Subxannallah: Madaxweynaha Cusub ee Iran oo Hijabka uso dhigtay; Doorashada France iyo Musliminta

Subxannallah: Madaxweynaha Cusub ee Iran oo Hijabka uso dhigtay; Doorashada France iyo Musliminta

Пікірлер: 45

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni16678 күн бұрын

    Madaxda muslimiinta ee munaafaqiinta Allaha kashifa oo shacabkooda ku kiciya oo xukunka ka rida Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @user-vx9wy1ww2y

    @user-vx9wy1ww2y

    8 күн бұрын

    😂😂

  • @mohamadhamza837

    @mohamadhamza837

    8 күн бұрын

    Afkaaga allaha ku celiyo

  • @farhiyohashi236

    @farhiyohashi236

    7 күн бұрын

    Amiin

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin29317 күн бұрын

    Shukran Jaziilan

  • @SaadoAhmed-rh3sh
    @SaadoAhmed-rh3sh8 күн бұрын

    Masha allh

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir568 күн бұрын

    Rabi haugargaaro walaalaheen falastiin Yaarabi Yaarabi yaaraxmaan ugargaar walaalaheen falastiin

  • @ismailegge3430
    @ismailegge34308 күн бұрын

    mashallah

  • @Aragsan977
    @Aragsan9778 күн бұрын

    War fican waye ❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj8 күн бұрын

    bismillah asc horta haduu xijabka kahadlay isagoo shalay ladorday wuxu soo wadaa kaweyn xijabka oo illahey qu'anka karimka kushegay surah axzab iney dumarka kudhaqman in uu faragaliyo wawali ogow hadey gabadhaha musliminta ey xijabka turaan faqsi inoma dhimana illahow nobadbadi subxanallah

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o8 күн бұрын

    Ascm shiikh indha cade

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin29317 күн бұрын

    🌍🌎🌏

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib8 күн бұрын

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @A.Muslim.girl.from.Yemen-
    @A.Muslim.girl.from.Yemen-8 күн бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i..i.i.. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''˹˹˛˹˛˹˛˹˹˛.;!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!|]!😢🎉🎉😢;&&;&;

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu61178 күн бұрын

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi98 күн бұрын

    Asc kow Somali media

  • @maxamedcali412
    @maxamedcali4126 күн бұрын

    Maxamuud cali

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni16678 күн бұрын

    Allaha isku wada dira madaxda yahuuda iyo madaxda ciidanka Allaha cidanka ka horkeena ay dagaalka kasoo wada baxaan oo amar diida noqodaan Allaha shartooda ku wada kiciya banaanbaxa faraha ka baxa ka rida Allaha kuwada soo jabiya cadowga isku soo baheystay Gaza iyo munaafaqiinta Allaha qabuurahooda ka dhiga Allaha hubkooda ku burbura Allaha bambooyinka gaza kuma qarxiya Allaha qanima u siiya dagaalyahanada Falastiin Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @maden7818
    @maden78188 күн бұрын

    Wadamada u hanqaltaagaya inay ciidan geeyaan Gaza waa jawaasiis u shaqeeya zahnuuniyada.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan8 күн бұрын

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @maxamedcali412
    @maxamedcali4126 күн бұрын

    Carabeey sida aad u daawanaysaan udaawadoo qasa waxba ciidan haudirina. Xm. iyo xisbulah guul guul alaahu akbar

  • @user-fv9fn2do3w
    @user-fv9fn2do3w8 күн бұрын

    Warkaan ay kala aaminsan yihiin sheeg

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi22778 күн бұрын

    Shiico ama xijaab ha diidaan ama hayeelaan GAALADA kama sokeeyaan waaba ay ka fogyihiin

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar12278 күн бұрын

    🙏🏽Alhamtulilah Mari lopze+zunuk tage bye bye. Balaayadu way sii baxaysaa.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali88368 күн бұрын

    JAWAASIISTA CARBEED EE USHAQEEYA SAHYUUNIYADDA IYO NASAARADA SIIBA MUJRIMKA WEYN EE EMIRATES IYO URDUN IYO BAXREYN IYO SISIGA MASAR XUKUMA

