Taariikhda gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah Mayor ka noqota Maraykanka

Ойын-сауық

Taariikhda gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah Mayor ka noqota Maraykanka

Пікірлер: 62

  • @xalwodaahir3065
    @xalwodaahir30658 күн бұрын

    Inadertay hormuud baad utahay dumarka somaliyed oo dhan qaliyey❤

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k2 күн бұрын

    Deeqo dhalac, guuleyso walaasheen soomaaliyeed

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u8 күн бұрын

    Maanshaalaah umada somaliyed wadamada caalamka hormar kasameyan haday ganacsi noqoto iyo haday xaga dawladaha noqotoba maanshaalaah cadawgiin hajabo somaliyey guulaysta inshaalaah ❤❤❤❤

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc2 күн бұрын

    Masha Allah Mayaradu wey iga qoslisay waxay tiri af hindiga xoogaa baan ka aqaan filimaanta hindiga fiirsan jirnay waa reer Xamar asal ah.

  • @Aalushhussein-sky1
    @Aalushhussein-sky116 сағат бұрын

    Maashaallah tabaaraka Allah Congregation to you

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060Күн бұрын

    MaSha'Allaah MrsDeeqa horey usoco guuuleyso adiga iyo Umadda Somaliyedoo dhan..

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri4864 күн бұрын

    Manshallah fariid ducads reerka waykasoo baxday

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre25664 күн бұрын

    Woow sweet girl hooyo fican kheyr Allah ha ku siiyo.

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9kКүн бұрын

    Waxweyn waye waxa hurdada kaqasayo wlhi waxa uqabatay shaqo fican diiqa qeelidisa hurdada marwalbo kanixiyo❤

  • @abdulousman6362
    @abdulousman63623 күн бұрын

    Maanshallah,Wallaahi Deeqa waa tough,Waayo Afar Sanno intaanay iman Horteed ayaan kanada Joogay,halkaa ay gaadhay iyo meel u dhaw maan gaadhin waliba meel u dhaw,aad baan kuugu hambalyaynayaa.Asc

  • @iloveyouallah2381

    @iloveyouallah2381

    9 сағат бұрын

    In shaa allaah adna waad gaadhi 😊

  • @layladheman6534
    @layladheman65342 күн бұрын

    Mnsha allah tabarakallah waa gabadh karti cod karnimo fariidnimo aqoon isku darsatay guulaysoo❤❤❤❤ dumarka soomaalida wax ka karti badan meeshay usoo jeesadan waykasoo dhalaalan alx

  • @aliderie4978
    @aliderie49782 күн бұрын

    Maashaa allaah waa soodhoweyalnaa abayo demo dalac iyo adigaba horey usocoda❤all

  • @Naagnool438
    @Naagnool4388 күн бұрын

    Somali women waa dumar qiimo badan oo meel kasta kaalintoodii kasoo baxay so proud of you deeqa habo❤❤❤

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe62088 күн бұрын

    Maasha Allaah Deeqa waxan bartay 80 meeyadii waayo waxan sxb ahay Mohamed Abdi Dhalac walaalkeed gurigoodii Kaasabalbalaare ayaan tegi jiray oo aan isku baranay waa ugu hambalyaynayaa hayaanka dheer ee nololeed keep going waxan kaloo salaamayaa weriyaha Farah.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi5953 күн бұрын

    Maashaa allaah waad qof dumara oo kusoo jeeda qoys dhaqan iyo diin leh maaha dadka nolasha qurbuhu hor ordayso

  • @hassanegal1880
    @hassanegal18808 күн бұрын

    Masha Allah I am very proud of you ader mcn

  • @hersi_moumin06.
    @hersi_moumin06.22 сағат бұрын

    Masha Allah

  • @abdiqanicadaanwayne677
    @abdiqanicadaanwayne6772 күн бұрын

    Ayeyo waa ku slmy

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu8 күн бұрын

    Maashaa Allah waa gabadh wali Af Soomaaligii ku daggan

  • @hassanegal1880
    @hassanegal18808 күн бұрын

    Deqa eng abdi dhalac. Aniga waxaan aqaney abeheed markuu jogey wakalada badroolka. Waxuu ahaa nin aqonyahan ah oo sacim ah marka gabadhaan waxaay ka timi guri aqoon iyo karamo leh. Kaso balbalare.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14638 күн бұрын

    Mansha allah marwada sharafta leh waxan leeyahay congratulations 🎉🎈🍾

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi84172 күн бұрын

    Ma deeqa dhalay baa mis inna Cabdidhalac baa.

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashiidabdilaahichanel6210
    @abdirashiidabdilaahichanel62108 күн бұрын

    M.a waa gabadh lagu so barbaariyey hooy aqoomeed go for ward sister

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed69635 күн бұрын

    Sincerly and realy our somali community in america are not easy from politic like (ilhan Omar ,deqa dhalac, samakab Hussein, omar fatah, samira abdullahi, hodan Hassan, hamse warfa, and also others) Masha Allah viva all somali peaple...

  • @faisawade195
    @faisawade1958 күн бұрын

    Tusaale wanaagsan ❤❤❤❤

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht8 күн бұрын

    Maansha allah maanyar deeqa ayeeyo allah haku xifdiyo

  • @saharamohamud76
    @saharamohamud767 күн бұрын

    Habaryatay may Allah bless her !

