Subac macaan badan dhalinyarada muqdisho

Fadlan Nala wadaag subacyo cusub hadaa
hayso si aan kugu so gilino channelkena
qeerka Ku faafino mahadsanid wll

Пікірлер: 77

  • @subactv6433
    @subactv64335 жыл бұрын

    Dhamaan Uma somaliyeed ee Jcl quraanka kariimka dawashadiisa hadaa inta timaado oo subacyadaan daawato waxaa ka codsanenaa inaaa sii share gareeyso like saarto comments waxii fikradaada aad noogu reebto fikradaada waa noo muhiim thanks 😘👏💯

  • @axmedshiinetv3165

    @axmedshiinetv3165

    5 жыл бұрын

    Waajib waaye m.a

  • @ahmedgurey2268

    @ahmedgurey2268

    3 жыл бұрын

    Mansha allaah

  • @ahmedgurey2268

    @ahmedgurey2268

    3 жыл бұрын

    Allow ii dhoor ardayda codka macaan mansha allaah yaa rabi yaa kariim

  • @axmedshiinetv3165
    @axmedshiinetv31655 жыл бұрын

    Wiilka yar waa u bagay m.a walidiintiisa iyo inta quraanka Ku soo tacabtay Allah u naxariisto

  • @udgoonali6869
    @udgoonali68694 жыл бұрын

    Wiilka ugu yar mesha ayaa ugu cod mcn isheyda iyo il ibni aadam oo dhan Allah mootiyo idim allle

  • @abshircarab18
    @abshircarab185 жыл бұрын

    Masha allaah wiilka yar kabiir iga dheh

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman67624 жыл бұрын

    Ma umaleynaayo wadan laga helaayo inta xufaad oo wadankeena laga helo.. Somali quraanka laguma gaaro.... Allaah hainoo barakeeyo dhalintaan

  • @subactv6433

    @subactv6433

    4 жыл бұрын

    amiin yaa rabi

  • @nourahaji362
    @nourahaji3625 жыл бұрын

    Masha allh ilmihii macalin maxamed shire waye ilaahow idin barakee aduunka iyo anqiro cimraan yare

  • @abdislow2913
    @abdislow29134 жыл бұрын

    Maashaa Allaah carrabkiinna Ilaah cadaabta haka dhowro.

  • @ismacilxaaji9900
    @ismacilxaaji99004 жыл бұрын

    Macalin cabdulahi masha allah

  • @geedoow1434
    @geedoow14345 жыл бұрын

    m.a dhalinyaro Wada kefiyeeyneeso waye allah dhoowro lisaankoda

  • @cabdimaxamed264
    @cabdimaxamed2645 жыл бұрын

    Mshlh aloow ubaragee lisaankooda wiil yar ayaaan ka helay mshlh waaye xaafid waaye

  • @scwatat6918
    @scwatat69184 жыл бұрын

    Culimo khaaliya wiilyar ee igafarxiyay Maaasha Allaah ilaahey hakuxifdiyo wiilka yarow kuligiin waad wadayar yartihiin ilahey heydin xifdiyo walaalayaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @subactv6433

    @subactv6433

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @scwatat6918

    @scwatat6918

    4 жыл бұрын

    Adaa mudan wll qli

  • @abdullkadirmuse9200
    @abdullkadirmuse92005 жыл бұрын

    Mashallah mcn badanaaa dadka dhalayse nasiiib badanaaa

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia39885 жыл бұрын

    MASHALH cunuga yarkaaaaa wa diyaarsanayahy wlh

  • @cabdiqanikaka7666

    @cabdiqanikaka7666

    5 жыл бұрын

    Masha alah wa diyarsan yahay ilah.ha xafide

  • @silvarboy2313

    @silvarboy2313

    4 жыл бұрын

    M.a dheh bro

  • @aldiintube466
    @aldiintube4665 жыл бұрын

    Noo soo dhameestira subac TV hadaa awooodaaan ciyaalkan waa u bogay

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi32113 жыл бұрын

    Mahsa allaah

  • @billyblack3778
    @billyblack37785 жыл бұрын

    Maasha Allah waa macalimiin dhalin yaro ah allaha idin xifdiyo aaaamiiin

  • @Salah.Ahmed.Hussein
    @Salah.Ahmed.Hussein4 жыл бұрын

    #Masha #Allah Hura usocda❤️❤️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cumarcabduqaadir5563
    @cumarcabduqaadir55634 жыл бұрын

    M.a Alah Ha idin Xafido Dhalin yaro meel walba aad Joogtaaa Qutaanta Allaah hadinku anfaco

  • @madeygaab8322
    @madeygaab83224 жыл бұрын

    Maasha alaaah ilaaahey ha idinka abaal mariyo noo soo badiya

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV3 жыл бұрын

    M.a macalin khaalid

  • @Masago2025
    @Masago20255 жыл бұрын

    Cunugaan yar waxoow kusii Socdaa booska naxar iyo dabagooye lkn Facebook maalinti loo sameeyo quraan mugaasaa ugu dambeyso

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Kee waaye kaaas meeqo Facebook isticmasho haddane subacley caan ah wll

