Subac is bar bar dhig cusub m cali cilaan &sheikh cali 3

Wa cusubyahay aragtidaada ka dhiibo ado raali ah

Пікірлер: 48

  • @husseinadar5177
    @husseinadar51773 жыл бұрын

    Sheikh Ali Sheikh Ibrahim, Qof Ku Gaarto Cod iyo Keyfiya Intaba Ma jirto Oo Wali Ma Dhalan, Labada Macalim Waa Wada Xul Lkn Waa Ay Sii Kala Daranyihiin Oo Sheikh Ali Ibrahim Waa Number One Oo Waa Koowaad, Labaad Ali Cilaan Baa Soo Gelaayo, Ali Cilaan Cod iyo Keyfiya Kuma Gaaryo Sheikh Ali Ibrahim, Lkn Marki La Dhaho Awood Oo Kor Haloo Qaato Aayada Waa Uu Ku Fcnyahay Dhankaas. NB: Sheikh Ali Ibrahim Qof Lala Barbar-Dhigo Ma Jirto, Maxaa Yeelay Codka Alle Uu Siiyay Waa Cod Aad Moodid In Ay Sameecad Ku Xirantahay, Sidoo Kale Codka Sida Uu Doono Ayuu Udhigi Karaa, Sidoo Kale Keyfiyada Sida Uu Doono Ayuu Ka Yeeli Karaa Kor Hoos Dhax-dhaxaad intaba. Masha Allah, Allaha Inoo Deesto Sheikh Ali Sheikh Ibrahim. Lkn Ali Cilaan Cod Waa Uu Leeyahay Lkn Sida Uu Doono Kama Yeeli Karyo Oo Codkiisa Waxuu Ku Fcnyahay Qeebta Sare Kaliya. Waxaan Filayaa In Aad Sfcn Ukala Fahamteen Labada Macalim Waxa Ay Ku Kala Duwanyihiin.

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed50834 жыл бұрын

    Wlh kalama liitan balse hadan Les xaqireyn cali cilaan aya ku leh dugsigisa inbadan wakuso subciyay mashalah ❤❤❤

  • @rauljasiah543

    @rauljasiah543

    3 жыл бұрын

    You prolly dont care but if you are stoned like me during the covid times then you can watch pretty much all of the latest series on Instaflixxer. Have been binge watching with my girlfriend these days xD

  • @bjornwilder2073

    @bjornwilder2073

    3 жыл бұрын

    @Raul Jasiah Yup, I've been using Instaflixxer for since december myself :)

  • @cabdulahicali2300
    @cabdulahicali23004 жыл бұрын

    Cali cilaan allow barakey

  • @craxmanxasan9043
    @craxmanxasan90433 жыл бұрын

    Balse ani waxanqabaa cali shiikh cid laxifaaltamikarto malaha dunida m.a

  • @Abuukarabdukadir
    @Abuukarabdukadir24 күн бұрын

    Macalin cali cilaan

  • @bishaarproduction24
    @bishaarproduction243 жыл бұрын

    Fadlan subaca m.cali ibrahim kujjro asoo full ah hadaa haysiin ila wadaaga

  • @mustafcariif7767
    @mustafcariif77673 жыл бұрын

    Cali cilaan waa kabiir somaaliyeed

  • @liibaanyarechannel6299
    @liibaanyarechannel62994 жыл бұрын

    Sheikh cali qof latirsan karto majirto waxaa heystaa hebad ilahey siiyay Allh barakeyo dhamaatood

  • @ahmednuur440
    @ahmednuur4404 жыл бұрын

    war ama dhuus ama ooy macalim cali ciaan qof loo dhigo la heli maayo xitaa in aduun danbe lagu arkaa u malymaayo ilaahow macalim cali cilaan jannada gali cadaab oo dhana ilaahoow ka ilaali aduunkana wax dhiba ilaahey ma tuso

  • @axmedxasancabdulaahi3926
    @axmedxasancabdulaahi39262 жыл бұрын

    Maclin cali nin weyn

  • @saidabukar9433
    @saidabukar94334 жыл бұрын

    Cali cilaan waaa qof ilahay cud siyay umalaymaa qof nucaas ah lama arkin

  • @saarahassan5949
    @saarahassan59494 жыл бұрын

    Asc wr wb yaa igu caawin karo macalim Cali Cilaan meel aan kala xariir waa macalinkeygi quraanka isoo baray waxaan jecleyste inaan la xariiro jazakumullahu kheyran.

  • @maqanemedia3988

    @maqanemedia3988

    4 жыл бұрын

    +252615578585 wa kaaas

  • @cumaromar7824
    @cumaromar78244 жыл бұрын

    Mel islama maraan ha isla mel dhigin, Cali shekh ibraahin waa boqorka codka subacleyda.

