Tafsiirka Darsiga 292aad MUZAMIL 01 ilaa...

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 43

  • @Yusufissack-oy3fw
    @Yusufissack-oy3fw10 ай бұрын

    Masha alah

  • @sayaayohadlagolay6194
    @sayaayohadlagolay61944 ай бұрын

    Jazakalah khayr sh mahamed sh omer dirir

  • @mohammedjockar7977
    @mohammedjockar7977Ай бұрын

    Masha allAH ilaahay Haku barakeeyo sheekh maxamed sheekh cumar dirir❤❤❤❤

  • @Ss53426
    @Ss534262 жыл бұрын

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة المدثر iyo faaiidooyinka suurada: 💥Faaiido Guud: 🌿waa suuradihii uugu horeeyay ee quraanka soo degay . 💥Waxyaabaha Guud ee suurada: Diyaar garawgii uu rasuulka dacwada udiyaar garoowayay iyo Amaanada culus ee caalamka lagu badbaadinayo inuu si weyn oo culus uugu diyaar garoowo oo qaado Waxyaabaha usoo horeeyaana waa sidii uu uugu diyaar garoowayay: Daacadnimada/Cibaadada/Sabirka uu usabrayo gaalada / Dabeecada kaafirka oo uu ogaado/ Wehelka illahay inuu ku talo galo /xusuusinta Aakhiro. 💥Faaiidooyinka suurada: 1. Qofka muminkaa nijaas maaha . 2. Markaad diinta faafinayso waa inaad tahay qof illahay Adeecaya oo macaasida ka fog. 3. Maalinka qiyaamaha wuxuu ku adagyahay gaalada aan rumaysnayn lkn qof muminkaa kuma adka oo illahay qofka muminkaa qiyaamaha labo cabsiyood kuma kulminayo. 4. Aayadaha 11 ilaa aayadaha ka danbeeya 17 waxay culimadu ku tilmamaan ciday ku soo degeen waa waliid binu almuqiira 13 wiil ayuu dhalay xoolo badana wuu lahaa Daaifna wuu degenaa markuu meel imanayo wiilashiisaa hareeraha iskasoo taagi jiray, Aayadahan markay soo degeen illahaybaa dagaalkii ku qaaday waxa caruurtiisi kasoo hadhay 3 midh waa 3dii islaamay waliid /Hishaam/ khaalid intii kalena aan illahay rumayn midba sibuu uhalaagsamay. 🌿Aayadaha 18 ilaa 30 waxay ahayd xili ay gaaladu ku yidhaahdeen waliid inoosoo feker waxan nebiga iyo quraanka ka sheegno aayadahaasina waxay soo bandhigayaan qaabkuu ufekerayay. 5. Diinta illahay in dadka loogu baaqaa waa faral. 6.illahay haduu qalbigaaga ku weyn yahay wixii kaleba wuu kugu yaraanayaa cidna uuga haybadaysan maysid faafinta diinta Alle. 7.Daharaada lays nadiifiyaaa waa mid jirka maryaha ah iyo mid macnawiyaa oo asnaamta la caabudayo iyo shirkiga in laga fogaado ah. ❗️culimada qaarna maryaha lanadiifinayo ee lagu sheegay suurada waxay ku fasireen iska daa maryaha aad dhulka jiidayso waa raga kuwa loo diidanyahay inay markaha dhulka jiidaan. 8. Waxaad Bani Aadamka siinayso ha u arkin inuu yahay wax badan ee waxa illahay kusiinaya ka badan,Aakhiro baahidaad uqabtaa ka weyn, Dadka qaar waxay ubixiyaan kaga badso oo markuu qof siiyo wuxuu ogyahay inuu in ka badan uu usoo celinayo taasi wax bixin maaha waa iib. 9.Sabirku waa sahayda muminka waana shayga uugu Adag uu iskaga difaaco : Gaalka/Shaydaanka/Shahwada/Shubhada. 10.Culaysyada badan ee ku haysta iyo dhibaha cadawga kaaga imaanaya wax yaabaha kuu fududaynayaa waxa kamidaa: Xasuusta Aakhiro. 