Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴

Пікірлер: 877

  • @zuhuurabdirashidhussein5377
    @zuhuurabdirashidhussein5377 Жыл бұрын

    Masha Allah Mama Codka Quraanka aad ku akhrisay waa macan Allaha ku barakeeyo Hooyo macan 🤲

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 Жыл бұрын

    Mansha allah Dhakhtaraw Wiilkan Yar Cod macanaa oo Fariid sana hadana allaha barakeyo Adnah allaha ku aman sado zhp 👏

  • @anuushhayati7386

    @anuushhayati7386

    Жыл бұрын

    Haa mashallah🥰🥰🥰

  • @mohamedabdillahi1960

    @mohamedabdillahi1960

    Жыл бұрын

    Waa runtaa,maansha Allah waa wiil aad u yar condna macaan,laakiin waxay aheyd in uu wax siiyo oo ku dhiirigaliyo in uu halkaas ka sii wado,laakiin ninka odeyga ahi wuu garanwaayey.🤣

  • @owfarahtv8284

    @owfarahtv8284

    Жыл бұрын

    MashaAllah lakin inuu wax siiyo ficned .si yariska u dhiiri galiyo.. ka farhiyo.. lakin maybe wu garan waaye... Next time In Shaa Allah

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Жыл бұрын

    Masha Allah wiilka yar quraanka akhrinaya alaha barakeeyo reer muqdisho waxaan ku jeclahay ciyaalka yaryar quraanka ayaa aad loo baraa

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Жыл бұрын

    Wiilka quraanka aqriyay illaahay ha xafido.ahlul.quraanna illaahay ha ka dhigo aamiin

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 Жыл бұрын

    m.allah yarka yare quraanka akhrinayay alle habarakeeyo 100% codkiisu waxa uu ahaa perfect

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Жыл бұрын

    Waxad Ogata Qof Waliba Wuxu Jacelahay Inu U Dagalo Bal Eeg Willk yar Wuxu Yidhi Quran Ayan Akhrinyaye Iga Duub Oo KZreadka So Dhiig 2 Sano Kadibna Waxan Arkayna Isago Iman Masjid Ah Masha allah

  • @AbdulRahman-dq8ig

    @AbdulRahman-dq8ig

    Жыл бұрын

    Xaa kudaba dhigay masjidkiisa kaalay ma faalkaad dhigataa xaa ku ogaysiiyay inuusan masjidka aadeen

  • @AidarosHassan

    @AidarosHassan

    Жыл бұрын

    @@AbdulRahman-dq8ig Hadlakeyga Mad Fahamin Wlal Degdegu Wa Camal Shaydan Hadalkaga Ka Fiirso

  • @darishore814

    @darishore814

    Жыл бұрын

    Shaydaan baa kaa dhex qeyliyay

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Жыл бұрын

    I really enjoyed watching this video especially the boy who was reading the Qur'an and u have spoken to him very kindly.. masha Allah...we all are Muslims and one family may Allah protect you brother....asc...by from growe puntland

  • @certifieddinar3648

    @certifieddinar3648

    Жыл бұрын

    yeh wallhi somali meel ay' joogaan ba waa walaalo dhanka siyasadaa laysku hayaan uun

  • @anisocadoow6137

    @anisocadoow6137

    Жыл бұрын

    Maashaa.alaaah walalaheyna soo dhawaada

  • @zapbranigan5099

    @zapbranigan5099

    Жыл бұрын

    IsLaM is a lie

  • @abar________47

    @abar________47

    Жыл бұрын

    Somali ku hadal somaaaaaali!!

