TEAM 27 MAXAA KA QAADAN LAHEED KOKO ASAD CUMEER CEYDA IAMK QOSOLKA ADUUNKA

Пікірлер: 381

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid89988 ай бұрын

    1)Cayda= waxanka qaadan laha ixtiramka miskinimada iyo dulqadka iyo degananta100%❤ 2)Amiira =waxan ka qaadan lahaa furfurnanta farxada iyo dhibka100😅100%❤ 3)Koko =waxan ka qaadan lahaa degananta100 %😊 4)Cumeyrna= waxan ka qaadan laha funy nimada shactirada iyo qalbi wanaga 100%😊 5)Asad odayga reerka team 27= waxn ka qaadan laha sabirka qalbi furnaanta iyo wanaga 100%😊 Love you guys 😘 from Boorama janno❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its8 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢

  • @AsmaCrashiid-gk8ds

    @AsmaCrashiid-gk8ds

    8 ай бұрын

    ❤ﷺﷺ❤ﷺ❤❤❤

  • @user-by3cj3gk7j

    @user-by3cj3gk7j

    8 ай бұрын

    Sallallaahu calayhi wasallam❤❤🎉🎉🎉😊😊

  • @awad1816
    @awad18168 ай бұрын

    Asad Hagio : Hard-working Ceyda : Dacaad Cumeer : Play-boy Koko : Nutrition Amiira: Qosol badaan IAMK: Gym Arimahenna: Teacher of Team 27 Adna : Mother of Team 27 Salaam Saree From Djibouti

  • @khadrabintusheikh8862

    @khadrabintusheikh8862

    8 ай бұрын

    Cumeer playboy miyaa😂

  • @user-hi8uy1ww6r

    @user-hi8uy1ww6r

    8 ай бұрын

    Sax amiira halahan aka qadan laha😊😅

  • @awad1816

    @awad1816

    8 ай бұрын

    @@khadrabintusheikh8862 haa

  • @shugriali1439
    @shugriali14398 ай бұрын

    Koko Aqoonta iyo caqliga iyo Quruxda ❤ Amiira dabeecad wanaga iyo farxada iyo Quruxda ❤ Cayda maskinimada iyo degananta Asad hard working Cumeer big fan dhibka iyo qaraaxada garbaha day adi 😂😂😂😂 alla cumeer jecliyaaa wlh wuu oga qosliyaa

  • @Lajecleyda-123.
    @Lajecleyda-123.8 ай бұрын

    Koko - Miskiinimada,furfurnanta Ceyda - Miskiinimada, xishoodka Asad - Dhibka,farxada Amira -Dulqaadka,Naxarista Cumeer- Shactirada,dhibka 😂

  • @Ali_YAYA

    @Ali_YAYA

    8 ай бұрын

    Koko , Miskiinimada , furfumanta Asad ,

  • @shaymaalrisakmohamed2555

    @shaymaalrisakmohamed2555

    8 ай бұрын

    Koko furfurnida Asad xaraabaha cumeer dhibka iyo faraxada Amiira miskiinimada Cayda xishoodka inkastoo Amiira iyo cayda labadaba la wadaago

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-998 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤☝

  • @naimaabdulkadir2581

    @naimaabdulkadir2581

    8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ahzalqurux4
    @Ahzalqurux48 ай бұрын

    Asad - Dulqadka Ceyda - Hishodka Koko - maskinimada Cumeer - Dibka 😊 Amira - Naxarista Love you all team 27 Nolosha nima cisho ❤❤❤

  • @hiba_daud
    @hiba_daud8 ай бұрын

    Marwaliba xasuusnaw geerida Igula sali xppkena muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amranaxmed3469

    @amranaxmed3469

    8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @user-em2ft6sb8g

    @user-em2ft6sb8g

    8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali8 ай бұрын

    M.a🥰🥰 amiiro wax walbo waa heysataa caqli qurux dheerar dabeecad miskiinimo ixtiram furfurnaan farxad daganan isteel sabar iyo dad ku jelec oo aniga kow ka ahy ilaahay hakuu siyaadiyo intaba boqoradeena 👑🥀🥰💋💋😘❤❤❤

