Tafsiirka Darsiga 270aad RAXMAAN 01 ilaa...

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 52

  • @Ss53426
    @Ss534262 жыл бұрын

    Waxyabaha Guud ee suuradu ka hadashay iyo faaiidooyinka suurada: Faaiido Guud: 🍃Suuradan waxaa loo yaqaan caruusul quraan. Waxay suuradu ka hadlayso: 🍃Awoodaha illahay iyo itaaldarada insaanka iyo siduu u abaal mariyo danbiilaha illahay diiday iyo siduu uugu barwaaqeeyo adoomaha illaahy ka talo qaatay. 🍃Faaiidooyin: 1.illahay naxariistiisu adoomihiisa dhan way gaadhaaa. 2.Naxariista illahay cadhadiisa way ka badatay. 3.Qiimo yeelan maayo qofku haduu quraanka weydaarto. 4.nimcooyinka illahay dadka siiyay waxa ka midaa Quraanka. 5.codkarnimada iyo hadal cadaynta waa qayb sixirka kamidaa, waa inaynaan codkarnimadaa wax xun u isticmaalin. 6.cadaaladu waa: cidwalba in xaqiisa lasiiyo,mararka qaar way kala badsan karaan. 7.kelmada مرج waxay leedahay labo macno: 1.isku dhex taray. 2.wuu socodsiiyay. 8.jirku wuxuu ku noolyahay ruuuxda, ruuxduna waxay ku nooshahay Quraanka. 9.caalamkan ma hagaagayo cadaalad la,aan. 10.Dhulka illahay dadkoo dhanbuu uugu talo galay mid nool iyo mid dhintay iyo mid imaan doonaba markaa ha noqon dhul boob. 11.Cida xilka lasaaray ee la abaal marin doonaa waa jinka iyo insiga,waana inaan dareena in xil ina saaranyahay, gefkaanu wuu kaa badanyahay ee toobad keen. 12.awoodaha aad aragtay suurada dhexdeeda allaha leh keliyaa ka cabso . 13.kelmada علم wax badanbay noqotaaa: _Calankan la dhejisto. _Buuraha 14.Baahida aan illaahy u qabnaa way badantahay kamana maarano,adoonimaday ka mid tahay inaad illaahay wax weydiisato. 15.mawaaqifta qiyaamaha way kala duwantahay Su,aalaha Gaalada laweydiinayo qiyaamaha waa suaal lagu fadeexadenayo , marna waxaa loo weydiinaya in la leeyahay qiro. 16.Gaalada marka cadaabka lagu tuurayo inta cagaha laga xidho oo xaga sare laqabto ayaa naarta lagu tuurayaa. 17.maalinka qiyaame waxaad latagi lahayd sii diyaarso. 18.meesha aan ku noolahay ninka xukumaa haduu igu yidhaahdo waa inoo berito habeenkaa maan seexdeen bal kawaran illaahy ,sidaa waxa yidhi dadkii wanaagsanaa mid kamidaa. 19.illahay waxa ina gala gudboon inaan xagiisa ucararno maaha inaan ka cararno. 20.illahay ayaa wax walba bedela ee asaga xagiisa uula carar wixii nolosha kaasoo gaadha. 21.Aakhiro marka la tago dadka calaamaday leeyihiin calamad wanaagsan iyo mid xun markaa aduunka inta lajooga halaga sii sahay qaato.

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil36272 ай бұрын

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Iman_ahmed_abdi
    @Iman_ahmed_abdi15 күн бұрын

    Jazakallah sheikh

  • @zacki001
    @zacki001 Жыл бұрын

    Alle swt hakaa abaal mariyo wanaaga iyo qayrka aad nala wadaagtay sheikh

  • @fatxiburhaan4051
    @fatxiburhaan4051 Жыл бұрын

    Nimcooyinka ilahy bixiyo aduuun iyo aakhiraba waa inaaan ugu mahad celinaaa alxAmdulilaahi

  • @nuuruwnuuruw2838
    @nuuruwnuuruw2838 Жыл бұрын

    Allahu akbar❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer58764 ай бұрын

    Mansha Allah Jazakaleh kheyr Sheikh unaa 😊

  • @abdiali3836
    @abdiali383617 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ jag

  • @ahmedsheikabdihaadi146
    @ahmedsheikabdihaadi1466 ай бұрын

    Alxamdulillaah❤

  • @aaladiini8270
    @aaladiini82703 ай бұрын

    alxamdulilaah

  • @HappyAutoRace-up9oi
    @HappyAutoRace-up9oi4 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi43743 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyran Sheikh Dirir.