  • @hanisaed1265

    @hanisaed1265

    Жыл бұрын

    QwertyqfyuiopZdf is a clear idea m

  • @boosteeyocabdulaahi4802
    @boosteeyocabdulaahi4802 Жыл бұрын

    M.a wiilka yar ee quraanka aqrinaayo ♥️

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 Жыл бұрын

    Mashkh muqdisho wn jecelahay inan Mar un tago inshlh inkasto aanay cid I daganyn❤

  • @calibaxdo8239

    @calibaxdo8239

    Жыл бұрын

    anigaa kuu degan oo kugu soo dhawayndoona insha Allah walashey

  • @aidarusmohamed877

    @aidarusmohamed877

    Жыл бұрын

    Ha oran cidini ii dagnayn waa magaaladaadii qalbi furan baa laguugu soo dhaweyn hadaad jamato inaad imaado IN Shaa Allah

  • @mustaqiimmh9545

    @mustaqiimmh9545

    Жыл бұрын

    Anagaa kuu dagan wllo, soo dhawoow.

  • @hassankafi2252

    @hassankafi2252

    Жыл бұрын

    Anaa wllkaa ah kugu soo dhaweynaa wlshei ❤️

  • @abdishiniile1342

    @abdishiniile1342

    Жыл бұрын

    Nasoo gaar hadad qof wanagsantahay wad nala nolankartaa walal

  • @simancalitifoow1184
    @simancalitifoow1184 Жыл бұрын

    Wiilka masha allaah cod bu leyahay ilahay habarakeyo adigana wd ku mahadsantahay muqalada quruxda badan aat nala wadagtay 😍

  • @shakta869
    @shakta869 Жыл бұрын

    M-allaH wiilka Yar ee Quraaanka akhrinaYa AlleH Ha Xafido ❤

  • @guuleddheeg8421
    @guuleddheeg8421 Жыл бұрын

    Muqdisho waa mesha aan ugu jecelay in aan soo booqdo meelaha soomaalidu dagto. Alle nabad taama ha siiyo 🤲

  • @ladankhadar6227
    @ladankhadar6227 Жыл бұрын

    Ala Anigu san u jeclahy Muqdisho iyo san uga cabsado isma Lahn wlhi 😢from 🇩🇯🥹

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @sumayocabdi

    @sumayocabdi

    Жыл бұрын

    Hhhh maskiin muqdisho caadi waaye wll ilaaheey nagu amaansado

  • @ladankhadar6227

    @ladankhadar6227

    Жыл бұрын

    @@sumayocabdi Haa wan jeclahy Huno 🥺❤️Muqdisho 🇸🇴

  • @sumayocabdi

    @sumayocabdi

    Жыл бұрын

    @@ladankhadar6227 m.a abyo mcnto nbd ilaaheey mar hakugu keeno

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Жыл бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @inasheikhdahir6647

    @inasheikhdahir6647

    Жыл бұрын

    Allahuma ameen 🤲💯

  • @kadra825

    @kadra825

    Жыл бұрын

    اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم يا مصراف قلوب صراف قلوبنا على دعتك اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @ahmedshaqale5350

    @ahmedshaqale5350

    Жыл бұрын

    8q

  • @najmoabdiaziz5233

    @najmoabdiaziz5233

    Жыл бұрын

    Allahuma Ameen

  • @najmoabdiaziz5233

    @najmoabdiaziz5233

    Жыл бұрын

  • @hasanharera6577
    @hasanharera6577 Жыл бұрын

    Amazing voice🥺

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca Allaah love ❤

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 Жыл бұрын

    Dhaqtar nin bashaash ah Masha Allah my brother aad bn kuu tagera allha ku xifdiyo ♥️♥️♥️♥️

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Жыл бұрын

    Masha Allah inanka yaree Quranka akhrinaya wuxu muujinaya sida dadkeenu diinta ugu adag yihiin.

