subac Is bar dhig macalin fadhi iyo macalin man dheere

nala so wadaag is bar bar dhiga aad jacshsy
anaguna codisga wa fix gali doona

Пікірлер: 47

  • @bulshaawiofficiall5851
    @bulshaawiofficiall58513 жыл бұрын

    Macalin C/qaadir aya ladhahaa macalinka ad leediyiin M.Maanka waaa Kabiir Cod Leh Xarfihiisana bananka ay yaalan oo Qur'aanka kala saarsaaraya

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    3 жыл бұрын

    Maanka naanees lee amee thy sxp

  • @xiintoymedia1432
    @xiintoymedia14323 жыл бұрын

    Mandheere ayaa ku leh

  • @abgaalow100aar3
    @abgaalow100aar33 жыл бұрын

    Waa laba macalin oo cajiib ah lkn mandheere ayaan ucodeeye

  • @aliaweesali8004
    @aliaweesali80043 жыл бұрын

    Aaydda Subacas oo kujiro macalin fadhi yaa iii heli karo walaalahey❤❤🙏

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab37443 жыл бұрын

    masha allah tabaraka allah labadoodaba waa kabiriin wllheyn eh Allah dinbigooda dhaafo lkn maanka tageyraa aniga

  • @muusexasan108
    @muusexasan1083 жыл бұрын

    M.a

  • @abahaaabahaa2154
    @abahaaabahaa21543 жыл бұрын

    Maasha allah wax loo jeedo ayaa lees weeydaa mcln fadhi ayaa kabiirsan

  • @markocadey6611
    @markocadey66113 жыл бұрын

    Runta hadi laga hadlaayo m fadhi xaad aa ku keceyso

  • @YaxyeYaxye-nc9vh
    @YaxyeYaxye-nc9vh3 жыл бұрын

    Masha alaah haween iyo maalin waaye maanka aa ku haysta

  • @abdifitahsharifhassan9627
    @abdifitahsharifhassan96273 жыл бұрын

    Macalin maan dheere

  • @ahmadmuqtaar8855
    @ahmadmuqtaar88553 жыл бұрын

    M. Maanka

  • @xaawoluula1644
    @xaawoluula16443 жыл бұрын

    masha allah kalama liitan allaha barakeyo macalimintena

  • @cabdimaxaadeycabdimaxaadey3305
    @cabdimaxaadeycabdimaxaadey33053 жыл бұрын

    masha allah fadhi ayaaa daran

  • @Masago2025
    @Masago20253 жыл бұрын

    M c.qaadir maan dheere aan u codeeyay mugoo

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa10813 жыл бұрын

    Masha allah m manka wat ducaysantaay 😍

  • @abgaalow100aar3
    @abgaalow100aar33 жыл бұрын

    Macalin manka kuleh

  • @caamircabdule648
    @caamircabdule6483 жыл бұрын

    Macalin fadhi m.a ayaa kuleh

  • @masuulsare8844
    @masuulsare88443 жыл бұрын

    Ayado iskumida kadhig qimeynta

  • @mohamedamiin4674
    @mohamedamiin46743 жыл бұрын

    Mashaa allaah 2maclin aan kala dhicin

  • @xasancabdi1966
    @xasancabdi19663 жыл бұрын

    Macalin fidhi Masha allh

  • @caliyaalecaliyaale3350
    @caliyaalecaliyaale33503 жыл бұрын

    Ah Masha Allah m. Fadhi ku leh

  • @cabdimohamed1319
    @cabdimohamed13193 жыл бұрын

    Cajib

  • @abdiwalimohamed8021
    @abdiwalimohamed80213 жыл бұрын

    Masha allah

  • @macalincabdulaahi8804
    @macalincabdulaahi88043 жыл бұрын

    Isbabardhiga waa inuu ahaadaa hal aayad

  • @abdulkariimchannel3258
    @abdulkariimchannel32583 жыл бұрын

    M.a macalim fadhi allaw ku dhawr ustaad xfdullah

  • @mahadabdullahi8745
    @mahadabdullahi87453 жыл бұрын

    m.a

  • @mohamudhussein6070
    @mohamudhussein60703 жыл бұрын

    Macalim fadhi lesma xaqiree

  • @cabdisallnyasiinxsn8082
    @cabdisallnyasiinxsn80823 жыл бұрын

    msh allh

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28803 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @mohaapdulahi2989
    @mohaapdulahi29893 жыл бұрын

    mcln fadhi

  • @diinibool2961
    @diinibool29613 жыл бұрын

    Macalin c qadir

  • @nurahmed6712
    @nurahmed67123 жыл бұрын

    M.maanka

  • @maxamuudxuseenmaashaalah2643
    @maxamuudxuseenmaashaalah26433 жыл бұрын

    Fadhi ayaa kabiirsan

  • @MohamedAhmed-jp8en
    @MohamedAhmed-jp8en3 жыл бұрын

    M maanka aa ku leh waxa uu leeyahay cod macaan oo awoodna leh.

  • @amiinboy2364
    @amiinboy23643 жыл бұрын

    M.fadhi nin adag ayaa la heshy runtii

  • @maxamedshxasan8605
    @maxamedshxasan86053 жыл бұрын

    Maasha allah❤❤❤

  • @amiinyuusufmuudey5860
    @amiinyuusufmuudey58603 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @mrasc8515
    @mrasc85153 жыл бұрын

    mcln fdhi qaliyo way keefiyo kn kale ayaa kuleh

  • @amiinyuusufmuudey5860
    @amiinyuusufmuudey58603 жыл бұрын

    Illahey adin xafido

  • @badarmacune113
    @badarmacune1133 жыл бұрын

    Macalin fadhi codkiisa si fcn looma maqlo sucaac ku furan

  • @jeegoculusoow8155
    @jeegoculusoow81553 жыл бұрын

    Msha allah

  • @amiinyuusufmuudey5860
    @amiinyuusufmuudey58603 жыл бұрын

    Culumo ilaahey

  • @CabadulaahiCabdulaahi
    @CabadulaahiCabdulaahi2 жыл бұрын

    M.a

  • @cadaawecali5424
    @cadaawecali54243 жыл бұрын

    M.a

Келесі