  • @MohamedAhmed-jp8en
    @MohamedAhmed-jp8en4 жыл бұрын

    Cali cilaan waa kabiirka subacleyda .

  • @mehmedc.qaadirfaracade6839
    @mehmedc.qaadirfaracade68394 жыл бұрын

    Sh.cali sh. Ibraahim cod qof ku gaarto wali maan arkin iyo khusuuca laga dareemayo m:a dhamantood waa maclimiin 1,2 kala ah

  • @axmedcabdikariin1320
    @axmedcabdikariin13203 жыл бұрын

    Cali cilaan

  • @hassanlove2692
    @hassanlove26923 жыл бұрын

    Shikh cali

  • @haawacilmi3131
    @haawacilmi31312 жыл бұрын

    Masha allah

  • @craxmanxasan9043
    @craxmanxasan90433 жыл бұрын

    Mashaa allaah shiikh cali shiikh ibrahim iyo macalin cali cilaan alle cadow hakahaayo

  • @Masago2025
    @Masago20254 жыл бұрын

    cali cilaan sida lagu keeno waa adagtahay codkiisa faruurayaha aw ka aqriyaa

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre39053 жыл бұрын

    Sh cali sheekh ibrahim codkisa qof keeni karo maleh masha alah

  • @jirowtv
    @jirowtv4 жыл бұрын

    Cajaib waye waxasa ka keyfiya Allaha no xafido culimadeyna

  • @ibrahimmukhtaar253
    @ibrahimmukhtaar2534 жыл бұрын

    Mclimiinta waa fcn yihiin lkin cod ahaan cali sheikh ibraahim aa keefiyo badan

  • @darmaanismaan6817
    @darmaanismaan68173 жыл бұрын

    Masha Allah Aniga Waxaa Ila Codmacan Sheikh Cali Sheikh Ibrahim

  • @mohaapdulahi2989
    @mohaapdulahi29893 жыл бұрын

    sh Cali sh ibraahim waa boqorka cudka lama gaari karo

  • @axmedcabdikariin1320
    @axmedcabdikariin13203 жыл бұрын

    M.a

  • @weydoowcumar7235
    @weydoowcumar72352 жыл бұрын

    Kabiir somaliyed waakan dad iskala baxaysa wajiraa

  • @weydoowcumar7235
    @weydoowcumar72352 жыл бұрын

    Cali cilan ayaa kule

  • @cadaawecali5424
    @cadaawecali54243 жыл бұрын

    Cali cilaab

  • @mohaapdulahi2989
    @mohaapdulahi29894 жыл бұрын

    m,a sh cali waa boqorka cudka

  • @yuusufdaahir9241
    @yuusufdaahir92414 жыл бұрын

    M.a she cali ayaa ku leh

  • @cumarqandac3494
    @cumarqandac34944 жыл бұрын

    Masha allah shiikh cali skiikh

  • @ISMAACIIL12
    @ISMAACIIL123 жыл бұрын

    M.a cilaaaan u codeeyay

  • @abdinaasiralcadaala7400
    @abdinaasiralcadaala74003 жыл бұрын

    Shikh cali🙋‍♂️

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab37443 жыл бұрын

    Ax ax Masha allah tabaraka allah labadoodaba waa labo kabiir Allah daayo lkn waxaa qaraaxo bdn Sheikh Ali Sheikh Ibraahim

  • @shukricolow1771
    @shukricolow17714 жыл бұрын

    Masha alahaa xafitolahi

  • @sadiiqyare6756
    @sadiiqyare67564 жыл бұрын

    Cali cilaaan o kale ma jiro maxaa been loo sheegaa

  • @blackmamba6025
    @blackmamba60253 жыл бұрын

    Maash allaah

  • @mrasc8515
    @mrasc85154 жыл бұрын

    makla liitaan runti

  • @xaawoluula1644
    @xaawoluula16444 жыл бұрын

    masha allah

  • @upaxupax7211
    @upaxupax72113 жыл бұрын

    Asc dhamaan inta kuxeran MAQANE MEDIA waxaa idinka codsanayaa mesha aan ka helaayo lawadaan subac si aan mar walba u dhageesto hada iga roon tahiin isheega plz🙏🙏🙏🙏

  • @xaawoluula1644
    @xaawoluula16444 жыл бұрын

    labadodaba

  • @wllcaba565
    @wllcaba5652 жыл бұрын

    Masha allah

  • @saladabukar3760

    @saladabukar3760

    Жыл бұрын

    Sh cali sh Ayaa kuleh

  • @marwanboy8480
    @marwanboy84804 жыл бұрын

    M.a