  • @abdirahmanbihi1112
    @abdirahmanbihi1112 Жыл бұрын

    waa lagaga so horeyay xamar ee lagama xigo dhaqtar❤️

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 Жыл бұрын

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @leexoahmed888

    @leexoahmed888

    Жыл бұрын

    Scw

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @nasriinabdikarim5193
    @nasriinabdikarim5193 Жыл бұрын

    Ala malinti qarax sidan ugu warwaray dhakhatar walhi naftyda ma xasuusan ilahay haku daayo wlloh ❤

  • @ummalkhayrAbdiwali76
    @ummalkhayrAbdiwali76 Жыл бұрын

    Muuqaalka xadaarada, daganaanta iyo ixtiraam ka kaa muuqda loogu raaxaysanaya daawashadiisa boowe Horay u soco.❤

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын

    Xamar the Athens of Africa 😢. Such a great city with rich culture and history is now in total chaos . 😢

  • @kimez1545

    @kimez1545

    Жыл бұрын

    I was there this year..oh .. people are so open , social and happy..the bajaj rider will be telling you stories until you reach your destination..am from Kenya north eastern ..I miss xamar cadey ..I hope they find peace in shaa Allah

  • @saulo174
    @saulo174 Жыл бұрын

    A somalia é um lugar lindo quero um dia ter o prazer de conhecer esse país maravilhoso do seu irmão do Brasil. 🇧🇷🇸🇴

  • @mahamadyusufjama9993

    @mahamadyusufjama9993

    Жыл бұрын

    Obrigado Bienvenidos

  • @cumarxiifeey8879

    @cumarxiifeey8879

    Жыл бұрын

    obrigado irmao bem vindo

  • @nadargeenyo8560
    @nadargeenyo8560 Жыл бұрын

    mash alllh ninka kaliya muqdisho quruxdeda so bandhigay❤

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @mohamedabdirahman7355
    @mohamedabdirahman7355 Жыл бұрын

    Goat mohamed dhakhtar 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @saamiyamaxamud2568

    @saamiyamaxamud2568

    Жыл бұрын

    Mahamoud weeyaan maaha mahamed

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 Жыл бұрын

    Welcome to muqdisho brother dhaqtar waad mahadsanid sidaad caruurta yaryar ula faraxsanahay ayaan jclaystay

  • @missnobody7091
    @missnobody7091 Жыл бұрын

    Your videos makes me so happy especially your smile and how you treat the kids and elders Allahumma barik’

  • @fatxi4567
    @fatxi4567 Жыл бұрын

    Masha allah dhakhtar waa wiil yar furfuran oo xushmad badan welcome to muqdisho wllo markale video kan daawashadisa wan kuraxeyste xamar weyna nasoo warejise😍

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 Жыл бұрын

    مشاءالله Muqdizho allow nabad kayeel waa magaalo dada faraxsan ku noolyin ❤from somalilanD mcha allah wiilka yare quraanka akhrinaya ❤

  • @kaltunabdidirie2226
    @kaltunabdidirie2226 Жыл бұрын

    Mash allah❤ quran ka cod macaan ayuu ku akhiryaya

  • @safaali8735
    @safaali8735 Жыл бұрын

    Waxan modey ina baxde 😂lkn waxa faraxd ah inad magalda Muqdisho joogtit raxeyso wll mcn illahy wax dhip kuma tuso 😢🥰

  • @macruf9777
    @macruf9777 Жыл бұрын

    Wiilka yarre ee quraanka akhrinaaya nasiib bu u yeeshey inu muqaal u galo Youtbk si u tariikhada noloshiisana u galo adigana sababteda lahaa. Thanks pro.

  • @qamarahmed4652
    @qamarahmed4652 Жыл бұрын

    Masha allah allah ku zharfo dhaqtrw sida aad usoo bandhigty quruxda muqdisho ❤ ❤

  • @safaali1579
    @safaali1579 Жыл бұрын

    10:8 masha allaah wiilkaas waxaan elle ugu bar yayaa inuu kusugo qur aanka siduu ujeclyhy wlhi baaba wax lasiista eheen waalidkii iyo macalinkiisa ba waxaan udirayaa fariin oo àh iney wiilkaas aad ugudadaalaan intuu yecelyhy quraanka oo lagudhiirigaliyo allow inooxafid caruurta oo inooga dhig kuwo baariyayaalaa zamanka aanjoogno caruurta maanta sharma booy baa ibtileeyey oo fasahaad uhorseeday allow kusug kalaamkaaga oo ufududeey xifdintiisa oo ku ilaali yaarbi hbo mcn waxaan kaagasooduceeyey anoon kugaraneyn iskuna dhaween hawdaas oo aan kaa arky ee alle hkuxifdiyo adiga iyo waalidkaa iyo macalinkaadaba aaamiin