11. Qofka markuu kibirsanyahay dabeecadiisuna xuntahay ayuu canaadtamaa, Qof iimaan leh ama gobaa canaad malaha gartiisuu qiranayaa cidii saxaabuu taageerayaa. 12. Halkuu qofka muslimkaa fikir saxaa ka fekerayo gaalkuna fikir qaldan ayuu wadaa. 13. Abu jahal markuu maqlay inay 19 tahay malaaiikta naartu abu jahal ayaa yidhii 19 qurayshbaa ku filan asagoo ku dheeldheelaya aayadaha illahay . 14.iimaan ayay ku helayaan tirada malaa iikta ee suurada lagu sheegay labo qolo: 🌿muminiinta nebi muxamad rumaysay. 🌿Ahlu kitaabka kutubta hore lagu soo dejiyay ee kutubtooda lagu sheegay. 15.kelmada ّكلا waxay noqotaa : 🌱waxaa ha joojiyaan.كلمة ردع وزجر 🌱waxa dhabtaa. 16. Arimahan Ahlu naarku naarta ku galeen ee suurada laynoogu sheegay waxa laynoogu sheegayaa inaan ka digtoonaano oo iska ilaalino. ❗️culimadu waxay ka udaliishadeen qofka salaada ka tagaa inuu gaaloobayo aayada 43 ee suuradan المدثر. 17.xuquuqda faralkaa qofku markuu diido naar uunbaa leh. 18. Illahay wuxuu inooga waramay ee mustaqbalka ku sabasan wa inaan yaqiin kula noolaanaa oo aanan ka shakiyin iyo inaan rumayno inuu imaan doono . 19. Nolosha gaalka iyo munaafaqo waa mid xun degaansho malaha. 20. Waxaan ubahanahay iftiin nolosheena iyo quluubteena ah wuxuuna muhiiim uyahay sidan kan caalamka ka iftiimayaa uu muhiimka uyahay. 🍂 Nuurka aan ubaahanahay waa nuurka hiyaada. 21. Waa digniin iyo cabsi geli sheegista naarta lay noo sheegay. 22.Waxyaabaha aan salaada ka faaiideyno waxaa ka midaa: 🌱 inaan aduunka nolol xun kaga badbaadayno . 🌱Aakhirana naartaana kaga badbaadaynaa. 23. Inaad khaaliga iyo makhluuqa xidhiidhkooda wanaajiso waa waxaan u Abuuranahay. 24. Cali binu Abii daalib wuxuu yidhi :(Xaqa sidiisa ugarta si aad ugarataan cida waafaqsan iyo cida kale oo xaqa ha ku miisaamina raga ). 24. Mawtku xiliguu kuu imaanayo garan maysidee hakala goyn camalka . 25. Akhiiro waxa isu ergaynaya : 🌿Anbiyada 🌿muminiinta ❗️Gaalada ergo ma anfacayso mana laha Ergo qiyaamaha. 26. Kelmada قسورة la macno ayaa lagu sheegay: 🌿Qofka ugaadhsanaya . 🌿Libaaxa. 27. Qofka hadii marka diinta iyo wacdi lagaadhsiiyo uu muran keeno waa canaadkii gaalnimada. 28.Qofka illahay iyo Aakhiro rumaysan Alle / Rasuulka /Quraankaba wuu ka Edebsadaa. 29. Galaada ergo ma anfacayso lkn dadkii iimaan ku dhintay lkn camalo xun sameeyay shafaacadu way gaadhaysa cida uugu badan ee shaafaco qaadaysaa waa nebigeena muxamad صلى الله عليه وسلم . 30. Illahay quraanka wuxuu ku soo celceliyaa ereyga الذكرى waana waxa qofku uugu baahi badanyahay , qofku qalbiguu ka noolyahay . ❗️Hadaad aragto qofka aanay waanadu waxba utarayn waxay daliil utahay in qalbigu qalalay . ❗️Qof waliba waanada wuu ubaahanyahay xataa ka wax waaninaya. 31.Qofka garta inuu waxyigu wax ukordhinayo oo qalbigiisa dabcinayo ha garto inuu wanaag helay oo illahay ha uugu mahad celiyo .

