afka cali❤❤❤❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi84424 ай бұрын

    Team Xaliimo❤❤❤❤🎉🎉

  • @user-hh3sy4tb4l
    @user-hh3sy4tb4l4 ай бұрын

    Team xaliimo kuus❤❤❤❤

  • @SULTAN-ek6vw
    @SULTAN-ek6vw4 ай бұрын

    Qiyaanaa waye because marwo markey is badbaadisay in ay ku ceshato ayay aheyd but afka ayaa mar labaad ku ceshatee this game wa qiyaanaa

  • @user-ie3to3fu8x
    @user-ie3to3fu8x4 ай бұрын

    Xaliimo.guuuul❤❤🎉

  • @user-wi8uc3pv5j
    @user-wi8uc3pv5j4 ай бұрын

    Marwo buldhuq badbaadiska ka dib inay ku ceshato ayey aheyd lkn afka cali fudeed caaga wuu la booday gabdhaha wuu qiyaamay yaaqay ish 😒

  • @farxaanmaxamed5509
    @farxaanmaxamed55093 ай бұрын

    Nasteeexo cirkeykku sooo kaaanta rooshey😂😂😂

  • @CilmiAhmed-lk8kb
    @CilmiAhmed-lk8kb4 ай бұрын

    12:33

  • @yaswanhilaac1435
    @yaswanhilaac14354 ай бұрын

    Legend afka ali waa na matashay

  • @Mohaguleed
    @Mohaguleed4 ай бұрын

    Team afka cali from d.g qoryooley 🎉😂😮

  • @ayanabdi9077
    @ayanabdi90774 ай бұрын

    team xaliimo❤

  • @FatherofLanders
    @FatherofLanders4 ай бұрын

    Team AFKa 1guuL

  • @CilmiAhmed-lk8kb
    @CilmiAhmed-lk8kb4 ай бұрын

    Níspero ayaan ka tageyraa

  • @user-sw9uy4kb6f
    @user-sw9uy4kb6f4 ай бұрын

    Walhi waku jeclhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmanka6180
    @abdirahmanmanka61804 ай бұрын

    ciyaarta qalad ayy aheed buldhuq coz is badbaadis ayy laheed mrke is bd baadisay so iney iyada ciyaarto ayy aheed asiga ku ceshtay ku celis wye ciyaarta bro qiyaano cad wye afka cali io yhye

  • @user-rr5oj3ny8i
    @user-rr5oj3ny8i4 ай бұрын

    Team afka cali maxa iisarantihin❤

  • @HabenLabiste
    @HabenLabiste4 ай бұрын

    Sxb iso dir number game ayaan ka helay lacag ayaan ku so diraa

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r4 ай бұрын

    Lagend afka cali 😊😊

  • @user-tf4yn3tp3c
    @user-tf4yn3tp3c4 ай бұрын

    Team xaliimo

  • @MohamedGaaye
    @MohamedGaaye4 ай бұрын

    Alka cali waan ku wata

  • @user-un3rc5di2b
    @user-un3rc5di2b4 ай бұрын

    Asc subax wanaagsan groopka yahye hantar

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi79834 ай бұрын

    Marwa buldhuq wax dhamo malahan

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g4 ай бұрын

    Teams haliimo

  • @deeqdhunkal5022
    @deeqdhunkal50224 ай бұрын

    Waa qiyaamo midaan afka cali waa cel celis meeqo jeer aya laga ceiyay gushing waa bila xisaab

  • @abdiseed3363
    @abdiseed33634 ай бұрын

    Nastexo reply iso gal

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q4 ай бұрын

    Laki abdirahman always he 😢

  • @user-nh2wx5wz6e
    @user-nh2wx5wz6eАй бұрын

    Ani ii imoow 😂

  • @HamdaOmarsaid-sk2ww
    @HamdaOmarsaid-sk2ww4 ай бұрын

    Team halimo❤🎉

  • @user-uo9sp6lb5p
    @user-uo9sp6lb5p4 ай бұрын

    Farxyal Afka cali

  • @JamaaMohamed-cy3vn
    @JamaaMohamed-cy3vn4 ай бұрын

    Halima wankuwata

  • @user-qw2qf4ry5y
    @user-qw2qf4ry5y3 ай бұрын

    ❤❤

  • @IsmacilXuseen-vr2nq
    @IsmacilXuseen-vr2nq4 ай бұрын

    Afka ali legend

  • @suleimankeybindaud438
    @suleimankeybindaud4384 ай бұрын

    Waxan mxayihin hee

  • @siyaapdi4395
    @siyaapdi43953 ай бұрын

    Afka Cali ❤❤❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux814 ай бұрын

    Team xalimo😂

  • @zakariyequmbe1970
    @zakariyequmbe19704 ай бұрын

    Waji cariiri qoslao igu dilay

  • @XamdaAxmed-zu4er
    @XamdaAxmed-zu4er3 ай бұрын

    War aniga xamar aan imaado hadaaan kaabadin waayo markasta

  • @user-sr4om4xq7l
    @user-sr4om4xq7l4 ай бұрын

    Asc

  • @user-rr5oj3ny8i
    @user-rr5oj3ny8i4 ай бұрын

    Team afka cali maxa ayaa iisarantihiin❤

  • @farxaanmaxamed5509
    @farxaanmaxamed55093 ай бұрын

    🎉afka cali

  • @user-fo3tc9xi5r
    @user-fo3tc9xi5r4 ай бұрын

    Sheikh cabdi fatax ex dhex dhigte

  • @user-wz8uh2jx3s
    @user-wz8uh2jx3s4 ай бұрын

    Gabdhaha masking ay noqdeen be😢

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58504 ай бұрын

    Gabdhaha hogaanka looga badiyaay Xaliimo kabtan kuma fiicna

  • @burhanabdullahi8917
    @burhanabdullahi89174 ай бұрын

    Team haliima

  • @user-bb1rx8vi6w
    @user-bb1rx8vi6w4 ай бұрын

    Team Afka Ali. The Goat

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u4 ай бұрын

    Gamekaan pest wye 🎉😂

  • @user-bh9mh2mz9e
    @user-bh9mh2mz9e3 ай бұрын

    Xalimo ❤❤😮😮

Келесі