  • @zual7457
    @zual7457 Жыл бұрын

    Adiga iyo ASXAABTA kula socota iyo dadweynaha ku dhaqanka Muqdisho Allah ha idin Amaansado inshaallah Thanks Muuqalada

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Жыл бұрын

    Dakhatar masha allah wiil furfuran oo qalbi wanagsan ayad thy hada nhy reer muqdisho waan kugu so dhawanyna

  • @qadan3313
    @qadan3313 Жыл бұрын

    Mashallah adiga iyo asxbta Iyo wiilka codka macan ku aakhrinya quraanka alle haidin xifdiyo iyo aadunyo aakhiraba ❤️❤️🫀

  • @abdallehonest2715
    @abdallehonest2715 Жыл бұрын

    wilka yar cod macan bu leyahay quranka akhriyay masha allh

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Жыл бұрын

    Manshallh suuqa xamar wayne frome somaliland ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Mashallah ♥️ ♥️ ♥️ Mashallah mahasanid Love you xamarweyne wa magalo facweyn guryahi ugu horeyay qarada Africa 🌍 laga disay kumanan sano kahor wa tariqi xamar weyn

  • @user-fz7fc6uk2x
    @user-fz7fc6uk2x9 ай бұрын

    Mashaallah ilmaha cod macan bu quranka ku aqriiye allah xafido❤

  • @sahroalicariif9645
    @sahroalicariif9645 Жыл бұрын

    Masha allah wilka yar cod wuruc badan bu ku aqriyay quranka adigana wallal so dhawaw mininka mininkaga waye

  • @ayaanaxmed2004
    @ayaanaxmed2004 Жыл бұрын

    Mesha muqadisho ugu nabada badan xamax wene inta kalana ilahey nabad hanoga dhigo😍😍

  • @mohakariin9397

    @mohakariin9397

    Жыл бұрын

    Xamar marki soobe laga reebo waa wada aman

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 Жыл бұрын

    10:30 Allah Barakeeyo oo Xifdiyo oo isha ka badbaadiyo cilmigana U Barakeeyo wiilkan yar.

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan3130 Жыл бұрын

    100k soon ❤️ I can't wait

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 Жыл бұрын

    M.a wiilka yar ee qur,aanka aqriyay waa fariid allaha xafido❤💖💯

  • @amatiibrahim2119
    @amatiibrahim2119 Жыл бұрын

    Hhh! I didn’t skipped any part really, you’re so funny and so open to different adventures. Enjoy it guys❤️‍🔥

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @saynababdi8893

    @saynababdi8893

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Keeps goings my brothers dhakhtarka very nice 💯💪

  • @abukarahmed100
    @abukarahmed100 Жыл бұрын

    Maa shaa' Allaah, Xamar beelo waaye, waa mahadsantihiin. Muuqaalka ku xigo Boondheere aada, ani ciyaal Boondheere aa ahay.

  • @kubrakubra4886

    @kubrakubra4886

    Жыл бұрын

    War ninkaas taliye xuud so ma ahan oo xamarwayne dhex lugaynaya

  • @amaalsaalax9671
    @amaalsaalax9671 Жыл бұрын

    Masha allah wiilka yar ee quraanka akhrinaya❤❤❤❤

  • @musfereydah8625
    @musfereydah8625 Жыл бұрын

    Dhallinyarada reer Somaliland ee Muqdisho booqatay mahadsanidiin. Awal baan ogaa in aynaan Soomaali weligeed meelna kala tegayn.