  • @mohamadhamza837

    @mohamadhamza837

    8 күн бұрын

    Xitaa adiga isku dar

  • @omarishirwa
    @omarishirwa8 күн бұрын

    Makron hadhaco waana dhacayaa hubaal khaniis ayuu ka dhigtay primeminster markaa ninkan ajnabiga aa fiican

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan8 күн бұрын

    Mxa u doranaa hadey laba shar yihiin

  • @maxamedsuge6941
    @maxamedsuge69414 күн бұрын

    ASC Wadaayow Dhowr Blood Fagaaraha Warbaahinta Waa Ka Maqnayd Ma Waxaa La Qaxday Falastiin Oo Dhiban

  • @BulxanInaMaxamed
    @BulxanInaMaxamed8 күн бұрын

    Falastiin wadamada islaamka hortooda solama fenanaayo wlhi qofwalbo oo awoodleh inuu caawiyo ama uducooyo wa abal ebbe agtiisa utaalo Taacaskigeed wadamada islaamka hagardaameynaayo Maxaad ebbe lahortagi doontan😢

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi8 күн бұрын

    Yuhuuda carabtaa ka xun sidaa xams baa ku saxsan

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi48908 күн бұрын

    Iraan waa gaalo iyo xijab la.aan lama baxo kkkk Allah ha guuleeyo Iran iyo shiico dhamn

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali88368 күн бұрын

    ÌRAAN WAA WADDANKA KELIYA EE ILAALIYA SHURUUDAHA DUMARKA EE DHINACA KUDHAQANKA XIJAABKA NINKANINA MABEDDELIKARO QAWAANIINTA XIJAABKA UGA DHIGAN DUMARKA REER IIRAAN

  • @mohamadhamza837

    @mohamadhamza837

    8 күн бұрын

    Xitaa dumarka yuhuuda xijaab ayey qaataan

  • @Khadijo60
    @Khadijo608 күн бұрын

    ninkaan ey soo doorteen reer IRAN hada uun buu yimid goormuu xijaabka ka hadlaa

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo62738 күн бұрын

    Carabtaan wasaqda ah Israel ayey unaageyaan waayo shiciibka rer falestiin hadey ugurmari waayen 9bilood oo lasoo dhaafey hadeer ya isku dhax heysto falestiin? Stupid ideology rer galbeedka ayey uyiihin puppets caraabtan qashiinka ah

  • @abdinasir7998
    @abdinasir79983 күн бұрын

    war ya kuwi hore la ridayba waxan khasare ahayn lagama faiidine adigu ma baba,aa muslimkad raba?.!!!.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali89528 күн бұрын

    Kuwan carabta haysta. Ee munaafiqiinta ah .. Intay. Manta. Ciidan nabad illaalina. Haloo diro qasa. .. Cadawgii xasuuqayay shacabka. Dhulkoda lagu haysto. Maxay uga hadli wayen .. . Yuhuud. Iyo maraykan ayay u adeegayan. Munafiqinta diric ya waynta. ... wa in mar ay noqotaba laga xoreeya dalalka carabta.

  • @abdihaaji
    @abdihaaji8 күн бұрын

    Beenta waaye

  • @Khadijo60
    @Khadijo608 күн бұрын

    carab soo socdo maleh oo gaza imaanaayo saa meesha qaxwo laguma cabaayo sheeqow

  • @Xasan-ng6zo
    @Xasan-ng6zo8 күн бұрын

    Ok

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct8 күн бұрын

    Makron madegdegin wu ugutalogalay sidan siyasada lasocda, USA iyo UK+jarmal makron waxayqortaugaliyen hadurabo inyurub oday ukanoqdo madama UK kabaxday inu Ukraine cidanudiro marku ogoladay kunadhawaqay ayuogaday in UK io USA ka,arsanayan damaci burburinta nato iyo cidanlodhiso urob!!! isaguna sidan ayu ugabaxsaday xagjirintu maogola xilkisana wadhamaysanaya

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah33408 күн бұрын

    Wadaad doorasho u ololaynaya adiga kahor ma arag

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad63678 күн бұрын

    Cunsiriyiinta adunka waa waaye xisbiga midigta