Taliyaha Ciidanka Lugta Biixi " Muuse suudi ,Maanta aniga oo ka weyn ayaa Ruun-nirgood xoreeyay

aliyaha Ciidanka Lugta Genaral biix "hada ka hor Muuse suudi ayaa labo xabadood Kilyaha iiga dhuftay,Maanta aniga oo ka weyn ayaa Ruun-nirgood xoreeyay ee xagee ayuu jiraa hada

Пікірлер: 35

  • @ajla4650
    @ajla4650 Жыл бұрын

    Kaftaan Xalaal ah❤ guuleysta, Biixiyoow❤

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 Жыл бұрын

    wiil.marexan reer diini wadani udaa dalkisa hormarkisa jacel biixi allaha ku xafido

  • @Cadar49
    @Cadar49 Жыл бұрын

    ILAHOOW dagaal naga dhamee rag iyo dhalin yaro weey naga dhamaadeen nolol iyo hormar baan rabnaa yaa allah rag dalka u shaqeeyaan rabnaa ILAHOOW shabaab naga dhamee colaad shacab na naga haay insha Allah Amin yarabi

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Жыл бұрын

    Mudane biixi alaha ku dhowro adeer from wisil

  • @abdulahiburhan1626

    @abdulahiburhan1626

    Жыл бұрын

    Wisil anagaa difaac uga jirna ma xuunooqabtey watuu nadex taagnaaye ader markii 125 wiil aan gacanteena ku aasnay oo uu rasasta noodiidaayey ader midhaaa wayartaheeee cadowga ha nooo amanin

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Жыл бұрын

    ciidanka soomaaliyeed guul calool furan iyo walaalnimada noobarakee kafdan ku waa furan yahay guul

  • @jewahirgarad510
    @jewahirgarad510 Жыл бұрын

    Masha allaah biixi 👏👏👏

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Жыл бұрын

    General Bixi is a Hero

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Жыл бұрын

    Ilaahay karemadi laha dawaday ciidanka somali socola 🤲

  • @madiinommb6434

    @madiinommb6434

    Жыл бұрын

    Aaaaaaaa

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 Жыл бұрын

    Kkkk somaalidu waa wiil iyo Abtigiis.

  • @ajla4650

    @ajla4650

    Жыл бұрын

    Nacam 😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus4 ай бұрын

    Taliyaha ciidanka dhuusada.. beeen ayuu sheegayaa.

  • @ajla4650
    @ajla4650 Жыл бұрын

    Nagusii dey== Nagu Cafi! Waaye Nagusii dey== Xabad nagu dhufo maahan😅😅😅

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Жыл бұрын

    SCW CIIDANKGEESHKOW ILASHADA 2NIN EE CIIDANKA HOORGALKA U AH DIIDAA HAADI LA ISKU DAAYO IN LAIIDINKA BEDELO BIIXI IYO JANAN ODAWA CADAWGINA ALLE HAA JEEBIYO CIIDANKOW NOO QAABIL DALKA ISU TAAGA INSHA ALLAA YAAN MMUL GOBOLEED LAAIIDIN ADEGSAN ILAHAY HAA IDIN XAAFIIDO KA AMARQATA JANANADIINAN DACADA AH EE QAABIL MEEL DHIIGAY

  • @mahamudomar3225

    @mahamudomar3225

    Жыл бұрын

    Soomaaliyey waataa cadaalada kan taliyaha ciidanka xooga dalka ah ee fasaxa uu weydiistey ma dhalneyn,!!!!

  • @jucepower
    @jucepower Жыл бұрын

    Taliye odowa qofka ka weyn oo dahayo taliye wa ayan daro 😅

  • @ciiseibrahim5519
    @ciiseibrahim5519 Жыл бұрын

    Soo bioxigii dadka Gumadijiray maahid

  • @ridwanbirre8310

    @ridwanbirre8310

    Жыл бұрын

    qabiil ba ka hadli nayo miya bixi nin u dhigma somali maba jogo ka wadani san mise marexan ahan ba u cayneysaa

  • @fartunj4196

    @fartunj4196

    Жыл бұрын

    Ma al shabaab baa tahay al shabaab buu leeyee

  • @ciiseibrahim5519

    @ciiseibrahim5519

    Жыл бұрын

    @@fartunj4196 dhocilaha Lamahadlo

  • @fartunj4196

    @fartunj4196

    Жыл бұрын

    @@ciiseibrahim5519 waa dishaa miyaa dumarka ugus yahoow qawarijka ah

  • @omarw5124
    @omarw5124 Жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Жыл бұрын

    muuse suudi waxan u maleynaya waa cabsayay argagixisad ay u ka baaqaya goobaha dagaalka ma yimaado afkan kama dhiro geliyo mudulood isago koley jawaab laga raba senatarka

  • @kingaman245

    @kingaman245

    Жыл бұрын

    Cakacalaka dhaaf nio adibo yaa kaacelinaayo maa aadid wa cabsade marka dheheso makaa raga nimo badan yahay

  • @mohamedosman4519

    @mohamedosman4519

    Жыл бұрын

    @@kingaman245 somali la aqrin karo so qor

  • @kingaman245

    @kingaman245

    Жыл бұрын

    @@mohamedosman4519 gabar walpo sase dhahdaa malugula yaa baayo Musa Suudi is Somalia's most senior leader and leader of the country's ruling elite.

  • @mohamedosman4519

    @mohamedosman4519

    Жыл бұрын

    @@kingaman245 muuse suudi osago mudulood kacdoonka dagaalka argagixisad kama qayb gelin laman hadlin maxad u difaaceysa axmed daaci o la tartamay senator nimad kaga guleystay waa ka qayb gala fhiifo gelinta mudulood isago welib nin curyaan ah lug ka goaan

  • @mohamedosman4519

    @mohamedosman4519

    Жыл бұрын

    @@kingaman245 ciid walbo kscdoonka mudulood ku joro o ka dhalatay mudulood hadey ka qayb gelin waxa lo aqoonsanays inay dhinac argagixisad u janjeerto aniga nin mudulooda ah ayan ahay ciidi mudulood

Келесі