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu8 ай бұрын

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤️ ❤️

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_258 ай бұрын

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2628 ай бұрын

    Amiira Qurux waxan kaa qaadan lahaa dulqaadka naxariista deganaanta edebta ama adabta qofba sidu u fahmaayo farxada Qalbi wanaaga kaftanka hadaan Nin ahaan lahaana gabadha ugu quruxda badan baan kuu doran lahaa yacni quruxda ayan kugu qaadan lahaa jah see ku yeelay caawa Amira Qurux ❤❤❤😂😂

  • @user-ff9tb1fd2y
    @user-ff9tb1fd2y8 ай бұрын

    M.a amiira qurux ad baan ku tageersanhy 1. Asad hajio [sabarka] 2. King ceyda[maskinimada] 3. Koko bule [qosol wanaga] 4. Amira qurux[farxada iyo bash nimada] 5. Cumer [shactirada] M.a team 27 kuli wan wataa guuleta oo waligiina saa Isugu duubnaada❤💯🙏👌

  • @Rayaan277
    @Rayaan2778 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena mohammed scw❤❤❤❤❤

  • @naimaabdulkadir2581

    @naimaabdulkadir2581

    8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah18 ай бұрын

    Shiiqa dadka isku darao hadaan ahaan laha ceyda iyo amira isku dari lahaa xooog majirtoo heee 😢😂😅

  • @axlaamcumar5905

    @axlaamcumar5905

    8 ай бұрын

    Jah somaha😂😂

  • @user-qn4nm2ys4r
    @user-qn4nm2ys4r8 ай бұрын

    Lkn amiiray wakhtiga wad soo daahisa sidii film baa wllhi ku sugnaaye soo horaysii wakhtiga akhwaan😂

  • @aasiyaosman8046
    @aasiyaosman80468 ай бұрын

    Qab qab is not easy 😊 Amira qurux wan ku tageera abaayo Alle Haku Daysto 🤲👑🦋

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin58358 ай бұрын

    1:koko aqoontanta iyo xishoodka ❤👸🏼 2:Amira farxda iyo wanaaga 🤍🥺💎 3:Asad samirka iyo xaraabda 🟩⬜️🟥 4:cayda ixtiraamka iyo xishoodka 🤴🏽🤌🙏 5:cumiir qos qoslka iyo qasitaanka 😂❤ Kuligiin waan idi tageraa wlhi si kal iyo laaba ❤❤ frxd ku waara Kuligina 1m ayaan idin rajenaa 🎉❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud50688 ай бұрын

    Ani amiiro qurux waxaan ka qaadan laha dulqaadka ❤dhibka😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp8 ай бұрын

    Ceyda waxaa isku darsatay qurux, dabeecad, aqoon, ixtiraam, maskiinimo, iyo dulqaad masha allah❤❤❤

  • @user-cm7it1wt7b
    @user-cm7it1wt7b8 ай бұрын

    Amira dabecad wngsn Koko furfurnanta ceyda maskinimada big fan dibka Asad hard working man m.a to all of you guyz❤

  • @user-vi4hb7pe8i
    @user-vi4hb7pe8i8 ай бұрын

    Amiro istelka iyo quruxda. Koko itelka iyo furfur nata iyo aqliga iyo aqonta Cayda daganata iyo.xishodka Big fan dhibka Asad dhibka iyo dulqadka baby wishes.amira❤❤❤❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin6238 ай бұрын

    Amiiro quruxda kaqadan lahaa kokoneh caqliga asadna farxada ceydane maskinimada❤

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya55038 ай бұрын

    Abahey maaanta geeriyowda ugu sooduceya abahey inow ilahey unaxriiato 🤲😭😭😭 asxabta

  • @najuu344

    @najuu344

    8 ай бұрын

    Alle hawnaxariisto😢wllo

  • @Faiza-el4nr

    @Faiza-el4nr

    8 ай бұрын

    Allah ya rahma

  • @kifaxahmed8236

    @kifaxahmed8236

    8 ай бұрын

    Allah ya rahma abayo😢🤲

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed48088 ай бұрын

    Amira dagnanta iyo qurxda iyo qalpi wanaga kaa qadan lahay she's beautiful ❤😊

  • @Cawo560
    @Cawo5608 ай бұрын

    Mashalah asad waxn ka qadanlah kartida 😢 mashalah

  • @Cawo560

    @Cawo560

    8 ай бұрын

    Amiira qurux walshay Macaan sidetahay waxn rajaynaya inad ficantahay waxn

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud95468 ай бұрын

    1:Kooko: miskinnimada iyo intelligent nimada dagananta 2:Cayda: caqliga iyo miskinimada dagananta 3:Amiira: fariidnimada iyo ixtiramka iyo samirka 4:Asad: hawlkarnimada iyo wlhi xarabaha asad haben Anu iga qoslisin majiro😂 5:Cumeer: ixtiramka waa respect Ya igu racsan

