SUUQA WAAHEEN | HARGEISA SOMALILAND 2024

Si aad uga daawato bilicda wadanka subscribe dheh channelka

Пікірлер: 46

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9rАй бұрын

    Alloow barakee Somalilan idil iyo Suuqa waaheen oo salaamad yeel

  • @NimcoFf
    @NimcoFfАй бұрын

    Wx aad shar moodayso ayaa khayr noqda masha allh siduu shalay ahaa iyo maanta sduu u eeg yahay

  • @user-iq8ln2rc1q
    @user-iq8ln2rc1qАй бұрын

    Horumar wcn

  • @ismailali4339
    @ismailali4339Ай бұрын

    Horta waa Mansha’Allah, markase la furo dowlada hoose ha ka ilaaliso Oromada gidaaradiisa fadhiisanaysa ama ku hor ganacsanaysa.

  • @thursdaylover1230
    @thursdaylover123016 күн бұрын

    MA SHA ALLAH❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada16 күн бұрын

    masha Allh

  • @abdallabarre5288
    @abdallabarre5288Ай бұрын

    Masha alah alle kuwii ku wax waayey bedel khayr qaba ha siiyo

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315Ай бұрын

    Maashaa Allah suuqa waaheen waa mudanyahay quruxdaa. Maalin qura oo nolosheyda kamid ah ayaan kuqaatay suuqan, bakaaro ayaa igu soo dhacay.

  • @rodashirenuur3338
    @rodashirenuur3338Ай бұрын

    Mashall waxaa fiican baad qabateen allah ha ididin barakeeyo

  • @user-vy9ry9kq8h
    @user-vy9ry9kq8hАй бұрын

    Mnzha allAh😊

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1oАй бұрын

    M.allaah❤❤❤

  • @UAM37
    @UAM3724 күн бұрын

    Beautiful Masha Allah ❤ nadafada suuqa halagu dadaalo

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh23 күн бұрын

    M.a❤❤❤❤❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan26 күн бұрын

    aamiin ilaahay hayno barakeeyo 🤲🏽❤️👍🏾

  • @munajamac1419
    @munajamac141924 күн бұрын

    Aaway masjidkii

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735Ай бұрын

    MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL MAANSHAALLAH MAANSHAALLAH MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WAX KA QAR QABA ILAAHAY HA INOO GA DHIGO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473Ай бұрын

    Maasha Allaah Cadowga Somaliland markay xaasidaanba ilaahay cirka ayuu sii geeyaa,Bal may ilaahay ka baqaan oo risiq weydiistaan intey Ummada xaasidayaan.

  • @khamalhasan9001

    @khamalhasan9001

    26 күн бұрын

    😂

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724Ай бұрын

    Masha allah 5 dukaan ayaan karabaa suuqa waaheen ee yaan umaraa kireentiisa qeybta hoose

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177024 күн бұрын

    Waa in wadooyinka waaheen oo dhan lasaaraa daamur.

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta58027 күн бұрын

    Masha allah ❤️ ♥️ 🙏 💖

  • @caydaruscaydiidcaydaruscay8787
    @caydaruscaydiidcaydaruscay878727 күн бұрын

    allow barake suuqa waahen

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5qАй бұрын

    Suuqa bilicdiisu aad bay uqurxoontahay, Maasha Allaah. Dukaamada hortooda yaan wax lahordhigin lagu iibinayo, cid walbaa maqsinkeeda haku ekaato.

  • @user-fx1ou7bm1f
    @user-fx1ou7bm1fАй бұрын

    🎉🎉

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecretАй бұрын

    Masha Allah

  • @farduuscaydiidabdi4653
    @farduuscaydiidabdi4653Ай бұрын

    Mnsha Allah tabarakallah

  • @iidxasan5453
    @iidxasan545329 күн бұрын

    Msha Allah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fyАй бұрын

    Maashallah ❤😮

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648Ай бұрын

    Mashallah alxmdlllh

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4ggАй бұрын

    Xasidka iyo cuqdadaqabayasha yanlagudayan walagagulaysanaya insha alah

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Maaasha Allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648Ай бұрын

    Aaamiin aamiin aamiin

  • @waaanigii8971
    @waaanigii8971Ай бұрын

    I think this design concept is modern looking but not the best, they could make it one big solid building.

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254Ай бұрын

    Aamiin yaa Allh Dicada Aamiin

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s27 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-in8pi7ri9i
    @user-in8pi7ri9i22 күн бұрын

    Weird design for a market

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4ggАй бұрын

    Waainlacagariya dhilagubera wadooyincasri ahlagusameya insha alaah

  • @farukhali2076
    @farukhali207629 күн бұрын

    Dhirtu wa muhiim marka hala beero

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1nАй бұрын

    Alx

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822Ай бұрын

    Masha allah. ..booskaygii waa diyaar..waan soo kaxaysanayaa kaaryoonkaygii ahaa bakhaar bilaa kiro ah...ilaahay mooyaane cid iidiidi kartaa majirto..indhahoodaan kuhorshaqaysabaya

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427Ай бұрын

    heego suuqa yaadhisay axmaro miisa somali

  • @saciid_iid

    @saciid_iid

    Ай бұрын

    Faqasheey qacbaa kaayeedhay

  • @hasansudi9404

    @hasansudi9404

    Ай бұрын

    Faqash Ka ahow 😊

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735Ай бұрын

    WAR SHAQALAH KA GURA DHAH QASHIN KA

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4ggАй бұрын

    Wajaale lena isagokale wainlasameya

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    MAYIRKAN SINAHABA LA SOCOTA INA MOOGE MARKUU YIMI WATA GUBASHO DHAAFI LA.A.