No video

Taariikhdii Iyo Suugaantii Abwaan Xaaji Aadan Afqallooc..Qaybtii 2aad

Пікірлер: 7

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed69382 жыл бұрын

    Illahay haw naxariisto abwan xaaji aadan afqalaco wuxu ka tegay dardaaran dhaxal gal ah. Abwan xusen adiga illahay ha ka abaal mariyo taarikhda aad soo noolaysay wad ku mahadsan tahay

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan81213 жыл бұрын

    Waa Alxuseni waa hogamiye Ruuxi ah jecel khayrka, waa ninka iska leh maktabada Alxuseyni ee Hargaysa ku tallaa, Abwaanka laga hadlaya waa Xaaji aadan Afqlloc nin adunka so wada mary sheekh ah Abwana ah Halgama ah Ilahy cunri dheer siyay tarikhdiisu iyo sugantisuba waa wax aad uqima badan oo aan inba laga gayon karin.

  • @Suhuur1
    @Suhuur13 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Abwaan xaji

  • @shaam24tv
    @shaam24tv3 жыл бұрын

    Alle how naxariisto abwaan xaaji aadan

  • @safiaomer4732
    @safiaomer47323 жыл бұрын

    Bulshadu waxay ka araday taariikhdeedii quruxda badnayd iyo afkeedii hodanka ahaa markaasay waxbaba fahmi waayeen oo lays wada maan dhaafay xusayn iyo digaale mahadsanidin

  • @user-do3ow4xj7k
    @user-do3ow4xj7k3 жыл бұрын

    👍🏽👑

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud1224 ай бұрын

    inyar oo saxi taan ah ninka cali bahdoon ee gabayga ku jira ee reer jabuuti ahaa muu ahayn kii ninka jarmalka ah dilay ee magaca badoon uun bay wadaagaan lkn cali bahdoon maxamuud xarbi iyo kooxdaasu lashqayn jiray sidaa waxaaa yidhi cabdalle xaaji qoraaga ree jabuuti

Келесі