  • @YuusufMuqtaar-zd2tr

    @YuusufMuqtaar-zd2tr

    8 ай бұрын

    😢😂

  • @KhadraQurux
    @KhadraQurux8 ай бұрын

    Amira adi quruxdaa kaa qadan lahaa iyo farxada ❤😊

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan8 ай бұрын

    Dhamantiina waxa aan idinka qaadan lahaa qabka aad isla heysatan❤

  • @user-pd8bx6gr5q
    @user-pd8bx6gr5q8 ай бұрын

    Amiira qurux wllhy farxada koko fudaydka wllhy asad na dadaalka caydana aqoonta curmeerna kalsoonida❤

  • @user-ro7ow2kj9x
    @user-ro7ow2kj9x8 ай бұрын

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @mukhtaaridiris5267

    @mukhtaaridiris5267

    8 ай бұрын

    Scw

  • @HoodoaadanHoodoaadan
    @HoodoaadanHoodoaadan8 ай бұрын

    Bismilaah Koko_ waxa ka qaadan laha aqoonta iyo intelligence Amiira = dhoolacadaynta iyo faraxsanaanta Cumeer= furfurnaanta iyo dhibka King ceyda= daganaanta iyo wanaaga inkasto dhamantin aad dad wngsan tihiin Asad hagio= samirka iyo soo dhawaynta iyo qadarinta ❤ Iamk = ixtiraamka wllky m.a Dhamantiinba alle ha idin barakeeyo From hargeisa caday 💚🤍❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW8 ай бұрын

    I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Team 27 inta ka Heshay Muuqaalkaan 👍❤️ Koko her simile 😂❤😊

  • @aisharoon805
    @aisharoon8058 ай бұрын

    Amira you are hardworking. Kindly waxbarasho bilaw adigana. Even English class.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW8 ай бұрын

    Koko ceyda legend Without Koko video ga manuuro 😂❤ and Also Amira inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan Salaama legend Asad Koko And Amira one love ❤😩

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial56178 ай бұрын

    Tem 27 keep going waan idin taageera guul baan idiin rajaynyaa dhamaantiin ❤🥰

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45308 ай бұрын

    Wow amazing keep goin amira 🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun202258 ай бұрын

    Amiiro markiii ceydaa suasha weydineyse😂😂weyba iskuu dahdaa dararsanteee😊❤

  • @quruxleyqalanjo5485

    @quruxleyqalanjo5485

    8 ай бұрын

    Maskinta weyka noqotay o dadko dhan iney ilfuur kuyihin markey isku daasanaayaan amiira iyo ceyda ayay ogtahay kadib hadalki bonsis kanoqday le😂

  • @user-jx5hg5hd2k
    @user-jx5hg5hd2k8 ай бұрын

    Amiira qurux horey usoco wlsheyda macan

  • @Suhayb263
    @Suhayb2638 ай бұрын

    Amiira 27 dulqaad ku dheertahy aduuu❤

  • @nishabea424
    @nishabea4248 ай бұрын

    Wow ! MashaAllah keep going quruhey ❤❤❤guleyso

  • @user-wo4pu3ww3v
    @user-wo4pu3ww3v8 ай бұрын

    Asad..farxada Cayda...deganashaha Cumeer..funny nimadha Koko...furfurnanta Amira..xishodka iyo wanaaga Team 27 one love always

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n8 ай бұрын

    Amiira fariidnimada iyo daacd nimada kaa muuqata mashallah cayda farxaan nimada m.a asad dhibka badan iyo farxaanimada koko na qosolka cumeer Big fan fikradaha cusub baan kaqadan lahaa masha allah alle ha idin wada xiftiyo dhamaantiii waa idin jecalahay teem27❤