  • @munaawad9833
    @munaawad98333 жыл бұрын

    Asc ilahay haku barakeyo shekh mahamed oo kheyr badan haku siyo isaga awodlehe Aamiin Aamiin yaa alla

  • @khadraali198
    @khadraali1983 жыл бұрын

    Masha Allah tabaraakllaaha

  • @shiiqeyibrahim2849
    @shiiqeyibrahim2849 Жыл бұрын

    Alle ha ku xafido sheq maxamed Aayad ayaan jecleestey inan fasirkeeda maqlo waadna iga shaafisey waad ku mahad san tahey sheq

  • @dmm7903
    @dmm79032 жыл бұрын

    Masha Allah Ilaahay ha ku xafido.

  • @jamacdanlow7408
    @jamacdanlow74082 жыл бұрын

    mansh allah sh dirir allah hakubarakeeyo fii kulimakaan

  • @shidaarboy6056
    @shidaarboy60563 жыл бұрын

    Masha allaah sheekh maxamed sh cumar dirir

  • @zakariyeibrahim6005
    @zakariyeibrahim60052 жыл бұрын

    الله أكبر

  • @nimcojama4513
    @nimcojama4513 Жыл бұрын

    Manshalah jazakalah sheikh allaha kuxafido amiin yari

  • @sacidradwan7841
    @sacidradwan7841 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤ Masha Allah jazakumulah khayr shekh

  • @Lasagedlacornesomalilandaise
    @Lasagedlacornesomalilandaise3 жыл бұрын

    WAA sourat Al RAHMAAN

  • @saciidacumaralfabeuty5144
    @saciidacumaralfabeuty51442 жыл бұрын

    الحمد الله

  • @HamzaMohamed-tr6rl
    @HamzaMohamed-tr6rl Жыл бұрын

    Masha’alah, jazakalh khair sheekh

  • @saleebanali2905
    @saleebanali290510 ай бұрын

    MAASHA ALLAH

  • @mohamedupdate
    @mohamedupdate9 ай бұрын

    Masha allah Ajar iyo xasanad allaha kasiyo sheekha

  • @MushataqMohammad-zr2eu
    @MushataqMohammad-zr2eu3 ай бұрын

    Shukran shekh❤

  • @hawanur6454
    @hawanur64543 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @mubarigmahad5027
    @mubarigmahad5027 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @kaltuungaasofficial4444
    @kaltuungaasofficial44443 жыл бұрын

    🤲🤲🤲🤲

  • @rayanabdourahman9458
    @rayanabdourahman94582 жыл бұрын

    Jazzaka Allahu khayre

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 Жыл бұрын

    Shekh ilahay haku barakeyo Lkn kaahadal duliinkaa Bariii kamaliin waa u soo laban Doonaa duliinku Maraagoo

  • @kawsarifiye2084
    @kawsarifiye20842 жыл бұрын

    جزاك الله

  • @ridwaanmaxamuud2225
    @ridwaanmaxamuud2225 Жыл бұрын

    Jasaa ka Allah sheekh aduunyo iyo aakhiro waxaad tahay tiir hargaysi kutaagantahay

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail42642 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdikaadir6896
    @abdikaadir68963 жыл бұрын

    mashaa alaah sheikh dirir

  • @csamedkingsoma8239
    @csamedkingsoma82393 жыл бұрын

    Inaa llilaahi wa ina illayhi rajicuun waa maxay dadka dislike saaray quraanka ilahay😭😭 Waa dad reer baadiye ah oo an aqoon baan umalaynaya

  • @ayanmohamed9934

    @ayanmohamed9934

    3 жыл бұрын

    Like iyo dislike in asan kala aqonin ba dhici karta wll

  • @sahroali1967
    @sahroali19673 жыл бұрын

    Masha allah sheekh maxmed jazakallahu kheyr

  • @kisiaadan9564
    @kisiaadan95642 жыл бұрын

    TnX

  • @sahraxaji7415
    @sahraxaji74153 жыл бұрын

    Jasakallaah kheer sheekh

  • @abdukadirhashi3748
    @abdukadirhashi37483 жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @cumarcabdirixmaan909
    @cumarcabdirixmaan909 Жыл бұрын

    جزاك الله خير واحسن الله اليك

  • @asiaabukar1190
    @asiaabukar11902 жыл бұрын

    ma.

  • @kisiaadan9564
    @kisiaadan95642 жыл бұрын

    🥰😊💋🙏🙏🙏

  • @Lasagedlacornesomalilandaise
    @Lasagedlacornesomalilandaise3 жыл бұрын

    Sourat al RAHMAAN

  • @abdisamed1dariiqo
    @abdisamed1dariiqo3 жыл бұрын

    Asc walalaha Chanel ka maamuula, fadlan surada mageceeda editgareeya waa arraxmaan

  • @munaabdi8852
    @munaabdi88523 жыл бұрын

    Masha allah

  • @deckahasaan5754

    @deckahasaan5754

    3 жыл бұрын

    Pll pm lololol lollipop lololol lololol lollipops

  • @deckahasaan5754

    @deckahasaan5754

    3 жыл бұрын

    Pop back 🔙🔙 lol look for the call 9