No video

"Tabar xooggu ma ahee illen, garashadaa taag leh" (Abwaan Cabdullahi Macalin Dhoodaan) Part 2

Пікірлер: 27

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed3278Ай бұрын

    Mansha Allah

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ihАй бұрын

    Islaamku wuu guulaysanayaa isha allah waydhawdahay guushu

  • @AbshirAbdisamad
    @AbshirAbdisamadАй бұрын

    Sheikh abdiwaaxid Allaah haku dhawro.

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla25622 ай бұрын

    Jazakallah abwaan waxey khibradeyda xirnimo aan ku bartey oon suufiyo iyo salafiyo ku hor fariistey in suufiyana aysan shaqo isku laheyn salafiyada aysan shaqo isku laheyn suufi wanaagsan oo daacada iyo cagsiga sidoo kale salafi wngsn iyo mid diinta ku shaqeysanaya iwlm lkn waxaan aaminsanahay maanta inan khilaafka gudaheenna lagu mashquulin wixii doodda si walaalnimo hoos loogu dooddo diirraddana la saaro kuwa doonaya islaamka oo dhan ba iney tiirasha u siibaan ee isagu jira gaallo iyo munaafiqiin aan waxba inoo hanbeyneyn lkn dhib tu waa kooxda iyo ururrada ayaa i nagala wayn islaanimadii guud waana arin intaa ka badan ubaahan lkn intaan aan ku gaabsado

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998Ай бұрын

    Waa aayadee iyo suuradee

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar40512 ай бұрын

    يا أخي بارك الله فيك ولا تَقْفُ ✅ ولا تَقُفْ❎

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871Ай бұрын

    Aqoon yahanku wuxuu tilmaamay in ictisaam iyo shabaab ay isku mid yihiin caqiido ahaan taasina waa run. Waxaan ka codsanlahaa in uu bal qisada dhamaystiro oo uu sheeko meesha ay ka yimaadeen oo ah figriga wahaabigaa ee tiimigaa oo base ahaan ah figri takfiiriya, mujasam ah, mushabah ah. Jazaakumulaah kheyr.

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    Wallahay waa hadal aad iyo aad u xikmadleh alle habarakeeyo ,ninkani mustaqbal buuleyahay manshaa allaah

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199Ай бұрын

    Allah ha ku barakeeyo abwaan

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    Manshaa allaah waa nin dhalinyaro ah oo cilmi iyo xilkasnimo ka muuqato .

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ihАй бұрын

    Xafidulah waxaad noosheegtay arin inbadani aya fahamsanayn laakiin dadka inyari ogtahay

  • @ismailyunis5138
    @ismailyunis5138Ай бұрын

    Sheekh waad mahadsan tahay laakin waxaad maleysas in aad dhinac ka rararantahay ood kasocota suufiyada

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871Ай бұрын

    Walaalku wuxuu sheegay in uu faafayo figriga culumada manhajka ashaacirada sabatuna ay tahay in dadkaasi dad dhisaan taasi waa xaqiiqo waana figriga ay ummada muslimiintaa aamisantahay 90% wax ka badan sida jaamacada al azhar , algarawayn ,alzaytuuniya waxaa xagga mustawaha jaamacadda xagga culumada waa dhammaan fuqada, usuuliyiinta, mutakalimiinta,mufasiriinta, muxadisiinta iyo suufiyiinta intuba waa maaturidiya ama ashaaciro 90%. Ee la soco xaq doonow.

  • @axmadshukri-wq8ss
    @axmadshukri-wq8ssАй бұрын

    Wll maad iska daysid oo aakhiradaada ku mashquushid waxaa laga yaaba inay saxan yihiin

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423Ай бұрын

    Shiico qabaw weeye

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467Ай бұрын

    Hora,usoco abwaan

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t2 ай бұрын

    Markaad dad kumashquusho dibu dhacaagaa bilawday .anku waydiiyee yaa dadku mashquulay oo guulaystay majiro 100%

  • @axmadshukri-wq8ss
    @axmadshukri-wq8ssАй бұрын

    Saan filayo diinta inbadan maadan baran

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2byАй бұрын

    Haday ganacsato noqdaan maxay dhibaysaa

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423Ай бұрын

    Adeer suufi macna. Alehee ha isku daalinin

  • @user-zu7yy7pr1s
    @user-zu7yy7pr1sАй бұрын

    Xirfad kale lasogal social media ga tan xirfad kuma noqanayso

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2byАй бұрын

    Maa waxaa ka fiican inaan qabri ama dad dhintay wax waydiisano

  • @user-gc2zy4hb2o

    @user-gc2zy4hb2o

    Ай бұрын

    Mayee tajsiimka baa kawanaagsan ban filaya😅

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423Ай бұрын

    Asc

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180Ай бұрын

    adigu suufi hadaad thay meellna kama gaartid salafiyaha, faafida suufiyada iyo mida salafiyada dhulka somali salafi baa badan, waxadse ka qaban karto ma leh. waxy isu yihiin xaq badhax la aan aha iyo suufiyada oo xaq iyo baadil ku badhxan

  • @mohamednorahmed3363

    @mohamednorahmed3363

    Ай бұрын

    Wahaabiyo hadey wadanka wax kayihiin umal muxu uga muxadaren waayey, wax suufi wadato somali cid horjogsan karto malaha, lkn wahabiyo maya. Saxib wahaabiyo cilada heysato o ka hormari la'yihinwa: cilmi yari iyo jahli, keligooda o umadi odhan kaso korjedaan, aniga saxan meel ay kashaqeyneyso malaha saxp, 1000sano hada kadi ahna kor u kici meysaan.

Келесі