  • @abdulaahiabikar
    @abdulaahiabikar8 күн бұрын

    Walaal guul baan kuu rajeynayaa markale

  • @mustafemohammed9220
    @mustafemohammed92207 күн бұрын

    Masha allah gabadhan wareysigeda wan ka helay

  • @NeimaHoussein-cj4ld
    @NeimaHoussein-cj4ld8 күн бұрын

    Félicitations marwo

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed36158 күн бұрын

    Ad baan ku salamaya adiga iyo mayar deeqa dhalac horey unsocnda

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht8 күн бұрын

    Guul isha allah mar labaadkana

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx7 күн бұрын

    Hambalyo ❤

  • @Burco.
    @Burco.3 күн бұрын

    Farax waa fariid qashka sida ay qadanayso

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht8 күн бұрын

    Gabdhaha soomaalyed sharaf baad mudantihiin

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore2494 күн бұрын

    Waxaad moodaa in markii la dortay way madoobayd lakiin imika way cadaatay

  • @user-dl4hp2nm5k
    @user-dl4hp2nm5k8 күн бұрын

    Anaa diyaara

  • @misafaa2000
    @misafaa20008 күн бұрын

    Qof wax ku oil ah ayaad noo keentey mahadsanid

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52418 күн бұрын

    kk waxba waa Hodan Kaaso Balbaalre qaasatan shirka officialy kama fog kaaso balbalaare ma hubo iney Hodan ka tirsaneyd

  • @cabdimohamed9768
    @cabdimohamed97688 күн бұрын

    Aad baa isugu eeg tihiin ma walaala tihiin

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim30547 күн бұрын

    DEEQA CABDI DHALAC MAGA KAMA MISKIIN MAAHAN

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed75387 күн бұрын

    Qofka soomali nimo aamin san ,meelkasta waa qaaraa.

  • @user-rr6ol1jj4r
    @user-rr6ol1jj4r7 күн бұрын

    somalidu waxay dhisan lahayen dalkina u bahan dawladnimo wax lagufano mahin tani

  • @Hana-997

    @Hana-997

    6 күн бұрын

    Yada ka mas'uul maaha wixii dhacay

  • @mohamedabdulaahiiidle
    @mohamedabdulaahiiidle2 күн бұрын

    He is old women

  • @ayaanibrahim3491

    @ayaanibrahim3491

    9 сағат бұрын

    Iska sax englishka

  • @Xayd1982
    @Xayd19828 күн бұрын

    Shid polshid mrykan oo mayar lakanoqdo waxba ma ah wll habuunbuunin taasi waxba

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    6 күн бұрын

    Kkk oo adigu maad noqotid maayar?

  • @ikramfarah2118

    @ikramfarah2118

    2 күн бұрын

    @@CmonNowTellme😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama19848 күн бұрын

    Walal in aad midbakaa bedashow sorry madowga waa kalar wanaagsan❤❤❤❤

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf8 күн бұрын

    MP DEEQA DHALAC INDR OO MAR KELIYA SEEDIGAY MAAD SOO QAADINE ILAA IYO LA TASHIGII CARUURTA SEE WAX U JIRAAN

  • @Hana-997

    @Hana-997

    6 күн бұрын

    Private life halkan lama keeno soomaali faduuloow 😂

  • @Daqare666
    @Daqare6668 күн бұрын

    QOFTAAN XAAFADAY KU DHALATEY WAXAY TIRI HODAN.HADANA U GUURTEY KASABALBALAARE HADANA U GUURTEY AFRICAN VILLAGE INTAASBA WAA XAAFADA HODAN

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu8 күн бұрын

    wan qoslay walaahi maayar la noqdo ilmi ama waxweyn bay la tahay dadka jaaahilinta sida gabartan walahi wa qosla lakin maayar wa normal

  • @murwo78
    @murwo788 күн бұрын

    Who is this ? Nagtan Waryiyah is she new ? Kuwa darbiga ka soo booday Miya ? She is not only mayor in America in Somalia 🇸🇴! Your useless Saint Louis park Mayor Somalia girl too Nadia . Don’t say only Somalia woman mayor .

  • @amalidiris9641

    @amalidiris9641

    7 күн бұрын

    akhlaqda barta,intad xasadka iska dhaftan hadi ay dayr kaso boday laftigadu sed ku timid qoxotigi DHADHAB UNBAD SO MARTAY MAXAD ISAGA DHIGASA QOF MILYAR DERA.XASIDNIMADA ISKA DHAF WA GABADH YAR O CAQLI BADAN WARAYSIGEDA CIDKASTA LA DHACSAN AFSOMALIGANA KA BADISA..HADAD WAX NOQON WAYDO MAHA INAD DADKA CAYDO

  • @kubra8

    @kubra8

    7 күн бұрын

    Yes, said right and it is rue, way ahayd mayor kii ugu horeeyey o somali ah, horayna waan u maqalnay. But who is nadia? I haven't heard of it. Somalida qadhkod masaydhka meel xun inta lagadhy ayaa negativeku kaso horeeyaa.

  • @murwo78

    @murwo78

    7 күн бұрын

    @@amalidiris9641 amuus Ciid xasidays ma jirto mayor kale oo gabdha yare oo Somalia aha aya jirto yesan dhahin gabdha kaliya oo Somalia duq magaalo aha ! Ha google karayso inteen qaldamin !

  • @murwo78

    @murwo78

    7 күн бұрын

    @@kubra8 google you will see it Mayor of Saint Louis park Minnesota Nadia Mohamed! Inaay soo barto ayeey aheed marka hore inteesan waxna warysan !

  • @murwo78

    @murwo78

    7 күн бұрын

    @@amalidiris9641 Akhalqada ? iyadoo waxna aqoonin inaay tirahdo ma aha gabdha kaliya duq magalda ee somalia aha. waye badan yahnin inta gabdha oo duq magalo aha ka aha USA. she needs to educated herself before she do any interviews. Aqoon uma lanha Siyasda markeeynka

Келесі