SUBAC MACALIN CILAAN iyo macalin fadhi is bar bar dhig (comparizam)

KUSO DHAWAADA IS BAR BAR DHIG CUSUB
..NB.
WAXAN SO WADA KUWA CUSUB IMSHALH
Macalimiinta aad jacashehiin in is bar bar dhig lagu sameeyo hoos nagu Reba codsigiina wa tix gali doonaaa
Inshalh

Пікірлер: 42

  • @cabdulahicali2300
    @cabdulahicali23004 жыл бұрын

    Cali cilan

  • @ahmedkaafi8504
    @ahmedkaafi85044 жыл бұрын

    Macalin cilaan hadii wax lala bar bar dhigaayo Cali sheikh bar bar dhiga ilmahaan haku oomina meeshee

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi32113 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @ISMAACIIL12
    @ISMAACIIL123 жыл бұрын

    Cilaaan

  • @axmedbaashir2902
    @axmedbaashir29024 жыл бұрын

    Macalin cali cilaan masha alaah

  • @king_suriyaano6843
    @king_suriyaano68433 жыл бұрын

    CALI CILAAN AYAA NUMBER ONE AH

  • @cabdiraxmaan2673
    @cabdiraxmaan26734 жыл бұрын

    Allhu akbar macalim cilaaan sii guul

  • @mehmedc.qaadirfaracade6839
    @mehmedc.qaadirfaracade68394 жыл бұрын

    M:a Waa labo gadis oo cajiib ah Allaha barakeeyo. Cilan xoog ayaa u dheer aayadiisa ❤💯👈m:a

  • @caliabuukarnuur8846
    @caliabuukarnuur8846 Жыл бұрын

    mashlaa cilaan

  • @nastexomuxudin6926
    @nastexomuxudin69264 жыл бұрын

    cali cilaan ilmahn magaaran

  • @badarmacune113
    @badarmacune1134 жыл бұрын

    Isbarbardhigu in ay hal aayad isla qaataan ayaa fiicnaan laheed maqane

  • @saidabukar9433
    @saidabukar94334 жыл бұрын

    Markan waa macalin iyo ardagiis Ee See loo tartansiiyay

  • @abdallacilmi2999
    @abdallacilmi29992 жыл бұрын

    Masha allah

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi61474 жыл бұрын

    Ali cilan

  • @sadiiqyare6756
    @sadiiqyare67564 жыл бұрын

    Ciaaaaaalm

  • @hussencali8503
    @hussencali85034 жыл бұрын

    cali cilaan oo kale subacley kama soo baxayo

  • @abdifatahhassan8966
    @abdifatahhassan89664 жыл бұрын

    Cilaaan hah

  • @blackmamba6025
    @blackmamba60254 жыл бұрын

    Mash allaah

  • @abdallamacalinchannel206
    @abdallamacalinchannel2064 жыл бұрын

    Bisinka waa ka xoogbadanyahay waleee waxaan waa waxkale cid lala barbar dhigo lama haayo walee

  • @maqanemedia3988

    @maqanemedia3988

    4 жыл бұрын

    😂

  • @biisheyyare6858
    @biisheyyare68584 жыл бұрын

    Cilan

  • @abbasyoung2423
    @abbasyoung24234 жыл бұрын

    Mcln Fadhi Ku leh

  • @cabdulahigaboow2852
    @cabdulahigaboow28524 жыл бұрын

    Is bar bar dhig maba aragno ee canug iyo macalinkiisa aya aragnaa

  • @cabditaliye1460
    @cabditaliye14603 жыл бұрын

    M,fadhi a ku leh tabiinkan

  • @maxamedshxasan8605
    @maxamedshxasan86053 жыл бұрын

    Maasha allah❤❤❤

  • @footballdailymatches696
    @footballdailymatches6964 жыл бұрын

    m fadhi

  • @marwanboy8480
    @marwanboy84804 жыл бұрын

    Cilaan hah

  • @abuukarabdukadir584
    @abuukarabdukadir5844 жыл бұрын

    Waa labo aan kala harin

  • @zakariyeshiiqow6043
    @zakariyeshiiqow60433 жыл бұрын

    Cali cilaanma ahan ninkaan kabiirka waye

  • @caaqil123saciidcabdaleqosl2
    @caaqil123saciidcabdaleqosl24 жыл бұрын

    Maqane cadald aa la raba mana idinka muqato maxa yely ayadaha ayko kala dher ayaa waliba waxa la jiro subac dagn iyo mid kacsan ayd isku so qadaten

  • @mohamudtakow2849
    @mohamudtakow28494 жыл бұрын

    Macaliminta dambe Iska daaye kuwii hore intooda badan fadhi waa ka cod wanaagsan yahay maxaa yeelay waxow Isku darsaday xasilnaan iyo cod and u wanaagsan macaliminta kuli kheyr ala ha siiyo

  • @Masago2025
    @Masago20254 жыл бұрын

    Tolnimo minaana ugu codeey heeeyn tabiinkaan M Fadhi aa ila raayo mustaqbal ajir allaha idin siiyo dhamaantiin

  • @maqanemedia3988

    @maqanemedia3988

    4 жыл бұрын

    @masago Hassan wa cadyahay warkaaa

  • @abdullahimohamed6208

    @abdullahimohamed6208

    4 жыл бұрын

    Hadan qaldqnen Fadhi iyo Cali Cilan wa wiil iyo macalimkiis

  • @Masago2025

    @Masago2025

    4 жыл бұрын

    @@abdullahimohamed6208 yaa lasoo quraan baray fadhi sax??

  • @abdullahimohamed6208

    @abdullahimohamed6208

    4 жыл бұрын

    @@Masago2025 ha 80% sida aya u melana in Macalin Cilan yahau fadhi macalinkiisa

  • @Masago2025

    @Masago2025

    4 жыл бұрын

    @@abdullahimohamed6208 taas mahubo sababtoo ah cali cilaan 2007 kadib waaye mugaw dugsiga qaaday m fadhina mugaas kasii hor aw subac duubaaya anaasa soo warsahaayo minee eeba idmo

  • @sandholmuxudin28
    @sandholmuxudin284 жыл бұрын

    adiga maxaa kaqaldan suwaca ha ahado halhoris markasa lagankaraa

Келесі