  • @user-yo5ec4ok8s
    @user-yo5ec4ok8s8 ай бұрын

    1)Koko farxada 😂❤😮2) cumeer dhibka 3) amiira qosolka iyo kaftanka 4) asad sabarka iyo dhibka🎉inkastoo aan aqon saa id niilahey hadana intaa nika arkay ayaan kacabirtay iloveyuo team 27🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @alxamdaankaahproduction5191
    @alxamdaankaahproduction51918 ай бұрын

    Team27 waxan kahelaa isku xirnaantiina iyo sida aad isku ixtiramtaan iyo sida aad isku jeceshihiin masha Allah guleysta, waa ka helaa muqalada aad sameysaan. Sida aad u soodhaweysan martida. ilove you so much❤❤

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan53248 ай бұрын

    Amiiro waa boqorad guulayso apyo 700k come soon

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan60138 ай бұрын

    Aniga lambar 1 asad waxaka qadan laha qalbi xaran nimada qalbigiisa ad ayuu uwen yhy masha alah amiiro ixtiramka ceyda miskiinimada koko farxada cumeerna boorin la anta bilaa boorin waye dhaman masha alah waidin tageera jir oojoga waaidin jeclhy waa walashiin si qalbiyan oo darilahey eh ayan idinjeclhy ❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37428 ай бұрын

    Keep going amiira qurux ❤❤❤Cumeer waa lawataaa beryahan😂😂😂😂

  • @user-il7nw8gq9y
    @user-il7nw8gq9y8 ай бұрын

    Amiira walaaleey prank ku samee koko 😅😅😊😊plz plz ❤❤😂😢😮😅😊

  • @hodandahir4088
    @hodandahir40888 ай бұрын

    Amiiro qurux waxaan ka qaadan lahaaa kartida dulqaadka naxriista dagananta tun wanaga qalbi nadiifnimada msha allah msha allah Allah kusiyaadsho wlahey mcney❤

  • @maxamedcabdirahmaan-oq9pk
    @maxamedcabdirahmaan-oq9pk8 ай бұрын

    1 Kooko farxada iyo aqoonta 2 cayda nasiibka iyo xishoodka 3 cumeer funny like shac tirada 4 asad sabarka dulqaadka iyo howl karnimada 5 amiiro naxariista ❤

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi25158 ай бұрын

    1 Asad waxaan ka qaadan lahaa samirka io dabeecada m.a 2 ixtiraamka m.a 3 cumeer sheenada cusub ee hada uu wadto 4ceyda funny nimada m.a 5 happy m.a 6 amiira kartida m.a keep going dhamaan team 27 m.a❤❤❤❤❤

  • @fatmina08
    @fatmina088 ай бұрын

    Ceyda waxaan ka qaadan lahaa dagananta Asadna dulqadka Cumeryna dhibka Amiirana farxada iyo furufurnanta Kokana farxada iyo fanny nimada my team 27❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdixakiinmahamoud7447
    @abdixakiinmahamoud74478 ай бұрын

    ceyda =qosolka Asad =dulqaadka cumeer=dhibka koko=suuraha amiira=dhererka ILOVE YOU TEAM 27 DHAMAANTII NABA QALIGA ❤❤❤❤

  • @fadumocali6908
    @fadumocali69088 ай бұрын

    Qabqab wan idin wadana frxdina iyo sad isku fhnten m.a ilhy hydin xfdo guys ❤❤❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99788 ай бұрын

    Ceyda ixtiraamka Amiira bashashnimada Koko qosolka quruxda bdn Cumeyr funny iyo bodboodka Asad howlkarnimada Masha allah dhamantiin Qalbiga idinka jeclahay

  • @user-cy6ho9zv9l
    @user-cy6ho9zv9l8 ай бұрын

    Koko qurux baan ugu jeckahay teamka

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir25818 ай бұрын

    Asad hagio waxan ka qadan laha sabarka ceyda maskiinimada cumeer bigfan dhibka arimahena qusolka koko farxada armaan xita farxada mama adna m.a quruxda amiira dhirirka

  • @rahmocadey5898
    @rahmocadey58988 ай бұрын

    Damantina iskumid Aya tihin abowe ama abayayal ❤❤❤

  • @AyuubTakar-ky5hx
    @AyuubTakar-ky5hx8 ай бұрын

    Dhamantoda always wa dad markasta dadka ka qosolsiiyo go ahead forever 😊❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah27078 ай бұрын

