No video

Subxaanalaah Nin toogtay Haweeney uu furay oo nin kale aroostey iyo Hooyadeed oo waayeel ah.

Nin hal goob ku toogtay Haweeney uu furay oo nin kale aroos kula jirtay iyo Hooyadeed oo waayeel ah.

Пікірлер: 7

  • @Caaishomacalincabdullahi123
    @Caaishomacalincabdullahi123Ай бұрын

    Alle ha unaxariisto 😢

  • @LisaD-yy4gq
    @LisaD-yy4gqАй бұрын

    Ilaaha ha uu naxaristo marxuminta!

  • @user-wq9km1oq4o
    @user-wq9km1oq4oАй бұрын

    subxanalaah ilahay ha,unaxariisto ilahay aya cadaladi hortala😢😢😢😢😢😢

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusufАй бұрын

    Dowlada faderaalka xassan shaydan kursiga halaga dajiyo sababto ah madax wenimadisa kumuu soo bixin, shacabka somaliyed Darood Jareer Hawiye Somali cadcad Kuli wa ku dhibateysan yihiin xamar sidii odaygan xassan dowlad Mel gaarka u joogo Shacabki waalaga burburyay tukaamahodi iyo meelihi wax ku iibsanayen xoolahada Dowladaan argagaxisada baaba ka fiicneed sababto qof qof dilo waa la dilayey wixii wax qaribaayana weey cabsan jireen laakin dowladan faaido malaha

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPrideАй бұрын

    Waa kudillaa ciyaatmaaha ogaada dadow

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522Ай бұрын

    Meesha waa xagee

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011Ай бұрын

    Sayid cali xakuu ku danbeeyey??

Келесі