  • @Aisha12.
    @Aisha12. Жыл бұрын

    Masha Allah aad badan uga helay, mahdsanid inaan Mogadishu imaadid hadana xamar weyni xafadeyda.Waan ku fiir San jiray . Mahdsanid wll

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Wll.igu.soobiir

  • @hamdiqueen
    @hamdiqueen Жыл бұрын

    Mansha’allh inanka yar ee quranka akhrinaya fariid

  • @hassanabdullahi7348
    @hassanabdullahi7348 Жыл бұрын

    1:23 general xuud is everywhere 😂😂

  • @ayaanyusuf1826

    @ayaanyusuf1826

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂 istaqfurulaah xuud xaa mel kasto istajiyay horto

  • @Faizomohamed5

    @Faizomohamed5

    Жыл бұрын

    Wllhi wn yaabay🤣🤣

  • @najiibali3454

    @najiibali3454

    Жыл бұрын

    wllhi dacad u qoslay kkk

  • @aplexplayz5022

    @aplexplayz5022

    Жыл бұрын

    Hhhhhhh😅😂

  • @burhanosman7018
    @burhanosman7018 Жыл бұрын

    Hore u soco sxp dhaqtar . Xaqiiqdii aad ban ku taagera . Sida naxriista iyo xushmada leh ee ad caruurta ula hadlaysid wa mid ku dayasho mudan.

  • @hibakeif7528
    @hibakeif7528 Жыл бұрын

    M.a vlogan wa ka helay congrats for 100k in yar ba kaga harty marka hamplyo 👏❤

  • @hargeisawi1661
    @hargeisawi1661 Жыл бұрын

    Masha allah muqdisho dhulki gobta marun wan tagi ❣❣❤🥺

  • @ayushabdul3335

    @ayushabdul3335

    Жыл бұрын

    wankugu soo dhawenenaa abowe🥰🥰🥰

  • @rayyanshahiin9242

    @rayyanshahiin9242

    Жыл бұрын

    Welcome powe mcn anaa kuu joiga muqdisho oo kusoo dhawenayo

  • @xamdasuleeban3104
    @xamdasuleeban3104 Жыл бұрын

    Mashlh coming soon 100k team dhakhtar❤

  • @mustafedek
    @mustafedek Жыл бұрын

    Congratulations on 100k subscribers🎉🙏

  • @hafsahasan3582
    @hafsahasan3582 Жыл бұрын

    Masha allh wilka yar siduu u aqriyey qur aanka Masha allh❤😭

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 Жыл бұрын

    Masha alaah dhaqtar waa wiil xushmad badan waalid fican baa soo barbaariyey

  • @tayasiirsaed3345
    @tayasiirsaed3345 Жыл бұрын

    Mashalaha waa meel qurux badan alle ha ka hayo qaraxyada ilahay ha uu naxariisto intii ku dhawacanta alle ha ka dul qado😍🥰🥰

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Жыл бұрын

    Masha Allaah dhakhtar muqdisho siibe xamarweyne nosoo badi muqaalada xamar weyne

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Жыл бұрын

    Nice masha allah Quran expert❤🕋

  • @xamdi8680
    @xamdi8680 Жыл бұрын

    Waa muuqal qurux badan noosoo badi🇸🇴💝

  • @sabirinahmed6931
    @sabirinahmed6931 Жыл бұрын

    Masha allh 😍🥰muuq bilaan dhaqtarr molalka muqdisho noso duub 🤩

  • @nasriinhussein6133
    @nasriinhussein6133 Жыл бұрын

    M.a wllky rabbi yahfidak

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Жыл бұрын

    MASHA ALLAH ❤️

  • @zual7457
    @zual7457 Жыл бұрын

    Allah habbo wiilka Mashaallah Xafidal Qur,aan ka ah Hadiyad buu Qalmaa

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 Жыл бұрын

    You got 100k subscribes, keep working.❤

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 Жыл бұрын

    Mashallah wilka yar cod macana ayu ku aqriye allh ha xafido 💜💜💜

  • @hodmanwarsame7086
    @hodmanwarsame7086 Жыл бұрын

    masha allah dhakhar walal aad baan uga helay sidaa caruurta yaryar waqti u siisay, noso badi moqaalada magaalada muqdisho

  • @Tooxcade
    @Tooxcade Жыл бұрын

    Well done guys, we need more videos like this. Thanks very much.