  • @zahraabdirahman6385

    @zahraabdirahman6385

    Жыл бұрын

    Asma abayo muzammil ban sugaye

  • @abdirisaqahmed803

    @abdirisaqahmed803

    4 ай бұрын

    Mashallah

  • @ayshahassan1649
    @ayshahassan1649 Жыл бұрын

    Shukran sheikh ❤❤

  • @FardowsaNoor
    @FardowsaNoor7 ай бұрын

    Manshaalah may Allah bless our sheikh like sheikh cumar dirir

  • @nashaadmaryamamaxamed1670
    @nashaadmaryamamaxamed16703 жыл бұрын

    maasha alaah walaahi sheekhow abkoowgeeyga wuukujeclaanjiray oo wuu kufiirsanjiray dhalada qufkii qeyliyo xatii wuu tumo jiray sheekow lkn walaahi hada wuu dhintay waxaalaga jooga 9 bilood walaahi wuuku jeclaanjiray😍😍🥰🥰🥰

  • @safachannel2126
    @safachannel2126 Жыл бұрын

    9:33

  • @user-cp8py4ll1x
    @user-cp8py4ll1x18 күн бұрын

    Jazakalah khayr sheekh maxamed sheekh dirir

  • @abdirahmanadani7739
    @abdirahmanadani77392 жыл бұрын

    Khayar badan allaah ha ku siyo sh maxamed cumar diriir

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 Жыл бұрын

    Maansha allah sheekh muxamed sheekh cumar dirir Alle ha ku xafido ❤

  • @cabdikariinxasan6947
    @cabdikariinxasan6947Ай бұрын

    Masha alah somali fasiix la fahmaayo

  • @user-xr4bw3co5w
    @user-xr4bw3co5w2 ай бұрын

    Kusoo dar. Shiiqow. Qul. Uuxiyo😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar69412 жыл бұрын

    Mansh allaah alle haku xafido sh maxamed cumar jasakallaahu khayrn

  • @UpdilahiGaaz-jz3xx
    @UpdilahiGaaz-jz3xxАй бұрын

    Jassaakalaah. Sheikh maxamed sh cumar

  • @abdinurkosar8602
    @abdinurkosar86023 жыл бұрын

    mansha Allah

  • @ayanhassan3918
    @ayanhassan39182 жыл бұрын

    Mansha Allah mansha Allah sheekh Mohammed sheekh dirir jisakumilahi kheyren ilahay

  • @hamdayonis4580
    @hamdayonis45803 жыл бұрын

    alle haku barakeyo sheikh muhamed sheikh cumar dirir alle haku xafido if &akhiraba

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @user-xf2xt6qm8e
    @user-xf2xt6qm8e10 ай бұрын

    Khayr badan ilahay ha kusiiyo

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji90723 жыл бұрын

    Mashaa allaah Jazakallaah Sh allahaku xafido

  • @saladmohamednur5955
    @saladmohamednur5955 Жыл бұрын

    Maasha Allah shiiqaw

  • @abdirahmanadani7739
    @abdirahmanadani77392 жыл бұрын

    Mansha allaah

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan6893 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallah khair sheekh

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim91052 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr97533 жыл бұрын

    Mansh allah shekhena qaaliga ah alle ha inoobarakeeyo jasakalaahu kayr

  • @aminahassan1173
    @aminahassan11732 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وخيرجزاء

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi43743 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @amiirajamaal812
    @amiirajamaal8123 жыл бұрын