    Amiira : qurxda iyo style ka Asad: hawl karnimo iyo maskaxda fcnta King ceyda: respect ga iyo hadal wnga Cumeer: dhibka iyo dulqadka Iamk: respect iyo frxda Koko: maskax fcnanta

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40838 ай бұрын

    Tem qabqab dad is fhasan m.a isku wara❤❤

  • @user-cq7jk3br5e
    @user-cq7jk3br5e8 ай бұрын

    Amira qurux is not easy hanbalyo hanbalyo abaayo 700k 🎉🎉🎉🎉❤ waa kujecelahay😂❤

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud95468 ай бұрын

    Hadanay koko ku jirin wayga fasax 😂 koko wan iska jeclhy 😊

  • @user-qb8ko6dp1o
    @user-qb8ko6dp1o8 ай бұрын

    Ceyda xushmada adi maskiinimada koko qusulka cumeer cade dhipka asad foodada imk sidkle xoga m.a allh idin barakeyo wlhi dar alle idin jeclahy my famliy❤❤❤❤😘

  • @amalsweden2190
    @amalsweden21908 ай бұрын

    Koko m.a meel dhan aan ku diido ma leh aqonta quruxda daacadnimda qosolka hadalka dad la dhaqanka ixtiramka Cml qofka ay tahy dhan wan ku haysta mnzha allh ilahy haw siyaadiyo 🤲❤

  • @anwarqurux-ie8mf
    @anwarqurux-ie8mf8 ай бұрын

    Koko caawa waxay u ekaatay dooro baalaha laga rifay.

  • @user-yu5bd4xk2y

    @user-yu5bd4xk2y

    8 ай бұрын

    Adhi istilmamesid lee😂

  • @wllnaanaa
    @wllnaanaa8 ай бұрын

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤

  • @Farhaan114
    @Farhaan1148 ай бұрын

    Aniga Amiira Farxadaan Ka Qaadan Lahaa,❤

  • @user-ui2bx1yk6s
    @user-ui2bx1yk6s3 ай бұрын

    Amiira qurux furfurnaata iyo farxada ka qaadanlahaa❤❤

  • @AmiinYoung-vo4ml
    @AmiinYoung-vo4ml8 ай бұрын

    King ceyda waa wiil qurux badan waan ku dhaartaa king ceyda ❤❤💋

  • @luulsheq7601
    @luulsheq76018 ай бұрын

    Team 27 waxan ka qaadan lahaa isku xernanta Kala Danielnta ixtiraamka iyo Farhad masha allah my team keep going❤❤❤

  • @dahawocali
    @dahawocali8 ай бұрын

    Asad dulqaadka iyo daacadnimada Cayda :waxaa kaqaadan lahaa maskiinimada iyo xishoodka Koko farxada iyo degananta Amiiro qosolka iyo kaftanka Cumeer dhibka iyo shactarada All my teams keep going ❤❤🫶🫶♥️🥰🥰

  • @shaficiabdulahihalane8943
    @shaficiabdulahihalane89437 ай бұрын

    Masha allah horay u soco

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy8 ай бұрын

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado culeyska

  • @Shacaybaadan-baaska
    @Shacaybaadan-baaska8 ай бұрын

    ❤❤❤❤team amiira qurux kamisuuun 700k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-xy9hd2bz7n
    @user-xy9hd2bz7n8 ай бұрын

    Kooko Aqoonta ku qadana Cayda ixtiramka Cumeer Dhibka Ased kartinimada Aamiira Dheriirka ❤

  • @suleqocabdiraxman6608
    @suleqocabdiraxman66088 ай бұрын

    anigu ceyda waxanka qadanlaha dulqad samir adgeysi maskinlimada ceydarus intas ayan kaqadanlaha runti😮😮😊

  • @tirigdiriye2150
    @tirigdiriye21508 ай бұрын

    Amiira daacadnimadaan ka qadan laa Alle haku xiftiyo qaali

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed49848 ай бұрын

    Cumeer iyo koko Ka qadan laha laba Xaraba❤😂😂😂

  • @yasminhassan-lx8xh
    @yasminhassan-lx8xh8 ай бұрын

    Amiira Qosolka iyo setelk iyo dacdnimada❤ Koko maskiinimada iyo AQuqnta iyo furfurnata Ceyda xishoodka iyo dacdnima ASAD gartinimada iyo ad adeeg Cumer dhibga iyo dhafarga