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 Жыл бұрын

    Xamarey rabigey ku barakee❤

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Жыл бұрын

    Masha'allh wilka yar jazaka,allh dhaqtar❤️😍😍

  • @Longing127
    @Longing127 Жыл бұрын

    MashaAllah TabarakAllah ❤

  • @amiiramohamud8240
    @amiiramohamud8240 Жыл бұрын

    Maasha allah Wllo welcome to Muqdisho ❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allahayoow nabad iyo Nasteexo

  • @nimcaancabdilahi3294
    @nimcaancabdilahi3294 Жыл бұрын

    Mzha AllaH wiilka yar Qur'anka AkhrinayaH wa codkisa wa cajiib

  • @fartuunnoor9294
    @fartuunnoor9294 Жыл бұрын

    You deserve millions subscribers 😮

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Жыл бұрын

    May Allah bring forever peace to Mogadishu 🇸🇴 🙏 ✨️ 💓 💖 ❤️

  • @munaibraahin6762

    @munaibraahin6762

    Жыл бұрын

    Horta meeshu uskag badanaa

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh9545 Жыл бұрын

    M.a waa muuqaal aad uqurux badan, thanks brother😇

  • @aishahappy6086
    @aishahappy6086 Жыл бұрын

    Masha allah my brother keep going 😍

  • @nasriinaosmaan4589
    @nasriinaosmaan4589 Жыл бұрын

    Ayyy Ana uhoreyo horey usoco❤❤❤❤

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 Жыл бұрын

    Masha allah wiilka yar quraan xaafidka Abdirazk yare Masha allaah

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 Жыл бұрын

    Masha Allah Ka yar qur'aanka wuxu ku akhrinayaa codkii qaarigii weyna ee reer Masar shekh Cabdul baaazid

  • @farhiaomar9887
    @farhiaomar9887 Жыл бұрын

    mnsha allah muuqal qurux badan 🥰❤ guleyso wall

  • @GlowwithNafisa
    @GlowwithNafisa Жыл бұрын

    I’m watching all the way from Canada and keep going brother

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Жыл бұрын

    nice vido 😍🔥💯 ma sha alh mugdisho bilan 🇸🇴🇸🇴😩❤️

  • @dhagodhago2889
    @dhagodhago2889 Жыл бұрын

    Wlhi inta qofe guriga jogtaba wakaga sare inta in ka badan istahisha 🥺❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Жыл бұрын

    Maaaaaashaa alllah viyow wanaagsan ayaad kasooqaaday xamar wayne malayga iyo jikinta waa wax aduunka ugu xiisaynta badan bawaaqada aan haysano dadku mahaystaan kaluunka waa wayn ayaanba cajiib ah wllahy wadankaan joogo kaluunkaas oolin mid yar yariis ah kuarkaysaa

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 Жыл бұрын

    Masha allah. Allahow barakee Xamar🤲

  • @qadroxasan1358
    @qadroxasan1358 Жыл бұрын

    Masha allah wilka yar qur aanka cod macan bu ku akhriyay ilaahay ha xafido

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Жыл бұрын

    Big legend dhakhtar welcome to MOGADISHU brother ❤❤❤ wan ku raxaystay dawashada video gan ❤

  • @hanaanali7802
    @hanaanali7802 Жыл бұрын

    Mnsha allh quruxda dalkeena alle ha noo siyaadiyo🥰❤️💙💜

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Жыл бұрын

    Masha Allah waa ku mahadsantahay mugdisho aan jeclahay noogu raaxeysey

  • @daadir3042
    @daadir3042 Жыл бұрын

    Masha Allah welcome to muqdisho

  • @pazhirmo7975
    @pazhirmo7975 Жыл бұрын

    M.a wll ilhy hakudayo ❤❤

  • @caddeheey2013
    @caddeheey2013 Жыл бұрын

    Mash@llaah keep going guys weldone ...qalbi wanaagsan allah ha idin dhowro