    Mashalah

  • @ugbadomer3692
    @ugbadomer36929 ай бұрын

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُزَّمِّلُ (1) قُمِ ٱلَّيۡلَ إِلَّا قَلِيلٗا (2) نِّصۡفَهُۥٓ أَوِ ٱنقُصۡ مِنۡهُ قَلِيلًا (3) أَوۡ زِدۡ عَلَيۡهِ وَرَتِّلِ ٱلۡقُرۡءَانَ تَرۡتِيلًا (4) إِنَّا سَنُلۡقِي عَلَيۡكَ قَوۡلٗا ثَقِيلًا (5) إِنَّ نَاشِئَةَ ٱلَّيۡلِ هِيَ أَشَدُّ وَطۡـٔٗا وَأَقۡوَمُ قِيلًا (6) إِنَّ لَكَ فِي ٱلنَّهَارِ سَبۡحٗا طَوِيلٗا (7) وَٱذۡكُرِ ٱسۡمَ رَبِّكَ وَتَبَتَّلۡ إِلَيۡهِ تَبۡتِيلٗا (8) رَّبِّ ٱلۡمَشۡرِقِ وَٱلۡمَغۡرِبِ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ فَٱتَّخِذۡهُ وَكِيلٗا (9) وَٱصۡبِرۡ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَٱهۡجُرۡهُمۡ هَجۡرٗا جَمِيلٗا (10) وَذَرۡنِي وَٱلۡمُكَذِّبِينَ أُوْلِي ٱلنَّعۡمَةِ وَمَهِّلۡهُمۡ قَلِيلًا (11) إِنَّ لَدَيۡنَآ أَنكَالٗا وَجَحِيمٗا (12) وَطَعَامٗا ذَا غُصَّةٖ وَعَذَابًا أَلِيمٗا (13) يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلۡأَرۡضُ وَٱلۡجِبَالُ وَكَانَتِ ٱلۡجِبَالُ كَثِيبٗا مَّهِيلًا (14) إِنَّآ أَرۡسَلۡنَآ إِلَيۡكُمۡ رَسُولٗا شَٰهِدًا عَلَيۡكُمۡ كَمَآ أَرۡسَلۡنَآ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ رَسُولٗا (15) فَعَصَىٰ فِرۡعَوۡنُ ٱلرَّسُولَ فَأَخَذۡنَٰهُ أَخۡذٗا وَبِيلٗا (16) فَكَيۡفَ تَتَّقُونَ إِن كَفَرۡتُمۡ يَوۡمٗا يَجۡعَلُ ٱلۡوِلۡدَٰنَ شِيبًا (17) ٱلسَّمَآءُ مُنفَطِرُۢ بِهِۦۚ كَانَ وَعۡدُهُۥ مَفۡعُولًا (18) إِنَّ هَٰذِهِۦ تَذۡكِرَةٞۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ سَبِيلًا (19) ۞إِنَّ رَبَّكَ يَعۡلَمُ أَنَّكَ تَقُومُ أَدۡنَىٰ مِن ثُلُثَيِ ٱلَّيۡلِ وَنِصۡفَهُۥ وَثُلُثَهُۥ وَطَآئِفَةٞ مِّنَ ٱلَّذِينَ مَعَكَۚ وَٱللَّهُ يُقَدِّرُ ٱلَّيۡلَ وَٱلنَّهَارَۚ عَلِمَ أَن لَّن تُحۡصُوهُ فَتَابَ عَلَيۡكُمۡۖ فَٱقۡرَءُواْ مَا تَيَسَّرَ مِنَ ٱلۡقُرۡءَانِۚ عَلِمَ أَن سَيَكُونُ مِنكُم مَّرۡضَىٰ وَءَاخَرُونَ يَضۡرِبُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ يَبۡتَغُونَ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَءَاخَرُونَ يُقَٰتِلُونَ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِۖ فَٱقۡرَءُواْ مَا تَيَسَّرَ مِنۡهُۚ وَأَقِيمُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتُواْ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَقۡرِضُواْ ٱللَّهَ قَرۡضًا حَسَنٗاۚ وَمَا تُقَدِّمُواْ لِأَنفُسِكُم مِّنۡ خَيۡرٖ تَجِدُوهُ عِندَ ٱللَّهِ هُوَ خَيۡرٗا وَأَعۡظَمَ أَجۡرٗاۚ وَٱسۡتَغۡفِرُواْ ٱللَّهَۖ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمُۢ (20)

  • @aishaahmef5331
    @aishaahmef53312 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud98653 жыл бұрын

    Alle hku barakeeyo shiikheena

  • @deeqaamir3969
    @deeqaamir39693 жыл бұрын

    My mom

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden34253 жыл бұрын

    Manshaalah sheekh Mohamed dirir jisakumilahi kheyren ilahay ha xafido from ceelhur insha

  • @saladmohamednur5955
    @saladmohamednur5955 Жыл бұрын

    Khartoum Allaha kugusiiyo shiiqaw

  • @Ss53426
    @Ss534262 жыл бұрын

    Tafsiirka سورة المدثر halkan ayuu ka bilaabmayaaa 00:42:41

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh67913 жыл бұрын

    Waa Quran ka xishmeeya oo xayeysiinta qaabta daran ka xidha! Ma la fiirsan karayo!

  • @sahrayusuf9862
    @sahrayusuf98623 жыл бұрын

    Asc walalaalaha gacanta ku haya waxaa soogalayo xayey siin tafsiirka aan wangsanen

  • @aslashash5465
    @aslashash54653 жыл бұрын

    Masha Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💖💖💖💖💖

  • @asiyoahmed9205
    @asiyoahmed92053 жыл бұрын

    .v