  • @fatimaabdi2702
    @fatimaabdi27028 ай бұрын

    Asad HajioAabaha team 27❤ wxnka qadan lahaa howl karnimada io Qalbi wanga Ceyda Ardy boy❤bwaxn ka qadanlahaa daacadnimada,maskiinimada ixtiramka io Naxarista m.a Cumeer big fun wxn ka qadanlahaa funynimada shactirada wuu qalbi fcnyahy waaba iskaga qoslaa mrkan dawado masha Allah Koko❤ furfurnaanta io qosolka Amiira❤ faraxda iney marwalba happy iska tahy m.a Waa nii wataah dhamantiin farxd ku Nolada wllayal we love you guys ❤

  • @user-zz7rx9dn9n
    @user-zz7rx9dn9nАй бұрын

    Adana. Waaqof dhoolacadayn badan Arimaheena.qof fur furan Imkee.miskiin Wllhi runta marka lasheego waani wada jecelahay wlllo aad ayaan nii salaamayaa❤❤❤😊 team 27 waa inii imandoonaa inii imaada ayaan is idhaahdaa waani jecelahay wllo😊

  • @user-rr3vn6be3x
    @user-rr3vn6be3x8 ай бұрын

    Dhamantiin waxan halmar idinka qaadan lahaa iskuxernanta iyo kalsonida aad kwada jirtan m.a ilxun idima aragto my team 🎉🎉❤❤❤

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw8 ай бұрын

    Zxpo frxsn baad thn dhmn alle ha idin xafido

  • @MunoMuse-jk6vz
    @MunoMuse-jk6vz8 ай бұрын

    Ceyda =dacad io maskinnimo ixtiranla Cumer =dhibka io farxada Asad =hard-working io kaftanka Amira=stly io dhibka io kaftanka Koko=maskinnimada io xishodka IAmk =ixtiramka io stly dacad nimada😊

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed98217 ай бұрын

    Thank you so much sester 😊😊

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir64678 ай бұрын

    ❤😂amiiro quruxda io farxada baan kaa qaadan alahaa ❤❤

  • @user-qn4nm2ys4r
    @user-qn4nm2ys4r8 ай бұрын

    Amiira qurux adiga wxn ka qaadan lahaa Quruxda m.a❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40838 ай бұрын

    Amira farxdeyda iyo furfurnanteda❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax8 ай бұрын

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤

  • @user-mo4jm7ti3n
    @user-mo4jm7ti3n8 ай бұрын

    Iamin qofkii ugu horeyay ee daawadayaa ahay❤❤❤❤❤

  • @user-xy4et3de3f
    @user-xy4et3de3f8 ай бұрын

    Dhamaantiin waani jeclahay team 27

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi32968 ай бұрын

    Amiiradeena sidaan u faraxsanaaw maasha'allah waa ku jecelnhy anaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fgez-pi7qt
    @Fgez-pi7qt8 ай бұрын

    Ceyda daaacad nimda kamuuqato ayaan kaqaadanlahaa Amk naxariistiisa asad isku kalsoonidiisa cumer dhibkiisa koko farxadeeda amiira istelkeeda team 27❤

  • @aamino8118
    @aamino81188 ай бұрын

    amiiro ardaygena kaleexo yaah anagaa joogno 😂😂team 27 guulesta 🙏❤❤

  • @NafisoShiikh
    @NafisoShiikh3 ай бұрын

    Kooko waxaan kaqaadan lahaa farxada ixtiraamka jecelka kooko Love❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q8 ай бұрын

    Amiira waxa kaqadan lahay maskinimada koko waxa kaqadan lahay ardinimada ceyda waxaka qadanlahay farxad nimada asadne waxa kaqadan laahy nibka cumerne waxa kaqadan lahay naxarista ❤

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan50748 ай бұрын

    Masha allah wlhi dhmntin team27 waxad tihin dad wanagsan anagana mar walba garabkina ayn nahay

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman40998 ай бұрын

    Team 27 ani waxan ka qaadanlaha farxada maasha allh dad isku faxsan