No video

Tawassul-ka Ma Banaan Yahay | Fadiilatu Sheekh Abuukar Xasan Maalin

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
----------------------------
Ku Soo dhowoow Kanaalka Siraaju Diin Tv
Waxa Ugu Qaalisan Aduunka Waaa Wakhtiga..⏰
Qeyb kamid ah Wakhtiqeyga Ayaan Ku Bixyaa Si aan Meeshaan Ugu soo gudbiyo Wax Walboo Kheyr Ah Sida :
Duruusta Kutubada , Saliga Nebiga ﷺ , Muxaadarada , Wacdiga , Subacyada Quraanka Iyo Kuwa Kitaabada , Dikriyaasha.. Iyo Dhmn Wixii Kheyr Ah..🌻
--------------------------------
📌FADLAN WALAAL
• Haddii Ay Tahay Markii Kuugu Horraysay Subscribe Saar Channel-ka 👆
• Haddaad Nala Socotay Waad Ku Mahadsan Tahay..❤
• Share ♻ الدال علىٰ الخير كفاعله ♻
---------------------------
📌MACLUUMADKEYGA GAARKA AH
○ Magaceyga : MoHammed Hassan Elmi
○ Ku Nool : Muqdisho Banadir Somalia
---------------------------
📌NAGALA SO XARIIR
○ WhatsApp : wa.me/+2526158...
○ Fb page : / siraajudiintv
○ Facebook : / mohamm564
○ Instagram : / m_elmi14
--------------------------
📌 Ilaali Waqtiga Salaadda..⏰👀
--------------------------
Mahadzanid..👍👍

Пікірлер: 25

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed29223 ай бұрын

    JazakaAllah ya sheekh Abukar maalim ❤

  • @daadirxaaji6655
    @daadirxaaji66554 жыл бұрын

    Masha ALLAH ajar iyo xasanat alle hasiiyo

  • @aweyscabditalaxay3907
    @aweyscabditalaxay39073 жыл бұрын

    M.a sheekheenna alaha xifdiyo oona barakeeyo

  • @sadamadar8770
    @sadamadar87702 жыл бұрын

    Mnsha allah sheekh abuukar xasan maalin allaha ku xifdiyo ❤

  • @abdimooge3469
    @abdimooge34692 жыл бұрын

    allahaku abaalmariyo cimridheer iyo caafimaad iyo janatul fardawsa aamiin

  • @nasrudiinhassanmohomed2283
    @nasrudiinhassanmohomed22838 ай бұрын

    Jazaklah sayidii

  • @ibraahimsaalax2237
    @ibraahimsaalax22374 жыл бұрын

    Maashaa allah.

  • @AhmedMohamed-vb3mp
    @AhmedMohamed-vb3mp3 жыл бұрын

    Baraka Allah shq dinbiyada Allah dhafo

  • @dalmarsheikhabdi4697
    @dalmarsheikhabdi46974 жыл бұрын

    Masha allaaaaah

  • @dalmarsheikhabdi4697
    @dalmarsheikhabdi46974 жыл бұрын

    Sheekha Allaha Barakeeyo Aduun iyo Aaaqiraba

  • @cabdiraxmaancabdiqaadir8148
    @cabdiraxmaancabdiqaadir8148 Жыл бұрын

    Alla hakudaayo

  • @Abdulwadakhalaf279
    @Abdulwadakhalaf2794 жыл бұрын

    M.a

  • @abdirizakhassandini3625
    @abdirizakhassandini36253 жыл бұрын

    Wali ma faafin ee sheikh ha bayaamiyo

  • @asaduzamanalmaxmud7671

    @asaduzamanalmaxmud7671

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @sal-adeeg
    @sal-adeeg4 жыл бұрын

    Sheekhiina waxaad waydiidaan meesha Sheekh Maxamed C Wahaab ama kuwa waafaqsan aya ku dhaheen Tawausulku waa in lacaabudo Allaah cid aan ahayn ? kadib aan iskugu imaano maxay diintu ka qabtaa ?

  • @muxamedcabdulaahi8123

    @muxamedcabdulaahi8123

    4 жыл бұрын

    Taas wax raadin ubaahan ma han mxaa yeelin masaajidkasta iyo meel walba way lataagan yihiin muxaadirooyin umul iyo shibile iyo xasan dib udhageyso

  • @sal-adeeg

    @sal-adeeg

    4 жыл бұрын

    @@muxamedcabdulaahi8123 taas jwb maahanee adiga waxaad dhahdaa meeshaas bay ku qorantahy ama laga helaa been abuurkii uunbaad soo celisay Sheekhoow.

  • @abdiahmed3447

    @abdiahmed3447

    3 жыл бұрын

    Sal- adeeg Adiga ma aaminsantahay Tawasulka kalaqaadisla’aan?

  • @mohedabdinursalad5678
    @mohedabdinursalad56784 жыл бұрын

    Hala fahmo macnaha tawasulka wahaabiyooy

  • @abdisahalyassin997
    @abdisahalyassin997 Жыл бұрын

    Hada muxu sheegay ninkan oo faahfahiyay waa yaabe qurayshba waxay dhahayeen asnaamtan ilaahay ugu dhawanayna war waxa noo sheegta tawasalku wa noocya badan yahe kan sadex banaan labana waa mamnuuc labada mamnuuca ah mid bidco midna waa shirki kan shirkiga ah waa kan la baryo mayta ama ilaah loo diro dirsado waana kufri والذين اتخذوا من دونه أولياء ما نعبدهم إلا ليقربونا إلى الله زلفى War mushrikiintan iskaga dheerads somaliyay walahi ilaah shirki ma dhaafo war ilaahay wax hala wadaajinina

  • @RayaanHassan-cc3st

    @RayaanHassan-cc3st

    2 ай бұрын

    waxas mafahmaysid iskadhaaf mana kuu faahfaahin kari oo inta laguma soo koobi karo

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame32682 жыл бұрын

    Yaa yiri التوسل عبادة غير الله؟

Келесі