  • @cabdiqanikaka7666

    @cabdiqanikaka7666

    5 жыл бұрын

    Kkkkkk ad iyo aad snap neh haba shegin ilah habarakeyo

  • @cabdiqanikaka7666
    @cabdiqanikaka76665 жыл бұрын

    Masha alah macalimin yar yar ilah.ha idin.xafido

  • @xamarcadey1074

    @xamarcadey1074

    5 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @willeminaabrahams3207
    @willeminaabrahams32075 жыл бұрын

    MAsha allah jazakallah subacaam waxaa kujira wiil abtigey dhalay

  • @xasanaxmedxasan8384
    @xasanaxmedxasan83845 жыл бұрын

    Subaca kor leemaduubeysiin aa Khir halugudaro wll

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Wll dadka wax duubay mezhan ma jogaan channel kaan shaqo Kuma laha hada video aaqir hayso noo so dir wlll wa lagu so gilinaa KZread ka thanks

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman67624 жыл бұрын

    Culimadaan subacyo badan ayaan ku arke

  • @mowliidabuukar2833
    @mowliidabuukar28335 жыл бұрын

    Mashllh cunuga yar cajaib ayoo leyhy mashllh

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Awlaada soomaliyeed saas allah kawada dhigo😘💯🔥 Inshallah

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    Aamiin

  • @rufaacishikhmuse2067
    @rufaacishikhmuse20674 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @daadirbukow1116
    @daadirbukow11165 жыл бұрын

    Masha llah Wiilka Yar👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👉👏👍

  • @cawilmaxamedwarsame272
    @cawilmaxamedwarsame2724 жыл бұрын

    Masha allh

  • @amiraqalanjo588
    @amiraqalanjo5884 жыл бұрын

    Masha Allah alle hani xifdiyo jasaka Allah hu kheer ❤❤❤❤❣❣❣❣❣

  • @subactv6433

    @subactv6433

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @fankachannel1322
    @fankachannel13225 жыл бұрын

    Masha allah allah idin xifdiyo in badan

  • @saciid_brown_official561
    @saciid_brown_official5613 жыл бұрын

    masha allah

  • @ikranbashir6108
    @ikranbashir61084 жыл бұрын

    Masha allaah ilahow il iyo xasid idinka dhowr

  • @udgoonali6869
    @udgoonali68694 жыл бұрын

    M.a

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud74694 жыл бұрын

    Masha Allah subac aad u macaan

  • @dalhasheekh6307
    @dalhasheekh63075 жыл бұрын

    Was dhalin yaro isku xeran allah idin xifdiyo

  • @maxamedxasan9583
    @maxamedxasan95835 жыл бұрын

    Mashallh Waan ku raaxeysanayaa.ilaah ajir ha idinka siyo

  • @mohaalyrics5809
    @mohaalyrics58095 жыл бұрын

    masha allaah allaha idin xifdiyo macalimiinta

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Arday lee waye lkn heer macalinnimo wee gaari doonaaan

  • @abdullahicadka5607
    @abdullahicadka56075 жыл бұрын

    Msha allah

  • @liibaanyarechannel6299
    @liibaanyarechannel62995 жыл бұрын

    Marsha allh sas waye dhalyaro soo barbara

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi61475 жыл бұрын

    Mashala

  • @garuundaahir2647
    @garuundaahir26475 жыл бұрын

    masha allaaah

  • @garuundaahir2647

    @garuundaahir2647

    5 жыл бұрын

    waa.dhalinyara codmacan

  • @xasanaxmedxasan8384
    @xasanaxmedxasan83845 жыл бұрын

    Masha allaaho

  • @dalhasheekh6307
    @dalhasheekh63075 жыл бұрын

    Mashallah Allaah Hambaliyo

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud74695 жыл бұрын

    Subac macaan waaye Allaha daysto dhamaan tood

  • @DAJIYEDC
    @DAJIYEDC4 жыл бұрын

    Masha Wll jazaaka Allah

  • @willeminaabrahams3207
    @willeminaabrahams32075 жыл бұрын

    quranka nuur allah idiin saaro saxibayal

  • @ismaciiltiktokchenal3027
    @ismaciiltiktokchenal30275 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maryanmuuse4046
    @maryanmuuse40465 жыл бұрын

    M.llh ilaahow xafid amin

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud74695 жыл бұрын

    Subac TV idinkana ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi Karin allaha idinka siiyo

  • @cumarxaaji552
    @cumarxaaji5525 жыл бұрын

    Mashallah

  • @biyacadetube8018
    @biyacadetube80184 жыл бұрын

    Unbeleivable

  • @abshircarab18
    @abshircarab185 жыл бұрын

    Midka koofida wato cilaan u cod ekaa

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Labo wadato kee waaye wax cilaan u dhaw ma joogaano mesha

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    Midka wiilka yar bidix kajiro sxb

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Jiil badalo waa loo baahan yhy ha soo baxaano mashallah

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    3 жыл бұрын

    @@subactv6433 kaas adi waaye sxb khaalid hada lee ogaaday 🤣

  • @qaxwafilmsproduction135
    @qaxwafilmsproduction1355 жыл бұрын

    M.a

Келесі